{"id":183460,"date":"2024-11-02T23:47:13","date_gmt":"2024-11-02T20:47:13","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=183460"},"modified":"2024-11-02T23:47:13","modified_gmt":"2024-11-02T20:47:13","slug":"daawo-wasiir-fiqi-oo-shaaciyey-qorshaha-df-ee-safaaradda-itoobiya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-fiqi-oo-shaaciyey-qorshaha-df-ee-safaaradda-itoobiya\/","title":{"rendered":"Daawo:- Wasiir Fiqi oo shaaciyey qorshaha DF ee safaaradda Itoobiya"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-183461\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Screenshot-2024-11-02-at-20.44.22.png\" alt=\"\" width=\"1246\" height=\"760\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Screenshot-2024-11-02-at-20.44.22.png 1246w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Screenshot-2024-11-02-at-20.44.22-300x183.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Screenshot-2024-11-02-at-20.44.22-1024x625.png 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Screenshot-2024-11-02-at-20.44.22-768x468.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Screenshot-2024-11-02-at-20.44.22-696x425.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Screenshot-2024-11-02-at-20.44.22-1068x651.png 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Screenshot-2024-11-02-at-20.44.22-689x420.png 689w\" sizes=\"(max-width: 1246px) 100vw, 1246px\" \/><\/p>\n<p>Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi oo wareysi siiyey Telefishinka Qaranka ayaa ka hadlay xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya, isagoo si adag uga hadlay goobta ay degan tahay safaaradda Itoobiya.<\/p>\n<p>Wasiir Fiqi ayaa balan qaaday in deg deg safaaradda Itoobiya ay dowladda Soomaaliya uga rari doonto goobta ay degan tahay.<\/p>\n<p>Safaaradda Itoobiya ayaa ku dhex taalla Madaxtooyada Soomaaliya, waxaana arrintaan caro xooggan ka muujiyey shacabka Soomaaliyeed oo dalbaday in goobtaas xasaasiga ah laga raro safaaradda Itoobiya.<\/p>\n<p>\u201cSafaaradda Itoobiya madagana dhulkeedii inay ku dhextaal xeyn daabka Madaxtooyada Qaranka waa arrin laga haboon yahay, waxaan ka shaqeyn doonaa sidii ay dhulkeedii hore u dhisan laheyd kaas oo hadda u banaan,\u201d ayuu yiri Wasiir Fiqi.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Wasiirka ayaa wareysigaan ku sheegay in safaaradda Itoobiya Madaxtoyada la dejiyey xiligii uu dalka Madaxweynaha ka ahaa Cabdullahi Yuusuf, isagoo nasiib darro ku tilmaamay inay halkaas sii deganaato safaaradda Itoobiya.<\/p>\n<p>\u201cDareenka shacabka Soomaaliyeed ee ku saabsan goobta ay degan tahay safaaradaas waa ku saxan yihiin, si deg deg ah ayaan talaabo u qaadi doonaa, waxayna degi doontaa goob kale oo ka baxsan Madaxtooyada,\u201d ayuu yiri Fiqi.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa cadeeyey in safaaradda Itoobiya ay dhul ku leedahay Magaalada Muqdisho, \u201cdhulkoodii inay degaan ama meel kale ha degaane ay ka guuraan gudaha Madaxtooyada ayaan ka shaqey doonaa, waana awoodaa dowladda Soomaaliya,\u201d ayuu hadalkiisa ku sii daray Fiqi.<\/p>\n<p>Wasiirka arrimaha dibadda ayaa ku dooday in dowladda Soomaaliya ay xujo hor dhigi doonto Itoobiya, taasi oo ah inay ka dalba doonaan in safaaradda Soomaaliya dhul laga siiyo gudaha Madaxtooyada Itoobiya ama ay ka guuri doonaan Madaxtooyada Soomaaliya.<\/p>\n<p>\u201cSi labada dalka ay u sinaadaan, Itoobiya waxay safaaradeedna dhul ka siineysaa madaxtooyada Addis Ababa ama waxay ka guuri doonaan Villa Somalia, wax ka dhexeeya ma jiraan,\u201d ayuu hadalkiisa ku sii daray wasiirka arrimaha dibadda Itoobiya.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"Wasiir Fiqi &quot;Safaaradda Itoobiya madagana dhulkeedii inay ku dhextaal xeyn daabka Madaxtooyada...\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/CavDLGMclTM\" width=\"717\" height=\"404\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi oo wareysi siiyey Telefishinka Qaranka ayaa ka hadlay xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya, isagoo si adag uga hadlay goobta ay degan tahay safaaradda Itoobiya. Wasiir Fiqi ayaa balan qaaday in deg deg safaaradda Itoobiya ay dowladda Soomaaliya uga rari doonto goobta ay degan tahay. Safaaradda Itoobiya ayaa ku dhex [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":183461,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-183460","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Daawo:- Wasiir Fiqi oo shaaciyey qorshaha DF ee safaaradda Itoobiya - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"description\" content=\"Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi oo wareysi siiyey Telefishinka Qaranka ayaa ka hadlay xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya, isagoo si adag uga hadlay goobta ay degan tahay safaaradda Itoobiya.\" \/>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-fiqi-oo-shaaciyey-qorshaha-df-ee-safaaradda-itoobiya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Daawo:- Wasiir Fiqi oo shaaciyey qorshaha DF ee safaaradda Itoobiya - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi oo wareysi siiyey Telefishinka Qaranka ayaa ka hadlay xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya, isagoo si adag uga hadlay goobta ay degan tahay safaaradda Itoobiya.\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-fiqi-oo-shaaciyey-qorshaha-df-ee-safaaradda-itoobiya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-11-02T20:47:13+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Screenshot-2024-11-02-at-20.44.22.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1246\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"760\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-fiqi-oo-shaaciyey-qorshaha-df-ee-safaaradda-itoobiya\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-fiqi-oo-shaaciyey-qorshaha-df-ee-safaaradda-itoobiya\/\",\"name\":\"Daawo:- Wasiir Fiqi oo shaaciyey qorshaha DF ee safaaradda Itoobiya - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-fiqi-oo-shaaciyey-qorshaha-df-ee-safaaradda-itoobiya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-fiqi-oo-shaaciyey-qorshaha-df-ee-safaaradda-itoobiya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Screenshot-2024-11-02-at-20.44.22.png\",\"datePublished\":\"2024-11-02T20:47:13+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"description\":\"Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi oo wareysi siiyey Telefishinka Qaranka ayaa ka hadlay xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya, isagoo si adag uga hadlay goobta ay degan tahay safaaradda Itoobiya.\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-fiqi-oo-shaaciyey-qorshaha-df-ee-safaaradda-itoobiya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-fiqi-oo-shaaciyey-qorshaha-df-ee-safaaradda-itoobiya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-fiqi-oo-shaaciyey-qorshaha-df-ee-safaaradda-itoobiya\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Screenshot-2024-11-02-at-20.44.22.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Screenshot-2024-11-02-at-20.44.22.png\",\"width\":1246,\"height\":760},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-fiqi-oo-shaaciyey-qorshaha-df-ee-safaaradda-itoobiya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Daawo:- Wasiir Fiqi oo shaaciyey qorshaha DF ee safaaradda Itoobiya\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Daawo:- Wasiir Fiqi oo shaaciyey qorshaha DF ee safaaradda Itoobiya - Wardoon","description":"Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi oo wareysi siiyey Telefishinka Qaranka ayaa ka hadlay xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya, isagoo si adag uga hadlay goobta ay degan tahay safaaradda Itoobiya.","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-fiqi-oo-shaaciyey-qorshaha-df-ee-safaaradda-itoobiya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Daawo:- Wasiir Fiqi oo shaaciyey qorshaha DF ee safaaradda Itoobiya - Wardoon","og_description":"Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi oo wareysi siiyey Telefishinka Qaranka ayaa ka hadlay xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya, isagoo si adag uga hadlay goobta ay degan tahay safaaradda Itoobiya.","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-fiqi-oo-shaaciyey-qorshaha-df-ee-safaaradda-itoobiya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-11-02T20:47:13+00:00","og_image":[{"width":1246,"height":760,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Screenshot-2024-11-02-at-20.44.22.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-fiqi-oo-shaaciyey-qorshaha-df-ee-safaaradda-itoobiya\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-fiqi-oo-shaaciyey-qorshaha-df-ee-safaaradda-itoobiya\/","name":"Daawo:- Wasiir Fiqi oo shaaciyey qorshaha DF ee safaaradda Itoobiya - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-fiqi-oo-shaaciyey-qorshaha-df-ee-safaaradda-itoobiya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-fiqi-oo-shaaciyey-qorshaha-df-ee-safaaradda-itoobiya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Screenshot-2024-11-02-at-20.44.22.png","datePublished":"2024-11-02T20:47:13+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"description":"Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi oo wareysi siiyey Telefishinka Qaranka ayaa ka hadlay xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya, isagoo si adag uga hadlay goobta ay degan tahay safaaradda Itoobiya.","breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-fiqi-oo-shaaciyey-qorshaha-df-ee-safaaradda-itoobiya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-fiqi-oo-shaaciyey-qorshaha-df-ee-safaaradda-itoobiya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-fiqi-oo-shaaciyey-qorshaha-df-ee-safaaradda-itoobiya\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Screenshot-2024-11-02-at-20.44.22.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Screenshot-2024-11-02-at-20.44.22.png","width":1246,"height":760},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-fiqi-oo-shaaciyey-qorshaha-df-ee-safaaradda-itoobiya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Daawo:- Wasiir Fiqi oo shaaciyey qorshaha DF ee safaaradda Itoobiya"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/183460"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=183460"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/183460\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":183462,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/183460\/revisions\/183462"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/183461"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=183460"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=183460"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=183460"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}