{"id":183437,"date":"2024-11-01T12:05:53","date_gmt":"2024-11-01T09:05:53","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=183437"},"modified":"2024-11-01T12:05:53","modified_gmt":"2024-11-01T09:05:53","slug":"imf-oo-markii-ugu-horaysay-amaantay-hanaanka-maaliyada-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/imf-oo-markii-ugu-horaysay-amaantay-hanaanka-maaliyada-soomaaliya\/","title":{"rendered":"IMF oo markii ugu horaysay amaantay hanaanka maaliyada Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-size: large;\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-183438\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/2024111638660300976961183.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"440\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/2024111638660300976961183.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/2024111638660300976961183-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/2024111638660300976961183-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Hay\u2019adda lacagta adduunka ee IMF ayaa soo saartay warbixinteeda ku aadan hannaanka dib-u-eegista 4-aad wajigiisa 2-aad kadib shirar ay yeesheen IMF iyo dowladda Soomaaliya oo ka kala dhacay Turkiga iyo Mareykanka.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">IMF ayaa warbixinta ay soo saartay ku amaantay dadaalka dowladda Soomaaliya ee horumarinta ilaha dhaqaalaha iyo dib-u-habeynta hannaanka maamulka maaliyadda dalka, oo ay ugu muhiimsan yihiin sare u qaadidda dakhliga gudaha iyo hagaajinta shuruucda maaliyadda.<\/span><\/p>\n<p><strong><span style=\"font-size: large;\">Hoos ka aqriso warbixinta IMF oo aan dulmarkeeda idiin soo turjumnay;<\/span><\/strong><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Saadaasha kobaca dhaqaale soo-saarka gudaha ee Soomaaliya ayaa horumar sameeyay, inkastoo ay jiraan caqabado, hadana Sanadkan 2024-ka waxaa isbeddallo togan laga sameeyay wax soo saarka beeraha, dhoofinta, iyo nidaamyada xawaaladaha, iyada oo la filayo in uu sii socdo horumarkan ilaa 2025-ka.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Natiijo ahaan, kobaca dhaqaale soo saarka gudah (GDP) ayaa gaaray 4 boqolkiiba 2024 ilaa 2025.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">In kasta oo ay jiraan caqabado amni, Dowladda Soomaaliya waxa ay u dhabar adeegtay dagaalka ay kula jirto kooxda khawaarijta argagixisada, waxa ayna sii waddaa la shaqaynta saaxiibada caalamiga ah si loo xaqiijiyo in si guul leh looga guuro Hawlgalkii Midowga Afrika oo hadda lagu badalayo ciidamo cusub horaanta sanadka soo socda ee 2025-ka. Khataraha jira ee mustaqbalka dhow waxaa ka mid ah isbaddalka cimilada ee saameeyay dhaqaalaha dunida.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Dowladdu waxa ay ku howlantahay in ay diiradda saarto sare u qaadidda dakhliga gudaha, iyada oo ujeedadoodu tahay in dakhliga gudaha uu si buuxda ugu filnaado kharashaadka joogtada ah marka lagaaro 2027, iyada oo sidoo kale dakhliga guduhu uu daboolayo kharashkaadka waxbarashada iyo caafimaadka.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Dakhliga gudaha ee Dowladda ayaa ahaa mid waafaqsan filashooyinkii lagu saadaqliyay jaangoyntii sii hore. Miisaaniyadda Dowladda ee 2025-ka ayaa odorosaysa marka loo eego dakhliga gudaha in dhaqaale soo saarka Gudaha (GDP) uu noqonayo 3.3 boqolkiiba.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Dowladdu waxa ay garowsan tahay muhiimadda ay lee dahay in horumar joogto ah laga sameeyo hannaanka dib-u-habaynta maaliyadda, iyada oo la raacayo qorshaha hagidda dakhliga ee xiliga dhexe ee dhawaan la shaaciyay (Medium-term Revenue Roadmap), qorsheyaashaas waxaa ka mid ah casriyaynta nidaamka furdooyinka, sharciga cashuuraha dakhliga iyo dhaqangalinta xooggan ee cashuuraha iibka.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Hannaanka Maareynta Maaliyadda Guud (PFM) ayaa ahaa mid ay Dowladdu ku guulaysatay ku dhaqmidiisa, iyada oo la hormariyay nidaamka mushaar bixinta, Hufnaanta iyo Isla xisaabtanka.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Bankiga Dhexe ee Soomaaliya (CBS) wuxuu horumarin ku sameeyay maamulka hannaanka Maaliyadda ee hay\u2019adaha Dowladda. Waxa uu diiradda saaray xeel-dheerinimo maaliyadeed oo ay kamid yihiin kobcinta qaab dhismeedka sharciya, iyo kormeerka, hagaajinta tayada nidaamka xogta iyo kordhinta awoodaha farsamo.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Bangiga ayaa dadaal galiyay sii wadidda xoojinta nidaamka ka hortagga lacagta dhaqista iyo la dagaalanka maalgalinta argagixisada si loogu hoggaansamo xeerarka caalamiga ah.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Dowladda Soomaaliya waxa ay damacsan tahay dib-u-soo celinta lacagta Shilinka Soomaaliga ah (SOS) iyada oo la hirgalinayo guddiga dib-u-qaabaynta lacagta.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Lacagahaan ayaa u sahli doona gacasiyada yar yar ee Soomaalida in ay wax kala iibiyaan gaar ahaan waxa uu aad u taageeri doonaa wax kala iibsiga qiimihiisu hooseeyo, si loo xaqiijiyo in Shilinka Soomaaliya dib loogu daaboco si taxadar leh, siyaasaddiisuna ay daggan tahay ayaa Dowladdu waxa ay qorsheynayaaa in ay dhisto guddi kor-joogteeya dib-u-daabicidda lacagta iyada oo taageero ka helaysa IMF qeybta horumarinta xirfadaha.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Dhaqan galinta arrimaha lacag daabacaada waxa ay qaadan doontaa muddo u dhaxaysa 18 ilaa 24 Bilood, kadib marka la dhiso, lana dhameystiro arrimaha muhiim ka u ah lacag daabicidda ayaa Dowladdu waxa ay heli doontaan taageero maaliyadeed oo caalami ah.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Sidoo kale Dowladda waxaa ka go\u2019an in ay horumariso tillaabooyin ka lagu xoojinayo horumarka ka hortagga faqriga iyo kor u qaadidda qorsheyaasha looga hortagayo Isbaddalka Cimilada iyo sare u qaadidda dhaqaalaha ganacsiga.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Dowladdu waxaa kale oo ay ku dadaalaysaa Waxbarashada, iyada oo xaqiijinaysa in caruurta Soomaaliyeed Iskuulada si toos ah u aadaan iyada oo la xaqiijinayo in gabdhuhu ay soo xaadiraan waxbarashada.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Waxaa sidoo kale dowladda mudnaan gaar ah u leh ka hortagidda saameynta dhaqaale ee isbaddalka cimilada iyo xoojinta amniga cunnooyinka.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Kamid noqoshada Ururka Bulshada Bariga Afrika oo abuuraya fursado muhiim ah ayaa sidoo kale loo baahan yahay in loo maareeyo sida ugu haboon hadii ay dhashaan caqabado lama filaan ah.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Ugu dambeyn, xafiiska howlgalka IMF ee Soomaaliya waxa uu u mahadcelinayaa masuuliyiinta dowladda Soomaaliya ee ay la galeen wada-hadalada miro-dhalka ah ee ay ka mid yihiin wasiirka maaliyadda, wasiirka batroolka, gudoomiyaha Bangiga Dhexe iyo masuuliyiin kale oo ka socday dowaldda Soomaaliya.<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/www.imf.org\/en\/News\/Articles\/2024\/10\/31\/pr-24401-somalia-imf-staff-conclude-aiv-discussions-and-reach-sla-on-the-2nd-rev-under-the-ecf#:~:text=IMF%20staff%20and%20the%20Somali,strengthening%20institutional%20capacity%20and%20frameworks.\"><strong>HALKAN KA AQRI WARBIXINTA IMF EE SOMALIA<\/strong><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hay\u2019adda lacagta adduunka ee IMF ayaa soo saartay warbixinteeda ku aadan hannaanka dib-u-eegista 4-aad wajigiisa 2-aad kadib shirar ay yeesheen IMF iyo dowladda Soomaaliya oo ka kala dhacay Turkiga iyo Mareykanka. IMF ayaa warbixinta ay soo saartay ku amaantay dadaalka dowladda Soomaaliya ee horumarinta ilaha dhaqaalaha iyo dib-u-habeynta hannaanka maamulka maaliyadda dalka, oo ay ugu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":183439,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-183437","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>IMF oo markii ugu horaysay amaantay hanaanka maaliyada Soomaaliya - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"description\" content=\"Hay\u2019adda lacagta adduunka ee IMF ayaa soo saartay warbixinteeda ku aadan hannaanka dib-u-eegista 4-aad wajigiisa 2-aad kadib shirar ay yeesheen IMF iyo dowladda Soomaaliya oo ka kala dhacay Turkiga iyo Mareykanka.\" \/>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/imf-oo-markii-ugu-horaysay-amaantay-hanaanka-maaliyada-soomaaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"IMF oo markii ugu horaysay amaantay hanaanka maaliyada Soomaaliya - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Hay\u2019adda lacagta adduunka ee IMF ayaa soo saartay warbixinteeda ku aadan hannaanka dib-u-eegista 4-aad wajigiisa 2-aad kadib shirar ay yeesheen IMF iyo dowladda Soomaaliya oo ka kala dhacay Turkiga iyo Mareykanka.\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/imf-oo-markii-ugu-horaysay-amaantay-hanaanka-maaliyada-soomaaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-11-01T09:05:53+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/810477-imf1.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1920\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1080\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"4 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/imf-oo-markii-ugu-horaysay-amaantay-hanaanka-maaliyada-soomaaliya\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/imf-oo-markii-ugu-horaysay-amaantay-hanaanka-maaliyada-soomaaliya\/\",\"name\":\"IMF oo markii ugu horaysay amaantay hanaanka maaliyada Soomaaliya - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/imf-oo-markii-ugu-horaysay-amaantay-hanaanka-maaliyada-soomaaliya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/imf-oo-markii-ugu-horaysay-amaantay-hanaanka-maaliyada-soomaaliya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/810477-imf1.webp\",\"datePublished\":\"2024-11-01T09:05:53+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"description\":\"Hay\u2019adda lacagta adduunka ee IMF ayaa soo saartay warbixinteeda ku aadan hannaanka dib-u-eegista 4-aad wajigiisa 2-aad kadib shirar ay yeesheen IMF iyo dowladda Soomaaliya oo ka kala dhacay Turkiga iyo Mareykanka.\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/imf-oo-markii-ugu-horaysay-amaantay-hanaanka-maaliyada-soomaaliya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/imf-oo-markii-ugu-horaysay-amaantay-hanaanka-maaliyada-soomaaliya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/imf-oo-markii-ugu-horaysay-amaantay-hanaanka-maaliyada-soomaaliya\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/810477-imf1.webp\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/810477-imf1.webp\",\"width\":1920,\"height\":1080},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/imf-oo-markii-ugu-horaysay-amaantay-hanaanka-maaliyada-soomaaliya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"IMF oo markii ugu horaysay amaantay hanaanka maaliyada Soomaaliya\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"IMF oo markii ugu horaysay amaantay hanaanka maaliyada Soomaaliya - Wardoon","description":"Hay\u2019adda lacagta adduunka ee IMF ayaa soo saartay warbixinteeda ku aadan hannaanka dib-u-eegista 4-aad wajigiisa 2-aad kadib shirar ay yeesheen IMF iyo dowladda Soomaaliya oo ka kala dhacay Turkiga iyo Mareykanka.","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/imf-oo-markii-ugu-horaysay-amaantay-hanaanka-maaliyada-soomaaliya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"IMF oo markii ugu horaysay amaantay hanaanka maaliyada Soomaaliya - Wardoon","og_description":"Hay\u2019adda lacagta adduunka ee IMF ayaa soo saartay warbixinteeda ku aadan hannaanka dib-u-eegista 4-aad wajigiisa 2-aad kadib shirar ay yeesheen IMF iyo dowladda Soomaaliya oo ka kala dhacay Turkiga iyo Mareykanka.","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/imf-oo-markii-ugu-horaysay-amaantay-hanaanka-maaliyada-soomaaliya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-11-01T09:05:53+00:00","og_image":[{"width":1920,"height":1080,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/810477-imf1.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"4 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/imf-oo-markii-ugu-horaysay-amaantay-hanaanka-maaliyada-soomaaliya\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/imf-oo-markii-ugu-horaysay-amaantay-hanaanka-maaliyada-soomaaliya\/","name":"IMF oo markii ugu horaysay amaantay hanaanka maaliyada Soomaaliya - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/imf-oo-markii-ugu-horaysay-amaantay-hanaanka-maaliyada-soomaaliya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/imf-oo-markii-ugu-horaysay-amaantay-hanaanka-maaliyada-soomaaliya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/810477-imf1.webp","datePublished":"2024-11-01T09:05:53+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"description":"Hay\u2019adda lacagta adduunka ee IMF ayaa soo saartay warbixinteeda ku aadan hannaanka dib-u-eegista 4-aad wajigiisa 2-aad kadib shirar ay yeesheen IMF iyo dowladda Soomaaliya oo ka kala dhacay Turkiga iyo Mareykanka.","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/imf-oo-markii-ugu-horaysay-amaantay-hanaanka-maaliyada-soomaaliya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/imf-oo-markii-ugu-horaysay-amaantay-hanaanka-maaliyada-soomaaliya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/imf-oo-markii-ugu-horaysay-amaantay-hanaanka-maaliyada-soomaaliya\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/810477-imf1.webp","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/810477-imf1.webp","width":1920,"height":1080},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/imf-oo-markii-ugu-horaysay-amaantay-hanaanka-maaliyada-soomaaliya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"IMF oo markii ugu horaysay amaantay hanaanka maaliyada Soomaaliya"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/183437"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=183437"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/183437\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":183440,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/183437\/revisions\/183440"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/183439"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=183437"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=183437"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=183437"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}