{"id":183246,"date":"2024-10-24T10:56:08","date_gmt":"2024-10-24T07:56:08","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=183246"},"modified":"2024-10-24T10:56:08","modified_gmt":"2024-10-24T07:56:08","slug":"jabuuti-oo-kacarootay-xiriirka-somaliya-iyo-ereteria","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jabuuti-oo-kacarootay-xiriirka-somaliya-iyo-ereteria\/","title":{"rendered":"Jabuuti oo kacarootay xiriirka Somaliya iyo Ereteria"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-183247\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/geele.jpg\" alt=\"\" width=\"515\" height=\"335\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/geele.jpg 448w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/geele-300x195.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 515px) 100vw, 515px\" \/><\/p>\n<p><span style=\"color: #0a0a0a;\"><span style=\"font-family: Georgia, Times, Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Ilo-wareedyo ku dhow Villa Somalia iyo dowladda Jabuuti ayaa xaqiijiyay in cabasho weyn loo gudbiyay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud kadib kulan uu la yeeshay Madaxweynaha Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle. <\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #0a0a0a;\"><span style=\"font-family: Georgia, Times, Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Cabashadan ayaa la xiriirta walaaca Jabuuti ka qabto xiriirka sii xoogaysanaya ee u dhexeeya Xasan Shiikh iyo Madaxweynaha Eritrea, Isaias Afwerki. <\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #0a0a0a;\"><span style=\"font-family: Georgia, Times, Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Xasa Sheekh ayaa tan iyo markii la doortay May 2022, wuxuu saaxiib aad u dhow ka dhigtay Afwerki, isaga oo dalka Eritrea booqday muddadaas illaa 8 jeer, taasi oo ah tii ugu badneyd ee uu sameeyo madaxweyne Soomaali ah muddo aad u kooban. <\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #0a0a0a;\"><span style=\"font-family: Georgia, Times, Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Wararka ayaa sheegaya in Madaxweynaha Jabuuti uu Xasan Shiikh si toos ah ugu gudbiyay walaac weyn oo uu ka qabo awood sii kordheysa oo uu Afwerki ka helayo xiriirka Soomaaliya. <\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #0a0a0a;\"><span style=\"font-family: Georgia, Times, Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Ismaaciil Cumar Geelle ayaa si gaar ah uga hadlay kulankii saddex geesoodka ahaa ee ka dhacay Eritrea oo dhexmaray Soomaaliya, Masar, iyo Eritrea, isagoo su\u2019aal geliyay sababta shirkan loogu qaban waayay Muqdisho oo halkii loo doortay Asmara.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-183248\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/images-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"476\" height=\"337\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/images-1.jpeg 267w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/images-1-100x70.jpeg 100w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/images-1-265x189.jpeg 265w\" sizes=\"(max-width: 476px) 100vw, 476px\" \/><\/p>\n<p><span style=\"color: #0a0a0a;\"><span style=\"font-family: Georgia, Times, Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Xiriirka u dhexeeya Jabuuti iyo Eritrea ayaa muddo dheer ahaa mid cakiran, waxaana labada dal ka dhexeeya khilaaf dhuleed oo xasarad keenay. Haatan, dowladda Jabuuti ayaa ka welwelsan in xiriirka dhow ee Xasan Shiikh la leeyahay Eritrea uu sii wiiqayo mowqifka Jabuuti ee gobolka. <\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #0a0a0a;\"><span style=\"font-family: Georgia, Times, Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Tan iyo markii Xasan Shiikh xilka la wareegay, siyaasadaha arrimaha dibadda ee Soomaaliya ayaa la sheegay inay keeneen jahawareer ku yimid xiriirka caalamiga ah ee Soomaaliya la leedahay waddamada gobolka, iyadoo xiriirka cusub uu la yeeshay Eritrea sii kiciyay xiisadaha u dhexeeya Soomaaliya, Jabuuti iyo Itoobiya. <\/span><\/span><\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ilo-wareedyo ku dhow Villa Somalia iyo dowladda Jabuuti ayaa xaqiijiyay in cabasho weyn loo gudbiyay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud kadib kulan uu la yeeshay Madaxweynaha Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle. Cabashadan ayaa la xiriirta walaaca Jabuuti ka qabto xiriirka sii xoogaysanaya ee u dhexeeya Xasan Shiikh iyo Madaxweynaha Eritrea, Isaias Afwerki. Xasa Sheekh ayaa tan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":183247,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-183246","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Jabuuti oo kacarootay xiriirka Somaliya iyo Ereteria - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jabuuti-oo-kacarootay-xiriirka-somaliya-iyo-ereteria\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Jabuuti oo kacarootay xiriirka Somaliya iyo Ereteria - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ilo-wareedyo ku dhow Villa Somalia iyo dowladda Jabuuti ayaa xaqiijiyay in cabasho weyn loo gudbiyay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud kadib kulan uu la yeeshay Madaxweynaha Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle. Cabashadan ayaa la xiriirta walaaca Jabuuti ka qabto xiriirka sii xoogaysanaya ee u dhexeeya Xasan Shiikh iyo Madaxweynaha Eritrea, Isaias Afwerki. Xasa Sheekh ayaa tan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jabuuti-oo-kacarootay-xiriirka-somaliya-iyo-ereteria\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-10-24T07:56:08+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/geele.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"448\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"291\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jabuuti-oo-kacarootay-xiriirka-somaliya-iyo-ereteria\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jabuuti-oo-kacarootay-xiriirka-somaliya-iyo-ereteria\/\",\"name\":\"Jabuuti oo kacarootay xiriirka Somaliya iyo Ereteria - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jabuuti-oo-kacarootay-xiriirka-somaliya-iyo-ereteria\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jabuuti-oo-kacarootay-xiriirka-somaliya-iyo-ereteria\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/geele.jpg\",\"datePublished\":\"2024-10-24T07:56:08+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jabuuti-oo-kacarootay-xiriirka-somaliya-iyo-ereteria\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jabuuti-oo-kacarootay-xiriirka-somaliya-iyo-ereteria\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jabuuti-oo-kacarootay-xiriirka-somaliya-iyo-ereteria\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/geele.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/geele.jpg\",\"width\":448,\"height\":291},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jabuuti-oo-kacarootay-xiriirka-somaliya-iyo-ereteria\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Jabuuti oo kacarootay xiriirka Somaliya iyo Ereteria\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Jabuuti oo kacarootay xiriirka Somaliya iyo Ereteria - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jabuuti-oo-kacarootay-xiriirka-somaliya-iyo-ereteria\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Jabuuti oo kacarootay xiriirka Somaliya iyo Ereteria - Wardoon","og_description":"Ilo-wareedyo ku dhow Villa Somalia iyo dowladda Jabuuti ayaa xaqiijiyay in cabasho weyn loo gudbiyay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud kadib kulan uu la yeeshay Madaxweynaha Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle. Cabashadan ayaa la xiriirta walaaca Jabuuti ka qabto xiriirka sii xoogaysanaya ee u dhexeeya Xasan Shiikh iyo Madaxweynaha Eritrea, Isaias Afwerki. Xasa Sheekh ayaa tan [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jabuuti-oo-kacarootay-xiriirka-somaliya-iyo-ereteria\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-10-24T07:56:08+00:00","og_image":[{"width":448,"height":291,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/geele.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jabuuti-oo-kacarootay-xiriirka-somaliya-iyo-ereteria\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jabuuti-oo-kacarootay-xiriirka-somaliya-iyo-ereteria\/","name":"Jabuuti oo kacarootay xiriirka Somaliya iyo Ereteria - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jabuuti-oo-kacarootay-xiriirka-somaliya-iyo-ereteria\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jabuuti-oo-kacarootay-xiriirka-somaliya-iyo-ereteria\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/geele.jpg","datePublished":"2024-10-24T07:56:08+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jabuuti-oo-kacarootay-xiriirka-somaliya-iyo-ereteria\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/jabuuti-oo-kacarootay-xiriirka-somaliya-iyo-ereteria\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jabuuti-oo-kacarootay-xiriirka-somaliya-iyo-ereteria\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/geele.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/geele.jpg","width":448,"height":291},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jabuuti-oo-kacarootay-xiriirka-somaliya-iyo-ereteria\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Jabuuti oo kacarootay xiriirka Somaliya iyo Ereteria"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/183246"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=183246"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/183246\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":183249,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/183246\/revisions\/183249"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/183247"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=183246"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=183246"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=183246"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}