{"id":183363,"date":"2024-10-29T21:52:33","date_gmt":"2024-10-29T18:52:33","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=183363"},"modified":"2024-10-30T12:24:59","modified_gmt":"2024-10-30T09:24:59","slug":"df-soomaaliya-oo-72-saacadood-uqabatay-inuu-dalka-kaga-baxo-sarkaal-itoobiyaan-ah","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-soomaaliya-oo-72-saacadood-uqabatay-inuu-dalka-kaga-baxo-sarkaal-itoobiyaan-ah\/","title":{"rendered":"DF Soomaaliya oo 72 saacadood uqabatay inuu dalka kaga baxo sarkaal Itoobiyaan ah"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-183364\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/464866394_957381859763594_3236233726896569210_n.webp\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"870\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/464866394_957381859763594_3236233726896569210_n.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/464866394_957381859763594_3236233726896569210_n-240x300.webp 240w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/464866394_957381859763594_3236233726896569210_n-336x420.webp 336w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa caawa qaaday tallaabo kale oo ay ku ciqaabeyso Itoobiya, si ay u ilaaliso danaha qaranka Soomaaliyeed, waxayna dalka ka ceyrisay diblomaasi kale oo Itoobiyaan ah.<\/span><\/p>\n<p>\u201c<span style=\"font-size: large;\">Wasaaradda waxay ku dhawaaqaysaa in mudane Cali Maxamed Aadan oo hadda ah La-taliye sare ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Dimuqraadiga Itoobiya ee Soomaaliya, uu ku kacay falal aan waafaqsanayn xilkiisa diblumaasiyadeed,\u201d ayaa lagu yiri qoraal ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay ka go\u2019an tahay ilaalinta madax-bannaanideeda iyo ku dhaqanka sharciga caalamiga ah.<\/span><\/p>\n<p>\u201c<span style=\"font-size: large;\">Ficillada u uku kacay Cali Maxamed waxay jebinayaan heshiiska Vienna ee Xiriirka Diblumaasiyadeed (1961), gaar ahaan Qodobbada 41 iyo 42, kuwaas oo faraya diblumaasiyiinta inay ixtiraamaan shuruucda dalka martida loo yahay oo aysan ku lug yeelan arrimaheeda gudaha,\u201d ayaa lagu yiri qoraalka dowladda Soomaaliya.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Wasaaradda ayaa si cad ugu dhawaaqday in Cali Maxamed Aadan uu yahay \u201cshakhsi aan la rabin\u201d (persona non grata), iyadoo lagu wargeliyey in dalka uu deg deg uga baxo.<\/span><\/p>\n<p>\u201c<span style=\"font-size: large;\">Waxaa Cali laga doonayaa inuu uga baxo Soomaaliya 72 saacadood gudahood, marka uu helo ogeysiiskan,\u201d ayaa lagu yiri qoraalka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Tallaabadani waxay marag u tahay sida dowladda Soomaaliya ay uga go\u2019an tahay ilaalinta habraaca diblumaasiyadeed ee caalamiga ah iyo difaacidda madax-bannaanideeda qaranka, sida ku cad qoraalka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Dowladda Soomaaliya ayaa isha ku heysa ficillada guracan ee Itoobiya ay ku ka ceyso, waxayna labada dalka diblomaasiyadoodu gaartay heer loo kala yeerto safaaradaha, kiisaskaan is dabajoogga ah ayaa ka dhashay damacii guracnaa ee Itoobiya ka galay badda Soomaaliya.<\/span><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-183365\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/464497406_957381739763606_8037024305014592461_n.webp\" alt=\"\" width=\"1392\" height=\"1801\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/464497406_957381739763606_8037024305014592461_n.webp 1392w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/464497406_957381739763606_8037024305014592461_n-232x300.webp 232w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/464497406_957381739763606_8037024305014592461_n-791x1024.webp 791w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/464497406_957381739763606_8037024305014592461_n-768x994.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/464497406_957381739763606_8037024305014592461_n-1187x1536.webp 1187w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/464497406_957381739763606_8037024305014592461_n-696x901.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/464497406_957381739763606_8037024305014592461_n-1068x1382.webp 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/464497406_957381739763606_8037024305014592461_n-325x420.webp 325w\" sizes=\"(max-width: 1392px) 100vw, 1392px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa caawa qaaday tallaabo kale oo ay ku ciqaabeyso Itoobiya, si ay u ilaaliso danaha qaranka Soomaaliyeed, waxayna dalka ka ceyrisay diblomaasi kale oo Itoobiyaan ah. \u201cWasaaradda waxay ku dhawaaqaysaa in mudane Cali Maxamed Aadan oo hadda ah La-taliye sare ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Dimuqraadiga Itoobiya ee Soomaaliya, uu ku kacay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":183364,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-183363","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DF Soomaaliya oo 72 saacadood uqabatay inuu dalka kaga baxo sarkaal Itoobiyaan ah - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"description\" content=\"Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa caawa qaaday tallaabo kale oo ay ku ciqaabeyso Itoobiya, si ay u ilaaliso danaha qaranka Soomaaliyeed, waxayna dalka ka ceyrisay diblomaasi kale oo Itoobiyaan ah.\" \/>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-soomaaliya-oo-72-saacadood-uqabatay-inuu-dalka-kaga-baxo-sarkaal-itoobiyaan-ah\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DF Soomaaliya oo 72 saacadood uqabatay inuu dalka kaga baxo sarkaal Itoobiyaan ah - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa caawa qaaday tallaabo kale oo ay ku ciqaabeyso Itoobiya, si ay u ilaaliso danaha qaranka Soomaaliyeed, waxayna dalka ka ceyrisay diblomaasi kale oo Itoobiyaan ah.\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-soomaaliya-oo-72-saacadood-uqabatay-inuu-dalka-kaga-baxo-sarkaal-itoobiyaan-ah\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-10-29T18:52:33+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2024-10-30T09:24:59+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/464866394_957381859763594_3236233726896569210_n.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"870\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-soomaaliya-oo-72-saacadood-uqabatay-inuu-dalka-kaga-baxo-sarkaal-itoobiyaan-ah\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-soomaaliya-oo-72-saacadood-uqabatay-inuu-dalka-kaga-baxo-sarkaal-itoobiyaan-ah\/\",\"name\":\"DF Soomaaliya oo 72 saacadood uqabatay inuu dalka kaga baxo sarkaal Itoobiyaan ah - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-soomaaliya-oo-72-saacadood-uqabatay-inuu-dalka-kaga-baxo-sarkaal-itoobiyaan-ah\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-soomaaliya-oo-72-saacadood-uqabatay-inuu-dalka-kaga-baxo-sarkaal-itoobiyaan-ah\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/464866394_957381859763594_3236233726896569210_n.webp\",\"datePublished\":\"2024-10-29T18:52:33+00:00\",\"dateModified\":\"2024-10-30T09:24:59+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"description\":\"Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa caawa qaaday tallaabo kale oo ay ku ciqaabeyso Itoobiya, si ay u ilaaliso danaha qaranka Soomaaliyeed, waxayna dalka ka ceyrisay diblomaasi kale oo Itoobiyaan ah.\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-soomaaliya-oo-72-saacadood-uqabatay-inuu-dalka-kaga-baxo-sarkaal-itoobiyaan-ah\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-soomaaliya-oo-72-saacadood-uqabatay-inuu-dalka-kaga-baxo-sarkaal-itoobiyaan-ah\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-soomaaliya-oo-72-saacadood-uqabatay-inuu-dalka-kaga-baxo-sarkaal-itoobiyaan-ah\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/464866394_957381859763594_3236233726896569210_n.webp\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/464866394_957381859763594_3236233726896569210_n.webp\",\"width\":696,\"height\":870},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-soomaaliya-oo-72-saacadood-uqabatay-inuu-dalka-kaga-baxo-sarkaal-itoobiyaan-ah\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DF Soomaaliya oo 72 saacadood uqabatay inuu dalka kaga baxo sarkaal Itoobiyaan ah\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DF Soomaaliya oo 72 saacadood uqabatay inuu dalka kaga baxo sarkaal Itoobiyaan ah - Wardoon","description":"Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa caawa qaaday tallaabo kale oo ay ku ciqaabeyso Itoobiya, si ay u ilaaliso danaha qaranka Soomaaliyeed, waxayna dalka ka ceyrisay diblomaasi kale oo Itoobiyaan ah.","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-soomaaliya-oo-72-saacadood-uqabatay-inuu-dalka-kaga-baxo-sarkaal-itoobiyaan-ah\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DF Soomaaliya oo 72 saacadood uqabatay inuu dalka kaga baxo sarkaal Itoobiyaan ah - Wardoon","og_description":"Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa caawa qaaday tallaabo kale oo ay ku ciqaabeyso Itoobiya, si ay u ilaaliso danaha qaranka Soomaaliyeed, waxayna dalka ka ceyrisay diblomaasi kale oo Itoobiyaan ah.","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-soomaaliya-oo-72-saacadood-uqabatay-inuu-dalka-kaga-baxo-sarkaal-itoobiyaan-ah\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-10-29T18:52:33+00:00","article_modified_time":"2024-10-30T09:24:59+00:00","og_image":[{"width":696,"height":870,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/464866394_957381859763594_3236233726896569210_n.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-soomaaliya-oo-72-saacadood-uqabatay-inuu-dalka-kaga-baxo-sarkaal-itoobiyaan-ah\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-soomaaliya-oo-72-saacadood-uqabatay-inuu-dalka-kaga-baxo-sarkaal-itoobiyaan-ah\/","name":"DF Soomaaliya oo 72 saacadood uqabatay inuu dalka kaga baxo sarkaal Itoobiyaan ah - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-soomaaliya-oo-72-saacadood-uqabatay-inuu-dalka-kaga-baxo-sarkaal-itoobiyaan-ah\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-soomaaliya-oo-72-saacadood-uqabatay-inuu-dalka-kaga-baxo-sarkaal-itoobiyaan-ah\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/464866394_957381859763594_3236233726896569210_n.webp","datePublished":"2024-10-29T18:52:33+00:00","dateModified":"2024-10-30T09:24:59+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"description":"Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa caawa qaaday tallaabo kale oo ay ku ciqaabeyso Itoobiya, si ay u ilaaliso danaha qaranka Soomaaliyeed, waxayna dalka ka ceyrisay diblomaasi kale oo Itoobiyaan ah.","breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-soomaaliya-oo-72-saacadood-uqabatay-inuu-dalka-kaga-baxo-sarkaal-itoobiyaan-ah\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/df-soomaaliya-oo-72-saacadood-uqabatay-inuu-dalka-kaga-baxo-sarkaal-itoobiyaan-ah\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-soomaaliya-oo-72-saacadood-uqabatay-inuu-dalka-kaga-baxo-sarkaal-itoobiyaan-ah\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/464866394_957381859763594_3236233726896569210_n.webp","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/464866394_957381859763594_3236233726896569210_n.webp","width":696,"height":870},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-soomaaliya-oo-72-saacadood-uqabatay-inuu-dalka-kaga-baxo-sarkaal-itoobiyaan-ah\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DF Soomaaliya oo 72 saacadood uqabatay inuu dalka kaga baxo sarkaal Itoobiyaan ah"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/183363"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=183363"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/183363\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":183366,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/183363\/revisions\/183366"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/183364"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=183363"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=183363"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=183363"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}