{"id":183564,"date":"2024-11-06T12:07:37","date_gmt":"2024-11-06T09:07:37","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=183564"},"modified":"2024-11-06T12:07:37","modified_gmt":"2024-11-06T09:07:37","slug":"xasan-sheekh-oo-sheegay-inay-dib-usoo-celinayaan-qaxootiga-jarmalka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-sheegay-inay-dib-usoo-celinayaan-qaxootiga-jarmalka\/","title":{"rendered":"Xasan Sheekh oo sheegay inay dib usoo celinayaan qaxootiga Jarmalka"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-183565\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/2024116638664526941980655.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"348\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/2024116638664526941980655.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/2024116638664526941980655-300x158.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu soo dhaweeyay magaalada Berlin. Casuumaad ka dib, waxa uu la kulmay Ra\u2019iisul Wasaaraha Jarmalka Olaf Scholz oo ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka, dib u soo nooleynta waxbarashada farsamada gacanta, sare u qaadida amniga, iyo ballaarinta iskaashiga labada dal.<\/span><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-183567\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Hassan-Olaf_arthrou-1.jpg-1.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"359\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Hassan-Olaf_arthrou-1.jpg-1.jpg 640w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Hassan-Olaf_arthrou-1.jpg-1-300x168.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Wargeyska Bild ee ka soo baxa magaalada Berlin ayaa madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud waxa uu ka wareystay qaxootiga Soomaalida ee ku nool dalka Jarmalka iyo qorshaha dowladiisa ee ku wajahan dadkaasi.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Madaxweyne Xasan Sheikh wuxuu sheegay in qof kasta oo qaxooti ah oo aan sharci ku joogin Jarmalka dib loogu celin karo Soomaaliya, maaddaama dalka uu hadda nabad yahay, sida uu sheegay.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">In ka badan 60,000 oo Soomaali ah ayaa ku nool Jarmalka, iyadoo qaar badan oo ka mid ah ay magangelyo weydiisteen.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Sannadkan oo keliya, 5,800 ayaa magangelyo codsaday, sida ay sheegtay Bild.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">&#8220;Qoxootiga Soomaaliyeed ee aan sharci haysan ama aan ku dhex milmin dib ayaa loo celinayaa. Soomaaliya hadda waa nabad, marka laga reebo dagaallo yar yar oo ay la gashay argagixisada.&#8221; ayuu yiri Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Madaxweynaha ayaa tilmaamay in ay doonayaan in Soomaaliya ay noqoto meel ay ku nool yihiin dhammaan muwaadiniinteeda, xitaa kuwa ku nool dalka Jarmalka.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Soomaalida qaxootiga ku ah dalka Germany ayaa walaac weyn ka muujiyay hadalka madaxweynaha iyagoo sheegay in dhibaatadii ay ugasoo carareen Soomaaliya ay weli taalo.<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/en.protothema.gr\/2024\/11\/05\/germany-the-somali-president-appeared-as-a-saviour-he-promised-schultz-that-he-would-take-back-all-migrants\/\"><strong>HALKAN KA AQRI SHEEKADAN<\/strong><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu soo dhaweeyay magaalada Berlin. Casuumaad ka dib, waxa uu la kulmay Ra\u2019iisul Wasaaraha Jarmalka Olaf Scholz oo ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka, dib u soo nooleynta waxbarashada farsamada gacanta, sare u qaadida amniga, iyo ballaarinta iskaashiga labada dal. Wargeyska Bild ee ka soo baxa magaalada Berlin ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":183565,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-183564","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xasan Sheekh oo sheegay inay dib usoo celinayaan qaxootiga Jarmalka - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-sheegay-inay-dib-usoo-celinayaan-qaxootiga-jarmalka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xasan Sheekh oo sheegay inay dib usoo celinayaan qaxootiga Jarmalka - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu soo dhaweeyay magaalada Berlin. Casuumaad ka dib, waxa uu la kulmay Ra\u2019iisul Wasaaraha Jarmalka Olaf Scholz oo ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka, dib u soo nooleynta waxbarashada farsamada gacanta, sare u qaadida amniga, iyo ballaarinta iskaashiga labada dal. Wargeyska Bild ee ka soo baxa magaalada Berlin ayaa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-sheegay-inay-dib-usoo-celinayaan-qaxootiga-jarmalka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-11-06T09:07:37+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/2024116638664526941980655.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"348\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-sheegay-inay-dib-usoo-celinayaan-qaxootiga-jarmalka\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-sheegay-inay-dib-usoo-celinayaan-qaxootiga-jarmalka\/\",\"name\":\"Xasan Sheekh oo sheegay inay dib usoo celinayaan qaxootiga Jarmalka - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-sheegay-inay-dib-usoo-celinayaan-qaxootiga-jarmalka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-sheegay-inay-dib-usoo-celinayaan-qaxootiga-jarmalka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/2024116638664526941980655.jpg\",\"datePublished\":\"2024-11-06T09:07:37+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-sheegay-inay-dib-usoo-celinayaan-qaxootiga-jarmalka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-sheegay-inay-dib-usoo-celinayaan-qaxootiga-jarmalka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-sheegay-inay-dib-usoo-celinayaan-qaxootiga-jarmalka\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/2024116638664526941980655.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/2024116638664526941980655.jpg\",\"width\":660,\"height\":348},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-sheegay-inay-dib-usoo-celinayaan-qaxootiga-jarmalka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xasan Sheekh oo sheegay inay dib usoo celinayaan qaxootiga Jarmalka\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xasan Sheekh oo sheegay inay dib usoo celinayaan qaxootiga Jarmalka - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-sheegay-inay-dib-usoo-celinayaan-qaxootiga-jarmalka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xasan Sheekh oo sheegay inay dib usoo celinayaan qaxootiga Jarmalka - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu soo dhaweeyay magaalada Berlin. Casuumaad ka dib, waxa uu la kulmay Ra\u2019iisul Wasaaraha Jarmalka Olaf Scholz oo ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka, dib u soo nooleynta waxbarashada farsamada gacanta, sare u qaadida amniga, iyo ballaarinta iskaashiga labada dal. Wargeyska Bild ee ka soo baxa magaalada Berlin ayaa [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-sheegay-inay-dib-usoo-celinayaan-qaxootiga-jarmalka\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-11-06T09:07:37+00:00","og_image":[{"width":660,"height":348,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/2024116638664526941980655.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-sheegay-inay-dib-usoo-celinayaan-qaxootiga-jarmalka\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-sheegay-inay-dib-usoo-celinayaan-qaxootiga-jarmalka\/","name":"Xasan Sheekh oo sheegay inay dib usoo celinayaan qaxootiga Jarmalka - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-sheegay-inay-dib-usoo-celinayaan-qaxootiga-jarmalka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-sheegay-inay-dib-usoo-celinayaan-qaxootiga-jarmalka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/2024116638664526941980655.jpg","datePublished":"2024-11-06T09:07:37+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-sheegay-inay-dib-usoo-celinayaan-qaxootiga-jarmalka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-sheegay-inay-dib-usoo-celinayaan-qaxootiga-jarmalka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-sheegay-inay-dib-usoo-celinayaan-qaxootiga-jarmalka\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/2024116638664526941980655.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/2024116638664526941980655.jpg","width":660,"height":348},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-sheegay-inay-dib-usoo-celinayaan-qaxootiga-jarmalka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xasan Sheekh oo sheegay inay dib usoo celinayaan qaxootiga Jarmalka"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/183564"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=183564"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/183564\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":183569,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/183564\/revisions\/183569"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/183565"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=183564"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=183564"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=183564"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}