{"id":183636,"date":"2024-11-09T22:28:49","date_gmt":"2024-11-09T19:28:49","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=183636"},"modified":"2024-11-09T22:28:49","modified_gmt":"2024-11-09T19:28:49","slug":"qatar-oo-madaxda-xamaas-kacayrisay-dalkeeda","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qatar-oo-madaxda-xamaas-kacayrisay-dalkeeda\/","title":{"rendered":"Qatar oo madaxda Xamaas kacayrisay dalkeeda"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-family: Georgia, Times, Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #0a0a0a;\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-183637\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/391c0f183729307.654535ece5dac.jpg\" alt=\"\" width=\"404\" height=\"316\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/391c0f183729307.654535ece5dac.jpg 404w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/391c0f183729307.654535ece5dac-300x235.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 404px) 100vw, 404px\" \/><\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-family: Georgia, Times, Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #0a0a0a;\">Dawladda Qatar ayaa ugu dambeyntii si dhab ah u oggolaatay cadaadis muddo dheer soo socday oo uga imaanayay Mareykanka, waxayna si rasmi ah ugu gudbisay hoggaanka sare ee ururka Xamaas ee ku sugan magaalada Dooxa ee xarunta Qatar inay halkaas ka guuraan lana xiro xafiiska siyaasadda ee ururka oo muddo dheer halkaa ka furnaa, sida ay shaacisay shabakadda Mareykanka ee CNN oo xiganaysa ilo wareedyo Mareykan iyo Qatar ah.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-family: Georgia, Times, Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #0a0a0a;\">Go\u2019aankan waxaa la sheegay Qatar inay qaadatay, kaddib markii lagu guul-darraystay in ururka Xamaas lagu cadaadiyo oggolaanshaha heshiis xabbad-joojin ah oo ka dhaca Qasa, si loo sii daayo maxaabiista Israa\u2019iiliyiinta ah oo ay ku jiraan kuwa heysta dhalashada Mareykanka oo lagu hayo gudaha marinka Qasa.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-family: Georgia, Times, Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #0a0a0a;\">Waxaana joogdaday dadaallada uu ku doonayay madaxweynaha xilka ka deggaya ee Mareykanka Joe Biden in lagu joojiyo dagaalka Qasa heshiis kumeel-gaar ah si ay u suuragasho in la sii daayo maxaabiista, tani waxay dhalisay in saraakiisha Mareykanka ay si rasmi ah ugu gudbiyaan dawladda Qatar inay soo gabagabeyso magangalyada ay siinayso hoggaanka Xamaas oo ay ka saarto dalkeeda, lana xiro xafiiska siyaasadda ururka Xamaas ee ku yaalla Dooxa.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-family: Georgia, Times, Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #0a0a0a;\">Sida ay sheegtay CNN , dawladda Qatar si dhaqso ah ayay ugu hoggaansantay go\u2019aanka ka yimid dhinaca Mareykanka waxayna si rasmi ah ugu wargelisay hoggaanka Xamaas inay ka guuraan Qatar. Markii hore hoggaanka Xamaas ayaa heshiis ay oggolaadeen Mareykanka iyo Israa\u2019iil ku joogay Dooxa, si loo helo waddo wada-xaajood.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-family: Georgia, Times, Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #0a0a0a;\">Warbixinta CNN, waxaa kalo lagu daahqaaday inta uu socday dagaalka iyo wada xaajoodyada lagu raadinayay in lagu sii daayo maxaabiista Xamaas gacanta ugu jira inay mar kasta dawladda Qatar adeegsanaysay kaarka hanjabaada ee la xiriira in hoggaanka Xamaas laga cayrin doono Dooxa, haddii aysan qaadan heshiiska, iyadoo CNN ay ku warramayso go\u2019aanka kama dambeysta ah ee Qatar ay ku cayrinayso hoggaanka Xamaas inuu yimid kaddib markii ay geeriyoodeen labo la heyste oo heysta dhalashada Mareykanka oo Israa\u2019iiliyiin ah kuwaasoo ka mid ahaa maxaabiista gacanta ugu jiray Xamaas.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-family: Georgia, Times, Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #0a0a0a;\">Xamaas, waxay diidday nooc kasta oo heshiis kumeel-gaar ah, iyagoo sheegay kaliya inay qaadanayaan heshiis dammaanad qaadaya in la soo afjaro dagaalka , ciidanka Israa\u2019iil laga saaro marinka Qasa iyo in la helo ballanqaad rasmi ah oo la xiriira dib u dhiska burburka gaaray marinka Qasa, balse Israa\u2019iil ayaa diidday nooc kasta oo heshiiska ay doonayso Xamaas.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-family: Georgia, Times, Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #0a0a0a;\">Warbixinta CNN laguma soo bandhigin waqtiga kama dambeysta ah ee Qatar ay u qabatay dalkeeda inay ka baxaan hoggaanka Xamaas iyo halka ay aadi doonaan.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-family: Georgia, Times, Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #0a0a0a;\">Dawladda Qatar iyo Xamaas, midkoodna wali kama falcelin warbixintan, iyadoo wakaaladda wararka ee Reuters ay ku warrantay in xafiiska wasaaradda arrimaha dibadda Qatar uu ka gaabsaday inuu ka jawaabo go\u2019aanka la sheegay inay Qatar uga saarayso dalkeeda hoggaanka Xamaas.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-family: Georgia, Times, Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #0a0a0a;\">Dookha kaliya ee hadda u muuqda inuu yahay midka u furan hoggaanka Xamaas, waa in xafiiskooda siyaasadda ay u raraan dalka Turkiga, balse sida Qatar, wuxuu Mareykanka sameyn doonaa inuu cadaadis ku saaro Turkiga inuusan magangalyo siin hoggaanka Xamaas, iyadoo warbixinta CNN lagu sheegay in Mareykanka uusan oggolaan doonin dal xulafo la ah inuu dib u dejin iyo martigelin u sameeyo Xamaas.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-family: Georgia, Times, Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #0a0a0a;\">Horey, xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka, Antony Blinken ayaa Qatar ugu sheegay in haddii aysan qaadan hoggaanka Xamaas heshiis lagu sii deynayo maxaabiista inay halis ugu jiraan in laga saaro Dooxa, isla xaaladan waxaa wajihi kara Turkiga iyo dal kasta oo xiriir la leh Mareykanka oo iskudaya inuu martigeliyo hoggaanka Xamaas.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-family: Georgia, Times, Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #0a0a0a;\">Balse Turkiga si ka duwan dal kaste oo kale, wuxuu heysta fursad taariikhi ah oo uu ku martigelin karo hoggaanka Xamaas<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-family: Georgia, Times, Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #0a0a0a;\">Turkiga uma aqoonsana ururka Xamaas, urur argagixiso ah , sida inta badan xulafada Mareykanka ay u aqoonsan yihiin, xilli horeba waxaa ku sugan Turkiga oo waqti hore ka baxay Dooxa, qaar ka mid ah hoggaamiyayaasha muhiimka ah ee Xamaas oo uu ka mid yahay Khaalid Mashcal.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-family: Georgia, Times, Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #0a0a0a;\">Turkiga iyo hoggaamiyahooda Erdogan, xaaladan wuxuu u adeegsan karaa fursad uu uga aargoosto Mareykanka, si ka duwan dal kasta oo kale Turkiga ayaa sidoo kale heysta waxyaabo uu kula gorgortamo Mareykanka, haddii uu iskudayo inuu ka soo horjeesto martigelinta Turkiga ee hoggaanka Xamaas oo ay soo cayrisay Qatar, iyadoo dhaqangelinaysa dalabka Mareykanka, waana in Erdogan uu xasuusin karo Mareykanka, sida ay u diideen codsi badan oo Ankara ay gudbisay , kaas oo ah in Mareykanka uu muddo dheer martigelin siiyay hoggaamiyihii mucaaraadka ee Muhammed Fethullah G\u00fclen, kaasoo dawladda Turkiga ay ku eedeysay inuu hoggaaminayay afgambigii la isku dayay ee Turkiga, sidoo kale Ankara ayaa u aqoonsan dhaqdhaqaaqa Gulen, mid argagixiso ah, mana tixgelin Mareykanka dhammaan dalabaadka Turkiga uu ku codsaday in loo soo gacan geliyo Gulen oo 21 bishii Oktoobar ku geeriyooday gudaha Mareykanka.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-family: Georgia, Times, Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #0a0a0a;\">Marka xigta wuxuu Mareykanka ilaaliyaa oo hoggaamiyayaasha ururrada kurdida ee PYD IYO PKK oo labadaba uu Turkiga u aqoonsan yahay ururro argagixiso, balse dhinac jooga ciidanka Mareykanka ee ku sugan dalka Suuriya.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-family: Georgia, Times, Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #0a0a0a;\">Martigelinta hoggaamiyayaasha Xamaas, ayaa sidoo kale u noqonaysa Erdogan, fursad uusan mar kale heli doonin, sababtoo ah wuxuu tallaabadaa u adeegsan karaa xaalad uu isaga maydho fashilkii xukuumadda Erdogan ay kala kulantay xaaladda Qasa, oo dadweynaha Turkiga ay u arkaan inuusan Erdogan qaadin tallaabooyin ku filan oo lagu taageerri karo Qasa, taasoo dhalisay in dadweynaha Turkiga ay dhulka ku dhuftaan Erdogan iyo xisbigiisa oo ku guul-darraystay si aan dhicin 20 sanno ee u dambeysay doorashooyinkii dawladaha hoose, taasoo loo qaatay xaalad ay bulshada Turkiga ku muujinayaan carada ay ka qaadeen xukuumadda Erdogan.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-family: Georgia, Times, Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #0a0a0a;\">Xisbiga Erdogan iyo xukuumadiisa ayaanna xaaladan u adeegsan kara mid ay mar kale ku soo celiyaan codkii dadweynaha Turkiga oo mowqif midnimo ah ka leh xaaladda Qasa.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong><span style=\"font-family: Georgia, Times, Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #0a0a0a;\">W.Q Iman Jama<\/span><\/span><\/span><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dawladda Qatar ayaa ugu dambeyntii si dhab ah u oggolaatay cadaadis muddo dheer soo socday oo uga imaanayay Mareykanka, waxayna si rasmi ah ugu gudbisay hoggaanka sare ee ururka Xamaas ee ku sugan magaalada Dooxa ee xarunta Qatar inay halkaas ka guuraan lana xiro xafiiska siyaasadda ee ururka oo muddo dheer halkaa ka furnaa, sida [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":183637,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-183636","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Qatar oo madaxda Xamaas kacayrisay dalkeeda - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qatar-oo-madaxda-xamaas-kacayrisay-dalkeeda\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Qatar oo madaxda Xamaas kacayrisay dalkeeda - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dawladda Qatar ayaa ugu dambeyntii si dhab ah u oggolaatay cadaadis muddo dheer soo socday oo uga imaanayay Mareykanka, waxayna si rasmi ah ugu gudbisay hoggaanka sare ee ururka Xamaas ee ku sugan magaalada Dooxa ee xarunta Qatar inay halkaas ka guuraan lana xiro xafiiska siyaasadda ee ururka oo muddo dheer halkaa ka furnaa, sida [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qatar-oo-madaxda-xamaas-kacayrisay-dalkeeda\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-11-09T19:28:49+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/391c0f183729307.654535ece5dac.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"404\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"316\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"5 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qatar-oo-madaxda-xamaas-kacayrisay-dalkeeda\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qatar-oo-madaxda-xamaas-kacayrisay-dalkeeda\/\",\"name\":\"Qatar oo madaxda Xamaas kacayrisay dalkeeda - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qatar-oo-madaxda-xamaas-kacayrisay-dalkeeda\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qatar-oo-madaxda-xamaas-kacayrisay-dalkeeda\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/391c0f183729307.654535ece5dac.jpg\",\"datePublished\":\"2024-11-09T19:28:49+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qatar-oo-madaxda-xamaas-kacayrisay-dalkeeda\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qatar-oo-madaxda-xamaas-kacayrisay-dalkeeda\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qatar-oo-madaxda-xamaas-kacayrisay-dalkeeda\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/391c0f183729307.654535ece5dac.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/391c0f183729307.654535ece5dac.jpg\",\"width\":404,\"height\":316},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qatar-oo-madaxda-xamaas-kacayrisay-dalkeeda\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Qatar oo madaxda Xamaas kacayrisay dalkeeda\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Qatar oo madaxda Xamaas kacayrisay dalkeeda - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qatar-oo-madaxda-xamaas-kacayrisay-dalkeeda\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Qatar oo madaxda Xamaas kacayrisay dalkeeda - Wardoon","og_description":"Dawladda Qatar ayaa ugu dambeyntii si dhab ah u oggolaatay cadaadis muddo dheer soo socday oo uga imaanayay Mareykanka, waxayna si rasmi ah ugu gudbisay hoggaanka sare ee ururka Xamaas ee ku sugan magaalada Dooxa ee xarunta Qatar inay halkaas ka guuraan lana xiro xafiiska siyaasadda ee ururka oo muddo dheer halkaa ka furnaa, sida [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qatar-oo-madaxda-xamaas-kacayrisay-dalkeeda\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-11-09T19:28:49+00:00","og_image":[{"width":404,"height":316,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/391c0f183729307.654535ece5dac.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"5 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qatar-oo-madaxda-xamaas-kacayrisay-dalkeeda\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qatar-oo-madaxda-xamaas-kacayrisay-dalkeeda\/","name":"Qatar oo madaxda Xamaas kacayrisay dalkeeda - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qatar-oo-madaxda-xamaas-kacayrisay-dalkeeda\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qatar-oo-madaxda-xamaas-kacayrisay-dalkeeda\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/391c0f183729307.654535ece5dac.jpg","datePublished":"2024-11-09T19:28:49+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qatar-oo-madaxda-xamaas-kacayrisay-dalkeeda\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/qatar-oo-madaxda-xamaas-kacayrisay-dalkeeda\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qatar-oo-madaxda-xamaas-kacayrisay-dalkeeda\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/391c0f183729307.654535ece5dac.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/391c0f183729307.654535ece5dac.jpg","width":404,"height":316},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qatar-oo-madaxda-xamaas-kacayrisay-dalkeeda\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Qatar oo madaxda Xamaas kacayrisay dalkeeda"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/183636"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=183636"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/183636\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":183638,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/183636\/revisions\/183638"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/183637"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=183636"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=183636"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=183636"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}