{"id":183596,"date":"2024-11-07T16:14:44","date_gmt":"2024-11-07T13:14:44","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=183596"},"modified":"2024-11-08T11:53:18","modified_gmt":"2024-11-08T08:53:18","slug":"daawo-guddoomiyeyaasha-degmooyinka-shaqadoodu-waa-naadafada-inay-ka-shaqeeyo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiyeyaasha-degmooyinka-shaqadoodu-waa-naadafada-inay-ka-shaqeeyo\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Guddoomiyeyaasha Degmooyinka shaqadoodu waa naadafada inay ka shaqeeyo"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-183598\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Screenshot-2024-11-07-at-13.11.04.png\" alt=\"\" width=\"1468\" height=\"840\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Screenshot-2024-11-07-at-13.11.04.png 1468w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Screenshot-2024-11-07-at-13.11.04-300x172.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Screenshot-2024-11-07-at-13.11.04-1024x586.png 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Screenshot-2024-11-07-at-13.11.04-768x439.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Screenshot-2024-11-07-at-13.11.04-696x398.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Screenshot-2024-11-07-at-13.11.04-1068x611.png 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Screenshot-2024-11-07-at-13.11.04-734x420.png 734w\" sizes=\"(max-width: 1468px) 100vw, 1468px\" \/><\/p>\n<p>Gudoomiyaha Maxkamadda gobolka Banaadir, Saalax Cali Maxamuud (Dabaan) iyo guddoomiyeyaasha maamullada degmooyinka ee gobolka ayay ka dhex tafatay, waxaana la\u2019isku qabtay fulinta xukunnada ay soo saarto maxkamadda.<\/p>\n<p>Arrintan ayaa daba socoto, kadib markii qaar kamid ah qaar kamid ah guddoomiyeyaasha degmooyinka gobolka Banaadir ay sheegeen in aan lasoo wargelin marka la fulinayo xukunnada dhulka ku yaalla degmooyinkooda, taasina ay tahay mid laga haboon yahay.<\/p>\n<p>Saalax Dabaan oo shir jaraa\u2019id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa si adag ula hadlay maamullada degmooyinka, wuxuuna sheegay in aysan ka hadli karin xukun maxkamad ay riday oo ku saabsan guryaha ama dhulalka ku yaalla gudaha magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Sidoo kale wuxuu tilmaamay in guddoomiyeyaashu shaqadooda ay tahay kaliya inay ka shaqeeyaan nadaafadda degmooyinka, isla markaana aanay shaqo ku lahayn xukunnada.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha ayaa sidoo kale intaasi kusii daray in xukun ay rideen aysan kusoo wargeli doonin gudoomiye degmo, shaqadaasna ay leedahay maxkamadda gobolka.<\/p>\n<p>\u201cGuddoomiye Degmo waxa ay mas\u2019uuliyadiisu tahay inuu naadafad ka shaqeeyo, maahan inuu sharci ka shaqeeyo, sharci mas\u2019uuliyad kama saarna, xaq uu kuleeyahay ma jirto, shaqo uu ku leeyahayna ma jirto, maxkamad ayaa ka garnaqda doodaha dadka ee u dhaxeeya xaqqa iyo miilkiilaha laisku haysto cidda mas\u2019uuliyadeeda is kaleh waa Maxkamad\u201d ayuu yiri gudoomiyaha maxkamada gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Dabaan ayaa sidoo kale ugu goodiyay guddoomiyihii ka hor yimaado go\u2019aanka maxkamadda isaga qudhiisa laga saari doono guriga uu dagan yahay, lana xiri doono.<\/p>\n<p>Arrintan ayaa kusoo aadeyso, ayada oohaatan caasimada ay ka taagan yihiin murano xoogan oo ka dhashay dhulalka la\u2019isku haysto iyo kuwa danta-guud oo ay dowladda federaalka Soomaaliya bilowday in laga saaro shacab ku dhowaad 30 sano kusoo noolaa.<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" title=\"Gudoomiye Saalax oo u hanjabay Gudoomiyaasha Degmooyinka Muqdisho\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/59uInORXqe8\" width=\"853\" height=\"480\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gudoomiyaha Maxkamadda gobolka Banaadir, Saalax Cali Maxamuud (Dabaan) iyo guddoomiyeyaasha maamullada degmooyinka ee gobolka ayay ka dhex tafatay, waxaana la\u2019isku qabtay fulinta xukunnada ay soo saarto maxkamadda. Arrintan ayaa daba socoto, kadib markii qaar kamid ah qaar kamid ah guddoomiyeyaasha degmooyinka gobolka Banaadir ay sheegeen in aan lasoo wargelin marka la fulinayo xukunnada dhulka ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":183598,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-183596","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Guddoomiyeyaasha Degmooyinka shaqadoodu waa naadafada inay ka shaqeeyo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"description\" content=\"Gudoomiyaha Maxkamadda gobolka Banaadir, Saalax Cali Maxamuud (Dabaan) iyo guddoomiyeyaasha maamullada degmooyinka ee gobolka ayay ka dhex tafatay, waxaana la\u2019isku qabtay fulinta xukunnada ay soo saarto maxkamadda.\" \/>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiyeyaasha-degmooyinka-shaqadoodu-waa-naadafada-inay-ka-shaqeeyo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Guddoomiyeyaasha Degmooyinka shaqadoodu waa naadafada inay ka shaqeeyo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Gudoomiyaha Maxkamadda gobolka Banaadir, Saalax Cali Maxamuud (Dabaan) iyo guddoomiyeyaasha maamullada degmooyinka ee gobolka ayay ka dhex tafatay, waxaana la\u2019isku qabtay fulinta xukunnada ay soo saarto maxkamadda.\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiyeyaasha-degmooyinka-shaqadoodu-waa-naadafada-inay-ka-shaqeeyo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-11-07T13:14:44+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2024-11-08T08:53:18+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Screenshot-2024-11-07-at-13.11.04.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1468\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"840\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiyeyaasha-degmooyinka-shaqadoodu-waa-naadafada-inay-ka-shaqeeyo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiyeyaasha-degmooyinka-shaqadoodu-waa-naadafada-inay-ka-shaqeeyo\/\",\"name\":\"DAAWO:-Guddoomiyeyaasha Degmooyinka shaqadoodu waa naadafada inay ka shaqeeyo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiyeyaasha-degmooyinka-shaqadoodu-waa-naadafada-inay-ka-shaqeeyo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiyeyaasha-degmooyinka-shaqadoodu-waa-naadafada-inay-ka-shaqeeyo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Screenshot-2024-11-07-at-13.11.04.png\",\"datePublished\":\"2024-11-07T13:14:44+00:00\",\"dateModified\":\"2024-11-08T08:53:18+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"description\":\"Gudoomiyaha Maxkamadda gobolka Banaadir, Saalax Cali Maxamuud (Dabaan) iyo guddoomiyeyaasha maamullada degmooyinka ee gobolka ayay ka dhex tafatay, waxaana la\u2019isku qabtay fulinta xukunnada ay soo saarto maxkamadda.\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiyeyaasha-degmooyinka-shaqadoodu-waa-naadafada-inay-ka-shaqeeyo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiyeyaasha-degmooyinka-shaqadoodu-waa-naadafada-inay-ka-shaqeeyo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiyeyaasha-degmooyinka-shaqadoodu-waa-naadafada-inay-ka-shaqeeyo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Screenshot-2024-11-07-at-13.11.04.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Screenshot-2024-11-07-at-13.11.04.png\",\"width\":1468,\"height\":840},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiyeyaasha-degmooyinka-shaqadoodu-waa-naadafada-inay-ka-shaqeeyo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Guddoomiyeyaasha Degmooyinka shaqadoodu waa naadafada inay ka shaqeeyo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Guddoomiyeyaasha Degmooyinka shaqadoodu waa naadafada inay ka shaqeeyo - Wardoon","description":"Gudoomiyaha Maxkamadda gobolka Banaadir, Saalax Cali Maxamuud (Dabaan) iyo guddoomiyeyaasha maamullada degmooyinka ee gobolka ayay ka dhex tafatay, waxaana la\u2019isku qabtay fulinta xukunnada ay soo saarto maxkamadda.","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiyeyaasha-degmooyinka-shaqadoodu-waa-naadafada-inay-ka-shaqeeyo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Guddoomiyeyaasha Degmooyinka shaqadoodu waa naadafada inay ka shaqeeyo - Wardoon","og_description":"Gudoomiyaha Maxkamadda gobolka Banaadir, Saalax Cali Maxamuud (Dabaan) iyo guddoomiyeyaasha maamullada degmooyinka ee gobolka ayay ka dhex tafatay, waxaana la\u2019isku qabtay fulinta xukunnada ay soo saarto maxkamadda.","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiyeyaasha-degmooyinka-shaqadoodu-waa-naadafada-inay-ka-shaqeeyo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-11-07T13:14:44+00:00","article_modified_time":"2024-11-08T08:53:18+00:00","og_image":[{"width":1468,"height":840,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Screenshot-2024-11-07-at-13.11.04.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiyeyaasha-degmooyinka-shaqadoodu-waa-naadafada-inay-ka-shaqeeyo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiyeyaasha-degmooyinka-shaqadoodu-waa-naadafada-inay-ka-shaqeeyo\/","name":"DAAWO:-Guddoomiyeyaasha Degmooyinka shaqadoodu waa naadafada inay ka shaqeeyo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiyeyaasha-degmooyinka-shaqadoodu-waa-naadafada-inay-ka-shaqeeyo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiyeyaasha-degmooyinka-shaqadoodu-waa-naadafada-inay-ka-shaqeeyo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Screenshot-2024-11-07-at-13.11.04.png","datePublished":"2024-11-07T13:14:44+00:00","dateModified":"2024-11-08T08:53:18+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"description":"Gudoomiyaha Maxkamadda gobolka Banaadir, Saalax Cali Maxamuud (Dabaan) iyo guddoomiyeyaasha maamullada degmooyinka ee gobolka ayay ka dhex tafatay, waxaana la\u2019isku qabtay fulinta xukunnada ay soo saarto maxkamadda.","breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiyeyaasha-degmooyinka-shaqadoodu-waa-naadafada-inay-ka-shaqeeyo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiyeyaasha-degmooyinka-shaqadoodu-waa-naadafada-inay-ka-shaqeeyo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiyeyaasha-degmooyinka-shaqadoodu-waa-naadafada-inay-ka-shaqeeyo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Screenshot-2024-11-07-at-13.11.04.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Screenshot-2024-11-07-at-13.11.04.png","width":1468,"height":840},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiyeyaasha-degmooyinka-shaqadoodu-waa-naadafada-inay-ka-shaqeeyo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Guddoomiyeyaasha Degmooyinka shaqadoodu waa naadafada inay ka shaqeeyo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/183596"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=183596"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/183596\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":183599,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/183596\/revisions\/183599"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/183598"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=183596"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=183596"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=183596"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}