{"id":183072,"date":"2024-10-14T12:09:04","date_gmt":"2024-10-14T09:09:04","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=183072"},"modified":"2024-10-14T12:09:04","modified_gmt":"2024-10-14T09:09:04","slug":"daawo-xildhibaan-jeesow-xasan-sheekh-badbaado-qaran-2-ayaa-u-diyaarsan","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-jeesow-xasan-sheekh-badbaado-qaran-2-ayaa-u-diyaarsan\/","title":{"rendered":"DAAWO:- Xildhibaan Jeesow: Xasan Sheekh Badbaado Qaran 2 ayaa u diyaarsan"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-183073\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/jeesow.jpg\" alt=\"\" width=\"600\" height=\"450\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/jeesow.jpg 600w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/jeesow-300x225.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/jeesow-560x420.jpg 560w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/jeesow-80x60.jpg 80w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/jeesow-265x198.jpg 265w\" sizes=\"(max-width: 600px) 100vw, 600px\" \/><\/p>\n<p>Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa weerar culus oo dhanka afka ah ku qaaday madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, isaga oo wareysi gaar ah siinayay telefishinka Soomaali Cable.<\/p>\n<p>Jeesow ayaa si adag uga hadlay arrinta doorashada, gaar ahaan qorshaha madaxweynaha ee ku aadan qabashada doorashooyin qof iyo cod ah.<\/p>\n<p>Xildhibaanka ayaa sheegay in xilligan Soomaaliya aysan ka dhici karin doorasho qof iyo cod ah, culeysyada jiro darteed, laakiin madaxweynaha uu rabo inuu iska sii joogo xafiiska.<\/p>\n<p>\u201cCaqliga shacabka Soomaaliyeed yaan lagu ciyaarin, doorasho hal qof iyo hal cod ah waddankan kama socoto, umana dhawo, madaxweynaha ha yiraahdo waa sii joogaa\u201d ayuu yiri Daahir Amiin Jeesow.<\/p>\n<p>Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray inay diidan yihiin muddo kororsi ay sameystaan madaxweynaha iyo madax goboleedyada, arrintaasina ay ka hortagi doonaan, isaga oo ku goodiyay inay diyaar tahay Badbaado Qaran 2, sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p>\u201cMadaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud lagama yeelayo inuu iska joogo xukunka, Badbaado Qaran 2 ayaa u diyaarsan,\u201d ayuu mar kale yiri xildhibaan Jeesow.<\/p>\n<p>Waxaa kale oo uu ku eedeeyay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud inuu rabo inuu ku deydo madaxweynayaasha Masar iyo Eritrea oo uu todobaadkan lasoo kulmay, kuwaas oo uu tilmaamay in muddo dheer ay ku fadhiyaan xukunka dalalkooda.<\/p>\n<p>\u201cHaddii uu wax kasoo aqristay madaxwenayaasha Masar iyo Eritrea yaa doortay dadkaasi oo role model ay u yihiin?\u201d ayuu hadalkiisa sii raaciyay\u201d<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FOfficialSomaliCableTV%2Fvideos%2F376669005414345%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa weerar culus oo dhanka afka ah ku qaaday madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, isaga oo wareysi gaar ah siinayay telefishinka Soomaali Cable. Jeesow ayaa si adag uga hadlay arrinta doorashada, gaar ahaan qorshaha madaxweynaha ee ku aadan qabashada doorashooyin qof iyo cod ah. Xildhibaanka ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":183073,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-183072","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:- Xildhibaan Jeesow: Xasan Sheekh Badbaado Qaran 2 ayaa u diyaarsan - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-jeesow-xasan-sheekh-badbaado-qaran-2-ayaa-u-diyaarsan\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:- Xildhibaan Jeesow: Xasan Sheekh Badbaado Qaran 2 ayaa u diyaarsan - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa weerar culus oo dhanka afka ah ku qaaday madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, isaga oo wareysi gaar ah siinayay telefishinka Soomaali Cable. Jeesow ayaa si adag uga hadlay arrinta doorashada, gaar ahaan qorshaha madaxweynaha ee ku aadan qabashada doorashooyin qof iyo cod ah. Xildhibaanka ayaa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-jeesow-xasan-sheekh-badbaado-qaran-2-ayaa-u-diyaarsan\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-10-14T09:09:04+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/jeesow.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"600\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"450\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-jeesow-xasan-sheekh-badbaado-qaran-2-ayaa-u-diyaarsan\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-jeesow-xasan-sheekh-badbaado-qaran-2-ayaa-u-diyaarsan\/\",\"name\":\"DAAWO:- Xildhibaan Jeesow: Xasan Sheekh Badbaado Qaran 2 ayaa u diyaarsan - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-jeesow-xasan-sheekh-badbaado-qaran-2-ayaa-u-diyaarsan\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-jeesow-xasan-sheekh-badbaado-qaran-2-ayaa-u-diyaarsan\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/jeesow.jpg\",\"datePublished\":\"2024-10-14T09:09:04+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-jeesow-xasan-sheekh-badbaado-qaran-2-ayaa-u-diyaarsan\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-jeesow-xasan-sheekh-badbaado-qaran-2-ayaa-u-diyaarsan\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-jeesow-xasan-sheekh-badbaado-qaran-2-ayaa-u-diyaarsan\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/jeesow.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/jeesow.jpg\",\"width\":600,\"height\":450},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-jeesow-xasan-sheekh-badbaado-qaran-2-ayaa-u-diyaarsan\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:- Xildhibaan Jeesow: Xasan Sheekh Badbaado Qaran 2 ayaa u diyaarsan\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:- Xildhibaan Jeesow: Xasan Sheekh Badbaado Qaran 2 ayaa u diyaarsan - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-jeesow-xasan-sheekh-badbaado-qaran-2-ayaa-u-diyaarsan\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:- Xildhibaan Jeesow: Xasan Sheekh Badbaado Qaran 2 ayaa u diyaarsan - Wardoon","og_description":"Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa weerar culus oo dhanka afka ah ku qaaday madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, isaga oo wareysi gaar ah siinayay telefishinka Soomaali Cable. Jeesow ayaa si adag uga hadlay arrinta doorashada, gaar ahaan qorshaha madaxweynaha ee ku aadan qabashada doorashooyin qof iyo cod ah. Xildhibaanka ayaa [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-jeesow-xasan-sheekh-badbaado-qaran-2-ayaa-u-diyaarsan\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-10-14T09:09:04+00:00","og_image":[{"width":600,"height":450,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/jeesow.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-jeesow-xasan-sheekh-badbaado-qaran-2-ayaa-u-diyaarsan\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-jeesow-xasan-sheekh-badbaado-qaran-2-ayaa-u-diyaarsan\/","name":"DAAWO:- Xildhibaan Jeesow: Xasan Sheekh Badbaado Qaran 2 ayaa u diyaarsan - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-jeesow-xasan-sheekh-badbaado-qaran-2-ayaa-u-diyaarsan\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-jeesow-xasan-sheekh-badbaado-qaran-2-ayaa-u-diyaarsan\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/jeesow.jpg","datePublished":"2024-10-14T09:09:04+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-jeesow-xasan-sheekh-badbaado-qaran-2-ayaa-u-diyaarsan\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-jeesow-xasan-sheekh-badbaado-qaran-2-ayaa-u-diyaarsan\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-jeesow-xasan-sheekh-badbaado-qaran-2-ayaa-u-diyaarsan\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/jeesow.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/jeesow.jpg","width":600,"height":450},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-jeesow-xasan-sheekh-badbaado-qaran-2-ayaa-u-diyaarsan\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:- Xildhibaan Jeesow: Xasan Sheekh Badbaado Qaran 2 ayaa u diyaarsan"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/183072"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=183072"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/183072\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":183074,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/183072\/revisions\/183074"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/183073"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=183072"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=183072"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=183072"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}