{"id":182883,"date":"2024-10-03T11:53:04","date_gmt":"2024-10-03T08:53:04","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=182883"},"modified":"2024-10-03T11:57:44","modified_gmt":"2024-10-03T08:57:44","slug":"nin-katirsan-al-shabaab-oo-la-qabtay-isagoo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-katirsan-al-shabaab-oo-la-qabtay-isagoo\/","title":{"rendered":"DAAWO:- Nin katirsan Al Shabaab oo la qabtay isagoo.."},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-182884\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/Dhumo-1.webp\" alt=\"\" width=\"1212\" height=\"800\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/Dhumo-1.webp 1212w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/Dhumo-1-300x198.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/Dhumo-1-1024x676.webp 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/Dhumo-1-768x507.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/Dhumo-1-696x459.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/Dhumo-1-1068x705.webp 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/Dhumo-1-636x420.webp 636w\" sizes=\"(max-width: 1212px) 100vw, 1212px\" \/><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Ciidanka hay\u2019adda nabadsugida iyo sirdoonka maamulka Koonfur Galbeed, ayaa gacanta ku dhigay nin katirsan kooxda Al Shabaab, kaa oo doonayay in uu si dhuumaaleysi ah ku galo magaalada Baydhabo kana fuliyo howlgallo ammaanka magaalada liddi ku ah.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Ninkan oo lagu magacaabo Cabdirahman Maxamed Xuseen, ayaa mooto lagu geeyay duleedka magaalada Baydhabo uu kusii jeeday, waxaana ninkan xilli uu doonayay in dhuumaaleysi ku galo magaalada ku qabtay koontaroolka Dugaandug ciidamo katirsan nabadsugida oo ka shakiyay.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Wareysi uu bixiyay ayuu ku qirtay ninkan in uu katirsan yahay kooxda Al Shabaab uuna tababar kusoo qaatay gobolka Jubada Dhaxe, waxa uu sidoo kale sheegay ninkan in deegaan ahaan kasoo jeedo gobolada Soomaali Galbeed Itoobiya.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Waxa uu sidoo kale sheegay ninkan in hadda gacanta ciidanka nabadsugida Koonfur Galbeed ku jiro, isagoona codsaday in la cafiyo loona taliyo, maadaama uu horey uga tirsanaa koox argagaxiso ah oo dagaal kula jirta dowladda Soomaaliya iyo maamulka Koonfur Galbeed.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Ammaanka magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed , ayaa muddooyinkii dambe si weyn loo adkeeyay, waxaana duleedka magaalada yaalla koontaroolo laga hubiyo dadka doonaya in ay galaan magaalada.<\/span><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FkgstvOfficial%2Fvideos%2F551187414078994%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidanka hay\u2019adda nabadsugida iyo sirdoonka maamulka Koonfur Galbeed, ayaa gacanta ku dhigay nin katirsan kooxda Al Shabaab, kaa oo doonayay in uu si dhuumaaleysi ah ku galo magaalada Baydhabo kana fuliyo howlgallo ammaanka magaalada liddi ku ah. Ninkan oo lagu magacaabo Cabdirahman Maxamed Xuseen, ayaa mooto lagu geeyay duleedka magaalada Baydhabo uu kusii jeeday, waxaana [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":182884,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-182883","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:- Nin katirsan Al Shabaab oo la qabtay isagoo.. - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-katirsan-al-shabaab-oo-la-qabtay-isagoo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:- Nin katirsan Al Shabaab oo la qabtay isagoo.. - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ciidanka hay\u2019adda nabadsugida iyo sirdoonka maamulka Koonfur Galbeed, ayaa gacanta ku dhigay nin katirsan kooxda Al Shabaab, kaa oo doonayay in uu si dhuumaaleysi ah ku galo magaalada Baydhabo kana fuliyo howlgallo ammaanka magaalada liddi ku ah. Ninkan oo lagu magacaabo Cabdirahman Maxamed Xuseen, ayaa mooto lagu geeyay duleedka magaalada Baydhabo uu kusii jeeday, waxaana [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-katirsan-al-shabaab-oo-la-qabtay-isagoo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-10-03T08:53:04+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2024-10-03T08:57:44+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/Dhumo-1.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1212\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"800\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-katirsan-al-shabaab-oo-la-qabtay-isagoo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-katirsan-al-shabaab-oo-la-qabtay-isagoo\/\",\"name\":\"DAAWO:- Nin katirsan Al Shabaab oo la qabtay isagoo.. - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-katirsan-al-shabaab-oo-la-qabtay-isagoo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-katirsan-al-shabaab-oo-la-qabtay-isagoo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/Dhumo-1.webp\",\"datePublished\":\"2024-10-03T08:53:04+00:00\",\"dateModified\":\"2024-10-03T08:57:44+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-katirsan-al-shabaab-oo-la-qabtay-isagoo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-katirsan-al-shabaab-oo-la-qabtay-isagoo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-katirsan-al-shabaab-oo-la-qabtay-isagoo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/Dhumo-1.webp\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/Dhumo-1.webp\",\"width\":1212,\"height\":800},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-katirsan-al-shabaab-oo-la-qabtay-isagoo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:- Nin katirsan Al Shabaab oo la qabtay isagoo..\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:- Nin katirsan Al Shabaab oo la qabtay isagoo.. - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-katirsan-al-shabaab-oo-la-qabtay-isagoo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:- Nin katirsan Al Shabaab oo la qabtay isagoo.. - Wardoon","og_description":"Ciidanka hay\u2019adda nabadsugida iyo sirdoonka maamulka Koonfur Galbeed, ayaa gacanta ku dhigay nin katirsan kooxda Al Shabaab, kaa oo doonayay in uu si dhuumaaleysi ah ku galo magaalada Baydhabo kana fuliyo howlgallo ammaanka magaalada liddi ku ah. Ninkan oo lagu magacaabo Cabdirahman Maxamed Xuseen, ayaa mooto lagu geeyay duleedka magaalada Baydhabo uu kusii jeeday, waxaana [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-katirsan-al-shabaab-oo-la-qabtay-isagoo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-10-03T08:53:04+00:00","article_modified_time":"2024-10-03T08:57:44+00:00","og_image":[{"width":1212,"height":800,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/Dhumo-1.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-katirsan-al-shabaab-oo-la-qabtay-isagoo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-katirsan-al-shabaab-oo-la-qabtay-isagoo\/","name":"DAAWO:- Nin katirsan Al Shabaab oo la qabtay isagoo.. - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-katirsan-al-shabaab-oo-la-qabtay-isagoo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-katirsan-al-shabaab-oo-la-qabtay-isagoo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/Dhumo-1.webp","datePublished":"2024-10-03T08:53:04+00:00","dateModified":"2024-10-03T08:57:44+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-katirsan-al-shabaab-oo-la-qabtay-isagoo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-katirsan-al-shabaab-oo-la-qabtay-isagoo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-katirsan-al-shabaab-oo-la-qabtay-isagoo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/Dhumo-1.webp","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/Dhumo-1.webp","width":1212,"height":800},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-katirsan-al-shabaab-oo-la-qabtay-isagoo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:- Nin katirsan Al Shabaab oo la qabtay isagoo.."}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182883"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=182883"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182883\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":182888,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182883\/revisions\/182888"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/182884"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=182883"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=182883"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=182883"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}