{"id":183036,"date":"2024-10-11T10:58:48","date_gmt":"2024-10-11T07:58:48","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=183036"},"modified":"2024-10-12T11:34:53","modified_gmt":"2024-10-12T08:34:53","slug":"baledweyne-oo-kadhacay-dagaal-qasaaro-gaystay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/baledweyne-oo-kadhacay-dagaal-qasaaro-gaystay\/","title":{"rendered":"Baledweyne oo kadhacay dagaal qasaaro gaystay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-183037\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/20241011638642151553726278.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"355\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/20241011638642151553726278.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/20241011638642151553726278-300x161.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p><span style=\"color: #0a0a0a;\"><span style=\"font-family: Georgia, Times, Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Warar dheeraad ayaa kasoo baxaya dagaal khasaare geystay oo aroornimadii hore ee saakay ka dhacay gudaha magaalada Baledweyne, gaar ahaan xarumaha maamulka iyo xerada Lamagalaay.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #0a0a0a;\"><span style=\"font-family: Georgia, Times, Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Dagaalka oo ahaa mid dhexmaray ciidamo kala taabacsan maamulada Hirshabeelle iyo Hiiraan State ayaa yimid kadib markii ciidamada taabacsan Hirshabeelle ay weerar ku qaadeen ciidanka Hiiraan State ee gacanta ku haya xarumaha maamulka gobolka Hiiraan.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #0a0a0a;\"><span style=\"font-family: Georgia, Times, Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Inta la xaqiiqiyay hal askari iyo hal qof oo shacab ah ayaa ku dhaawacmay dagaalka saakay ka dhacay gudaha magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #0a0a0a;\"><span style=\"font-family: Georgia, Times, Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Maamulka Hiiraan State ayaa guulo ka sheegtay weerarka ay aroornimadii hore ee saakay ku soo qaadeen ciidamada taabacsan Hirshabeelle oo u jeedka weerarkooda lagu sheegay iney doonayeen carqaladeynta Xaflad loogu dabaaal dagayo sanad guuraada Hiiraan State oo ku beegan maalinta berito ah oo siweyn looga dhex dareemayo magaalada Baledweyne.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #0a0a0a;\"><span style=\"font-family: Georgia, Times, Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Odayaal iyo waxgarad ku baxay dagaalka saakay dhacay ayaa ku guuleystay iney kala qaadaan labada ciidan ee dagaalamayay, waxaana haatan xaaladu tahay mid degan, inkastoo marwalba la filan karo in markale dagaalamaan labada dhinac maadama goobaha ay kala joogaan aysan kala fogeyn.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FHiiraanweynmedia%2Fvideos%2F530833769726219%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warar dheeraad ayaa kasoo baxaya dagaal khasaare geystay oo aroornimadii hore ee saakay ka dhacay gudaha magaalada Baledweyne, gaar ahaan xarumaha maamulka iyo xerada Lamagalaay. Dagaalka oo ahaa mid dhexmaray ciidamo kala taabacsan maamulada Hirshabeelle iyo Hiiraan State ayaa yimid kadib markii ciidamada taabacsan Hirshabeelle ay weerar ku qaadeen ciidanka Hiiraan State ee gacanta ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":183037,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-183036","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Baledweyne oo kadhacay dagaal qasaaro gaystay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/baledweyne-oo-kadhacay-dagaal-qasaaro-gaystay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Baledweyne oo kadhacay dagaal qasaaro gaystay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Warar dheeraad ayaa kasoo baxaya dagaal khasaare geystay oo aroornimadii hore ee saakay ka dhacay gudaha magaalada Baledweyne, gaar ahaan xarumaha maamulka iyo xerada Lamagalaay. Dagaalka oo ahaa mid dhexmaray ciidamo kala taabacsan maamulada Hirshabeelle iyo Hiiraan State ayaa yimid kadib markii ciidamada taabacsan Hirshabeelle ay weerar ku qaadeen ciidanka Hiiraan State ee gacanta ku [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/baledweyne-oo-kadhacay-dagaal-qasaaro-gaystay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-10-11T07:58:48+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2024-10-12T08:34:53+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/20241011638642151553726278.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"355\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/baledweyne-oo-kadhacay-dagaal-qasaaro-gaystay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/baledweyne-oo-kadhacay-dagaal-qasaaro-gaystay\/\",\"name\":\"Baledweyne oo kadhacay dagaal qasaaro gaystay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/baledweyne-oo-kadhacay-dagaal-qasaaro-gaystay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/baledweyne-oo-kadhacay-dagaal-qasaaro-gaystay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/20241011638642151553726278.jpg\",\"datePublished\":\"2024-10-11T07:58:48+00:00\",\"dateModified\":\"2024-10-12T08:34:53+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/baledweyne-oo-kadhacay-dagaal-qasaaro-gaystay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/baledweyne-oo-kadhacay-dagaal-qasaaro-gaystay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/baledweyne-oo-kadhacay-dagaal-qasaaro-gaystay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/20241011638642151553726278.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/20241011638642151553726278.jpg\",\"width\":660,\"height\":355},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/baledweyne-oo-kadhacay-dagaal-qasaaro-gaystay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Baledweyne oo kadhacay dagaal qasaaro gaystay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Baledweyne oo kadhacay dagaal qasaaro gaystay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/baledweyne-oo-kadhacay-dagaal-qasaaro-gaystay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Baledweyne oo kadhacay dagaal qasaaro gaystay - Wardoon","og_description":"Warar dheeraad ayaa kasoo baxaya dagaal khasaare geystay oo aroornimadii hore ee saakay ka dhacay gudaha magaalada Baledweyne, gaar ahaan xarumaha maamulka iyo xerada Lamagalaay. Dagaalka oo ahaa mid dhexmaray ciidamo kala taabacsan maamulada Hirshabeelle iyo Hiiraan State ayaa yimid kadib markii ciidamada taabacsan Hirshabeelle ay weerar ku qaadeen ciidanka Hiiraan State ee gacanta ku [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/baledweyne-oo-kadhacay-dagaal-qasaaro-gaystay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-10-11T07:58:48+00:00","article_modified_time":"2024-10-12T08:34:53+00:00","og_image":[{"width":660,"height":355,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/20241011638642151553726278.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/baledweyne-oo-kadhacay-dagaal-qasaaro-gaystay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/baledweyne-oo-kadhacay-dagaal-qasaaro-gaystay\/","name":"Baledweyne oo kadhacay dagaal qasaaro gaystay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/baledweyne-oo-kadhacay-dagaal-qasaaro-gaystay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/baledweyne-oo-kadhacay-dagaal-qasaaro-gaystay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/20241011638642151553726278.jpg","datePublished":"2024-10-11T07:58:48+00:00","dateModified":"2024-10-12T08:34:53+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/baledweyne-oo-kadhacay-dagaal-qasaaro-gaystay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/baledweyne-oo-kadhacay-dagaal-qasaaro-gaystay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/baledweyne-oo-kadhacay-dagaal-qasaaro-gaystay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/20241011638642151553726278.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/20241011638642151553726278.jpg","width":660,"height":355},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/baledweyne-oo-kadhacay-dagaal-qasaaro-gaystay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Baledweyne oo kadhacay dagaal qasaaro gaystay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/183036"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=183036"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/183036\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":183040,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/183036\/revisions\/183040"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/183037"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=183036"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=183036"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=183036"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}