{"id":183994,"date":"2024-11-26T12:23:14","date_gmt":"2024-11-26T09:23:14","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=183994"},"modified":"2024-11-26T15:13:35","modified_gmt":"2024-11-26T12:13:35","slug":"daawo-guddoomiyaha-gobolka-gedo-cabdullaahi-shimbir-oo-tagay-garbahaareey","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiyaha-gobolka-gedo-cabdullaahi-shimbir-oo-tagay-garbahaareey\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Guddoomiyaha Gobolka Gedo Cabdullaahi Shimbir oo tagay Garbahaareey"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-183977\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/2023627638234584615136984.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"321\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/2023627638234584615136984.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/2023627638234584615136984-300x146.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Guddoomiyaha maamulka gobolka Gedo, Cabdullahi Jaamac Shimbir oo indhowaanahan ku sugnaa magaalada Muqdisho ayaa maanta dib ugu laabtay gobolkaasi, isaga oo ka dagay magaalada Garbahaarey ee xarunta gobolkaasi.<\/p>\n<p>Shimbir ayaa si buuxda u garab istaagay dowladda Soomaaliya, waxaana markii uu tegay Garbahaarey uu la hadlay shacabkii soo dhaweeyay oo uu mahadceliyay.<\/p>\n<p>Intaas kadib guddoomiyaha ayaa farriin u diray maamullada kale ee degmooyinka gobolka, wuxuuna sheegay inay jirin meel dhexe oo la istaago, sidaas darteedna wuxuu u qabtay in mudd 48 saac ay ku caddeeyaan mowqifkooda ku aadan khilaafka dowladda iyo Jubbaland.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan ka mahadcelinayaa sida la iigu soo dhoweeyay degmada Garbahaarey, waxaan rabaa in guddoomiyeyaasha degmooyinka Gobolka ay 48 saac ku cadeeyaan mowqifkooda.\u201d ayuu yidi guddoomiye Cabdullahi Shimbir.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa Garbahaarey la geeyay ciidamo ka tirsan kuwa dowladda oo lasoo wariyay inay la wareegeen amniga garoonka iyo xarumaha muhiimka ah ee degmadaasi.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha gobolka Gedo ayaa toos uga baxay garabka Axmed Madoobe, waxaana Jubbaland ay xalay Jubbaland shaacisay inay xilka ka qaaday Shimbir, kadib markii ay wasaaradda arrimaha gudaha maamulkaasi ay ku eedeysay inuu leexday deeq loogu talagalay reer Gedo.<\/p>\n<p>Arrintaan ayaa kusoo aadeyso, iyada oo ay sii xoogeysaneyso xiisadda siyaasadeed ee u dhexeyso dowladda federaalka iyo Jubbaland, waxaana xalay qaraar ka dhan ah doorashadii Jubbaland soo saaray golaha wasiirada oo Garyaqaanka guud faray inuu dacwad kusoo oogo Axmed Madoobe, si loo maxkamadeeyo.<\/p>\n<p>Tallaabadan waxaa kasii horreyso mid kale oo ay milatari oo ay dowladdu qaaday, kadib markii ciidamo badan ay shalay ku daabushay magaalada Raaskambooni ee gobolka Jubbada Hoose.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fsntvnews%2Fvideos%2F912976370802510%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha maamulka gobolka Gedo, Cabdullahi Jaamac Shimbir oo indhowaanahan ku sugnaa magaalada Muqdisho ayaa maanta dib ugu laabtay gobolkaasi, isaga oo ka dagay magaalada Garbahaarey ee xarunta gobolkaasi. Shimbir ayaa si buuxda u garab istaagay dowladda Soomaaliya, waxaana markii uu tegay Garbahaarey uu la hadlay shacabkii soo dhaweeyay oo uu mahadceliyay. Intaas kadib guddoomiyaha ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":183978,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-183994","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Guddoomiyaha Gobolka Gedo Cabdullaahi Shimbir oo tagay Garbahaareey - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"description\" content=\"Guddoomiyaha maamulka gobolka Gedo, Cabdullahi Jaamac Shimbir oo indhowaanahan ku sugnaa magaalada Muqdisho ayaa maanta dib ugu laabtay gobolkaasi, isaga oo ka dagay magaalada Garbahaarey ee xarunta gobolkaasi.\" \/>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiyaha-gobolka-gedo-cabdullaahi-shimbir-oo-tagay-garbahaareey\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Guddoomiyaha Gobolka Gedo Cabdullaahi Shimbir oo tagay Garbahaareey - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha maamulka gobolka Gedo, Cabdullahi Jaamac Shimbir oo indhowaanahan ku sugnaa magaalada Muqdisho ayaa maanta dib ugu laabtay gobolkaasi, isaga oo ka dagay magaalada Garbahaarey ee xarunta gobolkaasi.\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiyaha-gobolka-gedo-cabdullaahi-shimbir-oo-tagay-garbahaareey\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-11-26T09:23:14+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2024-11-26T12:13:35+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/hq720-3.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"686\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"386\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiyaha-gobolka-gedo-cabdullaahi-shimbir-oo-tagay-garbahaareey\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiyaha-gobolka-gedo-cabdullaahi-shimbir-oo-tagay-garbahaareey\/\",\"name\":\"DAAWO:-Guddoomiyaha Gobolka Gedo Cabdullaahi Shimbir oo tagay Garbahaareey - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiyaha-gobolka-gedo-cabdullaahi-shimbir-oo-tagay-garbahaareey\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiyaha-gobolka-gedo-cabdullaahi-shimbir-oo-tagay-garbahaareey\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/hq720-3.jpg\",\"datePublished\":\"2024-11-26T09:23:14+00:00\",\"dateModified\":\"2024-11-26T12:13:35+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"description\":\"Guddoomiyaha maamulka gobolka Gedo, Cabdullahi Jaamac Shimbir oo indhowaanahan ku sugnaa magaalada Muqdisho ayaa maanta dib ugu laabtay gobolkaasi, isaga oo ka dagay magaalada Garbahaarey ee xarunta gobolkaasi.\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiyaha-gobolka-gedo-cabdullaahi-shimbir-oo-tagay-garbahaareey\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiyaha-gobolka-gedo-cabdullaahi-shimbir-oo-tagay-garbahaareey\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiyaha-gobolka-gedo-cabdullaahi-shimbir-oo-tagay-garbahaareey\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/hq720-3.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/hq720-3.jpg\",\"width\":686,\"height\":386},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiyaha-gobolka-gedo-cabdullaahi-shimbir-oo-tagay-garbahaareey\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Guddoomiyaha Gobolka Gedo Cabdullaahi Shimbir oo tagay Garbahaareey\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Guddoomiyaha Gobolka Gedo Cabdullaahi Shimbir oo tagay Garbahaareey - Wardoon","description":"Guddoomiyaha maamulka gobolka Gedo, Cabdullahi Jaamac Shimbir oo indhowaanahan ku sugnaa magaalada Muqdisho ayaa maanta dib ugu laabtay gobolkaasi, isaga oo ka dagay magaalada Garbahaarey ee xarunta gobolkaasi.","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiyaha-gobolka-gedo-cabdullaahi-shimbir-oo-tagay-garbahaareey\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Guddoomiyaha Gobolka Gedo Cabdullaahi Shimbir oo tagay Garbahaareey - Wardoon","og_description":"Guddoomiyaha maamulka gobolka Gedo, Cabdullahi Jaamac Shimbir oo indhowaanahan ku sugnaa magaalada Muqdisho ayaa maanta dib ugu laabtay gobolkaasi, isaga oo ka dagay magaalada Garbahaarey ee xarunta gobolkaasi.","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiyaha-gobolka-gedo-cabdullaahi-shimbir-oo-tagay-garbahaareey\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-11-26T09:23:14+00:00","article_modified_time":"2024-11-26T12:13:35+00:00","og_image":[{"width":686,"height":386,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/hq720-3.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiyaha-gobolka-gedo-cabdullaahi-shimbir-oo-tagay-garbahaareey\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiyaha-gobolka-gedo-cabdullaahi-shimbir-oo-tagay-garbahaareey\/","name":"DAAWO:-Guddoomiyaha Gobolka Gedo Cabdullaahi Shimbir oo tagay Garbahaareey - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiyaha-gobolka-gedo-cabdullaahi-shimbir-oo-tagay-garbahaareey\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiyaha-gobolka-gedo-cabdullaahi-shimbir-oo-tagay-garbahaareey\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/hq720-3.jpg","datePublished":"2024-11-26T09:23:14+00:00","dateModified":"2024-11-26T12:13:35+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"description":"Guddoomiyaha maamulka gobolka Gedo, Cabdullahi Jaamac Shimbir oo indhowaanahan ku sugnaa magaalada Muqdisho ayaa maanta dib ugu laabtay gobolkaasi, isaga oo ka dagay magaalada Garbahaarey ee xarunta gobolkaasi.","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiyaha-gobolka-gedo-cabdullaahi-shimbir-oo-tagay-garbahaareey\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiyaha-gobolka-gedo-cabdullaahi-shimbir-oo-tagay-garbahaareey\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiyaha-gobolka-gedo-cabdullaahi-shimbir-oo-tagay-garbahaareey\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/hq720-3.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/hq720-3.jpg","width":686,"height":386},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiyaha-gobolka-gedo-cabdullaahi-shimbir-oo-tagay-garbahaareey\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Guddoomiyaha Gobolka Gedo Cabdullaahi Shimbir oo tagay Garbahaareey"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/183994"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=183994"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/183994\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":183997,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/183994\/revisions\/183997"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/183978"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=183994"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=183994"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=183994"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}