{"id":182892,"date":"2024-10-03T17:57:38","date_gmt":"2024-10-03T14:57:38","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=182892"},"modified":"2024-10-04T10:54:03","modified_gmt":"2024-10-04T07:54:03","slug":"waa-maxay-gantaallada-ay-iran-ku-weerartay-israaiil","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/waa-maxay-gantaallada-ay-iran-ku-weerartay-israaiil\/","title":{"rendered":"Waa maxay gantaallada ay Iran ku weerartay Israa&#8217;iil"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-size: large;\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-182894\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/2c2ad080-8168-11ef-83dd-fbf1b9732cf0.jpg.webp\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"533\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/2c2ad080-8168-11ef-83dd-fbf1b9732cf0.jpg.webp 800w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/2c2ad080-8168-11ef-83dd-fbf1b9732cf0.jpg-300x200.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/2c2ad080-8168-11ef-83dd-fbf1b9732cf0.jpg-768x512.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/2c2ad080-8168-11ef-83dd-fbf1b9732cf0.jpg-696x464.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/2c2ad080-8168-11ef-83dd-fbf1b9732cf0.jpg-630x420.webp 630w\" sizes=\"(max-width: 800px) 100vw, 800px\" \/>Talaadadii, Iran ayaa boqolaal gantaallo ku ridday Israa\u2019iil, qayb ka mid ah gantaalladaasna waxay ahaayeen kuwa guuxooda ka dheereeya ee hypersonic ga loo yaqaano kuwaas oo ka gudbay nidaamka difaaca ee Iron Dome iyadoo ay Iran sheegtay inay ku dhaceen bartilmaameedyadoodii.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Yaa haysta? Maxay tahay awoodda nooca Iran ay riday, maxayse uga dhigan tahay gobolka bariga dhexe?<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Gantaallada guuxooda ka dheereeya waa hub awood u leh inuu ku socdo xawaare gaadha ugu yaraan Mach 5, taasoo ka dhigan shan jibaar xawaaraha codka. Wuxuu ilbiriqsigii jari karaa 1.7km, ama 6,174km saacaddii.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Gantaallada qaar ee ballistic ah durba ayay gaaraan xawaare noocan ah, laakiin hubkan cusub wuxuu kaga duwan yahay in uu qaadi karo waddo aan la saadaalin karin ama aan toosneyn marka la rido.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Taas oo ka dhigaysa mid ay adagtahay in lagu ogaado nidaamyada radar-ka iyo in lagu burburiyo hanaanka difaacyada.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Dalal badan ayaa wada horumarinta hubkan iyaga oo rajaynaya inay ku helaan awood millatari, laakiin caqabado ayaa ka haysta weli.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Mid ka mid ah caqabadahaas waa kala duwanaanshaha heerkul ee ku yimaada marka gantaal la rido oo uu ka baxo oogada sare ee deedna kusoo laabanayo taasoo dhalisa heer kul aad u sarreeya, taas oo dhalinaysa in qaybo gantaalka ah inay aad u kululaadaan kadibna ay adkaato in ay gaaraan fariimaha hagitaanka.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Ilaa hadda, Ruushka, Shiinaha iyo Iraan ayaa soo bandhigay hubkan loo yaqaano hypersonic ga, iyadoo Moscow la rumeysanaa inay dagaalka Ukraine horey ugu tijaabisay, iminkana waxaa soo raacday Iiraan oo 1-dii October ku riday Tel Aviv.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Mareykanka sidoo kale wuxuu tijaabiyay gantaalladan xawaaraha sare leh laakiin wuu ka gaabiyay heerka ay ka gaareen dalalkan kale.<\/span><\/p>\n<p><strong><span style=\"font-size: large;\">Gantaalka Iran muxuu kaga duwan yahay kuwa kale?<\/span><\/strong><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-182893\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/513def10-8168-11ef-822c-a50726bfda2e.jpg.webp\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"533\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/513def10-8168-11ef-822c-a50726bfda2e.jpg.webp 800w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/513def10-8168-11ef-822c-a50726bfda2e.jpg-300x200.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/513def10-8168-11ef-822c-a50726bfda2e.jpg-768x512.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/513def10-8168-11ef-822c-a50726bfda2e.jpg-696x464.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/513def10-8168-11ef-822c-a50726bfda2e.jpg-630x420.webp 630w\" sizes=\"(max-width: 800px) 100vw, 800px\" \/><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Bishii November ee 2023 ayay ahayd markii Ilaalada Kacaanka Islaamiga ahaa ee Iran ku dhawaaqeen inuu haysto gantaal hypersonic ah oo ay u bixiyeen magaca Faatix oo micnahiisu yahay furasho.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Iran waxay sheegtay in gantaalkan uu wax ka beegsan karo ilaa masaafo gaadha 1,400 kiilomitir sidoo kale uu ku socon karo xawaare sare oo gaadha ilaa Mach 15 oo 5 km ilbiriqsigii kahor inta uusan ku dhicin bartilmaameedkiisa.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Waxaa sidoo kale la sheegay inuu leeyahay dhuun labaad oo loo dhaqaajin karo in loo adeegsado sidii kiciye kale oo u ogolaanaya inuu sii kordhiyo xawaarihiisa, taasoo saraakiisha sare ee Iran ay ku doodayaan in aysan jirin nidaam difaac oo dunida ilaa hadda la jaanqaadi kara.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Mas&#8217;uuliyiinta Iran sidoo kale waxay ay ku faaneen in Faarix uu siin doono awood cusub oo iska caabin ah.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Waxay iska beeniyeen shakigii reer Galbeedka ee ku aaddanaa in aysan Iran sameysan karin gantaallada xawaaraha sare leh ee guuxooda ka dheereeya, Mareykanka waxaa welwelka usii dheer tiknoolojiyadda gantaalkan cususb ay burburinayso suuqiisa bariga dhexe ee hubka maadaama gobolku sameysano hub casri ah.<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Talaadadii, Iran ayaa boqolaal gantaallo ku ridday Israa\u2019iil, qayb ka mid ah gantaalladaasna waxay ahaayeen kuwa guuxooda ka dheereeya ee hypersonic ga loo yaqaano kuwaas oo ka gudbay nidaamka difaaca ee Iron Dome iyadoo ay Iran sheegtay inay ku dhaceen bartilmaameedyadoodii. Yaa haysta? Maxay tahay awoodda nooca Iran ay riday, maxayse uga dhigan tahay gobolka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":182894,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-182892","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Waa maxay gantaallada ay Iran ku weerartay Israa&#039;iil - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/waa-maxay-gantaallada-ay-iran-ku-weerartay-israaiil\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Waa maxay gantaallada ay Iran ku weerartay Israa&#039;iil - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Talaadadii, Iran ayaa boqolaal gantaallo ku ridday Israa\u2019iil, qayb ka mid ah gantaalladaasna waxay ahaayeen kuwa guuxooda ka dheereeya ee hypersonic ga loo yaqaano kuwaas oo ka gudbay nidaamka difaaca ee Iron Dome iyadoo ay Iran sheegtay inay ku dhaceen bartilmaameedyadoodii. Yaa haysta? Maxay tahay awoodda nooca Iran ay riday, maxayse uga dhigan tahay gobolka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/waa-maxay-gantaallada-ay-iran-ku-weerartay-israaiil\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-10-03T14:57:38+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2024-10-04T07:54:03+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/2c2ad080-8168-11ef-83dd-fbf1b9732cf0.jpg.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"800\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"533\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/waa-maxay-gantaallada-ay-iran-ku-weerartay-israaiil\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/waa-maxay-gantaallada-ay-iran-ku-weerartay-israaiil\/\",\"name\":\"Waa maxay gantaallada ay Iran ku weerartay Israa'iil - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/waa-maxay-gantaallada-ay-iran-ku-weerartay-israaiil\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/waa-maxay-gantaallada-ay-iran-ku-weerartay-israaiil\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/2c2ad080-8168-11ef-83dd-fbf1b9732cf0.jpg.webp\",\"datePublished\":\"2024-10-03T14:57:38+00:00\",\"dateModified\":\"2024-10-04T07:54:03+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/waa-maxay-gantaallada-ay-iran-ku-weerartay-israaiil\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/waa-maxay-gantaallada-ay-iran-ku-weerartay-israaiil\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/waa-maxay-gantaallada-ay-iran-ku-weerartay-israaiil\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/2c2ad080-8168-11ef-83dd-fbf1b9732cf0.jpg.webp\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/2c2ad080-8168-11ef-83dd-fbf1b9732cf0.jpg.webp\",\"width\":800,\"height\":533},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/waa-maxay-gantaallada-ay-iran-ku-weerartay-israaiil\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Waa maxay gantaallada ay Iran ku weerartay Israa&#8217;iil\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Waa maxay gantaallada ay Iran ku weerartay Israa'iil - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/waa-maxay-gantaallada-ay-iran-ku-weerartay-israaiil\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Waa maxay gantaallada ay Iran ku weerartay Israa'iil - Wardoon","og_description":"Talaadadii, Iran ayaa boqolaal gantaallo ku ridday Israa\u2019iil, qayb ka mid ah gantaalladaasna waxay ahaayeen kuwa guuxooda ka dheereeya ee hypersonic ga loo yaqaano kuwaas oo ka gudbay nidaamka difaaca ee Iron Dome iyadoo ay Iran sheegtay inay ku dhaceen bartilmaameedyadoodii. Yaa haysta? Maxay tahay awoodda nooca Iran ay riday, maxayse uga dhigan tahay gobolka [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/waa-maxay-gantaallada-ay-iran-ku-weerartay-israaiil\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-10-03T14:57:38+00:00","article_modified_time":"2024-10-04T07:54:03+00:00","og_image":[{"width":800,"height":533,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/2c2ad080-8168-11ef-83dd-fbf1b9732cf0.jpg.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/waa-maxay-gantaallada-ay-iran-ku-weerartay-israaiil\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/waa-maxay-gantaallada-ay-iran-ku-weerartay-israaiil\/","name":"Waa maxay gantaallada ay Iran ku weerartay Israa'iil - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/waa-maxay-gantaallada-ay-iran-ku-weerartay-israaiil\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/waa-maxay-gantaallada-ay-iran-ku-weerartay-israaiil\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/2c2ad080-8168-11ef-83dd-fbf1b9732cf0.jpg.webp","datePublished":"2024-10-03T14:57:38+00:00","dateModified":"2024-10-04T07:54:03+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/waa-maxay-gantaallada-ay-iran-ku-weerartay-israaiil\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/waa-maxay-gantaallada-ay-iran-ku-weerartay-israaiil\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/waa-maxay-gantaallada-ay-iran-ku-weerartay-israaiil\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/2c2ad080-8168-11ef-83dd-fbf1b9732cf0.jpg.webp","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/2c2ad080-8168-11ef-83dd-fbf1b9732cf0.jpg.webp","width":800,"height":533},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/waa-maxay-gantaallada-ay-iran-ku-weerartay-israaiil\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Waa maxay gantaallada ay Iran ku weerartay Israa&#8217;iil"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182892"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=182892"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182892\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":182895,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182892\/revisions\/182895"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/182894"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=182892"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=182892"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=182892"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}