{"id":183970,"date":"2024-11-25T18:48:43","date_gmt":"2024-11-25T15:48:43","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=183970"},"modified":"2024-11-25T18:48:43","modified_gmt":"2024-11-25T15:48:43","slug":"nin-dilay-waalidkiisa-xaaskiisa-iyo-wiilkiisa","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-dilay-waalidkiisa-xaaskiisa-iyo-wiilkiisa\/","title":{"rendered":"Nin dilay waalidkiisa, xaaskiisa iyo wiilkiisa"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"color: #000000;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Nin 33 jir Turkish ah ayaa Axadii shalay ku dilay magaalada Istanbul toddoba qof, oo ay ku jiraan waalidkiis, xaaskiisa iyo wiil uu dhalay oo 10 jir ahaa, ka hor inta uusan is-dilin, sida ay mas\u2019uuliyiintu sheegeen Isniinta maanta ah.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #000000;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Ninkan oo meydkiisa laga helay gaarigiisa wax yar ka dib markii uu toogashada sameeyey ayaa sidoo kale lagu eedeeyay inuu dhaawacay laba qof oo kale oo qoys kale ka tirsan, oo mid ka mid ah uu dhaawaciisu culus yahay, sida lagu sheegay bayaan ka soo baxay xafiiska barasaabka Istanbul.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #000000;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Mas\u2019uuliyiinta oo tirada dhimashada ku sheegay afar, fiidnimadii Axadda, ayaa Isniinta maanta ku dhawaaqay in meel u dhow haro ku taalla xeebta Istanbul ee qeybta Yurub laga helay meydka xaaskiisa iyo wiil uu dhalay, iyo sidoo kale meydka soddohdiis.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #000000;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Sida laga soo xigtay hay\u2019adda Small Arms Survey (SAS), oo ah hay\u2019ad cilmi-baaris dhanka hubka yaryar ah, in ka badan 13.2 milyan oo hub ah ayaa dhex socda Turkiga, oo intooda badan si sharci darro ah lagu haysto, halka shacabka dalka ay gaarayaan 85 milyan.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Nin 33 jir Turkish ah ayaa Axadii shalay ku dilay magaalada Istanbul toddoba qof, oo ay ku jiraan waalidkiis, xaaskiisa iyo wiil uu dhalay oo 10 jir ahaa, ka hor inta uusan is-dilin, sida ay mas\u2019uuliyiintu sheegeen Isniinta maanta ah. Ninkan oo meydkiisa laga helay gaarigiisa wax yar ka dib markii uu toogashada sameeyey ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":183971,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-183970","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Nin dilay waalidkiisa, xaaskiisa iyo wiilkiisa - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-dilay-waalidkiisa-xaaskiisa-iyo-wiilkiisa\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Nin dilay waalidkiisa, xaaskiisa iyo wiilkiisa - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Nin 33 jir Turkish ah ayaa Axadii shalay ku dilay magaalada Istanbul toddoba qof, oo ay ku jiraan waalidkiis, xaaskiisa iyo wiil uu dhalay oo 10 jir ahaa, ka hor inta uusan is-dilin, sida ay mas\u2019uuliyiintu sheegeen Isniinta maanta ah. Ninkan oo meydkiisa laga helay gaarigiisa wax yar ka dib markii uu toogashada sameeyey ayaa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-dilay-waalidkiisa-xaaskiisa-iyo-wiilkiisa\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-11-25T15:48:43+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/96c962b0-4f03-11ed-ac87-630245663c6a.jpg.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"333\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-dilay-waalidkiisa-xaaskiisa-iyo-wiilkiisa\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-dilay-waalidkiisa-xaaskiisa-iyo-wiilkiisa\/\",\"name\":\"Nin dilay waalidkiisa, xaaskiisa iyo wiilkiisa - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-dilay-waalidkiisa-xaaskiisa-iyo-wiilkiisa\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-dilay-waalidkiisa-xaaskiisa-iyo-wiilkiisa\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/96c962b0-4f03-11ed-ac87-630245663c6a.jpg.webp\",\"datePublished\":\"2024-11-25T15:48:43+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-dilay-waalidkiisa-xaaskiisa-iyo-wiilkiisa\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-dilay-waalidkiisa-xaaskiisa-iyo-wiilkiisa\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-dilay-waalidkiisa-xaaskiisa-iyo-wiilkiisa\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/96c962b0-4f03-11ed-ac87-630245663c6a.jpg.webp\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/96c962b0-4f03-11ed-ac87-630245663c6a.jpg.webp\",\"width\":640,\"height\":333},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-dilay-waalidkiisa-xaaskiisa-iyo-wiilkiisa\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Nin dilay waalidkiisa, xaaskiisa iyo wiilkiisa\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Nin dilay waalidkiisa, xaaskiisa iyo wiilkiisa - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-dilay-waalidkiisa-xaaskiisa-iyo-wiilkiisa\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Nin dilay waalidkiisa, xaaskiisa iyo wiilkiisa - Wardoon","og_description":"Nin 33 jir Turkish ah ayaa Axadii shalay ku dilay magaalada Istanbul toddoba qof, oo ay ku jiraan waalidkiis, xaaskiisa iyo wiil uu dhalay oo 10 jir ahaa, ka hor inta uusan is-dilin, sida ay mas\u2019uuliyiintu sheegeen Isniinta maanta ah. Ninkan oo meydkiisa laga helay gaarigiisa wax yar ka dib markii uu toogashada sameeyey ayaa [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-dilay-waalidkiisa-xaaskiisa-iyo-wiilkiisa\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-11-25T15:48:43+00:00","og_image":[{"width":640,"height":333,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/96c962b0-4f03-11ed-ac87-630245663c6a.jpg.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-dilay-waalidkiisa-xaaskiisa-iyo-wiilkiisa\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-dilay-waalidkiisa-xaaskiisa-iyo-wiilkiisa\/","name":"Nin dilay waalidkiisa, xaaskiisa iyo wiilkiisa - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-dilay-waalidkiisa-xaaskiisa-iyo-wiilkiisa\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-dilay-waalidkiisa-xaaskiisa-iyo-wiilkiisa\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/96c962b0-4f03-11ed-ac87-630245663c6a.jpg.webp","datePublished":"2024-11-25T15:48:43+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-dilay-waalidkiisa-xaaskiisa-iyo-wiilkiisa\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-dilay-waalidkiisa-xaaskiisa-iyo-wiilkiisa\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-dilay-waalidkiisa-xaaskiisa-iyo-wiilkiisa\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/96c962b0-4f03-11ed-ac87-630245663c6a.jpg.webp","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/96c962b0-4f03-11ed-ac87-630245663c6a.jpg.webp","width":640,"height":333},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-dilay-waalidkiisa-xaaskiisa-iyo-wiilkiisa\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Nin dilay waalidkiisa, xaaskiisa iyo wiilkiisa"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/183970"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=183970"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/183970\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":183972,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/183970\/revisions\/183972"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/183971"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=183970"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=183970"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=183970"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}