{"id":183704,"date":"2024-11-11T12:38:25","date_gmt":"2024-11-11T09:38:25","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=183704"},"modified":"2024-11-11T12:38:25","modified_gmt":"2024-11-11T09:38:25","slug":"netanyahu-oo-shaqada-ka-eryay-wasiirkiisa-difaaca","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/netanyahu-oo-shaqada-ka-eryay-wasiirkiisa-difaaca\/","title":{"rendered":"Netanyahu oo shaqada ka eryay wasiirkiisa difaaca"},"content":{"rendered":"<figure class=\"bbc-1qn0xuy\">\n<div class=\"bbc-j1srjl\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"bbc-139onq\" src=\"https:\/\/ichef.bbci.co.uk\/ace\/ws\/640\/cpsprodpb\/5f73\/live\/cfb612a0-9f54-11ef-9260-19e6a950e830.jpg.webp\" sizes=\"(min-width: 1008px) 760px, 100vw\" srcset=\"https:\/\/ichef.bbci.co.uk\/ace\/ws\/240\/cpsprodpb\/5f73\/live\/cfb612a0-9f54-11ef-9260-19e6a950e830.jpg.webp 240w, https:\/\/ichef.bbci.co.uk\/ace\/ws\/320\/cpsprodpb\/5f73\/live\/cfb612a0-9f54-11ef-9260-19e6a950e830.jpg.webp 320w, https:\/\/ichef.bbci.co.uk\/ace\/ws\/480\/cpsprodpb\/5f73\/live\/cfb612a0-9f54-11ef-9260-19e6a950e830.jpg.webp 480w, https:\/\/ichef.bbci.co.uk\/ace\/ws\/624\/cpsprodpb\/5f73\/live\/cfb612a0-9f54-11ef-9260-19e6a950e830.jpg.webp 624w, https:\/\/ichef.bbci.co.uk\/ace\/ws\/800\/cpsprodpb\/5f73\/live\/cfb612a0-9f54-11ef-9260-19e6a950e830.jpg.webp 800w\" alt=\"Netanyahu \" width=\"976\" height=\"549\" \/><\/p>\n<p class=\"bbc-nyj3yn\" role=\"text\"><span class=\"bbc-m04vo2\">Xigashada Sawirka,<\/span><span lang=\"en-GB\">Reuters<\/span><\/p>\n<\/div>\n<\/figure>\n<div class=\"bbc-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\"><\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e17g058b0\" dir=\"ltr\">Raysalwasaaraha Israel, Benjamin Netanyahu, ayaa talaadadii shaqada ka eryay wasiirka difaaca, Yoav Gallant. Netanyahu wuxuu sheegay in uu soo kala dhexgalay \u201cdhibaato aaminaad\u201d.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e17g058b0\" dir=\"ltr\">Qoraal uu Mr. Netanyahu soo saaray ayuu ku sheegay in dhawaan uu Mr Gallan xumaaday.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e17g058b0\" dir=\"ltr\">Wasiirka arrimaha dibadda Israel Katz ayaa lagu beddelayaa sidaasina waxaa sheegay Mr. Netanyahu.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e17g058b0\" dir=\"ltr\">Shaqo ka eryidda Mr. Gallant waxay keentay dibadbaxyo iyo in hoggaamiyayaasha mucaaradka ay ku baaqaan dibadbax weyn.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e17g058b0\" dir=\"ltr\">Mr. Netanyahu iyo Mr. Gallant waxay muddo dheer lahaayeen xiriir wadashaqeyn. Sanadkii la soo dhaafay waxaa soo baxay warar sheegaya in ay isku khilaafeen qorshaha dagaalka marinka Gaza.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e17g058b0\" dir=\"ltr\">Mr. Gallant waxa uu ku dooday in sii deynta maxaabiista ay ka mudnaato in dagaalka sii socdo, taasna waxaa diiday raysalwasaaraha.<\/p>\n<\/div>\n<figure class=\"bbc-1qn0xuy\">\n<div class=\"bbc-j1srjl\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"bbc-139onq\" src=\"https:\/\/ichef.bbci.co.uk\/ace\/ws\/640\/cpsprodpb\/4866\/live\/e77860f0-9f54-11ef-9260-19e6a950e830.jpg.webp\" sizes=\"(min-width: 1008px) 760px, 100vw\" srcset=\"https:\/\/ichef.bbci.co.uk\/ace\/ws\/240\/cpsprodpb\/4866\/live\/e77860f0-9f54-11ef-9260-19e6a950e830.jpg.webp 240w, https:\/\/ichef.bbci.co.uk\/ace\/ws\/320\/cpsprodpb\/4866\/live\/e77860f0-9f54-11ef-9260-19e6a950e830.jpg.webp 320w, https:\/\/ichef.bbci.co.uk\/ace\/ws\/480\/cpsprodpb\/4866\/live\/e77860f0-9f54-11ef-9260-19e6a950e830.jpg.webp 480w, https:\/\/ichef.bbci.co.uk\/ace\/ws\/624\/cpsprodpb\/4866\/live\/e77860f0-9f54-11ef-9260-19e6a950e830.jpg.webp 624w, https:\/\/ichef.bbci.co.uk\/ace\/ws\/800\/cpsprodpb\/4866\/live\/e77860f0-9f54-11ef-9260-19e6a950e830.jpg.webp 800w\" alt=\"dagaalka \" width=\"976\" height=\"548\" \/><\/p>\n<p class=\"bbc-nyj3yn\" role=\"text\"><span class=\"bbc-m04vo2\">Xigashada Sawirka,<\/span><span lang=\"en-GB\">Reuters<\/span><\/p>\n<\/div>\n<\/figure>\n<div class=\"bbc-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e17g058b0\" dir=\"ltr\">Wasiirkii hore difaaca sidoo kale kuma faraxsaneyn qorshooyinka wadaadada looga saarayo in aysan shaqada militeriga gelin.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e17g058b0\" dir=\"ltr\">Bilooyin ka hor dagaalka Gaza inta uusan bilaaban, Mr Netanyahu wuxuu ku eryay Mr Gallan arrimo siyaasadeed oo ay ku kala duwanaayeen ka hor inta uusan soo celin markii ay dhaceen dibadbaxyo waa weyn.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e17g058b0\" dir=\"ltr\">Wuxuu qiray in aaminaad ay jirtay bilowgii iyo wadashaqeyn miro dhal ah, hadana aaminaadaas dhaawac ayaa gaaray bilihii u dambeeyay.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e17g058b0\" dir=\"ltr\">Netanyahu wuxuu sheegay \u201cwaxaa soo baxay farqi weyn oo u dhexeeyay isaga iyo Gallant oo la xiriira sida loo maamulayo ololaha\u201d.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e17g058b0\" dir=\"ltr\">Kaddib markii shaqada laga eryay, Gallant waxa uu bartiisa X soo dhigay in ammaanka Israel \u201cuu ahaa had iyo jeer ahaana doonaa halbowlaha nolosheyda\u201d.<\/p>\n<\/div>\n<figure class=\"bbc-1qn0xuy\">\n<div class=\"bbc-18ywsw9\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"bbc-139onq\" src=\"https:\/\/ichef.bbci.co.uk\/ace\/ws\/640\/cpsprodpb\/ed43\/live\/0ac84bb0-9f55-11ef-8538-e1655f5a8342.jpg.webp\" sizes=\"(min-width: 1008px) 760px, 100vw\" srcset=\"https:\/\/ichef.bbci.co.uk\/ace\/ws\/240\/cpsprodpb\/ed43\/live\/0ac84bb0-9f55-11ef-8538-e1655f5a8342.jpg.webp 240w, https:\/\/ichef.bbci.co.uk\/ace\/ws\/320\/cpsprodpb\/ed43\/live\/0ac84bb0-9f55-11ef-8538-e1655f5a8342.jpg.webp 320w, https:\/\/ichef.bbci.co.uk\/ace\/ws\/480\/cpsprodpb\/ed43\/live\/0ac84bb0-9f55-11ef-8538-e1655f5a8342.jpg.webp 480w, https:\/\/ichef.bbci.co.uk\/ace\/ws\/624\/cpsprodpb\/ed43\/live\/0ac84bb0-9f55-11ef-8538-e1655f5a8342.jpg.webp 624w, https:\/\/ichef.bbci.co.uk\/ace\/ws\/800\/cpsprodpb\/ed43\/live\/0ac84bb0-9f55-11ef-8538-e1655f5a8342.jpg.webp 800w\" alt=\"wasiirka \" width=\"800\" height=\"533\" \/><\/p>\n<p class=\"bbc-nyj3yn\" role=\"text\"><span class=\"bbc-m04vo2\">Xigashada Sawirka,<\/span><span lang=\"en-GB\">Reuters<\/span><\/p>\n<\/div>\n<\/figure>\n<div class=\"bbc-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e17g058b0\" dir=\"ltr\">Ninka lagu beddelayo, Israel Katz, waxaa loo arkaa in militir ahaan uu ka adag yahay.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e17g058b0\" dir=\"ltr\">Gideon Sa&#8217;ar oo ka mid ah saaxiibada Netanyahu kaas oo aan hayn xil wasiir ayaa noqonayo wasiirka cusub ee arrimaha dibadda.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e17g058b0\" dir=\"ltr\">Magacaabista wasiiradan waxay u baahan tahay si ay u shaqeyso in baarlamaanka uu ansixiyo.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e17g058b0\" dir=\"ltr\">Markii ugu horeysay ee Gallant shaqada laga eryo waxay aheyd bishii Marso sanadkii 2023-kii kaddib markii ay isku khilaafeen qorshooyin lagu muransanaa oo dib u qaabeyn loogu sameynayay nidaamka cadaaladda taas oo awoodda looga qaadayay maxkamadda dalka ugu sareyso.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e17g058b0\" dir=\"ltr\">Waxaa lagu qasbay in go\u2019aanka shaqa ka eryidda uu ka laabto kaddib markii dibadbaxyo waa weyn ay dhaceen.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e17g058b0\" dir=\"ltr\">Bishii May ee sanadkan, waxa uu Galant si cad u sheegay sida uu uga niyad-jabsan yahay in dowladda ku guuldareysatay in ay wax ka qabato arrimaha la xiriira qorshooyinka Gaza ee dagaalka kaddib. Wuxuu doonayay in Netanyahu uu cadeeyo in Israel aysan dooneyn in Gaza la wareegto xukunkeeda.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e17g058b0\" dir=\"ltr\">Waxay aheyd kala qeybsanaan aan inta badan la arag oo ka dhex taagneyd golaha wasiirada dagaalka Israel<\/p>\n<\/div>\n<figure class=\"bbc-1qn0xuy\">\n<div class=\"bbc-18ywsw9\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"bbc-139onq\" src=\"https:\/\/ichef.bbci.co.uk\/ace\/ws\/640\/cpsprodpb\/b467\/live\/2345aca0-9f55-11ef-82c3-45a801b7330b.jpg.webp\" sizes=\"(min-width: 1008px) 760px, 100vw\" srcset=\"https:\/\/ichef.bbci.co.uk\/ace\/ws\/240\/cpsprodpb\/b467\/live\/2345aca0-9f55-11ef-82c3-45a801b7330b.jpg.webp 240w, https:\/\/ichef.bbci.co.uk\/ace\/ws\/320\/cpsprodpb\/b467\/live\/2345aca0-9f55-11ef-82c3-45a801b7330b.jpg.webp 320w, https:\/\/ichef.bbci.co.uk\/ace\/ws\/480\/cpsprodpb\/b467\/live\/2345aca0-9f55-11ef-82c3-45a801b7330b.jpg.webp 480w, https:\/\/ichef.bbci.co.uk\/ace\/ws\/624\/cpsprodpb\/b467\/live\/2345aca0-9f55-11ef-82c3-45a801b7330b.jpg.webp 624w, https:\/\/ichef.bbci.co.uk\/ace\/ws\/800\/cpsprodpb\/b467\/live\/2345aca0-9f55-11ef-82c3-45a801b7330b.jpg.webp 800w\" alt=\".\" width=\"976\" height=\"549\" \/><\/p>\n<p class=\"bbc-nyj3yn\" role=\"text\"><span class=\"bbc-m04vo2\">Xigashada Sawirka,<\/span><span lang=\"en-GB\">Reuters<\/span><\/p>\n<\/div>\n<\/figure>\n<div class=\"bbc-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<h2 id=\"Jawaabta-ka-dhalatay\" class=\"bbc-1aaitma eglt09e0\" tabindex=\"-1\">Jawaabta ka dhalatay<\/h2>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e17g058b0\" dir=\"ltr\">Xubno ka tirsan xisbiyada mucaaradka Israel ayaa ku baaqay dibadbaxyo markii xilka laga qaaday Mr. Gallant.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e17g058b0\" dir=\"ltr\">Koox ka socota qoysaska dadkooda ay Xamaas afduubatay toddobadii Oktoobar ayaa sidoo kale dhaleeceeyay in Mr. Gallant shaqada laga eryo, waxay sheegeen in taasi dhaawac ku tahay sii deynta la haystayaasha.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e17g058b0\" dir=\"ltr\">Madal ka dhexeysa qoysaska dadkooda afduubtay ayaa ka dalbaday wasiirka cusub, Israel Katz, in uu cadeeyo sida ay uga go\u2019an tahay in dagaalka la soo afjaro, lana hirgaliyo heshiis lagu sii deynayo la haystayaasha.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e17g058b0\" dir=\"ltr\">Gallant waxaa loo arkayay in uu aqalka cad la leeyahay xirir ka fican kan Netanyahu uu la leeyahay.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e17g058b0\" dir=\"ltr\">Aqalka cad waxay sheegeen in \u201cGallant uu ahaa saaxiib muhiim u ah dhammaan arrimaha la xiriira difaaca Israel iyo saaxiib aad ugu dhow\u201d.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e17g058b0\" dir=\"ltr\">Dadka la socda arrimaha waxay ka dhawaajiyeen in eryidda Gallant ay timid xilli Netanyahu ay haysato cadaadis la xiriira in uu ansixiyo qeynuunka ogolaanaya in wadaadada ay qeyb ka noqdaan ciidamada.<\/p>\n<\/div>\n<p dir=\"ltr\"><strong>Isha warkan BBC Somalia<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xigashada Sawirka,Reuters Raysalwasaaraha Israel, Benjamin Netanyahu, ayaa talaadadii shaqada ka eryay wasiirka difaaca, Yoav Gallant. Netanyahu wuxuu sheegay in uu soo kala dhexgalay \u201cdhibaato aaminaad\u201d. Qoraal uu Mr. Netanyahu soo saaray ayuu ku sheegay in dhawaan uu Mr Gallan xumaaday. Wasiirka arrimaha dibadda Israel Katz ayaa lagu beddelayaa sidaasina waxaa sheegay Mr. Netanyahu. Shaqo ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":183706,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-183704","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Netanyahu oo shaqada ka eryay wasiirkiisa difaaca - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/netanyahu-oo-shaqada-ka-eryay-wasiirkiisa-difaaca\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Netanyahu oo shaqada ka eryay wasiirkiisa difaaca - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xigashada Sawirka,Reuters Raysalwasaaraha Israel, Benjamin Netanyahu, ayaa talaadadii shaqada ka eryay wasiirka difaaca, Yoav Gallant. Netanyahu wuxuu sheegay in uu soo kala dhexgalay \u201cdhibaato aaminaad\u201d. Qoraal uu Mr. Netanyahu soo saaray ayuu ku sheegay in dhawaan uu Mr Gallan xumaaday. Wasiirka arrimaha dibadda Israel Katz ayaa lagu beddelayaa sidaasina waxaa sheegay Mr. Netanyahu. Shaqo ka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/netanyahu-oo-shaqada-ka-eryay-wasiirkiisa-difaaca\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-11-11T09:38:25+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Israel-Benjamin-Netanyahu-Tel-Aviv-June-2024-Shaul-GOLAN-AFP-2.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"915\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"515\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"4 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/netanyahu-oo-shaqada-ka-eryay-wasiirkiisa-difaaca\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/netanyahu-oo-shaqada-ka-eryay-wasiirkiisa-difaaca\/\",\"name\":\"Netanyahu oo shaqada ka eryay wasiirkiisa difaaca - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/netanyahu-oo-shaqada-ka-eryay-wasiirkiisa-difaaca\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/netanyahu-oo-shaqada-ka-eryay-wasiirkiisa-difaaca\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Israel-Benjamin-Netanyahu-Tel-Aviv-June-2024-Shaul-GOLAN-AFP-2.jpg\",\"datePublished\":\"2024-11-11T09:38:25+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/netanyahu-oo-shaqada-ka-eryay-wasiirkiisa-difaaca\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/netanyahu-oo-shaqada-ka-eryay-wasiirkiisa-difaaca\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/netanyahu-oo-shaqada-ka-eryay-wasiirkiisa-difaaca\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Israel-Benjamin-Netanyahu-Tel-Aviv-June-2024-Shaul-GOLAN-AFP-2.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Israel-Benjamin-Netanyahu-Tel-Aviv-June-2024-Shaul-GOLAN-AFP-2.jpg\",\"width\":915,\"height\":515,\"caption\":\"Netanyahu\"},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/netanyahu-oo-shaqada-ka-eryay-wasiirkiisa-difaaca\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Netanyahu oo shaqada ka eryay wasiirkiisa difaaca\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Netanyahu oo shaqada ka eryay wasiirkiisa difaaca - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/netanyahu-oo-shaqada-ka-eryay-wasiirkiisa-difaaca\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Netanyahu oo shaqada ka eryay wasiirkiisa difaaca - Wardoon","og_description":"Xigashada Sawirka,Reuters Raysalwasaaraha Israel, Benjamin Netanyahu, ayaa talaadadii shaqada ka eryay wasiirka difaaca, Yoav Gallant. Netanyahu wuxuu sheegay in uu soo kala dhexgalay \u201cdhibaato aaminaad\u201d. Qoraal uu Mr. Netanyahu soo saaray ayuu ku sheegay in dhawaan uu Mr Gallan xumaaday. Wasiirka arrimaha dibadda Israel Katz ayaa lagu beddelayaa sidaasina waxaa sheegay Mr. Netanyahu. Shaqo ka [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/netanyahu-oo-shaqada-ka-eryay-wasiirkiisa-difaaca\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-11-11T09:38:25+00:00","og_image":[{"width":915,"height":515,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Israel-Benjamin-Netanyahu-Tel-Aviv-June-2024-Shaul-GOLAN-AFP-2.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"4 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/netanyahu-oo-shaqada-ka-eryay-wasiirkiisa-difaaca\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/netanyahu-oo-shaqada-ka-eryay-wasiirkiisa-difaaca\/","name":"Netanyahu oo shaqada ka eryay wasiirkiisa difaaca - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/netanyahu-oo-shaqada-ka-eryay-wasiirkiisa-difaaca\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/netanyahu-oo-shaqada-ka-eryay-wasiirkiisa-difaaca\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Israel-Benjamin-Netanyahu-Tel-Aviv-June-2024-Shaul-GOLAN-AFP-2.jpg","datePublished":"2024-11-11T09:38:25+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/netanyahu-oo-shaqada-ka-eryay-wasiirkiisa-difaaca\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/netanyahu-oo-shaqada-ka-eryay-wasiirkiisa-difaaca\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/netanyahu-oo-shaqada-ka-eryay-wasiirkiisa-difaaca\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Israel-Benjamin-Netanyahu-Tel-Aviv-June-2024-Shaul-GOLAN-AFP-2.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Israel-Benjamin-Netanyahu-Tel-Aviv-June-2024-Shaul-GOLAN-AFP-2.jpg","width":915,"height":515,"caption":"Netanyahu"},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/netanyahu-oo-shaqada-ka-eryay-wasiirkiisa-difaaca\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Netanyahu oo shaqada ka eryay wasiirkiisa difaaca"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/183704"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=183704"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/183704\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":183707,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/183704\/revisions\/183707"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/183706"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=183704"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=183704"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=183704"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}