{"id":182796,"date":"2024-09-30T10:55:59","date_gmt":"2024-09-30T07:55:59","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=182796"},"modified":"2024-09-30T10:55:59","modified_gmt":"2024-09-30T07:55:59","slug":"taliyihii-ciidanka-daraawishta-bardaale-oo-ladilay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ciidanka-daraawishta-bardaale-oo-ladilay\/","title":{"rendered":"Taliyihii ciidanka daraawishta Bardaale oo ladilay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-182797\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/258876451_4730461187035939_5583596246714869230_n.jpg\" alt=\"\" width=\"870\" height=\"580\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/258876451_4730461187035939_5583596246714869230_n.jpg 870w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/258876451_4730461187035939_5583596246714869230_n-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/258876451_4730461187035939_5583596246714869230_n-768x512.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/258876451_4730461187035939_5583596246714869230_n-696x464.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/258876451_4730461187035939_5583596246714869230_n-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 870px) 100vw, 870px\" \/><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Wararka nagaa soo gaaraya gobolka Baay ayaa sheegaya in Koonfur Galbeed ay qaaday tallaabo la xiriirta dilka taliyihii ciidanka Daraawiishta ee degmada Bardaale, kaas oo shalay lagu dilay qarax miino.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Taliyaha oo lagu magacaabi jiray Yuusuf Maxamed Macallin iyo qaar kamid ah askartiisa ayaa ku dhintay miinada, kadib markii ay la kacday gaariga ay saarnaayeen.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Ciidamada ammaanka oo kadib howlgallo sameeyay ayaa gacanta kusoo dhigay illaa 5 eedeysane oo loo haysto inay ku lug lahaayeen dilka taliyaha.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Ilo wareedyo xilkas ah ayaa Wardoon.net u sheegay in shanta qof loo soo qaaday Baydhaba, si loogu sameeyo baariraano dheeraad ah oo ku aadan ku lug lahaanshaha qaraxaasi.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Allaha u naxariistee taliyaha la dilay ee ciidanka Daraawiishta Koonfur Galbeed ayaa maalmihii u dambeeyay dhaq-dhaqaaqyo ka waday aagga degmadaasi oo uu ka socdo howlgal xoreyn ah oo kooxda Al-Shabaab looga saarayo halkaasi.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Xaaladda degmada ayaa weli kacsan, waxaana laga dareemayaa saameynta taliyaha iyo askartiisa ee lagu dilay qaraxa miino ee ay u dhigeen maleeshiyaadka Al-Shabaab.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Horay sidaan oo kale ayaa waxaa qaraxyo iyo weeraro gaadmo ah oo ay soo qaadeen Al-Shabaab lagu dilay askar iyo saraakiil ka tirsanaa ciidamada Koonfur Galbeed.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Dhacdooyinkan ayaa kusoo aadayo, xilli haatan gobollada Baay iyo Bakool ay howlgallo culus ka wadaan ciidamada Xoogga dalka iyo Darawiishta Koonfur Galbeed.<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka nagaa soo gaaraya gobolka Baay ayaa sheegaya in Koonfur Galbeed ay qaaday tallaabo la xiriirta dilka taliyihii ciidanka Daraawiishta ee degmada Bardaale, kaas oo shalay lagu dilay qarax miino. Taliyaha oo lagu magacaabi jiray Yuusuf Maxamed Macallin iyo qaar kamid ah askartiisa ayaa ku dhintay miinada, kadib markii ay la kacday gaariga ay saarnaayeen. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":182797,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-182796","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Taliyihii ciidanka daraawishta Bardaale oo ladilay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ciidanka-daraawishta-bardaale-oo-ladilay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Taliyihii ciidanka daraawishta Bardaale oo ladilay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararka nagaa soo gaaraya gobolka Baay ayaa sheegaya in Koonfur Galbeed ay qaaday tallaabo la xiriirta dilka taliyihii ciidanka Daraawiishta ee degmada Bardaale, kaas oo shalay lagu dilay qarax miino. Taliyaha oo lagu magacaabi jiray Yuusuf Maxamed Macallin iyo qaar kamid ah askartiisa ayaa ku dhintay miinada, kadib markii ay la kacday gaariga ay saarnaayeen. [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ciidanka-daraawishta-bardaale-oo-ladilay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-09-30T07:55:59+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/258876451_4730461187035939_5583596246714869230_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"870\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"580\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ciidanka-daraawishta-bardaale-oo-ladilay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ciidanka-daraawishta-bardaale-oo-ladilay\/\",\"name\":\"Taliyihii ciidanka daraawishta Bardaale oo ladilay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ciidanka-daraawishta-bardaale-oo-ladilay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ciidanka-daraawishta-bardaale-oo-ladilay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/258876451_4730461187035939_5583596246714869230_n.jpg\",\"datePublished\":\"2024-09-30T07:55:59+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ciidanka-daraawishta-bardaale-oo-ladilay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ciidanka-daraawishta-bardaale-oo-ladilay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ciidanka-daraawishta-bardaale-oo-ladilay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/258876451_4730461187035939_5583596246714869230_n.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/258876451_4730461187035939_5583596246714869230_n.jpg\",\"width\":870,\"height\":580},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ciidanka-daraawishta-bardaale-oo-ladilay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Taliyihii ciidanka daraawishta Bardaale oo ladilay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Taliyihii ciidanka daraawishta Bardaale oo ladilay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ciidanka-daraawishta-bardaale-oo-ladilay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Taliyihii ciidanka daraawishta Bardaale oo ladilay - Wardoon","og_description":"Wararka nagaa soo gaaraya gobolka Baay ayaa sheegaya in Koonfur Galbeed ay qaaday tallaabo la xiriirta dilka taliyihii ciidanka Daraawiishta ee degmada Bardaale, kaas oo shalay lagu dilay qarax miino. Taliyaha oo lagu magacaabi jiray Yuusuf Maxamed Macallin iyo qaar kamid ah askartiisa ayaa ku dhintay miinada, kadib markii ay la kacday gaariga ay saarnaayeen. [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ciidanka-daraawishta-bardaale-oo-ladilay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-09-30T07:55:59+00:00","og_image":[{"width":870,"height":580,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/258876451_4730461187035939_5583596246714869230_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ciidanka-daraawishta-bardaale-oo-ladilay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ciidanka-daraawishta-bardaale-oo-ladilay\/","name":"Taliyihii ciidanka daraawishta Bardaale oo ladilay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ciidanka-daraawishta-bardaale-oo-ladilay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ciidanka-daraawishta-bardaale-oo-ladilay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/258876451_4730461187035939_5583596246714869230_n.jpg","datePublished":"2024-09-30T07:55:59+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ciidanka-daraawishta-bardaale-oo-ladilay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ciidanka-daraawishta-bardaale-oo-ladilay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ciidanka-daraawishta-bardaale-oo-ladilay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/258876451_4730461187035939_5583596246714869230_n.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/258876451_4730461187035939_5583596246714869230_n.jpg","width":870,"height":580},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ciidanka-daraawishta-bardaale-oo-ladilay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Taliyihii ciidanka daraawishta Bardaale oo ladilay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182796"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=182796"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182796\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/182797"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=182796"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=182796"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=182796"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}