{"id":183075,"date":"2024-10-14T19:08:55","date_gmt":"2024-10-14T16:08:55","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=183075"},"modified":"2024-10-14T19:12:00","modified_gmt":"2024-10-14T16:12:00","slug":"cabdi-xaashi-cabdullaahi-oo-kalaabtay-xilkaqaadistii-uu-kusameeyay-saalax-axmed-jaamac","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaashi-cabdullaahi-oo-kalaabtay-xilkaqaadistii-uu-kusameeyay-saalax-axmed-jaamac\/","title":{"rendered":"Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo kalaabtay xilkaqaadistii uu kusameeyay Saalax Axmed Jaamac"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-183053\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/Waa-muhiim-inan-hormarino-Tiknoolajiyada-iyo-eray-bixinta-Afka-Hooyo-Saalax-Axmed-Jaamac.jpg\" alt=\"\" width=\"1920\" height=\"1080\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/Waa-muhiim-inan-hormarino-Tiknoolajiyada-iyo-eray-bixinta-Afka-Hooyo-Saalax-Axmed-Jaamac.jpg 1920w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/Waa-muhiim-inan-hormarino-Tiknoolajiyada-iyo-eray-bixinta-Afka-Hooyo-Saalax-Axmed-Jaamac-300x169.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/Waa-muhiim-inan-hormarino-Tiknoolajiyada-iyo-eray-bixinta-Afka-Hooyo-Saalax-Axmed-Jaamac-1024x576.jpg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/Waa-muhiim-inan-hormarino-Tiknoolajiyada-iyo-eray-bixinta-Afka-Hooyo-Saalax-Axmed-Jaamac-768x432.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/Waa-muhiim-inan-hormarino-Tiknoolajiyada-iyo-eray-bixinta-Afka-Hooyo-Saalax-Axmed-Jaamac-1536x864.jpg 1536w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/Waa-muhiim-inan-hormarino-Tiknoolajiyada-iyo-eray-bixinta-Afka-Hooyo-Saalax-Axmed-Jaamac-696x392.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/Waa-muhiim-inan-hormarino-Tiknoolajiyada-iyo-eray-bixinta-Afka-Hooyo-Saalax-Axmed-Jaamac-1068x601.jpg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/Waa-muhiim-inan-hormarino-Tiknoolajiyada-iyo-eray-bixinta-Afka-Hooyo-Saalax-Axmed-Jaamac-747x420.jpg 747w\" sizes=\"(max-width: 1920px) 100vw, 1920px\" \/><\/p>\n<p><span style=\"color: #0a0a0a;\"><span style=\"font-family: Georgia, Times, Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo Raysal wasaare ku xigeenka dalka Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta heshiis ka gaaray khilaaf maalmahii lasoo dhaafay u dhaxeeyay.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #0a0a0a;\"><span style=\"font-family: Georgia, Times, Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">War qoraal ah oo uu soo saaray guddoomiye Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa lagu sheegay inuu u tanaasulay Raysal wasaare ku xigeenka Xukuumadda kadib talo bixino uu sheegay iney uga yimaadeen dhinacyo dhexdhaxaadiyaal ah, wuxuuna shaaciyay in Saalax Axmed Jaamac uu sii wadan doono shaqadiisa Senatarnimo.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #0a0a0a;\"><span style=\"font-family: Georgia, Times, Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Raysal wasaare ku xigeenka dalka Saalax Axmed Jaamac ayaa dhankiisa qoraal uu soo saaray ku sheegay in khilaafkii asaga iyo guddoomiye Cabdi Xaashi u dhexeeyay in la soo afjaray, islamarkaana uu kusii shaqeyn doono kursigiisa Senatarnimo.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #0a0a0a;\"><span style=\"font-family: Georgia, Times, Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Khilaafka soo kala dhex galay labadaan masuul ayaa ahaa mid ka dhashay talaabo uu qaaday guddoomiye Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo ahayd inuu ku dhawaaqay in Senator Saalax Axmed Jaamac uu soo xaadiri waayay kalfadhiyadii Golaha Aqalka sare, islamarkaana uu lumiyay xubinimada kursiga uu ku fadhiyay, waxaana arintaas ka horyimid inta badan mudaneyaasha golaha Aqalka sare iyo Raysal Wasaare ku xigeenka khudhiisa.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #0a0a0a;\"><span style=\"font-family: Georgia, Times, Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Qoraalada kasoo baxay Xafiisyada gudoomiyaha Aqalka Sare iyo Raysal wasaare ku xigeenka dalka ayaa sidoo kale loogu mahadceliyay masuuliyiintii dhexdhaxaadiyay in la dhameeyo khilaafka u dhaxeeyay labada masuul.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><strong><span style=\"color: #0a0a0a;\"><span style=\"font-family: Georgia, Times, Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Hoos ka akhriso qoraalada labada masuul oo dhameystiran:-<\/span><\/span><\/span><\/strong><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-183077\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/20241014638644973760803523.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"886\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/20241014638644973760803523.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/20241014638644973760803523-223x300.jpg 223w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/20241014638644973760803523-313x420.jpg 313w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-183080\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/462854129_871808725136988_9012324137045695380_n.webp\" alt=\"\" width=\"1240\" height=\"1755\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/462854129_871808725136988_9012324137045695380_n.webp 1240w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/462854129_871808725136988_9012324137045695380_n-212x300.webp 212w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/462854129_871808725136988_9012324137045695380_n-724x1024.webp 724w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/462854129_871808725136988_9012324137045695380_n-768x1087.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/462854129_871808725136988_9012324137045695380_n-1085x1536.webp 1085w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/462854129_871808725136988_9012324137045695380_n-696x985.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/462854129_871808725136988_9012324137045695380_n-1068x1512.webp 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/462854129_871808725136988_9012324137045695380_n-297x420.webp 297w\" sizes=\"(max-width: 1240px) 100vw, 1240px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo Raysal wasaare ku xigeenka dalka Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta heshiis ka gaaray khilaaf maalmahii lasoo dhaafay u dhaxeeyay. War qoraal ah oo uu soo saaray guddoomiye Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa lagu sheegay inuu u tanaasulay Raysal wasaare ku xigeenka Xukuumadda kadib talo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":183049,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-183075","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo kalaabtay xilkaqaadistii uu kusameeyay Saalax Axmed Jaamac - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"description\" content=\"Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo Raysal wasaare ku xigeenka dalka Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta heshiis ka gaaray khilaaf maalmahii lasoo dhaafay u dhaxeeyay.\" \/>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaashi-cabdullaahi-oo-kalaabtay-xilkaqaadistii-uu-kusameeyay-saalax-axmed-jaamac\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo kalaabtay xilkaqaadistii uu kusameeyay Saalax Axmed Jaamac - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo Raysal wasaare ku xigeenka dalka Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta heshiis ka gaaray khilaaf maalmahii lasoo dhaafay u dhaxeeyay.\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaashi-cabdullaahi-oo-kalaabtay-xilkaqaadistii-uu-kusameeyay-saalax-axmed-jaamac\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-10-14T16:08:55+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2024-10-14T16:12:00+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/20241012638643141685814658.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"510\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"287\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaashi-cabdullaahi-oo-kalaabtay-xilkaqaadistii-uu-kusameeyay-saalax-axmed-jaamac\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaashi-cabdullaahi-oo-kalaabtay-xilkaqaadistii-uu-kusameeyay-saalax-axmed-jaamac\/\",\"name\":\"Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo kalaabtay xilkaqaadistii uu kusameeyay Saalax Axmed Jaamac - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaashi-cabdullaahi-oo-kalaabtay-xilkaqaadistii-uu-kusameeyay-saalax-axmed-jaamac\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaashi-cabdullaahi-oo-kalaabtay-xilkaqaadistii-uu-kusameeyay-saalax-axmed-jaamac\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/20241012638643141685814658.jpg\",\"datePublished\":\"2024-10-14T16:08:55+00:00\",\"dateModified\":\"2024-10-14T16:12:00+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"description\":\"Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo Raysal wasaare ku xigeenka dalka Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta heshiis ka gaaray khilaaf maalmahii lasoo dhaafay u dhaxeeyay.\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaashi-cabdullaahi-oo-kalaabtay-xilkaqaadistii-uu-kusameeyay-saalax-axmed-jaamac\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaashi-cabdullaahi-oo-kalaabtay-xilkaqaadistii-uu-kusameeyay-saalax-axmed-jaamac\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaashi-cabdullaahi-oo-kalaabtay-xilkaqaadistii-uu-kusameeyay-saalax-axmed-jaamac\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/20241012638643141685814658.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/20241012638643141685814658.jpg\",\"width\":510,\"height\":287},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaashi-cabdullaahi-oo-kalaabtay-xilkaqaadistii-uu-kusameeyay-saalax-axmed-jaamac\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo kalaabtay xilkaqaadistii uu kusameeyay Saalax Axmed Jaamac\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo kalaabtay xilkaqaadistii uu kusameeyay Saalax Axmed Jaamac - Wardoon","description":"Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo Raysal wasaare ku xigeenka dalka Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta heshiis ka gaaray khilaaf maalmahii lasoo dhaafay u dhaxeeyay.","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaashi-cabdullaahi-oo-kalaabtay-xilkaqaadistii-uu-kusameeyay-saalax-axmed-jaamac\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo kalaabtay xilkaqaadistii uu kusameeyay Saalax Axmed Jaamac - Wardoon","og_description":"Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo Raysal wasaare ku xigeenka dalka Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta heshiis ka gaaray khilaaf maalmahii lasoo dhaafay u dhaxeeyay.","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaashi-cabdullaahi-oo-kalaabtay-xilkaqaadistii-uu-kusameeyay-saalax-axmed-jaamac\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-10-14T16:08:55+00:00","article_modified_time":"2024-10-14T16:12:00+00:00","og_image":[{"width":510,"height":287,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/20241012638643141685814658.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaashi-cabdullaahi-oo-kalaabtay-xilkaqaadistii-uu-kusameeyay-saalax-axmed-jaamac\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaashi-cabdullaahi-oo-kalaabtay-xilkaqaadistii-uu-kusameeyay-saalax-axmed-jaamac\/","name":"Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo kalaabtay xilkaqaadistii uu kusameeyay Saalax Axmed Jaamac - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaashi-cabdullaahi-oo-kalaabtay-xilkaqaadistii-uu-kusameeyay-saalax-axmed-jaamac\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaashi-cabdullaahi-oo-kalaabtay-xilkaqaadistii-uu-kusameeyay-saalax-axmed-jaamac\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/20241012638643141685814658.jpg","datePublished":"2024-10-14T16:08:55+00:00","dateModified":"2024-10-14T16:12:00+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"description":"Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo Raysal wasaare ku xigeenka dalka Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta heshiis ka gaaray khilaaf maalmahii lasoo dhaafay u dhaxeeyay.","breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaashi-cabdullaahi-oo-kalaabtay-xilkaqaadistii-uu-kusameeyay-saalax-axmed-jaamac\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaashi-cabdullaahi-oo-kalaabtay-xilkaqaadistii-uu-kusameeyay-saalax-axmed-jaamac\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaashi-cabdullaahi-oo-kalaabtay-xilkaqaadistii-uu-kusameeyay-saalax-axmed-jaamac\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/20241012638643141685814658.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/20241012638643141685814658.jpg","width":510,"height":287},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaashi-cabdullaahi-oo-kalaabtay-xilkaqaadistii-uu-kusameeyay-saalax-axmed-jaamac\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo kalaabtay xilkaqaadistii uu kusameeyay Saalax Axmed Jaamac"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/183075"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=183075"}],"version-history":[{"count":4,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/183075\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":183081,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/183075\/revisions\/183081"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/183049"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=183075"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=183075"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=183075"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}