{"id":183486,"date":"2024-11-03T19:35:17","date_gmt":"2024-11-03T16:35:17","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=183486"},"modified":"2024-11-04T12:26:36","modified_gmt":"2024-11-04T09:26:36","slug":"wasiirkii-2-aad-oo-is-casilay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirkii-2-aad-oo-is-casilay\/","title":{"rendered":"Wasiirkii 2-aad oo is casilay"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-size: large;\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-183487\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Screenshot-2024-11-03-at-16.31.56.png\" alt=\"\" width=\"1304\" height=\"794\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Screenshot-2024-11-03-at-16.31.56.png 1304w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Screenshot-2024-11-03-at-16.31.56-300x183.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Screenshot-2024-11-03-at-16.31.56-1024x624.png 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Screenshot-2024-11-03-at-16.31.56-768x468.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Screenshot-2024-11-03-at-16.31.56-696x424.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Screenshot-2024-11-03-at-16.31.56-1068x650.png 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Screenshot-2024-11-03-at-16.31.56-690x420.png 690w\" sizes=\"(max-width: 1304px) 100vw, 1304px\" \/><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Xildhibaan Axmed Cismaan Daqare ayaa shaaciyay inuu iska casilay xilkii Wasiir ku xigeenka Waxbarashada Soomaaliya, kadib markii sida uu sheegay uu \u201cku qancay in hoggaanka dalka uusan haynin wadadii saxda ahayd\u201d.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Daqare, ayaa noqday wasiirkii labaad oo maanta iska casilay xukuumada Xamsa Cabdi Barre, sidaan oo kale waxaa maanta duhurkii isku casilay wasiiru dowlihii wasaaradda Qorsheynta Soomaaliya Cabdirashiid Jiley.<\/span><\/p>\n<p>\u201c<span style=\"font-size: large;\">Mudo dheer markaan isha ku hayay Hab-dhaqanka iyo Hannaanka Hoggaanka Xukuumadda aan ka midka ahay, anigoo xeerinaya waajibka iga saaran dalka iyo dadka aan matalo, waxaan ku gancay in Xukuumadda aan xubinta ka ahay haynin wadadii saxda ahayd ee loo igmaday, ayna baalmartay Dastuurkii lagu soo doortay iyo Barnaamijkii lagu ansaxiyay,\u201d ayuu yiri Xildhibaan Axmed Cismaan Daqare.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Sidoo kale wasiir ku xigeenkaan iska casilay wasaaradda waxbarashada wuxuu sheegay in si ula kac ah Hoggaanka Xukuumadda uu u maray wado horay aan loo soo mahdin, taas oo laga dhaxlay dhibaatooyin siyaasadeed bulsho iyo kuwo dhaqaale oo la filayay in lagu soo cibro qaato oo Dalka iyo Dadka lagu hoggaamyo dhanka midnimada iyo wadajirka.<\/span><\/p>\n<p>\u201c<span style=\"font-size: large;\">Waxaaan aad oga xumahay in Bulshadii aan matalayay laga dhigay mid laga saaray Soomaalinimada sida SSC, mid laga shaqeeyay burburkeeda, markii lagu fashilmayna la cunaqabateeyay sida Puntland, iyo mid hadda loo masaaro tumanayo burburinteeda sida Jubbaland oo si aan ganbad lahayn looga shaqeynayo in la galiyo jahawareer siyaasadeed iyo afgambi,\u201d ayuu yiri Daqare.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Masuulkaan iska casilay xukuumada Xamsa ayaa sheegay in si bareer ah loo baalmaray hannaankii awood qaybsiga siyaasadeed ee Soomaalidu ku heshiisay, lana qaaday wado kali-talisnimo ah.<\/span><\/p>\n<p>\u201c<span style=\"font-size: large;\">Waxaa halqabsi laga dhigtay loo jooji maayo, taas oo horseedaysa kala irdhow iyo burbur hor leh, iyadoo la wada ogsoon yahay khataraha ku gadaaman maanta Soomaaliya,\u201d ayuu qoraalkiisa is casilaada ku yiri Xildhibaan Axmed Cismaan Daqare.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Wuxuu sheegay inuu ku qancay in Xukuumadaan ay ku hawlan tahay in ay dhiig ku daadiso Jubbaland, kana rido dagaal sokeeye, iyadoo sida uu sheegay rabta in ay ku fushato danaheeda gaarka ah.<\/span><\/p>\n<p>\u201c<span style=\"font-size: large;\">Waxaan go\u2019aansaday markaan damiirkeyga la tashaday in aan iska casilo Xilka Wassiir ku Xigeenka Wassaarada Waxbarashada, Hidaha iyo Tacliinta Sare,\u201d ayuu yiri Xildhibaan Axmed Cismaan Daqare.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Ugu dambeyntii wasiir ku xigeenka is casilay ayaa baaqiisa ku yiri, \u201cWaxaan Umada Soomaaliyeed ugu baaqayaa in ay ku baraarugto, isla markaasna ka hortimaado damaca guracan ee lagu afduubayo mustaqablka Umadda Soomaaliyeed, laguna kala geynayo Umadda walaalaha ah ee la soo daalaa dhacaysay dhibaatooynkii ka dhashay dagaaladii sokeeye.\u201d<\/span><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-183488\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/IMG_4544.webp\" alt=\"\" width=\"1290\" height=\"1761\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/IMG_4544.webp 1290w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/IMG_4544-220x300.webp 220w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/IMG_4544-750x1024.webp 750w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/IMG_4544-768x1048.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/IMG_4544-1125x1536.webp 1125w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/IMG_4544-696x950.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/IMG_4544-1068x1458.webp 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/IMG_4544-308x420.webp 308w\" sizes=\"(max-width: 1290px) 100vw, 1290px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaan Axmed Cismaan Daqare ayaa shaaciyay inuu iska casilay xilkii Wasiir ku xigeenka Waxbarashada Soomaaliya, kadib markii sida uu sheegay uu \u201cku qancay in hoggaanka dalka uusan haynin wadadii saxda ahayd\u201d. Daqare, ayaa noqday wasiirkii labaad oo maanta iska casilay xukuumada Xamsa Cabdi Barre, sidaan oo kale waxaa maanta duhurkii isku casilay wasiiru dowlihii wasaaradda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-183486","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wasiirkii 2-aad oo is casilay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirkii-2-aad-oo-is-casilay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wasiirkii 2-aad oo is casilay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xildhibaan Axmed Cismaan Daqare ayaa shaaciyay inuu iska casilay xilkii Wasiir ku xigeenka Waxbarashada Soomaaliya, kadib markii sida uu sheegay uu \u201cku qancay in hoggaanka dalka uusan haynin wadadii saxda ahayd\u201d. Daqare, ayaa noqday wasiirkii labaad oo maanta iska casilay xukuumada Xamsa Cabdi Barre, sidaan oo kale waxaa maanta duhurkii isku casilay wasiiru dowlihii wasaaradda [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirkii-2-aad-oo-is-casilay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-11-03T16:35:17+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2024-11-04T09:26:36+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Screenshot-2024-11-03-at-16.31.56.png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirkii-2-aad-oo-is-casilay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirkii-2-aad-oo-is-casilay\/\",\"name\":\"Wasiirkii 2-aad oo is casilay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirkii-2-aad-oo-is-casilay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirkii-2-aad-oo-is-casilay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Screenshot-2024-11-03-at-16.31.56.png\",\"datePublished\":\"2024-11-03T16:35:17+00:00\",\"dateModified\":\"2024-11-04T09:26:36+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirkii-2-aad-oo-is-casilay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirkii-2-aad-oo-is-casilay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirkii-2-aad-oo-is-casilay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Screenshot-2024-11-03-at-16.31.56.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Screenshot-2024-11-03-at-16.31.56.png\",\"width\":1304,\"height\":794},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirkii-2-aad-oo-is-casilay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wasiirkii 2-aad oo is casilay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wasiirkii 2-aad oo is casilay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirkii-2-aad-oo-is-casilay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wasiirkii 2-aad oo is casilay - Wardoon","og_description":"Xildhibaan Axmed Cismaan Daqare ayaa shaaciyay inuu iska casilay xilkii Wasiir ku xigeenka Waxbarashada Soomaaliya, kadib markii sida uu sheegay uu \u201cku qancay in hoggaanka dalka uusan haynin wadadii saxda ahayd\u201d. Daqare, ayaa noqday wasiirkii labaad oo maanta iska casilay xukuumada Xamsa Cabdi Barre, sidaan oo kale waxaa maanta duhurkii isku casilay wasiiru dowlihii wasaaradda [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirkii-2-aad-oo-is-casilay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-11-03T16:35:17+00:00","article_modified_time":"2024-11-04T09:26:36+00:00","og_image":[{"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Screenshot-2024-11-03-at-16.31.56.png","type":"","width":"","height":""}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirkii-2-aad-oo-is-casilay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirkii-2-aad-oo-is-casilay\/","name":"Wasiirkii 2-aad oo is casilay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirkii-2-aad-oo-is-casilay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirkii-2-aad-oo-is-casilay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Screenshot-2024-11-03-at-16.31.56.png","datePublished":"2024-11-03T16:35:17+00:00","dateModified":"2024-11-04T09:26:36+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirkii-2-aad-oo-is-casilay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirkii-2-aad-oo-is-casilay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirkii-2-aad-oo-is-casilay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Screenshot-2024-11-03-at-16.31.56.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Screenshot-2024-11-03-at-16.31.56.png","width":1304,"height":794},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirkii-2-aad-oo-is-casilay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wasiirkii 2-aad oo is casilay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/183486"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=183486"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/183486\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":183489,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/183486\/revisions\/183489"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=183486"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=183486"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=183486"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}