{"id":183605,"date":"2024-11-08T12:05:41","date_gmt":"2024-11-08T09:05:41","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=183605"},"modified":"2024-11-08T12:05:41","modified_gmt":"2024-11-08T09:05:41","slug":"donald-trump-oo-dhaar-kumaray-inuu-maraykanka-ka-musaafurinayo-dadka-sharci-laaanta-ku-jooga","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/donald-trump-oo-dhaar-kumaray-inuu-maraykanka-ka-musaafurinayo-dadka-sharci-laaanta-ku-jooga\/","title":{"rendered":"Donald Trump oo dhaar kumaray inuu Maraykanka ka musaafurinayo dadka sharci la&#8217;aanta ku jooga"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-183575\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/91748711-14047745-image-a-33_1730887250662.jpeg\" alt=\"\" width=\"634\" height=\"426\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/91748711-14047745-image-a-33_1730887250662.jpeg 634w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/91748711-14047745-image-a-33_1730887250662-300x202.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/91748711-14047745-image-a-33_1730887250662-625x420.jpeg 625w\" sizes=\"(max-width: 634px) 100vw, 634px\" \/><\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Madaxweynaha la doortay ee dalka Maraykanka Donald Trump ayaa labo jibbaaray ballaqaadkiisii ololaha doorashada ee ahaa musaafurinta dadka muhaajiriinta ah ee sharci la\u2019aanta ku jooga dalka Maraykanka.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Madaxweyne Trump ayaa sheegay qarashka ku baxaya arrintaas inuusan noqon doonin mid hor istaaga. Qaar kamid ah hadaladiisii uu ka jeediyo goob fagaare ah tan iyo markii la doortay, ayuu Trump ku sheegay markuu Janaayo xilka la wareego inuu xadka ka dhigidoono mid awood leh.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Doorashada Trump ayaa haatan welwel weyn ku haysa dadka sharci la\u2019aanta ku jooga dalka Maraykanka, oo ay Soomaalidu qeyb weyn ka yihiin.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Soomali badan oo gaaraya kumanaan ayaa sanadihii ugu dambeeyay ku qulqulayay dalka Maraykanka iyagoo ka gudbayay xadka waddanka Mexico.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Aamiin Haaruun oo ah garyaqaan Soomaaliyeed oo ku sugan dalka Maraykanka ayaa sheegay dadka uu Donald Trumo tarxiilo karo inay yihiin dadka dhowaan soo galay iyo kuwa aan sharciga haysan.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Garayqaanku wuxuu sheegay madaxweyne Trump inuu awood sharci u leeyahay inuu amar ku bixiyo in la tarxiilo dadka sharci la\u2019aanta ku jooga dalka Maraykanka.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Hase ahaatee wuxuu sheegay in maxkamadaha Federaalka ay hor istaagi karaan ama laali karaan go\u2019aanka Trump haddii aysan waafaqsanayn sharciga.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Haaruun wuxuu ugu baaqay Soomaalida sharci la\u2019aanta ku jooga dalka Maraykanka inay la tashadaan qareen. Wuxuu si gaar ah ugula taliyay dadka dhawaan soo galay dalka Maraykanka inay xaraystaan sharciga magangalyo doonka.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha la doortay ee dalka Maraykanka Donald Trump ayaa labo jibbaaray ballaqaadkiisii ololaha doorashada ee ahaa musaafurinta dadka muhaajiriinta ah ee sharci la\u2019aanta ku jooga dalka Maraykanka. Madaxweyne Trump ayaa sheegay qarashka ku baxaya arrintaas inuusan noqon doonin mid hor istaaga. Qaar kamid ah hadaladiisii uu ka jeediyo goob fagaare ah tan iyo markii la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":183575,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-183605","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Donald Trump oo dhaar kumaray inuu Maraykanka ka musaafurinayo dadka sharci la&#039;aanta ku jooga - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"description\" content=\"Madaxweynaha la doortay ee dalka Maraykanka Donald Trump ayaa labo jibbaaray ballaqaadkiisii ololaha doorashada ee ahaa musaafurinta dadka muhaajiriinta ah ee sharci la\u2019aanta ku jooga dalka Maraykanka.\" \/>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/donald-trump-oo-dhaar-kumaray-inuu-maraykanka-ka-musaafurinayo-dadka-sharci-laaanta-ku-jooga\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Donald Trump oo dhaar kumaray inuu Maraykanka ka musaafurinayo dadka sharci la&#039;aanta ku jooga - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha la doortay ee dalka Maraykanka Donald Trump ayaa labo jibbaaray ballaqaadkiisii ololaha doorashada ee ahaa musaafurinta dadka muhaajiriinta ah ee sharci la\u2019aanta ku jooga dalka Maraykanka.\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/donald-trump-oo-dhaar-kumaray-inuu-maraykanka-ka-musaafurinayo-dadka-sharci-laaanta-ku-jooga\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-11-08T09:05:41+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/91748711-14047745-image-a-33_1730887250662.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"634\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"426\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/donald-trump-oo-dhaar-kumaray-inuu-maraykanka-ka-musaafurinayo-dadka-sharci-laaanta-ku-jooga\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/donald-trump-oo-dhaar-kumaray-inuu-maraykanka-ka-musaafurinayo-dadka-sharci-laaanta-ku-jooga\/\",\"name\":\"Donald Trump oo dhaar kumaray inuu Maraykanka ka musaafurinayo dadka sharci la'aanta ku jooga - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/donald-trump-oo-dhaar-kumaray-inuu-maraykanka-ka-musaafurinayo-dadka-sharci-laaanta-ku-jooga\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/donald-trump-oo-dhaar-kumaray-inuu-maraykanka-ka-musaafurinayo-dadka-sharci-laaanta-ku-jooga\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/91748711-14047745-image-a-33_1730887250662.jpeg\",\"datePublished\":\"2024-11-08T09:05:41+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"description\":\"Madaxweynaha la doortay ee dalka Maraykanka Donald Trump ayaa labo jibbaaray ballaqaadkiisii ololaha doorashada ee ahaa musaafurinta dadka muhaajiriinta ah ee sharci la\u2019aanta ku jooga dalka Maraykanka.\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/donald-trump-oo-dhaar-kumaray-inuu-maraykanka-ka-musaafurinayo-dadka-sharci-laaanta-ku-jooga\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/donald-trump-oo-dhaar-kumaray-inuu-maraykanka-ka-musaafurinayo-dadka-sharci-laaanta-ku-jooga\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/donald-trump-oo-dhaar-kumaray-inuu-maraykanka-ka-musaafurinayo-dadka-sharci-laaanta-ku-jooga\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/91748711-14047745-image-a-33_1730887250662.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/91748711-14047745-image-a-33_1730887250662.jpeg\",\"width\":634,\"height\":426},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/donald-trump-oo-dhaar-kumaray-inuu-maraykanka-ka-musaafurinayo-dadka-sharci-laaanta-ku-jooga\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Donald Trump oo dhaar kumaray inuu Maraykanka ka musaafurinayo dadka sharci la&#8217;aanta ku jooga\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Donald Trump oo dhaar kumaray inuu Maraykanka ka musaafurinayo dadka sharci la'aanta ku jooga - Wardoon","description":"Madaxweynaha la doortay ee dalka Maraykanka Donald Trump ayaa labo jibbaaray ballaqaadkiisii ololaha doorashada ee ahaa musaafurinta dadka muhaajiriinta ah ee sharci la\u2019aanta ku jooga dalka Maraykanka.","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/donald-trump-oo-dhaar-kumaray-inuu-maraykanka-ka-musaafurinayo-dadka-sharci-laaanta-ku-jooga\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Donald Trump oo dhaar kumaray inuu Maraykanka ka musaafurinayo dadka sharci la'aanta ku jooga - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha la doortay ee dalka Maraykanka Donald Trump ayaa labo jibbaaray ballaqaadkiisii ololaha doorashada ee ahaa musaafurinta dadka muhaajiriinta ah ee sharci la\u2019aanta ku jooga dalka Maraykanka.","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/donald-trump-oo-dhaar-kumaray-inuu-maraykanka-ka-musaafurinayo-dadka-sharci-laaanta-ku-jooga\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-11-08T09:05:41+00:00","og_image":[{"width":634,"height":426,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/91748711-14047745-image-a-33_1730887250662.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/donald-trump-oo-dhaar-kumaray-inuu-maraykanka-ka-musaafurinayo-dadka-sharci-laaanta-ku-jooga\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/donald-trump-oo-dhaar-kumaray-inuu-maraykanka-ka-musaafurinayo-dadka-sharci-laaanta-ku-jooga\/","name":"Donald Trump oo dhaar kumaray inuu Maraykanka ka musaafurinayo dadka sharci la'aanta ku jooga - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/donald-trump-oo-dhaar-kumaray-inuu-maraykanka-ka-musaafurinayo-dadka-sharci-laaanta-ku-jooga\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/donald-trump-oo-dhaar-kumaray-inuu-maraykanka-ka-musaafurinayo-dadka-sharci-laaanta-ku-jooga\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/91748711-14047745-image-a-33_1730887250662.jpeg","datePublished":"2024-11-08T09:05:41+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"description":"Madaxweynaha la doortay ee dalka Maraykanka Donald Trump ayaa labo jibbaaray ballaqaadkiisii ololaha doorashada ee ahaa musaafurinta dadka muhaajiriinta ah ee sharci la\u2019aanta ku jooga dalka Maraykanka.","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/donald-trump-oo-dhaar-kumaray-inuu-maraykanka-ka-musaafurinayo-dadka-sharci-laaanta-ku-jooga\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/donald-trump-oo-dhaar-kumaray-inuu-maraykanka-ka-musaafurinayo-dadka-sharci-laaanta-ku-jooga\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/donald-trump-oo-dhaar-kumaray-inuu-maraykanka-ka-musaafurinayo-dadka-sharci-laaanta-ku-jooga\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/91748711-14047745-image-a-33_1730887250662.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/91748711-14047745-image-a-33_1730887250662.jpeg","width":634,"height":426},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/donald-trump-oo-dhaar-kumaray-inuu-maraykanka-ka-musaafurinayo-dadka-sharci-laaanta-ku-jooga\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Donald Trump oo dhaar kumaray inuu Maraykanka ka musaafurinayo dadka sharci la&#8217;aanta ku jooga"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/183605"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=183605"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/183605\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":183607,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/183605\/revisions\/183607"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/183575"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=183605"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=183605"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=183605"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}