{"id":183555,"date":"2024-11-05T19:04:18","date_gmt":"2024-11-05T16:04:18","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=183555"},"modified":"2024-11-05T19:04:18","modified_gmt":"2024-11-05T16:04:18","slug":"daawo-midowga-yurub-oo-dowlada-kuwareejiyay-gaadiid-iyo-agab-militari","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-midowga-yurub-oo-dowlada-kuwareejiyay-gaadiid-iyo-agab-militari\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Midowga Yurub oo dowlada kuwareejiyay gaadiid iyo agab Militari"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-183557\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/2024115638663942989324545.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"440\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/2024115638663942989324545.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/2024115638663942989324545-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/2024115638663942989324545-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Wasiiru dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Cumar Cali Cabdi ayaa munaasabad kooban oo maanta ka dhacday xerada tababarada ciidanka ee Jenaraal Dhagabadan kula wareegay gaadiid iyo gab kale oo ciidamada loogu talo galay.<\/p>\n<p>Munaasabada gaadiidka iyo agabka kale ee ciidan kula wareegtay dowladda Soomaaliya waxaa goobjoog ahaa ku xigeenka Agaasimaha Midowga Yurub ee Qaaradda Afrika, Ergayga Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya, saraakiil ka socotay xafiiska UNOPS iyo masuuliyiin kale.<\/p>\n<p>Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaabdhigga Soomaaliya Cumar Cali Cabdi oo ka hadlay munaasabada ayaa si weyn uga mahadceliyay gaadiid iyo agabka ciidan ee maanta ay kala wareegeen Midowga Yurub iyo taageerada Midowga Yurub ay la garab taagan yihiin Soomaaliya.<\/p>\n<p>&#8220;Waxaan maanta Xerada Jenaraal Dhagabadan kula wareegnay gaadiid iyo agab kale oo ciidanku leeyahay, taasoo loogu talo galay ciidanka xoogga dalka wax weyna ka tari doonta dagaalka ciidanka xoogga dalka kula jiraan Khawaariijta&#8221; ayuu yiri Wasiir Cumar Cali Cabdi.<\/p>\n<p>Agaasime ku xigeenka Midowga Yurub ee Qaaradda Afrika Mathieu Breins oo dhankiisa ka hadlay Munaasabada ayaa sheegay inuu ku faraxsanahay inuu maanta ku wareejiyo dowladda Soomaaliya gaadiid iyo agab Militari oo muhiim u ah ciidanka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Ma ahan markii ugu horeysay oo dowladda Soomaaliya lagu wareejiyo gaadiid iyo agabka ciidamada, waxaana xusid mudan in tiro dhowr jeer oo hore lagu wareejiyay dowladda Soomaaliya gaadiid iyo qalab kala duwan oo loogu talo galay ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya.<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fsntvnews%2Fvideos%2F1205270630586545%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-183556\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/2024115638663943294879321.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"447\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/2024115638663943294879321.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/2024115638663943294879321-300x203.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/2024115638663943294879321-620x420.jpg 620w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-183557\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/2024115638663942989324545.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"440\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/2024115638663942989324545.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/2024115638663942989324545-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/2024115638663942989324545-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-183558\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Screenshot-2024-11-05-at-16.00.39.png\" alt=\"\" width=\"1700\" height=\"1102\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Screenshot-2024-11-05-at-16.00.39.png 1700w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Screenshot-2024-11-05-at-16.00.39-300x194.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Screenshot-2024-11-05-at-16.00.39-1024x664.png 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Screenshot-2024-11-05-at-16.00.39-768x498.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Screenshot-2024-11-05-at-16.00.39-1536x996.png 1536w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Screenshot-2024-11-05-at-16.00.39-696x451.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Screenshot-2024-11-05-at-16.00.39-1068x692.png 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Screenshot-2024-11-05-at-16.00.39-648x420.png 648w\" sizes=\"(max-width: 1700px) 100vw, 1700px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiiru dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Cumar Cali Cabdi ayaa munaasabad kooban oo maanta ka dhacday xerada tababarada ciidanka ee Jenaraal Dhagabadan kula wareegay gaadiid iyo gab kale oo ciidamada loogu talo galay. Munaasabada gaadiidka iyo agabka kale ee ciidan kula wareegtay dowladda Soomaaliya waxaa goobjoog ahaa ku xigeenka Agaasimaha Midowga Yurub ee Qaaradda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":183558,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-183555","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Midowga Yurub oo dowlada kuwareejiyay gaadiid iyo agab Militari - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-midowga-yurub-oo-dowlada-kuwareejiyay-gaadiid-iyo-agab-militari\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Midowga Yurub oo dowlada kuwareejiyay gaadiid iyo agab Militari - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiiru dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Cumar Cali Cabdi ayaa munaasabad kooban oo maanta ka dhacday xerada tababarada ciidanka ee Jenaraal Dhagabadan kula wareegay gaadiid iyo gab kale oo ciidamada loogu talo galay. Munaasabada gaadiidka iyo agabka kale ee ciidan kula wareegtay dowladda Soomaaliya waxaa goobjoog ahaa ku xigeenka Agaasimaha Midowga Yurub ee Qaaradda [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-midowga-yurub-oo-dowlada-kuwareejiyay-gaadiid-iyo-agab-militari\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-11-05T16:04:18+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Screenshot-2024-11-05-at-16.00.39-1024x664.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1024\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"664\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-midowga-yurub-oo-dowlada-kuwareejiyay-gaadiid-iyo-agab-militari\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-midowga-yurub-oo-dowlada-kuwareejiyay-gaadiid-iyo-agab-militari\/\",\"name\":\"DAAWO:-Midowga Yurub oo dowlada kuwareejiyay gaadiid iyo agab Militari - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-midowga-yurub-oo-dowlada-kuwareejiyay-gaadiid-iyo-agab-militari\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-midowga-yurub-oo-dowlada-kuwareejiyay-gaadiid-iyo-agab-militari\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Screenshot-2024-11-05-at-16.00.39.png\",\"datePublished\":\"2024-11-05T16:04:18+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-midowga-yurub-oo-dowlada-kuwareejiyay-gaadiid-iyo-agab-militari\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-midowga-yurub-oo-dowlada-kuwareejiyay-gaadiid-iyo-agab-militari\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-midowga-yurub-oo-dowlada-kuwareejiyay-gaadiid-iyo-agab-militari\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Screenshot-2024-11-05-at-16.00.39.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Screenshot-2024-11-05-at-16.00.39.png\",\"width\":1700,\"height\":1102},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-midowga-yurub-oo-dowlada-kuwareejiyay-gaadiid-iyo-agab-militari\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Midowga Yurub oo dowlada kuwareejiyay gaadiid iyo agab Militari\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Midowga Yurub oo dowlada kuwareejiyay gaadiid iyo agab Militari - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-midowga-yurub-oo-dowlada-kuwareejiyay-gaadiid-iyo-agab-militari\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Midowga Yurub oo dowlada kuwareejiyay gaadiid iyo agab Militari - Wardoon","og_description":"Wasiiru dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Cumar Cali Cabdi ayaa munaasabad kooban oo maanta ka dhacday xerada tababarada ciidanka ee Jenaraal Dhagabadan kula wareegay gaadiid iyo gab kale oo ciidamada loogu talo galay. Munaasabada gaadiidka iyo agabka kale ee ciidan kula wareegtay dowladda Soomaaliya waxaa goobjoog ahaa ku xigeenka Agaasimaha Midowga Yurub ee Qaaradda [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-midowga-yurub-oo-dowlada-kuwareejiyay-gaadiid-iyo-agab-militari\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-11-05T16:04:18+00:00","og_image":[{"width":1024,"height":664,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Screenshot-2024-11-05-at-16.00.39-1024x664.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-midowga-yurub-oo-dowlada-kuwareejiyay-gaadiid-iyo-agab-militari\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-midowga-yurub-oo-dowlada-kuwareejiyay-gaadiid-iyo-agab-militari\/","name":"DAAWO:-Midowga Yurub oo dowlada kuwareejiyay gaadiid iyo agab Militari - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-midowga-yurub-oo-dowlada-kuwareejiyay-gaadiid-iyo-agab-militari\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-midowga-yurub-oo-dowlada-kuwareejiyay-gaadiid-iyo-agab-militari\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Screenshot-2024-11-05-at-16.00.39.png","datePublished":"2024-11-05T16:04:18+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-midowga-yurub-oo-dowlada-kuwareejiyay-gaadiid-iyo-agab-militari\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-midowga-yurub-oo-dowlada-kuwareejiyay-gaadiid-iyo-agab-militari\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-midowga-yurub-oo-dowlada-kuwareejiyay-gaadiid-iyo-agab-militari\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Screenshot-2024-11-05-at-16.00.39.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Screenshot-2024-11-05-at-16.00.39.png","width":1700,"height":1102},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-midowga-yurub-oo-dowlada-kuwareejiyay-gaadiid-iyo-agab-militari\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Midowga Yurub oo dowlada kuwareejiyay gaadiid iyo agab Militari"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/183555"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=183555"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/183555\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":183559,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/183555\/revisions\/183559"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/183558"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=183555"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=183555"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=183555"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}