{"id":183156,"date":"2024-10-21T11:48:30","date_gmt":"2024-10-21T08:48:30","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=183156"},"modified":"2024-10-21T11:48:31","modified_gmt":"2024-10-21T08:48:31","slug":"deni-oo-u-yeeray-xildhibaannada-labada-gole-ee-ku-metala-df","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-u-yeeray-xildhibaannada-labada-gole-ee-ku-metala-df\/","title":{"rendered":"Deni oo u yeeray xildhibaannada labada gole ee ku metala DF"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-144384\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Siciid-Deni1.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"464\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Siciid-Deni1.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Siciid-Deni1-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Siciid-Deni1-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/p>\n<p><span style=\"color: #0a0a0a;\"> <span style=\"font-family: Georgia, Times, Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Maamul goboleedka Puntland oo warsaxaafadeed soo saaray ayaa u yeeray xildhibaannada labada gole ee ku metala dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, waxaana lagu casuumay magaalada Garoowe ee xarunta maamulkaasi.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #0a0a0a;\"><span style=\"font-family: Georgia, Times, Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Guddoomiyaha golaha wakiilada Puntland, Cabdirisaaq Axmed Saciid oo isagu casuumadda u fudiyay xildhibaannada labada gole ayaa ka dalbaday inay kasoo qayb-galaan xafladda furitaanka kalfadhiga 55-aad ee baarlamaanka Puntland oo dhaceysat 26-ka bishaan.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #0a0a0a;\">\u201c<span style=\"font-family: Georgia, Times, Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Mudanayaal salaan diiran ka dib, waxaa sharaf ii ah in aan idinku casuumo in aad nagala soo qaybgashaan munaasabadda furitaanka kalfadhiga 55-aad ee Golaha Wakiilada Puntland oo dhici doonta sabti, 26-ka Oktoobar, 2024\u201d ayaa lagu yiri waraqadda casuumadda.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #0a0a0a;\"><span style=\"font-family: Georgia, Times, Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Sidoo kale guddoomiyaha ayaa sheegay in xildhibaannada heer federaal iyo Puntland ay yeelaan doonaan kulamo wada-tashi ah oo looga hadlayo xaaladda dalka, gaar ahaan khilaafka kasii daraya ee u dhexeeya maamulka uu hoggaamiyo Deni iyo dowladda dhexe.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #0a0a0a;\">\u201c<span style=\"font-family: Georgia, Times, Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Munaasabadda furitaanka kadib waxaan yeelan doonaa kulamo wadatashi ah oo la xiriira xaaladda guud ee dalka\u201d ayaa mar kale lagu yiri warsaxaafadeedka.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #0a0a0a;\"><span style=\"font-family: Georgia, Times, Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Puntland ayaa waxaa haatan xiisad xoogan ay kala dhexeysaa dowladda federaalka, waxaana meesha ka baxday wada-shaqeyntii labada oo muddo dheer hakad ku jirta.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #0a0a0a;\"><span style=\"font-family: Georgia, Times, Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Lama oga waxa ay arrintaan ay soo kordhin doonto iyo wax ay beddali karaan haddii ay xildhibaannada Puntland ku metala labada gole ee baarlamaanka isugu tegaan Garoowe.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-183157\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/464124583_967032842131032_7305491825974725072_n.webp\" alt=\"\" width=\"526\" height=\"683\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/464124583_967032842131032_7305491825974725072_n.webp 526w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/464124583_967032842131032_7305491825974725072_n-231x300.webp 231w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/464124583_967032842131032_7305491825974725072_n-323x420.webp 323w\" sizes=\"(max-width: 526px) 100vw, 526px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamul goboleedka Puntland oo warsaxaafadeed soo saaray ayaa u yeeray xildhibaannada labada gole ee ku metala dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, waxaana lagu casuumay magaalada Garoowe ee xarunta maamulkaasi. Guddoomiyaha golaha wakiilada Puntland, Cabdirisaaq Axmed Saciid oo isagu casuumadda u fudiyay xildhibaannada labada gole ayaa ka dalbaday inay kasoo qayb-galaan xafladda furitaanka kalfadhiga 55-aad ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":140205,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-183156","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Deni oo u yeeray xildhibaannada labada gole ee ku metala DF - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-u-yeeray-xildhibaannada-labada-gole-ee-ku-metala-df\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Deni oo u yeeray xildhibaannada labada gole ee ku metala DF - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maamul goboleedka Puntland oo warsaxaafadeed soo saaray ayaa u yeeray xildhibaannada labada gole ee ku metala dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, waxaana lagu casuumay magaalada Garoowe ee xarunta maamulkaasi. Guddoomiyaha golaha wakiilada Puntland, Cabdirisaaq Axmed Saciid oo isagu casuumadda u fudiyay xildhibaannada labada gole ayaa ka dalbaday inay kasoo qayb-galaan xafladda furitaanka kalfadhiga 55-aad ee [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-u-yeeray-xildhibaannada-labada-gole-ee-ku-metala-df\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-10-21T08:48:30+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2024-10-21T08:48:31+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/madaxweyne-siciid-deni-750x430-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"750\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"430\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-u-yeeray-xildhibaannada-labada-gole-ee-ku-metala-df\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-u-yeeray-xildhibaannada-labada-gole-ee-ku-metala-df\/\",\"name\":\"Deni oo u yeeray xildhibaannada labada gole ee ku metala DF - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-u-yeeray-xildhibaannada-labada-gole-ee-ku-metala-df\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-u-yeeray-xildhibaannada-labada-gole-ee-ku-metala-df\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/madaxweyne-siciid-deni-750x430-1.jpg\",\"datePublished\":\"2024-10-21T08:48:30+00:00\",\"dateModified\":\"2024-10-21T08:48:31+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-u-yeeray-xildhibaannada-labada-gole-ee-ku-metala-df\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-u-yeeray-xildhibaannada-labada-gole-ee-ku-metala-df\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-u-yeeray-xildhibaannada-labada-gole-ee-ku-metala-df\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/madaxweyne-siciid-deni-750x430-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/madaxweyne-siciid-deni-750x430-1.jpg\",\"width\":750,\"height\":430},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-u-yeeray-xildhibaannada-labada-gole-ee-ku-metala-df\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Deni oo u yeeray xildhibaannada labada gole ee ku metala DF\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Deni oo u yeeray xildhibaannada labada gole ee ku metala DF - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-u-yeeray-xildhibaannada-labada-gole-ee-ku-metala-df\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Deni oo u yeeray xildhibaannada labada gole ee ku metala DF - Wardoon","og_description":"Maamul goboleedka Puntland oo warsaxaafadeed soo saaray ayaa u yeeray xildhibaannada labada gole ee ku metala dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, waxaana lagu casuumay magaalada Garoowe ee xarunta maamulkaasi. Guddoomiyaha golaha wakiilada Puntland, Cabdirisaaq Axmed Saciid oo isagu casuumadda u fudiyay xildhibaannada labada gole ayaa ka dalbaday inay kasoo qayb-galaan xafladda furitaanka kalfadhiga 55-aad ee [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-u-yeeray-xildhibaannada-labada-gole-ee-ku-metala-df\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-10-21T08:48:30+00:00","article_modified_time":"2024-10-21T08:48:31+00:00","og_image":[{"width":750,"height":430,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/madaxweyne-siciid-deni-750x430-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-u-yeeray-xildhibaannada-labada-gole-ee-ku-metala-df\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-u-yeeray-xildhibaannada-labada-gole-ee-ku-metala-df\/","name":"Deni oo u yeeray xildhibaannada labada gole ee ku metala DF - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-u-yeeray-xildhibaannada-labada-gole-ee-ku-metala-df\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-u-yeeray-xildhibaannada-labada-gole-ee-ku-metala-df\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/madaxweyne-siciid-deni-750x430-1.jpg","datePublished":"2024-10-21T08:48:30+00:00","dateModified":"2024-10-21T08:48:31+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-u-yeeray-xildhibaannada-labada-gole-ee-ku-metala-df\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-u-yeeray-xildhibaannada-labada-gole-ee-ku-metala-df\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-u-yeeray-xildhibaannada-labada-gole-ee-ku-metala-df\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/madaxweyne-siciid-deni-750x430-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/madaxweyne-siciid-deni-750x430-1.jpg","width":750,"height":430},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-u-yeeray-xildhibaannada-labada-gole-ee-ku-metala-df\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Deni oo u yeeray xildhibaannada labada gole ee ku metala DF"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/183156"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=183156"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/183156\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":183158,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/183156\/revisions\/183158"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/140205"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=183156"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=183156"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=183156"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}