{"id":183153,"date":"2024-10-21T11:43:25","date_gmt":"2024-10-21T08:43:25","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=183153"},"modified":"2024-10-21T11:43:25","modified_gmt":"2024-10-21T08:43:25","slug":"daawo-muuqaal-duubihii-al-shabaab-oo-laqabtay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuqaal-duubihii-al-shabaab-oo-laqabtay\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Muuqaal duubihii Al-Shabaab oo laqabtay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-183154\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/Screenshot-2024-10-21-at-09.42.05.png\" alt=\"\" width=\"1374\" height=\"828\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/Screenshot-2024-10-21-at-09.42.05.png 1374w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/Screenshot-2024-10-21-at-09.42.05-300x181.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/Screenshot-2024-10-21-at-09.42.05-1024x617.png 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/Screenshot-2024-10-21-at-09.42.05-768x463.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/Screenshot-2024-10-21-at-09.42.05-696x419.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/Screenshot-2024-10-21-at-09.42.05-1068x644.png 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/Screenshot-2024-10-21-at-09.42.05-697x420.png 697w\" sizes=\"(max-width: 1374px) 100vw, 1374px\" \/><\/p>\n<p>Muuqaal duubihii Warbaahinta Al-Shabaab ee Al-kataa\u2019ib ayaa u soo gacan galay dowladda Soomaaliya, waxaana maanta lasoo taagay maxkamadda ciidamada Soomaaliya, isagoo qiranaya dembiyo waaweyn, waxaana xusid mudan in ninkii ku tashkiiliyey inuu ku biiro Al-Shabaab u uku jiro Xabsiga Dhexe, isagoo ku xukuman xabsi dheer.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha maxkamadda darajada 1-aad ee ciidamada G\/Sare Xasan Cali Nuur Shuute ayaa toos u wareystay ninkaan oo sheegay in shaqada ugu badan ee Shabaab uu u qaba jiray ay aheyd duubista dagaallada tooska ah iyo dilalka ay geysa jireen Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Ninkaan ayaa qirtay in Shabaab ay soo bareen sida wax loo duubo, qaraxyada, dagaalka tooska ah, diyaarinta miinooyinka iyo soo iibinta gaadiid u badan oo mootooyin FEKON ah oo Shabaab ay isticmaali jireen.<\/p>\n<p>Xeer ilaalinta maxkamadda ciidamada ayaa soo bandhigtay cadeymaha eedeymaha culus ee ninkaan uu qiranayo, waxaana markii la qabanayey ka fashilmay qarax u uku diyaariyey maqaayad ku taalla deegaanka Ceelasha Biyaha ee koonfurta Muqdisho.<\/p>\n<p>\u201cMarkii aan gacanta ku dhignay wuxuu ka tirsanaa amniyaadka Al-Shabaab ee dilalka fuliya,\u201d ayuu yiri Dacwad ooge ka tirsan xeer ilaalinta maxkamadda ciidamada.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa maxkamadda hor yimid sarkaal ka tirsan NISA oo ka sheekeeyey sida loo qabtay ninkaan oo isla goobtii ku qirtay inuu ka tirsan yahay Al-Shabaab, isla markaana uu ahaa sahan.<\/p>\n<p>\u201cSubax aniga oo kormeeraya kaamirooyinka degmada Garasbaaley ayaan arkay ninkaan oo luuq kasoo baxay, waxaa istaajiyey ciidankii ila socday, kadibna waxaan weydiiyey dhowr su\u2019aalood, balse waxaan ka dareemay qalqal, markii aan u sheegay inaan xabsiga u gudbinayo si loo baaro ayuu ii sheegay inaan iska daayo, isagoo qiranaya inuu Shabaab yahay,\u201d ayuu yiri Salkaalka ka tirsan NISA ee hor tegay maxkamadda.<\/p>\n<p>Hoos ka daawo garmaqalka kiiskaan.<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" title=\"DEG DEG: Garmaqalka Muuqaal duubihii Argagaxisada.\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/aZYlGBIknaY\" width=\"853\" height=\"480\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muuqaal duubihii Warbaahinta Al-Shabaab ee Al-kataa\u2019ib ayaa u soo gacan galay dowladda Soomaaliya, waxaana maanta lasoo taagay maxkamadda ciidamada Soomaaliya, isagoo qiranaya dembiyo waaweyn, waxaana xusid mudan in ninkii ku tashkiiliyey inuu ku biiro Al-Shabaab u uku jiro Xabsiga Dhexe, isagoo ku xukuman xabsi dheer. Guddoomiyaha maxkamadda darajada 1-aad ee ciidamada G\/Sare Xasan Cali Nuur [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":183154,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-183153","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Muuqaal duubihii Al-Shabaab oo laqabtay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuqaal-duubihii-al-shabaab-oo-laqabtay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Muuqaal duubihii Al-Shabaab oo laqabtay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Muuqaal duubihii Warbaahinta Al-Shabaab ee Al-kataa\u2019ib ayaa u soo gacan galay dowladda Soomaaliya, waxaana maanta lasoo taagay maxkamadda ciidamada Soomaaliya, isagoo qiranaya dembiyo waaweyn, waxaana xusid mudan in ninkii ku tashkiiliyey inuu ku biiro Al-Shabaab u uku jiro Xabsiga Dhexe, isagoo ku xukuman xabsi dheer. Guddoomiyaha maxkamadda darajada 1-aad ee ciidamada G\/Sare Xasan Cali Nuur [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuqaal-duubihii-al-shabaab-oo-laqabtay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-10-21T08:43:25+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/Screenshot-2024-10-21-at-09.42.05.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1374\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"828\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuqaal-duubihii-al-shabaab-oo-laqabtay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuqaal-duubihii-al-shabaab-oo-laqabtay\/\",\"name\":\"DAAWO:-Muuqaal duubihii Al-Shabaab oo laqabtay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuqaal-duubihii-al-shabaab-oo-laqabtay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuqaal-duubihii-al-shabaab-oo-laqabtay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/Screenshot-2024-10-21-at-09.42.05.png\",\"datePublished\":\"2024-10-21T08:43:25+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuqaal-duubihii-al-shabaab-oo-laqabtay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuqaal-duubihii-al-shabaab-oo-laqabtay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuqaal-duubihii-al-shabaab-oo-laqabtay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/Screenshot-2024-10-21-at-09.42.05.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/Screenshot-2024-10-21-at-09.42.05.png\",\"width\":1374,\"height\":828},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuqaal-duubihii-al-shabaab-oo-laqabtay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Muuqaal duubihii Al-Shabaab oo laqabtay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Muuqaal duubihii Al-Shabaab oo laqabtay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuqaal-duubihii-al-shabaab-oo-laqabtay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Muuqaal duubihii Al-Shabaab oo laqabtay - Wardoon","og_description":"Muuqaal duubihii Warbaahinta Al-Shabaab ee Al-kataa\u2019ib ayaa u soo gacan galay dowladda Soomaaliya, waxaana maanta lasoo taagay maxkamadda ciidamada Soomaaliya, isagoo qiranaya dembiyo waaweyn, waxaana xusid mudan in ninkii ku tashkiiliyey inuu ku biiro Al-Shabaab u uku jiro Xabsiga Dhexe, isagoo ku xukuman xabsi dheer. Guddoomiyaha maxkamadda darajada 1-aad ee ciidamada G\/Sare Xasan Cali Nuur [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuqaal-duubihii-al-shabaab-oo-laqabtay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-10-21T08:43:25+00:00","og_image":[{"width":1374,"height":828,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/Screenshot-2024-10-21-at-09.42.05.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuqaal-duubihii-al-shabaab-oo-laqabtay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuqaal-duubihii-al-shabaab-oo-laqabtay\/","name":"DAAWO:-Muuqaal duubihii Al-Shabaab oo laqabtay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuqaal-duubihii-al-shabaab-oo-laqabtay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuqaal-duubihii-al-shabaab-oo-laqabtay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/Screenshot-2024-10-21-at-09.42.05.png","datePublished":"2024-10-21T08:43:25+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuqaal-duubihii-al-shabaab-oo-laqabtay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuqaal-duubihii-al-shabaab-oo-laqabtay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuqaal-duubihii-al-shabaab-oo-laqabtay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/Screenshot-2024-10-21-at-09.42.05.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/Screenshot-2024-10-21-at-09.42.05.png","width":1374,"height":828},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuqaal-duubihii-al-shabaab-oo-laqabtay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Muuqaal duubihii Al-Shabaab oo laqabtay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/183153"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=183153"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/183153\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":183155,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/183153\/revisions\/183155"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/183154"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=183153"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=183153"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=183153"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}