{"id":183552,"date":"2024-11-05T18:58:54","date_gmt":"2024-11-05T15:58:54","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=183552"},"modified":"2024-11-05T18:58:54","modified_gmt":"2024-11-05T15:58:54","slug":"diyaarad-drone-ah-oo-ku-dhacday-degaan-ay-joogaan-al-shabaab","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-drone-ah-oo-ku-dhacday-degaan-ay-joogaan-al-shabaab\/","title":{"rendered":"Diyaarad Drone ah oo ku dhacday degaan ay joogaan Al-shabaab"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-183553\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/2024115638663949942383054.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"364\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/2024115638663949942383054.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/2024115638663949942383054-300x165.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Dadka degaanka Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in diyaarad Turki ah oo nooca Drone ta ah ay ku dhacday tuulada Farsooleey halkaasi oo ay gacanta ku hayaan dagaalamayaal ka tirsan kooxda Al shabaab.<\/p>\n<p>Illo wareedyo kala duwan ayaa sheegaya in diyaaradda goobta ay ku dhacday durbaba ay gaareen dagaalyahano ka tirsan Al-shabaab kuwaasi oo caleemaha geedadka ku daday diyaaradda si aan loo arkin ama loo helin xogta goobta ay diyaaradaani ay ku dhacday.<\/p>\n<p>Tuuladaan oo dhow degmada Qoryooleey ee Farsooley waxa ay 130KM u jirtaa magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Dowladda Soomaaliya ayaan wali ka hadlin diyaaradaasi ku burburtay Gobolka Shabeelaha Hoose.<\/p>\n<p>Warar kale ayaa sheegaya in diyaaradaan ay ku xirnaayeen gantaalo ayna kuguda jirtay howlgal ka dhan ah Dagaalamayaasha Al-shabaab.<\/p>\n<p>Al-shabaab ayaan wali dhankoodi kama hadlin diyaaradaasi ku dhacday aaga ay iyagu maamulayaan ee Farsooleey.<\/p>\n<p>Wixii maclumaad ah ee kusoo kordha warkaan wararkeeni dambe ayaan kusoo baahin doonaa.<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=476&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FAxmedSAxmed%2Fvideos%2F468764442312607%2F&amp;show_text=false&amp;width=476&amp;t=0\" width=\"476\" height=\"476\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dadka degaanka Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in diyaarad Turki ah oo nooca Drone ta ah ay ku dhacday tuulada Farsooleey halkaasi oo ay gacanta ku hayaan dagaalamayaal ka tirsan kooxda Al shabaab. Illo wareedyo kala duwan ayaa sheegaya in diyaaradda goobta ay ku dhacday durbaba ay gaareen dagaalyahano ka tirsan Al-shabaab kuwaasi oo caleemaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":183553,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-183552","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Diyaarad Drone ah oo ku dhacday degaan ay joogaan Al-shabaab - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-drone-ah-oo-ku-dhacday-degaan-ay-joogaan-al-shabaab\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Diyaarad Drone ah oo ku dhacday degaan ay joogaan Al-shabaab - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dadka degaanka Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in diyaarad Turki ah oo nooca Drone ta ah ay ku dhacday tuulada Farsooleey halkaasi oo ay gacanta ku hayaan dagaalamayaal ka tirsan kooxda Al shabaab. Illo wareedyo kala duwan ayaa sheegaya in diyaaradda goobta ay ku dhacday durbaba ay gaareen dagaalyahano ka tirsan Al-shabaab kuwaasi oo caleemaha [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-drone-ah-oo-ku-dhacday-degaan-ay-joogaan-al-shabaab\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-11-05T15:58:54+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/2024115638663949942383054.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"364\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-drone-ah-oo-ku-dhacday-degaan-ay-joogaan-al-shabaab\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-drone-ah-oo-ku-dhacday-degaan-ay-joogaan-al-shabaab\/\",\"name\":\"Diyaarad Drone ah oo ku dhacday degaan ay joogaan Al-shabaab - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-drone-ah-oo-ku-dhacday-degaan-ay-joogaan-al-shabaab\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-drone-ah-oo-ku-dhacday-degaan-ay-joogaan-al-shabaab\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/2024115638663949942383054.jpg\",\"datePublished\":\"2024-11-05T15:58:54+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-drone-ah-oo-ku-dhacday-degaan-ay-joogaan-al-shabaab\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-drone-ah-oo-ku-dhacday-degaan-ay-joogaan-al-shabaab\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-drone-ah-oo-ku-dhacday-degaan-ay-joogaan-al-shabaab\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/2024115638663949942383054.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/2024115638663949942383054.jpg\",\"width\":660,\"height\":364},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-drone-ah-oo-ku-dhacday-degaan-ay-joogaan-al-shabaab\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Diyaarad Drone ah oo ku dhacday degaan ay joogaan Al-shabaab\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Diyaarad Drone ah oo ku dhacday degaan ay joogaan Al-shabaab - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-drone-ah-oo-ku-dhacday-degaan-ay-joogaan-al-shabaab\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Diyaarad Drone ah oo ku dhacday degaan ay joogaan Al-shabaab - Wardoon","og_description":"Dadka degaanka Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in diyaarad Turki ah oo nooca Drone ta ah ay ku dhacday tuulada Farsooleey halkaasi oo ay gacanta ku hayaan dagaalamayaal ka tirsan kooxda Al shabaab. Illo wareedyo kala duwan ayaa sheegaya in diyaaradda goobta ay ku dhacday durbaba ay gaareen dagaalyahano ka tirsan Al-shabaab kuwaasi oo caleemaha [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-drone-ah-oo-ku-dhacday-degaan-ay-joogaan-al-shabaab\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-11-05T15:58:54+00:00","og_image":[{"width":660,"height":364,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/2024115638663949942383054.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-drone-ah-oo-ku-dhacday-degaan-ay-joogaan-al-shabaab\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-drone-ah-oo-ku-dhacday-degaan-ay-joogaan-al-shabaab\/","name":"Diyaarad Drone ah oo ku dhacday degaan ay joogaan Al-shabaab - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-drone-ah-oo-ku-dhacday-degaan-ay-joogaan-al-shabaab\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-drone-ah-oo-ku-dhacday-degaan-ay-joogaan-al-shabaab\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/2024115638663949942383054.jpg","datePublished":"2024-11-05T15:58:54+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-drone-ah-oo-ku-dhacday-degaan-ay-joogaan-al-shabaab\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-drone-ah-oo-ku-dhacday-degaan-ay-joogaan-al-shabaab\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-drone-ah-oo-ku-dhacday-degaan-ay-joogaan-al-shabaab\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/2024115638663949942383054.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/2024115638663949942383054.jpg","width":660,"height":364},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-drone-ah-oo-ku-dhacday-degaan-ay-joogaan-al-shabaab\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Diyaarad Drone ah oo ku dhacday degaan ay joogaan Al-shabaab"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/183552"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=183552"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/183552\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":183554,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/183552\/revisions\/183554"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/183553"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=183552"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=183552"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=183552"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}