{"id":183320,"date":"2024-10-27T22:29:00","date_gmt":"2024-10-27T19:29:00","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=183320"},"modified":"2024-10-28T13:13:49","modified_gmt":"2024-10-28T10:13:49","slug":"kenya-oo-ogaatay-ninkii-nayrobi-kudilay-3-haween-ah-oo-soomaali-ah","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-ogaatay-ninkii-nayrobi-kudilay-3-haween-ah-oo-soomaali-ah\/","title":{"rendered":"Kenya oo ogaatay ninkii Nayrobi kudilay 3 haween ah oo Soomaali ah"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-183321\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/20241027638656039459326924.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"390\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/20241027638656039459326924.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/20241027638656039459326924-300x177.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p><span style=\"color: #0a0a0a;\"><span style=\"font-family: Georgia, Times, Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Hay\u2019adda Dembi-baarista ee dalka Kenya (DCI) ayaa ku dhawaaqday inay guul ka gaartay baaritaanka dil arxan-darro ah oo saddex xubnood oo isku qoys ah oo Soomaali ah loogu geystay Xaafadda Islii ee magaaladda Nairobi.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #0a0a0a;\"><span style=\"font-family: Georgia, Times, Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Dembi-baarayaasha dilka ayaa aqoonsaday Hashim Dagane Muxumed oo 24-jir ahna tuhmanaha ugu weyn ee dilka loo geystay hooyo, gabadheeda, iyo gabar ay eedo u tahay oo 12 jir ah, kuwaas oo meydadkooda la helay iyagoo meelo kala duwan ku firirsan 21-kii Oktoobar, 2024-kii.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #0a0a0a;\"><span style=\"font-family: Georgia, Times, Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Muuqaallada CCTV-ga ayaa muujinaya Dagane oo wata gaari noociisu yahay Nissan Note (Reg No. KDQ 718Y), kaasoo la arkayay isagoo dhibbanayaasha ka soo qaadaya gurigooda Islii wax yar ka hor inta aan la dilin.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #0a0a0a;\"><span style=\"font-family: Georgia, Times, Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Baabuurka ayaa markii dambe laga helay isagoo ku sugan Suuqa Wakulima oo u dhow masraxa Tababarka ENA, waxaana loo soo jiiday Xarunta Dhexe ee hay\u2019adda dambaarista si ay baaritaan ugu sameeyaan.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #0a0a0a;\"><span style=\"font-family: Georgia, Times, Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Natiijooyinka ayaa si toos ah Dagane ula xiriirinaya dembiga dhacay. Hal tuhmane ayaa hadda xabsiga ku jira.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #0a0a0a;\"><span style=\"font-family: Georgia, Times, Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Hay\u2019adda dambaarista Kenya ayaa ugu baaqday dad weynaha cid kasta oo xog ka haysa halka uu ku sugan yahay inay hay\u2019adaha amniga lasoo xiriiraan.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #0a0a0a;\"><span style=\"font-family: Georgia, Times, Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Maalmo ka hor ayay ahayd markii Soomaalida ku nool xaafadda Islii ay dhigeen mudaharaad ay ku dalbanayaan in caddaaladda la horkeeno kuwii ka dambeeyay dilka loo geystay hooyada iyo labada gabdhood.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hay\u2019adda Dembi-baarista ee dalka Kenya (DCI) ayaa ku dhawaaqday inay guul ka gaartay baaritaanka dil arxan-darro ah oo saddex xubnood oo isku qoys ah oo Soomaali ah loogu geystay Xaafadda Islii ee magaaladda Nairobi. Dembi-baarayaasha dilka ayaa aqoonsaday Hashim Dagane Muxumed oo 24-jir ahna tuhmanaha ugu weyn ee dilka loo geystay hooyo, gabadheeda, iyo gabar [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":183321,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-183320","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Kenya oo ogaatay ninkii Nayrobi kudilay 3 haween ah oo Soomaali ah - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"description\" content=\"Hay\u2019adda Dembi-baarista ee dalka Kenya (DCI) ayaa ku dhawaaqday inay guul ka gaartay baaritaanka dil arxan-darro ah oo saddex xubnood oo isku qoys ah oo Soomaali ah loogu geystay Xaafadda Islii ee magaaladda Nairobi.\" \/>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-ogaatay-ninkii-nayrobi-kudilay-3-haween-ah-oo-soomaali-ah\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Kenya oo ogaatay ninkii Nayrobi kudilay 3 haween ah oo Soomaali ah - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Hay\u2019adda Dembi-baarista ee dalka Kenya (DCI) ayaa ku dhawaaqday inay guul ka gaartay baaritaanka dil arxan-darro ah oo saddex xubnood oo isku qoys ah oo Soomaali ah loogu geystay Xaafadda Islii ee magaaladda Nairobi.\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-ogaatay-ninkii-nayrobi-kudilay-3-haween-ah-oo-soomaali-ah\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-10-27T19:29:00+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2024-10-28T10:13:49+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/20241027638656039459326924.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"390\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-ogaatay-ninkii-nayrobi-kudilay-3-haween-ah-oo-soomaali-ah\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-ogaatay-ninkii-nayrobi-kudilay-3-haween-ah-oo-soomaali-ah\/\",\"name\":\"Kenya oo ogaatay ninkii Nayrobi kudilay 3 haween ah oo Soomaali ah - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-ogaatay-ninkii-nayrobi-kudilay-3-haween-ah-oo-soomaali-ah\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-ogaatay-ninkii-nayrobi-kudilay-3-haween-ah-oo-soomaali-ah\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/20241027638656039459326924.jpg\",\"datePublished\":\"2024-10-27T19:29:00+00:00\",\"dateModified\":\"2024-10-28T10:13:49+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"description\":\"Hay\u2019adda Dembi-baarista ee dalka Kenya (DCI) ayaa ku dhawaaqday inay guul ka gaartay baaritaanka dil arxan-darro ah oo saddex xubnood oo isku qoys ah oo Soomaali ah loogu geystay Xaafadda Islii ee magaaladda Nairobi.\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-ogaatay-ninkii-nayrobi-kudilay-3-haween-ah-oo-soomaali-ah\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-ogaatay-ninkii-nayrobi-kudilay-3-haween-ah-oo-soomaali-ah\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-ogaatay-ninkii-nayrobi-kudilay-3-haween-ah-oo-soomaali-ah\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/20241027638656039459326924.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/20241027638656039459326924.jpg\",\"width\":660,\"height\":390},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-ogaatay-ninkii-nayrobi-kudilay-3-haween-ah-oo-soomaali-ah\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Kenya oo ogaatay ninkii Nayrobi kudilay 3 haween ah oo Soomaali ah\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Kenya oo ogaatay ninkii Nayrobi kudilay 3 haween ah oo Soomaali ah - Wardoon","description":"Hay\u2019adda Dembi-baarista ee dalka Kenya (DCI) ayaa ku dhawaaqday inay guul ka gaartay baaritaanka dil arxan-darro ah oo saddex xubnood oo isku qoys ah oo Soomaali ah loogu geystay Xaafadda Islii ee magaaladda Nairobi.","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-ogaatay-ninkii-nayrobi-kudilay-3-haween-ah-oo-soomaali-ah\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Kenya oo ogaatay ninkii Nayrobi kudilay 3 haween ah oo Soomaali ah - Wardoon","og_description":"Hay\u2019adda Dembi-baarista ee dalka Kenya (DCI) ayaa ku dhawaaqday inay guul ka gaartay baaritaanka dil arxan-darro ah oo saddex xubnood oo isku qoys ah oo Soomaali ah loogu geystay Xaafadda Islii ee magaaladda Nairobi.","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-ogaatay-ninkii-nayrobi-kudilay-3-haween-ah-oo-soomaali-ah\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-10-27T19:29:00+00:00","article_modified_time":"2024-10-28T10:13:49+00:00","og_image":[{"width":660,"height":390,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/20241027638656039459326924.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-ogaatay-ninkii-nayrobi-kudilay-3-haween-ah-oo-soomaali-ah\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-ogaatay-ninkii-nayrobi-kudilay-3-haween-ah-oo-soomaali-ah\/","name":"Kenya oo ogaatay ninkii Nayrobi kudilay 3 haween ah oo Soomaali ah - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-ogaatay-ninkii-nayrobi-kudilay-3-haween-ah-oo-soomaali-ah\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-ogaatay-ninkii-nayrobi-kudilay-3-haween-ah-oo-soomaali-ah\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/20241027638656039459326924.jpg","datePublished":"2024-10-27T19:29:00+00:00","dateModified":"2024-10-28T10:13:49+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"description":"Hay\u2019adda Dembi-baarista ee dalka Kenya (DCI) ayaa ku dhawaaqday inay guul ka gaartay baaritaanka dil arxan-darro ah oo saddex xubnood oo isku qoys ah oo Soomaali ah loogu geystay Xaafadda Islii ee magaaladda Nairobi.","breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-ogaatay-ninkii-nayrobi-kudilay-3-haween-ah-oo-soomaali-ah\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-ogaatay-ninkii-nayrobi-kudilay-3-haween-ah-oo-soomaali-ah\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-ogaatay-ninkii-nayrobi-kudilay-3-haween-ah-oo-soomaali-ah\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/20241027638656039459326924.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/20241027638656039459326924.jpg","width":660,"height":390},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-ogaatay-ninkii-nayrobi-kudilay-3-haween-ah-oo-soomaali-ah\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Kenya oo ogaatay ninkii Nayrobi kudilay 3 haween ah oo Soomaali ah"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/183320"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=183320"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/183320\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":183322,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/183320\/revisions\/183322"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/183321"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=183320"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=183320"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=183320"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}