{"id":183241,"date":"2024-10-23T19:36:58","date_gmt":"2024-10-23T16:36:58","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=183241"},"modified":"2024-10-23T19:36:58","modified_gmt":"2024-10-23T16:36:58","slug":"soomaaliya-oo-sheegtay-inay-iyadu-xulanayso-dalalka-kamid-noqonaya-howlgalka-aussom","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-sheegtay-inay-iyadu-xulanayso-dalalka-kamid-noqonaya-howlgalka-aussom\/","title":{"rendered":"Soomaaliya oo sheegtay inay iyadu xulanayso dalalka kamid noqonaya howlgalka AUSSOM"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"color: #0a0a0a;\"><span style=\"font-family: Georgia, Times, Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-183242\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/20241023638652752403080600.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"331\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/20241023638652752403080600.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/20241023638652752403080600-300x150.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #0a0a0a;\"><span style=\"font-family: Georgia, Times, Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in wixii hadda ka dambeeya ay hoggaamin doonto jihada how-lgalka xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya, iyadoo si cad diiradda u saareysa ilaalinta gobanimada JFS.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #0a0a0a;\"><span style=\"font-family: Georgia, Times, Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">War-saxaafadeed kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya oo ku qornaa luuqada English-ka ayaa waxaa lagu caddeeyay in Soomaaliya ay awood u leedahay go\u2019aan ka gaarista dalalka ciidamada ku biirinaya howl-galka cusub.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #0a0a0a;\">\u201c<span style=\"font-family: Georgia, Times, Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Marka aan ka gudubno ATMIS oo aan u wareegno howlgalka Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM), Soomaaliya waxay hoggaamin doontaa jihada howlgalka iyadoo si cad diiradda u saareysa gobanimada,\u201d ayaa lagu yiri qoraalka.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #0a0a0a;\">\u201c<span style=\"font-family: Georgia, Times, Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Inta aan isu diyaarinayno wejiga xiga ee nabad ilaalinta oo hoos imaanaya Howlgalka Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM) ee soo socda, waxaa lama huraan ah in aan mar kale ku celinno in Soomaaliya ay tahay dal madax-bannaan, awoodda go\u2019aan ka gaarista dalalka ciidamada ku biirinaya howlgalknana iyadu leedahay.\u201d<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #0a0a0a;\"><span style=\"font-family: Georgia, Times, Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Go\u2019aanka ciidamada ka qeyb qaadanaya howl-galka ayey dowladda sheegtay in looga baahan yahay waafaqsanaanta danaha qaranka Soomaaliya iyo ilaalinta qaranimadeeda.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #0a0a0a;\"><span style=\"font-family: Georgia, Times, Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Soomaaliya ayaa qoraalkan ku sheegtay in Itoobiya ay lumisay kalsoonida lagama maarmaanka u ah howl-galka nabad ilaalinta, ka gadaal markii ay Somaliland la saxiixatay heshiis sharci darro ah oo xad-gudub ku ah qaranimada Soomaaliya.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #0a0a0a;\">\u201c<span style=\"font-family: Georgia, Times, Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Tallaabooyinka halka dhinac ah ee Itoobiya dhawaan qaaday, kuna jiraan heshiisyo sharci darro ah oo lala galay gobollada waqooyi ee Soomaaliya, waxay ku xad-gudbayaan madax-bannaanideena waxayna meesha ka saarayaan kalsoonida lagama maarmaanka u ah nabad ilaalinta.\u201d<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #0a0a0a;\"><span style=\"font-family: Georgia, Times, Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Sidoo kale waxaa lagu xusay qoraalka dowladda Soomaaliya ciidamadii ay toddobaadyadii dambe Itoobiya soo gelinaysa gudaha dalka, taas oo khatar amni ah.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #0a0a0a;\">\u201c<span style=\"font-family: Georgia, Times, Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Soo gelitaanka ciidamada Ethiopia ee Soomaaliya waxaa uu sara u qaaday kororka kooxda Khawaarijta, iyadoo horumada dhinaca guulaha ee laga gaarayna aanu gaarsiisaneyn heerkii loo baahnaa, Iyadoo la eegayo arintaas dowladda Soomaaliya waxay dalbanaysaa xulashada istaraatiijiyadeed ee dheeraadka ah ee la-hawlgalayaasha ciidamada si loo hubiyo in AUSSOM ay la jaanqaado hadafyada amniga iyo horumarka Soomaaliya.\u201d<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #0a0a0a;\"><span style=\"font-family: Georgia, Times, Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Ugu dambeyntiina waxay dowladda caddeysay sida ay uga go\u2019an tahay inay howl-galkan kala shaqeyso Midowga Afrika, Qaramada Midoobay, iyo Midowga Yurub AUSSOM, iyadoo Soomaaliya ay hormuud u tahay xulashada saaxiibada ixtiraamaya madax-bannaanidayada.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-183243\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/464426582_1049616660538273_5370089815736357654_n.webp\" alt=\"\" width=\"1392\" height=\"1802\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/464426582_1049616660538273_5370089815736357654_n.webp 1392w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/464426582_1049616660538273_5370089815736357654_n-232x300.webp 232w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/464426582_1049616660538273_5370089815736357654_n-791x1024.webp 791w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/464426582_1049616660538273_5370089815736357654_n-768x994.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/464426582_1049616660538273_5370089815736357654_n-1187x1536.webp 1187w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/464426582_1049616660538273_5370089815736357654_n-696x901.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/464426582_1049616660538273_5370089815736357654_n-1068x1383.webp 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/464426582_1049616660538273_5370089815736357654_n-324x420.webp 324w\" sizes=\"(max-width: 1392px) 100vw, 1392px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in wixii hadda ka dambeeya ay hoggaamin doonto jihada how-lgalka xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya, iyadoo si cad diiradda u saareysa ilaalinta gobanimada JFS. War-saxaafadeed kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya oo ku qornaa luuqada English-ka ayaa waxaa lagu caddeeyay in Soomaaliya ay awood u leedahay go\u2019aan ka gaarista dalalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":183242,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-183241","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Soomaaliya oo sheegtay inay iyadu xulanayso dalalka kamid noqonaya howlgalka AUSSOM - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"description\" content=\"Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in wixii hadda ka dambeeya ay hoggaamin doonto jihada how-lgalka xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya, iyadoo si cad diiradda u saareysa ilaalinta gobanimada JFS.\" \/>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-sheegtay-inay-iyadu-xulanayso-dalalka-kamid-noqonaya-howlgalka-aussom\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Soomaaliya oo sheegtay inay iyadu xulanayso dalalka kamid noqonaya howlgalka AUSSOM - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in wixii hadda ka dambeeya ay hoggaamin doonto jihada how-lgalka xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya, iyadoo si cad diiradda u saareysa ilaalinta gobanimada JFS.\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-sheegtay-inay-iyadu-xulanayso-dalalka-kamid-noqonaya-howlgalka-aussom\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-10-23T16:36:58+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/20241023638652752403080600.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"331\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-sheegtay-inay-iyadu-xulanayso-dalalka-kamid-noqonaya-howlgalka-aussom\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-sheegtay-inay-iyadu-xulanayso-dalalka-kamid-noqonaya-howlgalka-aussom\/\",\"name\":\"Soomaaliya oo sheegtay inay iyadu xulanayso dalalka kamid noqonaya howlgalka AUSSOM - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-sheegtay-inay-iyadu-xulanayso-dalalka-kamid-noqonaya-howlgalka-aussom\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-sheegtay-inay-iyadu-xulanayso-dalalka-kamid-noqonaya-howlgalka-aussom\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/20241023638652752403080600.jpg\",\"datePublished\":\"2024-10-23T16:36:58+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"description\":\"Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in wixii hadda ka dambeeya ay hoggaamin doonto jihada how-lgalka xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya, iyadoo si cad diiradda u saareysa ilaalinta gobanimada JFS.\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-sheegtay-inay-iyadu-xulanayso-dalalka-kamid-noqonaya-howlgalka-aussom\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-sheegtay-inay-iyadu-xulanayso-dalalka-kamid-noqonaya-howlgalka-aussom\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-sheegtay-inay-iyadu-xulanayso-dalalka-kamid-noqonaya-howlgalka-aussom\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/20241023638652752403080600.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/20241023638652752403080600.jpg\",\"width\":660,\"height\":331},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-sheegtay-inay-iyadu-xulanayso-dalalka-kamid-noqonaya-howlgalka-aussom\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Soomaaliya oo sheegtay inay iyadu xulanayso dalalka kamid noqonaya howlgalka AUSSOM\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Soomaaliya oo sheegtay inay iyadu xulanayso dalalka kamid noqonaya howlgalka AUSSOM - Wardoon","description":"Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in wixii hadda ka dambeeya ay hoggaamin doonto jihada how-lgalka xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya, iyadoo si cad diiradda u saareysa ilaalinta gobanimada JFS.","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-sheegtay-inay-iyadu-xulanayso-dalalka-kamid-noqonaya-howlgalka-aussom\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Soomaaliya oo sheegtay inay iyadu xulanayso dalalka kamid noqonaya howlgalka AUSSOM - Wardoon","og_description":"Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in wixii hadda ka dambeeya ay hoggaamin doonto jihada how-lgalka xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya, iyadoo si cad diiradda u saareysa ilaalinta gobanimada JFS.","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-sheegtay-inay-iyadu-xulanayso-dalalka-kamid-noqonaya-howlgalka-aussom\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-10-23T16:36:58+00:00","og_image":[{"width":660,"height":331,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/20241023638652752403080600.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-sheegtay-inay-iyadu-xulanayso-dalalka-kamid-noqonaya-howlgalka-aussom\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-sheegtay-inay-iyadu-xulanayso-dalalka-kamid-noqonaya-howlgalka-aussom\/","name":"Soomaaliya oo sheegtay inay iyadu xulanayso dalalka kamid noqonaya howlgalka AUSSOM - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-sheegtay-inay-iyadu-xulanayso-dalalka-kamid-noqonaya-howlgalka-aussom\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-sheegtay-inay-iyadu-xulanayso-dalalka-kamid-noqonaya-howlgalka-aussom\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/20241023638652752403080600.jpg","datePublished":"2024-10-23T16:36:58+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"description":"Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in wixii hadda ka dambeeya ay hoggaamin doonto jihada how-lgalka xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya, iyadoo si cad diiradda u saareysa ilaalinta gobanimada JFS.","breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-sheegtay-inay-iyadu-xulanayso-dalalka-kamid-noqonaya-howlgalka-aussom\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-sheegtay-inay-iyadu-xulanayso-dalalka-kamid-noqonaya-howlgalka-aussom\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-sheegtay-inay-iyadu-xulanayso-dalalka-kamid-noqonaya-howlgalka-aussom\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/20241023638652752403080600.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/20241023638652752403080600.jpg","width":660,"height":331},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-sheegtay-inay-iyadu-xulanayso-dalalka-kamid-noqonaya-howlgalka-aussom\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Soomaaliya oo sheegtay inay iyadu xulanayso dalalka kamid noqonaya howlgalka AUSSOM"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/183241"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=183241"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/183241\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":183245,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/183241\/revisions\/183245"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/183242"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=183241"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=183241"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=183241"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}