{"id":183501,"date":"2024-11-04T13:00:43","date_gmt":"2024-11-04T10:00:43","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=183501"},"modified":"2024-11-04T13:09:37","modified_gmt":"2024-11-04T10:09:37","slug":"booliska-kenya-oo-qabtay-ninka-lagu-eedeeyay-dilka-saddex-gabar-oo-soomaali-ah","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/booliska-kenya-oo-qabtay-ninka-lagu-eedeeyay-dilka-saddex-gabar-oo-soomaali-ah\/","title":{"rendered":"Booliska Kenya oo qabtay ninka lagu eedeeyay dilka saddex gabar oo Soomaali ah"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-size: large;\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-183506\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/GbeRjxNakAAQDwG-1.webp\" alt=\"\" width=\"519\" height=\"577\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/GbeRjxNakAAQDwG-1.webp 480w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/GbeRjxNakAAQDwG-1-270x300.webp 270w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/GbeRjxNakAAQDwG-1-378x420.webp 378w\" sizes=\"(max-width: 519px) 100vw, 519px\" \/><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Booliska Kenya ayaa gacanta ku dhigey Haashim Dhaqane Maxamuud oo loo haysto saddex haween oo Soomaali ahaa, oo kala ahaa Waris Daa\u2019uud, gabadh yar oo ay dhashey iyo mid kale oo walaasheed ay dhashay.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Saddexdan haween ayaa meykooda oo la jarjaray laga helay xaafad ka tirsan magaalada Nairobi, 21-kii Oktoobar 2024.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Eedeysanaha ayaa Axaddii shalay laga qabtay xaafadda Isareeha, waxaana lagu xirey saldhigga booliska ee Kamarkuchi. Haashim ayaa ku eedeysan inuu afduubtay, kadibna si arxan darro ah u dilay Waris Daa\u2019uud, Aamina Cabdirashiid, iyo Nuseyba Cabdi Maxamed.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Booliska ayaa aaminsan in uu ninkaani yahay tuhmanaha ugu weyn ee kiiskan, waxaana ninka ay baahiyeen sawiradiisa toddobaadkii hore, isaga oo xilligaas baxsad ahaa.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Haashim ayaa la sheegay in uu ka tirsanaan jiray ciidanka Booliska Itoobiya, islamarkaana uu dalkiisa ka soo baxsadey kadib markii uu dilay xaaskiisi. <\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Ninkan ayaa markii uu Kenya u soo baxsaday noqday taksiile ka dhex shaqeysta xaafadaha Islii iyo Parkland, waxaana laga aqoonsadey kaamaradaha CCTV, isaga oo dhibanayaasha ka qaadayada gurigooda oo ku yaalla xaafadda Islii.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Dadka Soomaalida ah ee ku dhaqan Kenya oo arrintan ay fajaciso ku noqotay ayaa soo dhaweeyey qabashada eedeysane Haashim Dhaqane Maxamuud.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Kiiskan ayaa waxaa kale oo u xiran nin kale oo Soomaali ah.<\/span><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-183503\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/haashim-dhaqane-1181x800-1.webp\" alt=\"\" width=\"1181\" height=\"800\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/haashim-dhaqane-1181x800-1.webp 1181w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/haashim-dhaqane-1181x800-1-300x203.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/haashim-dhaqane-1181x800-1-1024x694.webp 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/haashim-dhaqane-1181x800-1-768x520.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/haashim-dhaqane-1181x800-1-696x471.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/haashim-dhaqane-1181x800-1-1068x723.webp 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/haashim-dhaqane-1181x800-1-620x420.webp 620w\" sizes=\"(max-width: 1181px) 100vw, 1181px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-183504\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/hq720.jpg\" alt=\"\" width=\"686\" height=\"386\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/hq720.jpg 686w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/hq720-300x169.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 686px) 100vw, 686px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-183505\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/images.jpeg\" alt=\"\" width=\"194\" height=\"259\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Booliska Kenya ayaa gacanta ku dhigey Haashim Dhaqane Maxamuud oo loo haysto saddex haween oo Soomaali ahaa, oo kala ahaa Waris Daa\u2019uud, gabadh yar oo ay dhashey iyo mid kale oo walaasheed ay dhashay. Saddexdan haween ayaa meykooda oo la jarjaray laga helay xaafad ka tirsan magaalada Nairobi, 21-kii Oktoobar 2024. Eedeysanaha ayaa Axaddii shalay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":183506,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-183501","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Booliska Kenya oo qabtay ninka lagu eedeeyay dilka saddex gabar oo Soomaali ah - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/booliska-kenya-oo-qabtay-ninka-lagu-eedeeyay-dilka-saddex-gabar-oo-soomaali-ah\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Booliska Kenya oo qabtay ninka lagu eedeeyay dilka saddex gabar oo Soomaali ah - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Booliska Kenya ayaa gacanta ku dhigey Haashim Dhaqane Maxamuud oo loo haysto saddex haween oo Soomaali ahaa, oo kala ahaa Waris Daa\u2019uud, gabadh yar oo ay dhashey iyo mid kale oo walaasheed ay dhashay. Saddexdan haween ayaa meykooda oo la jarjaray laga helay xaafad ka tirsan magaalada Nairobi, 21-kii Oktoobar 2024. Eedeysanaha ayaa Axaddii shalay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/booliska-kenya-oo-qabtay-ninka-lagu-eedeeyay-dilka-saddex-gabar-oo-soomaali-ah\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-11-04T10:00:43+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2024-11-04T10:09:37+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/GbeRjxNakAAQDwG-1.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"480\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"534\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/booliska-kenya-oo-qabtay-ninka-lagu-eedeeyay-dilka-saddex-gabar-oo-soomaali-ah\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/booliska-kenya-oo-qabtay-ninka-lagu-eedeeyay-dilka-saddex-gabar-oo-soomaali-ah\/\",\"name\":\"Booliska Kenya oo qabtay ninka lagu eedeeyay dilka saddex gabar oo Soomaali ah - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/booliska-kenya-oo-qabtay-ninka-lagu-eedeeyay-dilka-saddex-gabar-oo-soomaali-ah\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/booliska-kenya-oo-qabtay-ninka-lagu-eedeeyay-dilka-saddex-gabar-oo-soomaali-ah\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/GbeRjxNakAAQDwG-1.webp\",\"datePublished\":\"2024-11-04T10:00:43+00:00\",\"dateModified\":\"2024-11-04T10:09:37+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/booliska-kenya-oo-qabtay-ninka-lagu-eedeeyay-dilka-saddex-gabar-oo-soomaali-ah\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/booliska-kenya-oo-qabtay-ninka-lagu-eedeeyay-dilka-saddex-gabar-oo-soomaali-ah\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/booliska-kenya-oo-qabtay-ninka-lagu-eedeeyay-dilka-saddex-gabar-oo-soomaali-ah\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/GbeRjxNakAAQDwG-1.webp\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/GbeRjxNakAAQDwG-1.webp\",\"width\":480,\"height\":534},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/booliska-kenya-oo-qabtay-ninka-lagu-eedeeyay-dilka-saddex-gabar-oo-soomaali-ah\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Booliska Kenya oo qabtay ninka lagu eedeeyay dilka saddex gabar oo Soomaali ah\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Booliska Kenya oo qabtay ninka lagu eedeeyay dilka saddex gabar oo Soomaali ah - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/booliska-kenya-oo-qabtay-ninka-lagu-eedeeyay-dilka-saddex-gabar-oo-soomaali-ah\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Booliska Kenya oo qabtay ninka lagu eedeeyay dilka saddex gabar oo Soomaali ah - Wardoon","og_description":"Booliska Kenya ayaa gacanta ku dhigey Haashim Dhaqane Maxamuud oo loo haysto saddex haween oo Soomaali ahaa, oo kala ahaa Waris Daa\u2019uud, gabadh yar oo ay dhashey iyo mid kale oo walaasheed ay dhashay. Saddexdan haween ayaa meykooda oo la jarjaray laga helay xaafad ka tirsan magaalada Nairobi, 21-kii Oktoobar 2024. Eedeysanaha ayaa Axaddii shalay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/booliska-kenya-oo-qabtay-ninka-lagu-eedeeyay-dilka-saddex-gabar-oo-soomaali-ah\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-11-04T10:00:43+00:00","article_modified_time":"2024-11-04T10:09:37+00:00","og_image":[{"width":480,"height":534,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/GbeRjxNakAAQDwG-1.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/booliska-kenya-oo-qabtay-ninka-lagu-eedeeyay-dilka-saddex-gabar-oo-soomaali-ah\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/booliska-kenya-oo-qabtay-ninka-lagu-eedeeyay-dilka-saddex-gabar-oo-soomaali-ah\/","name":"Booliska Kenya oo qabtay ninka lagu eedeeyay dilka saddex gabar oo Soomaali ah - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/booliska-kenya-oo-qabtay-ninka-lagu-eedeeyay-dilka-saddex-gabar-oo-soomaali-ah\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/booliska-kenya-oo-qabtay-ninka-lagu-eedeeyay-dilka-saddex-gabar-oo-soomaali-ah\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/GbeRjxNakAAQDwG-1.webp","datePublished":"2024-11-04T10:00:43+00:00","dateModified":"2024-11-04T10:09:37+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/booliska-kenya-oo-qabtay-ninka-lagu-eedeeyay-dilka-saddex-gabar-oo-soomaali-ah\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/booliska-kenya-oo-qabtay-ninka-lagu-eedeeyay-dilka-saddex-gabar-oo-soomaali-ah\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/booliska-kenya-oo-qabtay-ninka-lagu-eedeeyay-dilka-saddex-gabar-oo-soomaali-ah\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/GbeRjxNakAAQDwG-1.webp","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/GbeRjxNakAAQDwG-1.webp","width":480,"height":534},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/booliska-kenya-oo-qabtay-ninka-lagu-eedeeyay-dilka-saddex-gabar-oo-soomaali-ah\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Booliska Kenya oo qabtay ninka lagu eedeeyay dilka saddex gabar oo Soomaali ah"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/183501"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=183501"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/183501\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":183507,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/183501\/revisions\/183507"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/183506"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=183501"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=183501"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=183501"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}