{"id":183057,"date":"2024-10-13T11:44:58","date_gmt":"2024-10-13T08:44:58","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=183057"},"modified":"2024-10-13T11:44:58","modified_gmt":"2024-10-13T08:44:58","slug":"r-w-ku-xigeenka-oo-diiday-xikaqaadistii-lagu-sameyay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/r-w-ku-xigeenka-oo-diiday-xikaqaadistii-lagu-sameyay\/","title":{"rendered":"R\/W ku xigeenka oo diiday xikaqaadistii lagu sameyay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-183053\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/Waa-muhiim-inan-hormarino-Tiknoolajiyada-iyo-eray-bixinta-Afka-Hooyo-Saalax-Axmed-Jaamac.jpg\" alt=\"\" width=\"1920\" height=\"1080\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/Waa-muhiim-inan-hormarino-Tiknoolajiyada-iyo-eray-bixinta-Afka-Hooyo-Saalax-Axmed-Jaamac.jpg 1920w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/Waa-muhiim-inan-hormarino-Tiknoolajiyada-iyo-eray-bixinta-Afka-Hooyo-Saalax-Axmed-Jaamac-300x169.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/Waa-muhiim-inan-hormarino-Tiknoolajiyada-iyo-eray-bixinta-Afka-Hooyo-Saalax-Axmed-Jaamac-1024x576.jpg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/Waa-muhiim-inan-hormarino-Tiknoolajiyada-iyo-eray-bixinta-Afka-Hooyo-Saalax-Axmed-Jaamac-768x432.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/Waa-muhiim-inan-hormarino-Tiknoolajiyada-iyo-eray-bixinta-Afka-Hooyo-Saalax-Axmed-Jaamac-1536x864.jpg 1536w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/Waa-muhiim-inan-hormarino-Tiknoolajiyada-iyo-eray-bixinta-Afka-Hooyo-Saalax-Axmed-Jaamac-696x392.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/Waa-muhiim-inan-hormarino-Tiknoolajiyada-iyo-eray-bixinta-Afka-Hooyo-Saalax-Axmed-Jaamac-1068x601.jpg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/Waa-muhiim-inan-hormarino-Tiknoolajiyada-iyo-eray-bixinta-Afka-Hooyo-Saalax-Axmed-Jaamac-747x420.jpg 747w\" sizes=\"(max-width: 1920px) 100vw, 1920px\" \/><\/p>\n<p><span style=\"color: #0a0a0a;\"><span style=\"font-family: Georgia, Times, Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Ra\u2019iisul wasaare ku xigeenka xukuumadda Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa si adag ga horyimid tallaabadii uu shalay qaaday guddoomiyaha Aqalka Sare oo sheegay in uu waayay kursigiisii golaha, isagag oo sababta ku sheegay inuu soo xaadiri waayay kulamada Aqalka Sare muddo laba sano iyo bar ah.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #0a0a0a;\">\u201c<span style=\"font-family: Georgia, Times, Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Sida ku cad qodobka 59aad farqadda 1aad ee Dastuurka KMG ah ee qeexaya siyaabaha lagu lumiyo xubinnimada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, haddaba, Xildhibaan Saalax Axmed Jaamac ma uusan soo xaadirin Golaha Aqalka Sare BFS afar kalfadhi oo xiriir ah, mana soo gudbin sabab maangal ah oo ku saabsan maqnaanshihiisa, sidaa darteed wuxuu lumiyay Xubinnimadiisii Aqalka Sare ee Baarlamaanka JFS\u201d ayuu yiri Xaashi.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #0a0a0a;\"><span style=\"font-family: Georgia, Times, Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Saalax oo soo jawaabay ayaa sheegay in tallaabada uu qaaday guddoomiyaha Aqalka Sare ay tahay mid sharci darro ah, isla markaana baal-marsan dastuurka dalka.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #0a0a0a;\">\u201c<span style=\"font-family: Georgia, Times, Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Waxaan caddeynayaa in warqadda uu soo saaray guddoomiye Cabdi Xaashi in aanay lahayn wax saldhig sharci ah oo ay tahay waxba kama jiraan\u201d ayuu yiri Saalax.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #0a0a0a;\"><span style=\"font-family: Georgia, Times, Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Sidoo kale wuxuu u mahad-celiyay Senatoradii diiday go\u2019aanka guddoomiyaha ee shalay doodda ka keenay in golaha laga saaro Saalax Axmed Jaamac.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #0a0a0a;\"><span style=\"font-family: Georgia, Times, Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Cabdi Xaashi kuma ekaan in golaha uu ka saaro ra\u2019iisul wasaare ku xigeenka, balse waxaa kale oo uu isku dayay in Ibraahim Iidle Suleymaan oo horey usoo noqday guddoomiyaha Maxkamada Sare ee dalka uu ku buuxiyo booskaas kaas horay ugula tartamay kursiga, balse waxaa diiday Senatorada kale.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #0a0a0a;\"><span style=\"font-family: Georgia, Times, Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Arrintan ayaa dhalisay dood xoogan oo hareysay Golaha Aqalka Sare, waxaana qaar kamid ah xildhibaannada ay diideen qorshaha guddoomiyaha iyo inuu soo magacaabo xubin cusub.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-183058\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/462714976_597652205923088_6620101886663542940_n.webp\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"1007\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/462714976_597652205923088_6620101886663542940_n.webp 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/462714976_597652205923088_6620101886663542940_n-214x300.webp 214w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/462714976_597652205923088_6620101886663542940_n-696x973.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/462714976_597652205923088_6620101886663542940_n-300x420.webp 300w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul wasaare ku xigeenka xukuumadda Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa si adag ga horyimid tallaabadii uu shalay qaaday guddoomiyaha Aqalka Sare oo sheegay in uu waayay kursigiisii golaha, isagag oo sababta ku sheegay inuu soo xaadiri waayay kulamada Aqalka Sare muddo laba sano iyo bar ah. \u201cSida ku cad qodobka 59aad farqadda 1aad ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":183058,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-183057","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>R\/W ku xigeenka oo diiday xikaqaadistii lagu sameyay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/r-w-ku-xigeenka-oo-diiday-xikaqaadistii-lagu-sameyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"R\/W ku xigeenka oo diiday xikaqaadistii lagu sameyay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ra\u2019iisul wasaare ku xigeenka xukuumadda Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa si adag ga horyimid tallaabadii uu shalay qaaday guddoomiyaha Aqalka Sare oo sheegay in uu waayay kursigiisii golaha, isagag oo sababta ku sheegay inuu soo xaadiri waayay kulamada Aqalka Sare muddo laba sano iyo bar ah. \u201cSida ku cad qodobka 59aad farqadda 1aad ee [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/r-w-ku-xigeenka-oo-diiday-xikaqaadistii-lagu-sameyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-10-13T08:44:58+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/462714976_597652205923088_6620101886663542940_n.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1007\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/r-w-ku-xigeenka-oo-diiday-xikaqaadistii-lagu-sameyay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/r-w-ku-xigeenka-oo-diiday-xikaqaadistii-lagu-sameyay\/\",\"name\":\"R\/W ku xigeenka oo diiday xikaqaadistii lagu sameyay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/r-w-ku-xigeenka-oo-diiday-xikaqaadistii-lagu-sameyay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/r-w-ku-xigeenka-oo-diiday-xikaqaadistii-lagu-sameyay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/462714976_597652205923088_6620101886663542940_n.webp\",\"datePublished\":\"2024-10-13T08:44:58+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/r-w-ku-xigeenka-oo-diiday-xikaqaadistii-lagu-sameyay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/r-w-ku-xigeenka-oo-diiday-xikaqaadistii-lagu-sameyay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/r-w-ku-xigeenka-oo-diiday-xikaqaadistii-lagu-sameyay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/462714976_597652205923088_6620101886663542940_n.webp\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/462714976_597652205923088_6620101886663542940_n.webp\",\"width\":720,\"height\":1007},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/r-w-ku-xigeenka-oo-diiday-xikaqaadistii-lagu-sameyay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"R\/W ku xigeenka oo diiday xikaqaadistii lagu sameyay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"R\/W ku xigeenka oo diiday xikaqaadistii lagu sameyay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/r-w-ku-xigeenka-oo-diiday-xikaqaadistii-lagu-sameyay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"R\/W ku xigeenka oo diiday xikaqaadistii lagu sameyay - Wardoon","og_description":"Ra\u2019iisul wasaare ku xigeenka xukuumadda Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa si adag ga horyimid tallaabadii uu shalay qaaday guddoomiyaha Aqalka Sare oo sheegay in uu waayay kursigiisii golaha, isagag oo sababta ku sheegay inuu soo xaadiri waayay kulamada Aqalka Sare muddo laba sano iyo bar ah. \u201cSida ku cad qodobka 59aad farqadda 1aad ee [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/r-w-ku-xigeenka-oo-diiday-xikaqaadistii-lagu-sameyay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-10-13T08:44:58+00:00","og_image":[{"width":720,"height":1007,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/462714976_597652205923088_6620101886663542940_n.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/r-w-ku-xigeenka-oo-diiday-xikaqaadistii-lagu-sameyay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/r-w-ku-xigeenka-oo-diiday-xikaqaadistii-lagu-sameyay\/","name":"R\/W ku xigeenka oo diiday xikaqaadistii lagu sameyay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/r-w-ku-xigeenka-oo-diiday-xikaqaadistii-lagu-sameyay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/r-w-ku-xigeenka-oo-diiday-xikaqaadistii-lagu-sameyay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/462714976_597652205923088_6620101886663542940_n.webp","datePublished":"2024-10-13T08:44:58+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/r-w-ku-xigeenka-oo-diiday-xikaqaadistii-lagu-sameyay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/r-w-ku-xigeenka-oo-diiday-xikaqaadistii-lagu-sameyay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/r-w-ku-xigeenka-oo-diiday-xikaqaadistii-lagu-sameyay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/462714976_597652205923088_6620101886663542940_n.webp","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/462714976_597652205923088_6620101886663542940_n.webp","width":720,"height":1007},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/r-w-ku-xigeenka-oo-diiday-xikaqaadistii-lagu-sameyay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"R\/W ku xigeenka oo diiday xikaqaadistii lagu sameyay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/183057"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=183057"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/183057\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":183059,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/183057\/revisions\/183059"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/183058"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=183057"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=183057"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=183057"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}