{"id":183875,"date":"2024-11-20T12:17:48","date_gmt":"2024-11-20T09:17:48","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=183875"},"modified":"2024-11-20T12:17:48","modified_gmt":"2024-11-20T09:17:48","slug":"halkee-ayay-aadeen-hoggaamiyeyaasha-xamaas","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/halkee-ayay-aadeen-hoggaamiyeyaasha-xamaas\/","title":{"rendered":"Halkee ayay aadeen hoggaamiyeyaasha Xamaas"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-183876\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/61d16cb0-a703-11ef-a4fe-a3e9a6c5d640.jpg.webp\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"450\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/61d16cb0-a703-11ef-a4fe-a3e9a6c5d640.jpg.webp 800w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/61d16cb0-a703-11ef-a4fe-a3e9a6c5d640.jpg-300x169.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/61d16cb0-a703-11ef-a4fe-a3e9a6c5d640.jpg-768x432.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/61d16cb0-a703-11ef-a4fe-a3e9a6c5d640.jpg-696x392.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/61d16cb0-a703-11ef-a4fe-a3e9a6c5d640.jpg-747x420.webp 747w\" sizes=\"(max-width: 800px) 100vw, 800px\" \/><\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #0a0a0a;\">Hoggaamiyaha ugu sarreeya Xamaas ee ku sugan meel ka baxsan Qasa iyo xubno kale oo muhiim ah oo ka tirsan kooxdeeda dhexdhexaadinta ayaan ku sugneyn Dooxa, sida ay sheegeen dowladda Qadar iyo sarkaal sare oo Falastiini ah.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #0a0a0a;\">Afhayeen u hadlay wasaaradda arrimaha dibadda Qadar ayaa sheegay in xafiiska Xamaas uusan shaqeyneyn sababo la xiriira in Qadar ay hakisay dadaalladeeda dhexdhexaadinta ee heshiiska xabbad-joojinta Qasa, inkastoo uu carrabka ku adkeeyay inaan gebi ahaanba la xirin.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #0a0a0a;\">Sarkaalka Falatsiiniga ah ayaa BBC u sheegay in dhexdhexaadiyeyaasha Xamaas ay wax ka beddeleen joogitaankooda gobolka ayna qarinayaan meelaha ay ku sugan yihiin si aysan ceeb ugu soo jiidin dalalka martigeliyay.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #0a0a0a;\">Balse waxay sheegeen inay u badan tahay in Khalil al-Hayya uu ku sugan yahay Turkiga maaddaama uu halkaas dhowr jeer u safray labadii bilood ee lasoo dhaafay.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #0a0a0a;\">Iyadoona sarkaalka uu beeniyay wararka sheegaya in Qadar ay si rasmi ah Xamaas u weydiisatay inay halkaasi isaga baxdo, waxay sheegeen in dalkan Gacanka uu u muuqdo in qudhiisa uu taxadarayo si uu uga fogaado xiisad walba oo u dhaxeysa maamulka haatan ee Madaxweyne Joe Biden iyo maamulka soo socda ee madaxweynaha la doortay Donald Trump.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #0a0a0a;\">Qadar ayaa martigelisay xafiiska siyaasadeed ee Xamaas tan iyo sanadkii 2012 waxayna door weyn ka ciyaartay dhexdhexaadinta aan tooska ahayn ee kooxda iyo Israa\u2019iil. Balse arrimihii dhowaan soo kordhay ayaa wax ka beddelay xiriirkooda.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #0a0a0a;\">Horraantii bishan, Qadar ayaa ku dhawaaqday inay hakisay dadaalladii ay garwadeenka uga ahayd xabbad-joojinta Qasa waxayna sheegtay in keliya dib loo bilaabi karo \u201cmarka labada dhinac ay muujiyaan ka go\u2019naansho iyo inay dhab ka tahay soo afjaridda dagaalka qaraar\u201d. Balse waxay beenisay wararka sheegaya in hoggaamiyeyaasha Xamaas lagu wargeliyay inay isaga baxaan dalkaas.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #0a0a0a;\">Shalay, afhayeenka wasaaradda arrimaha dibadda Majed al-Ansari ayaa shir jaraa\u2019id oo uu qabtay ku xaqiijiyay in \u201choggaamiyeyaasha Xamaas ee ka midka ah kooxda dhexdhexaadinta aysan haatan ku sugneyn Dooxa\u201d.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"color: #0a0a0a;\">\u201c<span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Sida aad ogtahay, waxay u kala gooshaan caasimado kala duwan. Ma doonayo inaan sii faahfaahiyo waxa ay taas la micno tahay,\u201d ayuu intaa raaciyay.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"color: #0a0a0a;\">\u201c<span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Balse waxa aan kuu sheegi karaa waa inay caddahay in xafiiska Xamaas ee Dooxa loo aasaasay ujeeddo dhanka hannaanka dhexdhexaadinta ah. Waxaa cad, marka uusan hannaan dhexdhexaadin jirin, xafiiska qudhiisa wax shaqo ah kama soconeyso.\u201d<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #0a0a0a;\">Wuxuu sidoo kale carrabka ku adkeeyay in \u201cgo\u2019aan gebi ahaanba lagu xirayo xafiiska uu yahay go\u2019aan si toos ah looga maqli doono dowladdiisa ee uusan ahayn mid ay warbaahintu isla dhex marto\u201d.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #0a0a0a;\">Isniintii, Xamaas ayaa qoraal ay soo dhigtay barta Telegram ku sheegtay in ilo kooxda ka tirsan ay \u201cbeeniyeen waxa ay warbaahinta Israa\u2019iil ka faafiyeen in hoggaanka Xamaas ay ka tageen Qadar una wareegsadeen Turkiga&#8221;.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #0a0a0a;\">Waxaa xigay beenin taas la mid ah oo ka timid wasaaradda arrimaha dibadda Turkiga, iyadoo ilaha ay sheegayaan in telefishinka Turkiga laga leeyahay ee NTV uu baahiyay: &#8220;in xubno ka tirsan xafiiska siyaasadda ee Xamaas ay booqanayeen Turkiga muddoba kadib. Wararka sheegaya in xafiiska siyaasadda loo wareejiyay Turkiga aysan ka tarjumeynin runta.\u201d<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #0a0a0a;\">Afhayeen u hadlay waaxda arrimaha dibadda Mareykanka Matthew Miller ayaa dhanka kale shir jaraa\u2019id oo u uku qabtay Washington ku sheegay inuusan \u201cxaq u lahayn inuu muran geliyo wararka\u201d ku aaddan halka ay ku sugan yihiin hoggaanka Turkiga.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"color: #0a0a0a;\">\u201c<span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Waxa aan dhahayo anoo Mareykanka u hadlaya waa inaynaan aaminsaneyn in hoggaamiyeyaasha ururka argagixisada ay si raaxo leh ugu nool yihiin meel kasta, iyo in meeshaas ay ku jirto magaalo weyn oo ka mid ah dalalka aan xulafada sare nahay,\u201d ayuu yiri<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #0a0a0a;\">Wuxuu sidoo kale diiday inuu mala awaalo in Turkiga oo ah xulafada Nato ay cawaaqib-xumo kala kulmi doonto haddii ay soo xareysato hoggaamiyeyaasha Xamaas.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #0a0a0a;\">Turkiga Xamaas uma aqoonsada urur argagixiso \u2013 si ka duwan Israa\u2019iil, Mareykanka iyo UK iyo dalal badan oo reer-galbeed ah \u2013xubno ka tirsan kooxda ayaana aalaaba halkaas waqtigooda ku qaata.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #0a0a0a;\">Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa difaacay Xamaas kuna tilmaamay dhaqdhaqaaq iska caabbin wuxuuna si aan gabbasho lahayn u cambaareynayay ololaha militari ee Israa\u2019iil ee Qasa.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #0a0a0a;\">Israa\u2019iil ayaa howlgal militari oo lagu tirtirayo Xamaas billowday iyadoo uga jawaabeysa weerarkii kediska ahaa ee kooxda ay ki qaadday koofurta Israa\u2019iil 7 October 2023, kaasoo ay ku dhinteen 1,200 oo qof halka 251 kalena la qafaashay.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #0a0a0a;\">In ka badan 43,970 oo qof ayaa wixii ka dambeeyay lagu dilay Qasa, sida laga soo xigtay wasaaradda caafimaadka ee dhulka ay Xamaas maamusho.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hoggaamiyaha ugu sarreeya Xamaas ee ku sugan meel ka baxsan Qasa iyo xubno kale oo muhiim ah oo ka tirsan kooxdeeda dhexdhexaadinta ayaan ku sugneyn Dooxa, sida ay sheegeen dowladda Qadar iyo sarkaal sare oo Falastiini ah. &nbsp; Afhayeen u hadlay wasaaradda arrimaha dibadda Qadar ayaa sheegay in xafiiska Xamaas uusan shaqeyneyn sababo la xiriira [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":183876,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-183875","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Halkee ayay aadeen hoggaamiyeyaasha Xamaas - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/halkee-ayay-aadeen-hoggaamiyeyaasha-xamaas\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Halkee ayay aadeen hoggaamiyeyaasha Xamaas - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Hoggaamiyaha ugu sarreeya Xamaas ee ku sugan meel ka baxsan Qasa iyo xubno kale oo muhiim ah oo ka tirsan kooxdeeda dhexdhexaadinta ayaan ku sugneyn Dooxa, sida ay sheegeen dowladda Qadar iyo sarkaal sare oo Falastiini ah. &nbsp; Afhayeen u hadlay wasaaradda arrimaha dibadda Qadar ayaa sheegay in xafiiska Xamaas uusan shaqeyneyn sababo la xiriira [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/halkee-ayay-aadeen-hoggaamiyeyaasha-xamaas\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-11-20T09:17:48+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/61d16cb0-a703-11ef-a4fe-a3e9a6c5d640.jpg.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"800\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"450\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"4 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/halkee-ayay-aadeen-hoggaamiyeyaasha-xamaas\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/halkee-ayay-aadeen-hoggaamiyeyaasha-xamaas\/\",\"name\":\"Halkee ayay aadeen hoggaamiyeyaasha Xamaas - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/halkee-ayay-aadeen-hoggaamiyeyaasha-xamaas\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/halkee-ayay-aadeen-hoggaamiyeyaasha-xamaas\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/61d16cb0-a703-11ef-a4fe-a3e9a6c5d640.jpg.webp\",\"datePublished\":\"2024-11-20T09:17:48+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/halkee-ayay-aadeen-hoggaamiyeyaasha-xamaas\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/halkee-ayay-aadeen-hoggaamiyeyaasha-xamaas\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/halkee-ayay-aadeen-hoggaamiyeyaasha-xamaas\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/61d16cb0-a703-11ef-a4fe-a3e9a6c5d640.jpg.webp\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/61d16cb0-a703-11ef-a4fe-a3e9a6c5d640.jpg.webp\",\"width\":800,\"height\":450},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/halkee-ayay-aadeen-hoggaamiyeyaasha-xamaas\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Halkee ayay aadeen hoggaamiyeyaasha Xamaas\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Halkee ayay aadeen hoggaamiyeyaasha Xamaas - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/halkee-ayay-aadeen-hoggaamiyeyaasha-xamaas\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Halkee ayay aadeen hoggaamiyeyaasha Xamaas - Wardoon","og_description":"Hoggaamiyaha ugu sarreeya Xamaas ee ku sugan meel ka baxsan Qasa iyo xubno kale oo muhiim ah oo ka tirsan kooxdeeda dhexdhexaadinta ayaan ku sugneyn Dooxa, sida ay sheegeen dowladda Qadar iyo sarkaal sare oo Falastiini ah. &nbsp; Afhayeen u hadlay wasaaradda arrimaha dibadda Qadar ayaa sheegay in xafiiska Xamaas uusan shaqeyneyn sababo la xiriira [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/halkee-ayay-aadeen-hoggaamiyeyaasha-xamaas\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-11-20T09:17:48+00:00","og_image":[{"width":800,"height":450,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/61d16cb0-a703-11ef-a4fe-a3e9a6c5d640.jpg.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"4 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/halkee-ayay-aadeen-hoggaamiyeyaasha-xamaas\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/halkee-ayay-aadeen-hoggaamiyeyaasha-xamaas\/","name":"Halkee ayay aadeen hoggaamiyeyaasha Xamaas - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/halkee-ayay-aadeen-hoggaamiyeyaasha-xamaas\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/halkee-ayay-aadeen-hoggaamiyeyaasha-xamaas\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/61d16cb0-a703-11ef-a4fe-a3e9a6c5d640.jpg.webp","datePublished":"2024-11-20T09:17:48+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/halkee-ayay-aadeen-hoggaamiyeyaasha-xamaas\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/halkee-ayay-aadeen-hoggaamiyeyaasha-xamaas\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/halkee-ayay-aadeen-hoggaamiyeyaasha-xamaas\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/61d16cb0-a703-11ef-a4fe-a3e9a6c5d640.jpg.webp","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/61d16cb0-a703-11ef-a4fe-a3e9a6c5d640.jpg.webp","width":800,"height":450},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/halkee-ayay-aadeen-hoggaamiyeyaasha-xamaas\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Halkee ayay aadeen hoggaamiyeyaasha Xamaas"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/183875"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=183875"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/183875\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":183877,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/183875\/revisions\/183877"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/183876"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=183875"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=183875"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=183875"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}