{"id":183771,"date":"2024-11-15T12:47:09","date_gmt":"2024-11-15T09:47:09","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=183771"},"modified":"2024-11-15T20:18:05","modified_gmt":"2024-11-15T17:18:05","slug":"oromadii-oo-bilowday-inay-faqaan-qabuuraha-caabudwaaq","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/oromadii-oo-bilowday-inay-faqaan-qabuuraha-caabudwaaq\/","title":{"rendered":"Oromadii oo bilowday inay faqaan qabuuraha Caabudwaaq"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #0a0a0a;\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-183772\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/20241115638672316932578752.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"348\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/20241115638672316932578752.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/20241115638672316932578752-300x158.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/>Wararka ka imaanaya Magaalada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Ethiopian kii kusoo qaxay Magaaladaasi ay bilaabeen xaalufinta birihii magaaladaasi yaalay, waxaana ay shacabka shaaca ka qaadeen in labada qoomiyadood ee Amxaarada iyo Oromada ay birihii dhan ay u daabuulaan warshadahaha biraha ka shaqeeya ee Ethiopia.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #0a0a0a;\">Bile oo kamid ah dadka degaanka ayaa mid kamid ah warbaahinta gudaha u sheegay in Ethiopiankii Oromada iyo Amxaaradu ay bilaabeen inay labaxaan astaamaha loo sameeyo qabuuraha ku yaala magaaladaasi taasi oo xadgudub ku ah shareecada islaamka iyo dhaqanka Soomaalida.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #0a0a0a;\">Bile waxa uu xusay in magaalada gudaheedi loogu kiilo kiileeyo biraha iyo jaqafyada kale ay Qabuuraha kala soo baxaan waxaana laga siiyaa 20 sinti midkiiba.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #0a0a0a;\">Waxa uu ninkaan tilmaamay in shacabka hadda ay la&#8217;yihiin birihii ay faasaska ay ka sameysan jireen xitaa maadaama wixii biraha ee Caabudwaaq yaalay ay labadaan Qoomiyadood ee kusoo guuray Magaaladan ay xaalufiyeen.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #0a0a0a;\">Dhowaan ayay ahayd markii Degmada Guriceel lagu dilay laba nin Ethiopian ah oo Qoomiyadda Oromada ah kuwaasi oo ku lug yeeshay ka ganacsiga biraha oo dhowr jeer looga digay inay suuq geeystaan.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya Magaalada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Ethiopian kii kusoo qaxay Magaaladaasi ay bilaabeen xaalufinta birihii magaaladaasi yaalay, waxaana ay shacabka shaaca ka qaadeen in labada qoomiyadood ee Amxaarada iyo Oromada ay birihii dhan ay u daabuulaan warshadahaha biraha ka shaqeeya ee Ethiopia. &nbsp; &nbsp; Bile oo kamid ah dadka degaanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":183772,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-183771","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Oromadii oo bilowday inay faqaan qabuuraha Caabudwaaq - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/oromadii-oo-bilowday-inay-faqaan-qabuuraha-caabudwaaq\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Oromadii oo bilowday inay faqaan qabuuraha Caabudwaaq - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararka ka imaanaya Magaalada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Ethiopian kii kusoo qaxay Magaaladaasi ay bilaabeen xaalufinta birihii magaaladaasi yaalay, waxaana ay shacabka shaaca ka qaadeen in labada qoomiyadood ee Amxaarada iyo Oromada ay birihii dhan ay u daabuulaan warshadahaha biraha ka shaqeeya ee Ethiopia. &nbsp; &nbsp; Bile oo kamid ah dadka degaanka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/oromadii-oo-bilowday-inay-faqaan-qabuuraha-caabudwaaq\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-11-15T09:47:09+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2024-11-15T17:18:05+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/20241115638672316932578752.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"348\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/oromadii-oo-bilowday-inay-faqaan-qabuuraha-caabudwaaq\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/oromadii-oo-bilowday-inay-faqaan-qabuuraha-caabudwaaq\/\",\"name\":\"Oromadii oo bilowday inay faqaan qabuuraha Caabudwaaq - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/oromadii-oo-bilowday-inay-faqaan-qabuuraha-caabudwaaq\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/oromadii-oo-bilowday-inay-faqaan-qabuuraha-caabudwaaq\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/20241115638672316932578752.jpg\",\"datePublished\":\"2024-11-15T09:47:09+00:00\",\"dateModified\":\"2024-11-15T17:18:05+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/oromadii-oo-bilowday-inay-faqaan-qabuuraha-caabudwaaq\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/oromadii-oo-bilowday-inay-faqaan-qabuuraha-caabudwaaq\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/oromadii-oo-bilowday-inay-faqaan-qabuuraha-caabudwaaq\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/20241115638672316932578752.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/20241115638672316932578752.jpg\",\"width\":660,\"height\":348},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/oromadii-oo-bilowday-inay-faqaan-qabuuraha-caabudwaaq\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Oromadii oo bilowday inay faqaan qabuuraha Caabudwaaq\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Oromadii oo bilowday inay faqaan qabuuraha Caabudwaaq - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/oromadii-oo-bilowday-inay-faqaan-qabuuraha-caabudwaaq\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Oromadii oo bilowday inay faqaan qabuuraha Caabudwaaq - Wardoon","og_description":"Wararka ka imaanaya Magaalada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Ethiopian kii kusoo qaxay Magaaladaasi ay bilaabeen xaalufinta birihii magaaladaasi yaalay, waxaana ay shacabka shaaca ka qaadeen in labada qoomiyadood ee Amxaarada iyo Oromada ay birihii dhan ay u daabuulaan warshadahaha biraha ka shaqeeya ee Ethiopia. &nbsp; &nbsp; Bile oo kamid ah dadka degaanka [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/oromadii-oo-bilowday-inay-faqaan-qabuuraha-caabudwaaq\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-11-15T09:47:09+00:00","article_modified_time":"2024-11-15T17:18:05+00:00","og_image":[{"width":660,"height":348,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/20241115638672316932578752.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/oromadii-oo-bilowday-inay-faqaan-qabuuraha-caabudwaaq\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/oromadii-oo-bilowday-inay-faqaan-qabuuraha-caabudwaaq\/","name":"Oromadii oo bilowday inay faqaan qabuuraha Caabudwaaq - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/oromadii-oo-bilowday-inay-faqaan-qabuuraha-caabudwaaq\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/oromadii-oo-bilowday-inay-faqaan-qabuuraha-caabudwaaq\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/20241115638672316932578752.jpg","datePublished":"2024-11-15T09:47:09+00:00","dateModified":"2024-11-15T17:18:05+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/oromadii-oo-bilowday-inay-faqaan-qabuuraha-caabudwaaq\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/oromadii-oo-bilowday-inay-faqaan-qabuuraha-caabudwaaq\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/oromadii-oo-bilowday-inay-faqaan-qabuuraha-caabudwaaq\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/20241115638672316932578752.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/20241115638672316932578752.jpg","width":660,"height":348},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/oromadii-oo-bilowday-inay-faqaan-qabuuraha-caabudwaaq\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Oromadii oo bilowday inay faqaan qabuuraha Caabudwaaq"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/183771"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=183771"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/183771\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":183773,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/183771\/revisions\/183773"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/183772"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=183771"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=183771"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=183771"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}