{"id":183916,"date":"2024-11-22T21:55:31","date_gmt":"2024-11-22T18:55:31","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=183916"},"modified":"2024-11-23T11:52:38","modified_gmt":"2024-11-23T08:52:38","slug":"daawo-xasan-sheekh-siilaanyo-wuxuu-ahaa-hoggaamiye-ku-dayasho-mudan","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-siilaanyo-wuxuu-ahaa-hoggaamiye-ku-dayasho-mudan\/","title":{"rendered":"DAAWO:- Xasan Sheekh \u201cSiilaanyo wuxuu ahaa hoggaamiye ku dayasho mudan\u201c"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-183917\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Silanyo.webp\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"384\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Silanyo.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Silanyo-300x166.webp 300w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa ka qeyb galay kulan duco ah oo magaalada Muqdisho loogu sameeyey Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Marxuum Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo Isniintii lagu aasay magaalada Hargeysa.<\/p>\n<p>Madaxweyne Xasan Sheekh oo hadal ka jeediyey kulanka ducada ah ayaa ka sheekeeyey sifooyinkii uu ka bartay Siilaanyo, maadaama ay dhowr mar kulmeen iyagoo ka wadahadlaya qadiyadda Soomaaliya iyo Somaliland.<\/p>\n<p>\u201cDhowr mar ayaan kulanay Siilaanyo isagoo madaxweyne ah iyo anigoo madaxweyne ah teeramkii hore, maadaama aan isku arki jirnay wadamo shisheeye, waxaan kula kaftami jiray anigaa Hargeysa imaanayee Madaxweyne maad i marti waadid, marka wuxuu dhihi jiray waa la gaari doonaa maalinkeeda, waana laguugu marti qaadayaa Hargeysa ayuu i dhihi jiray,\u201d ayuu yiri Xasan Sheekh.<\/p>\n<p>Sidoo kale wuxuu sheegay in mar kasta uu talo ka sii jiray hoggaaminta dalka, maadaama uu ahaa oday Soomaaliyeed, \u201cMar kasta wuxuu na dhihi jiray war meelahaas saas iska yeela oo sidaas uga shaqeeya, wuxuu na sii jiray tilmaamo ku dhisan waayo aragnimo,\u201d ayuu hadalkiisa ku sii daray Madaxweynaha Soomaaliya.<\/p>\n<p>Xasan Sheekh ayaa sidoo kale sheegay in Siilaanyo uu madaxda dowladda federaalka uga mahadceli jiray, markii ay qaadaan talaabooyin muhiim ah, \u201cMarkaan wadahadleyno anigu Adeer ayaan dhihi jiray,\u201d ayuu yiri Xasan Sheekh.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa hoosta ka xariiqay in Siilaanyo uu ahaa hoggaamiye ku dayasho mudan, \u201cdhaqankiisa, dabeecadihiisa iyo hoggaamintiisa waxay ahaayeen cajiib, in kastoo aan ku kala duwaneyn hoggaaminta labo dowladood oo Soomaaliya ka wadajirta, hadana wanaaga na dhex yaallay wuxuu ahaa mid heerkiisu sareeyo,\u201d ayuu yiri.<\/p>\n<p>Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa si weyn uga tacsiyeeyey geerida Siilaanyo, isagoo sheegay in dowladnimada Soomaaliya uu raad fiican uga tegay.<\/p>\n<p>Sidoo kale Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa reer Somaliland ugu hambalyeeyey doorashadii ay qabsadeen, \u201cDadka Soomaaliyeed waxaan leeyahay walaalaheena waqooyiga Soomaaliya aan ku daysano wixii fiican waa la isaga daysadaahe,\u201d ayuu yiri Xasan Sheekh.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fsntvnews%2Fvideos%2F1250598059479361%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa ka qeyb galay kulan duco ah oo magaalada Muqdisho loogu sameeyey Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Marxuum Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo Isniintii lagu aasay magaalada Hargeysa. Madaxweyne Xasan Sheekh oo hadal ka jeediyey kulanka ducada ah ayaa ka sheekeeyey sifooyinkii uu ka bartay Siilaanyo, maadaama ay dhowr mar [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":155308,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-183916","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:- Xasan Sheekh \u201cSiilaanyo wuxuu ahaa hoggaamiye ku dayasho mudan\u201c - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-siilaanyo-wuxuu-ahaa-hoggaamiye-ku-dayasho-mudan\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:- Xasan Sheekh \u201cSiilaanyo wuxuu ahaa hoggaamiye ku dayasho mudan\u201c - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa ka qeyb galay kulan duco ah oo magaalada Muqdisho loogu sameeyey Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Marxuum Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo Isniintii lagu aasay magaalada Hargeysa. Madaxweyne Xasan Sheekh oo hadal ka jeediyey kulanka ducada ah ayaa ka sheekeeyey sifooyinkii uu ka bartay Siilaanyo, maadaama ay dhowr mar [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-siilaanyo-wuxuu-ahaa-hoggaamiye-ku-dayasho-mudan\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-11-22T18:55:31+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2024-11-23T08:52:38+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Xasan-Sheekh-Maxamuud.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1272\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"820\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-siilaanyo-wuxuu-ahaa-hoggaamiye-ku-dayasho-mudan\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-siilaanyo-wuxuu-ahaa-hoggaamiye-ku-dayasho-mudan\/\",\"name\":\"DAAWO:- Xasan Sheekh \u201cSiilaanyo wuxuu ahaa hoggaamiye ku dayasho mudan\u201c - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-siilaanyo-wuxuu-ahaa-hoggaamiye-ku-dayasho-mudan\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-siilaanyo-wuxuu-ahaa-hoggaamiye-ku-dayasho-mudan\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Xasan-Sheekh-Maxamuud.jpg\",\"datePublished\":\"2024-11-22T18:55:31+00:00\",\"dateModified\":\"2024-11-23T08:52:38+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-siilaanyo-wuxuu-ahaa-hoggaamiye-ku-dayasho-mudan\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-siilaanyo-wuxuu-ahaa-hoggaamiye-ku-dayasho-mudan\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-siilaanyo-wuxuu-ahaa-hoggaamiye-ku-dayasho-mudan\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Xasan-Sheekh-Maxamuud.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Xasan-Sheekh-Maxamuud.jpg\",\"width\":1272,\"height\":820},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-siilaanyo-wuxuu-ahaa-hoggaamiye-ku-dayasho-mudan\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:- Xasan Sheekh \u201cSiilaanyo wuxuu ahaa hoggaamiye ku dayasho mudan\u201c\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:- Xasan Sheekh \u201cSiilaanyo wuxuu ahaa hoggaamiye ku dayasho mudan\u201c - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-siilaanyo-wuxuu-ahaa-hoggaamiye-ku-dayasho-mudan\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:- Xasan Sheekh \u201cSiilaanyo wuxuu ahaa hoggaamiye ku dayasho mudan\u201c - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa ka qeyb galay kulan duco ah oo magaalada Muqdisho loogu sameeyey Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Marxuum Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo Isniintii lagu aasay magaalada Hargeysa. Madaxweyne Xasan Sheekh oo hadal ka jeediyey kulanka ducada ah ayaa ka sheekeeyey sifooyinkii uu ka bartay Siilaanyo, maadaama ay dhowr mar [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-siilaanyo-wuxuu-ahaa-hoggaamiye-ku-dayasho-mudan\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-11-22T18:55:31+00:00","article_modified_time":"2024-11-23T08:52:38+00:00","og_image":[{"width":1272,"height":820,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Xasan-Sheekh-Maxamuud.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-siilaanyo-wuxuu-ahaa-hoggaamiye-ku-dayasho-mudan\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-siilaanyo-wuxuu-ahaa-hoggaamiye-ku-dayasho-mudan\/","name":"DAAWO:- Xasan Sheekh \u201cSiilaanyo wuxuu ahaa hoggaamiye ku dayasho mudan\u201c - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-siilaanyo-wuxuu-ahaa-hoggaamiye-ku-dayasho-mudan\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-siilaanyo-wuxuu-ahaa-hoggaamiye-ku-dayasho-mudan\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Xasan-Sheekh-Maxamuud.jpg","datePublished":"2024-11-22T18:55:31+00:00","dateModified":"2024-11-23T08:52:38+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-siilaanyo-wuxuu-ahaa-hoggaamiye-ku-dayasho-mudan\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-siilaanyo-wuxuu-ahaa-hoggaamiye-ku-dayasho-mudan\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-siilaanyo-wuxuu-ahaa-hoggaamiye-ku-dayasho-mudan\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Xasan-Sheekh-Maxamuud.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Xasan-Sheekh-Maxamuud.jpg","width":1272,"height":820},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-siilaanyo-wuxuu-ahaa-hoggaamiye-ku-dayasho-mudan\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:- Xasan Sheekh \u201cSiilaanyo wuxuu ahaa hoggaamiye ku dayasho mudan\u201c"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/183916"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=183916"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/183916\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":183918,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/183916\/revisions\/183918"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/155308"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=183916"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=183916"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=183916"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}