{"id":182889,"date":"2024-10-03T17:47:43","date_gmt":"2024-10-03T14:47:43","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=182889"},"modified":"2024-10-03T17:47:43","modified_gmt":"2024-10-03T14:47:43","slug":"golaha-ammaanka-oo-shir-xasaasi-ah-ka-yeelanaya-arimaha-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-shir-xasaasi-ah-ka-yeelanaya-arimaha-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Golaha ammaanka oo shir xasaasi ah ka yeelanaya arimaha Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-size: large;\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-182890\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/thumbnail.webp\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"364\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/thumbnail.webp 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/thumbnail-300x165.webp 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Xubnaha Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa lagu wadaa in gelinka dambe ee maanta ay kulan ka yeeshaan xaaladda guud ee Soomaaliya, kaas oo ka dhacaya xarunta guud ee golaha oo ku taalla magaalada New York.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Shirkan oo ah mid xasaasi ah ayaa waxaa ka qayb-geli doono wakiilka KMG ah Xoghayaha Guud, James Swan, ergeyga gaarka ah ee Midowga Afrika Mohamed El-Amine Souef oo sidoo kale ah madaxa ATMIS, wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya iyo mas\u2019uuliyiin kale.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Inta uu socdo kulanka ayaa waxaa diiradda lagu saari doonaa arrimaha gaarka ah ee Soomaaliya oo ay ugu horreyaan dagaalka Al-Shabaab iyo arrimaha siyaasadda ee ka taagan gudaha dalka.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Sidoo kale waxaa golaha lala wadaagi doonaan warbixin ku aadan xaaladihii ugu dambeeyay ee Soomaaliya, isbeddalada dhacay iyo arrimaha kale ee soo kordhay, maadaama ay taagan tahay xiisad u dhexeyso Soomaaliya iyo Itoobiya ee ka dhalatay heshiiskii badda ee uu horraantii sanadkan Abiy Axmed uu la galay Somaliland.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Golaha ayaa la filayaa in uu soo saaro warbixintiisa ku aaddan xaaladda dalka iyo sidoo kale xiisadda Geeska oo ay ku jirto khilaafka kasii daraya ee Soomaaliya iyo Itoobiya.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Kulanka ayaa ku soo aadaya xilli uu haatan sii dhamaanayo howlgalka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM) bisha Oktoobar 31, iyada oo James Swan uu kulanka kaga hadlayo xaaladda dalka ee siyaasadda iyo arrimaha bulshada, howlgalka cusub ee UNCT oo muddo labo sano ah sii socon doona, dib-u-eegista dastuurka iyo habraacyada doorashada.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Soomaaliya ayaa haatan ku jirto marxalad xasaasi ah, waxaana taagan xiiad siyaasadeed oo gudaha ah iyo mid diblumaasiyadeed oo marba marka ka dambeysa kasii dareysa.<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xubnaha Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa lagu wadaa in gelinka dambe ee maanta ay kulan ka yeeshaan xaaladda guud ee Soomaaliya, kaas oo ka dhacaya xarunta guud ee golaha oo ku taalla magaalada New York. Shirkan oo ah mid xasaasi ah ayaa waxaa ka qayb-geli doono wakiilka KMG ah Xoghayaha Guud, James Swan, ergeyga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":182890,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-182889","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Golaha ammaanka oo shir xasaasi ah ka yeelanaya arimaha Soomaaliya - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"description\" content=\"Xubnaha Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa lagu wadaa in gelinka dambe ee maanta ay kulan ka yeeshaan xaaladda guud ee Soomaaliya, kaas oo ka dhacaya xarunta guud ee golaha oo ku taalla magaalada New York.\" \/>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-shir-xasaasi-ah-ka-yeelanaya-arimaha-soomaaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Golaha ammaanka oo shir xasaasi ah ka yeelanaya arimaha Soomaaliya - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xubnaha Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa lagu wadaa in gelinka dambe ee maanta ay kulan ka yeeshaan xaaladda guud ee Soomaaliya, kaas oo ka dhacaya xarunta guud ee golaha oo ku taalla magaalada New York.\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-shir-xasaasi-ah-ka-yeelanaya-arimaha-soomaaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-10-03T14:47:43+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/thumbnail.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"364\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-shir-xasaasi-ah-ka-yeelanaya-arimaha-soomaaliya\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-shir-xasaasi-ah-ka-yeelanaya-arimaha-soomaaliya\/\",\"name\":\"Golaha ammaanka oo shir xasaasi ah ka yeelanaya arimaha Soomaaliya - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-shir-xasaasi-ah-ka-yeelanaya-arimaha-soomaaliya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-shir-xasaasi-ah-ka-yeelanaya-arimaha-soomaaliya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/thumbnail.webp\",\"datePublished\":\"2024-10-03T14:47:43+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"description\":\"Xubnaha Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa lagu wadaa in gelinka dambe ee maanta ay kulan ka yeeshaan xaaladda guud ee Soomaaliya, kaas oo ka dhacaya xarunta guud ee golaha oo ku taalla magaalada New York.\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-shir-xasaasi-ah-ka-yeelanaya-arimaha-soomaaliya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-shir-xasaasi-ah-ka-yeelanaya-arimaha-soomaaliya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-shir-xasaasi-ah-ka-yeelanaya-arimaha-soomaaliya\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/thumbnail.webp\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/thumbnail.webp\",\"width\":660,\"height\":364},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-shir-xasaasi-ah-ka-yeelanaya-arimaha-soomaaliya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Golaha ammaanka oo shir xasaasi ah ka yeelanaya arimaha Soomaaliya\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Golaha ammaanka oo shir xasaasi ah ka yeelanaya arimaha Soomaaliya - Wardoon","description":"Xubnaha Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa lagu wadaa in gelinka dambe ee maanta ay kulan ka yeeshaan xaaladda guud ee Soomaaliya, kaas oo ka dhacaya xarunta guud ee golaha oo ku taalla magaalada New York.","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-shir-xasaasi-ah-ka-yeelanaya-arimaha-soomaaliya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Golaha ammaanka oo shir xasaasi ah ka yeelanaya arimaha Soomaaliya - Wardoon","og_description":"Xubnaha Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa lagu wadaa in gelinka dambe ee maanta ay kulan ka yeeshaan xaaladda guud ee Soomaaliya, kaas oo ka dhacaya xarunta guud ee golaha oo ku taalla magaalada New York.","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-shir-xasaasi-ah-ka-yeelanaya-arimaha-soomaaliya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-10-03T14:47:43+00:00","og_image":[{"width":660,"height":364,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/thumbnail.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-shir-xasaasi-ah-ka-yeelanaya-arimaha-soomaaliya\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-shir-xasaasi-ah-ka-yeelanaya-arimaha-soomaaliya\/","name":"Golaha ammaanka oo shir xasaasi ah ka yeelanaya arimaha Soomaaliya - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-shir-xasaasi-ah-ka-yeelanaya-arimaha-soomaaliya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-shir-xasaasi-ah-ka-yeelanaya-arimaha-soomaaliya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/thumbnail.webp","datePublished":"2024-10-03T14:47:43+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"description":"Xubnaha Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa lagu wadaa in gelinka dambe ee maanta ay kulan ka yeeshaan xaaladda guud ee Soomaaliya, kaas oo ka dhacaya xarunta guud ee golaha oo ku taalla magaalada New York.","breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-shir-xasaasi-ah-ka-yeelanaya-arimaha-soomaaliya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-shir-xasaasi-ah-ka-yeelanaya-arimaha-soomaaliya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-shir-xasaasi-ah-ka-yeelanaya-arimaha-soomaaliya\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/thumbnail.webp","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/thumbnail.webp","width":660,"height":364},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-shir-xasaasi-ah-ka-yeelanaya-arimaha-soomaaliya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Golaha ammaanka oo shir xasaasi ah ka yeelanaya arimaha Soomaaliya"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182889"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=182889"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182889\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":182891,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182889\/revisions\/182891"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/182890"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=182889"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=182889"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=182889"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}