{"id":183100,"date":"2024-10-17T11:31:32","date_gmt":"2024-10-17T08:31:32","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=183100"},"modified":"2024-10-17T11:31:32","modified_gmt":"2024-10-17T08:31:32","slug":"daawo-yabooh-oo-sheegay-in-dad-loosooxirxiray-dilalkii-dhacyay-maalmahaan","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-yabooh-oo-sheegay-in-dad-loosooxirxiray-dilalkii-dhacyay-maalmahaan\/","title":{"rendered":"DAAWO:- Yabooh oo sheegay in dad loosooxirxiray dilalkii dhacyay maalmahaan"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-183101\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/Screenshot-2024-10-17-at-09.28.15.png\" alt=\"\" width=\"1150\" height=\"758\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/Screenshot-2024-10-17-at-09.28.15.png 1150w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/Screenshot-2024-10-17-at-09.28.15-300x198.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/Screenshot-2024-10-17-at-09.28.15-1024x675.png 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/Screenshot-2024-10-17-at-09.28.15-768x506.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/Screenshot-2024-10-17-at-09.28.15-696x459.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/Screenshot-2024-10-17-at-09.28.15-1068x704.png 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/Screenshot-2024-10-17-at-09.28.15-637x420.png 637w\" sizes=\"(max-width: 1150px) 100vw, 1150px\" \/><\/p>\n<p>Guddoomiye ku xigeenka dhanka amniga iyo siyaasadda ee maamulka gobolka Banaadir Maxamed Yabooh oo shir jaraa\u2019id ku qabtay xarunta qeybta guud ee booliska gobolka Banaadir ayaa faahfaahin ka bixiyey amniga Muqdisho iyo beegsiga ay Shabaab ku hayaan ganacsatada caasimadda Muqdisho.<\/p>\n<p>Yabooh ayaa qiray in amniga Muqdisho uu maalmihii lasoo dhaafay qalqal galay, isla markaana ay Shabaab soo nooleeyeen beegsigii iyo dilalkii ay ka geysa jireen caasimadda, hadana ay wadaan qorshe culus.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa maanta halkaan ku shiray hey\u2019adaha ka shaqeeya amniga Muqdisho, wax badan ayaan halkaan fadhina waana is warsanay, Khawaarijtii ayaa hadda bilowday inay beegsi ka geystaan Muqdisho, shacabkii ayey ku bilaabeen dil, baad iyo cagajugleyn,\u201d ayuu yiri guddoomiye Yabooh.<\/p>\n<p>Sidoo kale guddoomiye ku xigeenka amniga ayaa shaaciyey in la soo qabtay qaar kamid ah shabakadihii Shabaab u qaabilsanaa dilalka qorsheysan iyo badda shacabka ee Muqdisho ay ka bilaabeen.<\/p>\n<p>\u201cMaanta waxaa halkaan lagu soo bandhigay kooxihii Shabaab ka tirsanaa ee falalkaas geystay, wareysiyo ayaa ku socda, waana soo bandhigi doonaa, waa cadow xun oo shacabka iyo dowladaba dagaal kula jira,\u201d ayuu yiri.<\/p>\n<p>Guddoomiye Yabooh ayaa intaas ku sii daray, \u201cWaxaan heynaa xog badan oo codad ay ku jiraan, ganacsatada ayey ku qasbayaan inay xoolo bixiyaan oo kaamirooyinka furaan, hadda qorshahooda oo dhan waan heynaa, shabahadihii falalka qaar fuliyana waa lasoo qabtay.\u201d<\/p>\n<p><span style=\"color: #0a0a0a;\"><span style=\"font-family: Georgia, Times, Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Wuxuu sheegay in dowladda ay ka go\u2019an tahay inay ku dadaasho sugidda amniga caasimadda, isagoo shacabka ka codsaday inay garab istaagaan ciidamada iyo dowladda, si looga guuleysto cadowga.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #0a0a0a;\">\u201c<span style=\"font-family: Georgia, Times, Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Waxa dhacaya oo aad aragtaan waxaa ka daran inta laga hortegayo, ragga hada lasoo qabtay iyagoo Muqdisho dhibaatooyin ka geysanaya aad ayey u badan yihiin, kuwo kale ayaan ku raad joognaa oo xogo badan laga hayo, marka shacabku ha ogaadeen inaan u maqanahay,\u201d ayuu yiri guddoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasadda gobolka Banaadir Maxamed Diiriye Yabooh.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"Gudoomiye Yabooh &quot;Ciidamada amaanka waxay gacanta kusoo dhigeen Shabakad Khawaarij ah.\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/XNZz0p9tnVY\" width=\"717\" height=\"404\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiye ku xigeenka dhanka amniga iyo siyaasadda ee maamulka gobolka Banaadir Maxamed Yabooh oo shir jaraa\u2019id ku qabtay xarunta qeybta guud ee booliska gobolka Banaadir ayaa faahfaahin ka bixiyey amniga Muqdisho iyo beegsiga ay Shabaab ku hayaan ganacsatada caasimadda Muqdisho. Yabooh ayaa qiray in amniga Muqdisho uu maalmihii lasoo dhaafay qalqal galay, isla markaana ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":183101,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-183100","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:- Yabooh oo sheegay in dad loosooxirxiray dilalkii dhacyay maalmahaan - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-yabooh-oo-sheegay-in-dad-loosooxirxiray-dilalkii-dhacyay-maalmahaan\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:- Yabooh oo sheegay in dad loosooxirxiray dilalkii dhacyay maalmahaan - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiye ku xigeenka dhanka amniga iyo siyaasadda ee maamulka gobolka Banaadir Maxamed Yabooh oo shir jaraa\u2019id ku qabtay xarunta qeybta guud ee booliska gobolka Banaadir ayaa faahfaahin ka bixiyey amniga Muqdisho iyo beegsiga ay Shabaab ku hayaan ganacsatada caasimadda Muqdisho. Yabooh ayaa qiray in amniga Muqdisho uu maalmihii lasoo dhaafay qalqal galay, isla markaana ay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-yabooh-oo-sheegay-in-dad-loosooxirxiray-dilalkii-dhacyay-maalmahaan\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-10-17T08:31:32+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/Screenshot-2024-10-17-at-09.28.15.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1150\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"758\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-yabooh-oo-sheegay-in-dad-loosooxirxiray-dilalkii-dhacyay-maalmahaan\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-yabooh-oo-sheegay-in-dad-loosooxirxiray-dilalkii-dhacyay-maalmahaan\/\",\"name\":\"DAAWO:- Yabooh oo sheegay in dad loosooxirxiray dilalkii dhacyay maalmahaan - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-yabooh-oo-sheegay-in-dad-loosooxirxiray-dilalkii-dhacyay-maalmahaan\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-yabooh-oo-sheegay-in-dad-loosooxirxiray-dilalkii-dhacyay-maalmahaan\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/Screenshot-2024-10-17-at-09.28.15.png\",\"datePublished\":\"2024-10-17T08:31:32+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-yabooh-oo-sheegay-in-dad-loosooxirxiray-dilalkii-dhacyay-maalmahaan\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-yabooh-oo-sheegay-in-dad-loosooxirxiray-dilalkii-dhacyay-maalmahaan\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-yabooh-oo-sheegay-in-dad-loosooxirxiray-dilalkii-dhacyay-maalmahaan\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/Screenshot-2024-10-17-at-09.28.15.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/Screenshot-2024-10-17-at-09.28.15.png\",\"width\":1150,\"height\":758},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-yabooh-oo-sheegay-in-dad-loosooxirxiray-dilalkii-dhacyay-maalmahaan\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:- Yabooh oo sheegay in dad loosooxirxiray dilalkii dhacyay maalmahaan\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:- Yabooh oo sheegay in dad loosooxirxiray dilalkii dhacyay maalmahaan - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-yabooh-oo-sheegay-in-dad-loosooxirxiray-dilalkii-dhacyay-maalmahaan\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:- Yabooh oo sheegay in dad loosooxirxiray dilalkii dhacyay maalmahaan - Wardoon","og_description":"Guddoomiye ku xigeenka dhanka amniga iyo siyaasadda ee maamulka gobolka Banaadir Maxamed Yabooh oo shir jaraa\u2019id ku qabtay xarunta qeybta guud ee booliska gobolka Banaadir ayaa faahfaahin ka bixiyey amniga Muqdisho iyo beegsiga ay Shabaab ku hayaan ganacsatada caasimadda Muqdisho. Yabooh ayaa qiray in amniga Muqdisho uu maalmihii lasoo dhaafay qalqal galay, isla markaana ay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-yabooh-oo-sheegay-in-dad-loosooxirxiray-dilalkii-dhacyay-maalmahaan\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-10-17T08:31:32+00:00","og_image":[{"width":1150,"height":758,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/Screenshot-2024-10-17-at-09.28.15.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-yabooh-oo-sheegay-in-dad-loosooxirxiray-dilalkii-dhacyay-maalmahaan\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-yabooh-oo-sheegay-in-dad-loosooxirxiray-dilalkii-dhacyay-maalmahaan\/","name":"DAAWO:- Yabooh oo sheegay in dad loosooxirxiray dilalkii dhacyay maalmahaan - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-yabooh-oo-sheegay-in-dad-loosooxirxiray-dilalkii-dhacyay-maalmahaan\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-yabooh-oo-sheegay-in-dad-loosooxirxiray-dilalkii-dhacyay-maalmahaan\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/Screenshot-2024-10-17-at-09.28.15.png","datePublished":"2024-10-17T08:31:32+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-yabooh-oo-sheegay-in-dad-loosooxirxiray-dilalkii-dhacyay-maalmahaan\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-yabooh-oo-sheegay-in-dad-loosooxirxiray-dilalkii-dhacyay-maalmahaan\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-yabooh-oo-sheegay-in-dad-loosooxirxiray-dilalkii-dhacyay-maalmahaan\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/Screenshot-2024-10-17-at-09.28.15.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/Screenshot-2024-10-17-at-09.28.15.png","width":1150,"height":758},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-yabooh-oo-sheegay-in-dad-loosooxirxiray-dilalkii-dhacyay-maalmahaan\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:- Yabooh oo sheegay in dad loosooxirxiray dilalkii dhacyay maalmahaan"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/183100"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=183100"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/183100\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":183102,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/183100\/revisions\/183102"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/183101"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=183100"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=183100"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=183100"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}