{"id":183774,"date":"2024-11-15T20:21:44","date_gmt":"2024-11-15T17:21:44","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=183774"},"modified":"2024-11-15T20:21:44","modified_gmt":"2024-11-15T17:21:44","slug":"ciidamo-la-wareegay-amaanka-musharax-cirro","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-la-wareegay-amaanka-musharax-cirro\/","title":{"rendered":"Ciidamo la wareegay amaanka musharax Cirro"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"color: #0a0a0a;\"> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-183737\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/466147925_1117286560075962_8219644722110917562_n.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"540\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/466147925_1117286560075962_8219644722110917562_n.jpg 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/466147925_1117286560075962_8219644722110917562_n-300x225.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/466147925_1117286560075962_8219644722110917562_n-696x522.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/466147925_1117286560075962_8219644722110917562_n-560x420.jpg 560w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/466147925_1117286560075962_8219644722110917562_n-80x60.jpg 80w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/466147925_1117286560075962_8219644722110917562_n-265x198.jpg 265w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #0a0a0a;\"><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Ciidamada ammaanka ee madaxtooyada Somaliland ayaa la wareegay amniga guriga uu magaalada Hargeysa ka degan yahay musharax madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro oo la saadaalinayo inuu ku guuleysa karo doorashada madaxtinimada maamulkaas.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #0a0a0a;\">Wararkii ugu dambeeyey ee doorashada Somaliland aan ka heleyno ayaa sheegaya in Cabdiraxmaan Cirro uu hoggaaminayo natiijada 70% codadka la dhiibtay.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #0a0a0a;\">Natiijadaan isisoo tareysa ee codadka uu helayo Cabdiraxmaan Cirro ayaa sababtay in ciidamada ammaanka Somaliland, gaar ahaan kuwa ilaalada madaxtooyada ay la wareegaan amniga musharaxaan ay suurtagalka tahay inuu ku soo baxo doorashada.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #0a0a0a;\">Siyaasiyiinta waaweyn ee Somaliland, ganacsatada iyo xisbiyada loogha horeeyo doorashada ayaa salaam iyo hambalyo ugu tegaya Cabdiraxmaan Cirro, waxaana mashquul badan laga dareemayaa guriga uu ka degan yahay magaalada Hargeysa.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #0a0a0a;\">Xisbiga Kulmiye ee Muuse Biixi uu hoggaamiyo ayaa heysta ilaa hadda natiijo aad u hooseysa, waxaana muuqata in Muuse Biixi looga adkaaday doorashada maamulkii uu hoggaaminayo muddo 7 sano ah, taasi oo muujineysa in shacabka Somaliland ay doonayaan isbedel ka hana qaada deegaanka.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #0a0a0a;\">Doorashada ayaa sidoo kale waxaa galay xisbiyada iyo ururro, waxaana la sheegay in xisbiga Wadani ee Cabdiraxmaan Cirro uu hoggaaminayo codadka, waxaa ku sii xiga Xisbiga Kaah, waxaana haalinta 3-aad ciriirsaday Xisbiga Kulmiye oo markii hore ahaa xisbiga ugu codadka badan deegaanada Somaliland.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #0a0a0a;\">Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa qoraal ay soo saartay waxa ay ku bogaadisay hannaanka dimoqoraadiga iyo amnigaba leh ee shacabka gobollada Waqooyi ee Somaliland codkooda u dhibteen, si madaxdooda ay u doortaan.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"color: #0a0a0a;\">\u201c<span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS oo si dhow ula socota doorashooyinka madaxtinimo iyo tan xisbiyada ee maamulka Somaliland, waxay ugu hambalyeyneysaa shacabka iyo maamulkaba hannaanka dimoqoraadiga ah ee loogu tartamay kuraasta kala duwan,\u201d ayaa lagu yiri qoraalkaan ay goordhow soo saartay dowladda federaalka.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #0a0a0a;\">Dowladda federaalka ayaa si gaar ah reer Somaliland ugu bogaadisay tartanka furan ee Xisbiyada, Hay\u2019adaha Amniga iyo Musharaxiinta tartantay intaba, kuwaas oo muujiyey xasillooni iyo jawiga nabdoon oo sida muuqata ay doorashadu kusoo gabogabowday.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"color: #0a0a0a;\">\u201c<span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Habsami u socodka sooyaalka doorashooyinkan soo dhammaaday sida; hannaanka diiwaangelinta, olalaha doorashada, codbixinta iyo farriimaha kalsooni gelinta ah ee Guddiga Doorashooyinka (Komishanka), dhammaan tallaabooyinkaasi waxay ahaayeen kuwo ay ka muugdeen waayo-aragnnimo, isu dulqaadasho iyo biseyl siyaasadeed,\u201d ayaa lagu yiri qoraalka DF.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada ammaanka ee madaxtooyada Somaliland ayaa la wareegay amniga guriga uu magaalada Hargeysa ka degan yahay musharax madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro oo la saadaalinayo inuu ku guuleysa karo doorashada madaxtinimada maamulkaas. &nbsp; Wararkii ugu dambeeyey ee doorashada Somaliland aan ka heleyno ayaa sheegaya in Cabdiraxmaan Cirro uu hoggaaminayo natiijada 70% codadka la dhiibtay. &nbsp; Natiijadaan isisoo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":183775,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-183774","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ciidamo la wareegay amaanka musharax Cirro - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-la-wareegay-amaanka-musharax-cirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ciidamo la wareegay amaanka musharax Cirro - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ciidamada ammaanka ee madaxtooyada Somaliland ayaa la wareegay amniga guriga uu magaalada Hargeysa ka degan yahay musharax madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro oo la saadaalinayo inuu ku guuleysa karo doorashada madaxtinimada maamulkaas. &nbsp; Wararkii ugu dambeeyey ee doorashada Somaliland aan ka heleyno ayaa sheegaya in Cabdiraxmaan Cirro uu hoggaaminayo natiijada 70% codadka la dhiibtay. &nbsp; Natiijadaan isisoo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-la-wareegay-amaanka-musharax-cirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-11-15T17:21:44+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Ga2Xg0AXEAAOe_9.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2048\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"2048\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-la-wareegay-amaanka-musharax-cirro\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-la-wareegay-amaanka-musharax-cirro\/\",\"name\":\"Ciidamo la wareegay amaanka musharax Cirro - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-la-wareegay-amaanka-musharax-cirro\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-la-wareegay-amaanka-musharax-cirro\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Ga2Xg0AXEAAOe_9.jpeg\",\"datePublished\":\"2024-11-15T17:21:44+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-la-wareegay-amaanka-musharax-cirro\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-la-wareegay-amaanka-musharax-cirro\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-la-wareegay-amaanka-musharax-cirro\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Ga2Xg0AXEAAOe_9.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Ga2Xg0AXEAAOe_9.jpeg\",\"width\":2048,\"height\":2048},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-la-wareegay-amaanka-musharax-cirro\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ciidamo la wareegay amaanka musharax Cirro\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ciidamo la wareegay amaanka musharax Cirro - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-la-wareegay-amaanka-musharax-cirro\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ciidamo la wareegay amaanka musharax Cirro - Wardoon","og_description":"Ciidamada ammaanka ee madaxtooyada Somaliland ayaa la wareegay amniga guriga uu magaalada Hargeysa ka degan yahay musharax madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro oo la saadaalinayo inuu ku guuleysa karo doorashada madaxtinimada maamulkaas. &nbsp; Wararkii ugu dambeeyey ee doorashada Somaliland aan ka heleyno ayaa sheegaya in Cabdiraxmaan Cirro uu hoggaaminayo natiijada 70% codadka la dhiibtay. &nbsp; Natiijadaan isisoo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-la-wareegay-amaanka-musharax-cirro\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-11-15T17:21:44+00:00","og_image":[{"width":2048,"height":2048,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Ga2Xg0AXEAAOe_9.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-la-wareegay-amaanka-musharax-cirro\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-la-wareegay-amaanka-musharax-cirro\/","name":"Ciidamo la wareegay amaanka musharax Cirro - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-la-wareegay-amaanka-musharax-cirro\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-la-wareegay-amaanka-musharax-cirro\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Ga2Xg0AXEAAOe_9.jpeg","datePublished":"2024-11-15T17:21:44+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-la-wareegay-amaanka-musharax-cirro\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-la-wareegay-amaanka-musharax-cirro\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-la-wareegay-amaanka-musharax-cirro\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Ga2Xg0AXEAAOe_9.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Ga2Xg0AXEAAOe_9.jpeg","width":2048,"height":2048},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-la-wareegay-amaanka-musharax-cirro\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ciidamo la wareegay amaanka musharax Cirro"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/183774"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=183774"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/183774\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":183777,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/183774\/revisions\/183777"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/183775"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=183774"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=183774"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=183774"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}