{"id":184019,"date":"2024-11-27T12:31:35","date_gmt":"2024-11-27T09:31:35","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=184019"},"modified":"2024-11-27T12:31:35","modified_gmt":"2024-11-27T09:31:35","slug":"daawo-gudoomiyihii-degmada-badhaadhe-oo-dowlada-isku-dhiibay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiyihii-degmada-badhaadhe-oo-dowlada-isku-dhiibay\/","title":{"rendered":"DAAWO:- Gudoomiyihii Degmada Badhaadhe oo dowlada isku dhiibay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-184020\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Screenshot-2024-11-27-at-09.28.51.png\" alt=\"\" width=\"1382\" height=\"844\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Screenshot-2024-11-27-at-09.28.51.png 1382w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Screenshot-2024-11-27-at-09.28.51-300x183.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Screenshot-2024-11-27-at-09.28.51-1024x625.png 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Screenshot-2024-11-27-at-09.28.51-768x469.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Screenshot-2024-11-27-at-09.28.51-696x425.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Screenshot-2024-11-27-at-09.28.51-1068x652.png 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Screenshot-2024-11-27-at-09.28.51-688x420.png 688w\" sizes=\"(max-width: 1382px) 100vw, 1382px\" \/><\/p>\n<p>Guddoomiyaha degmada Badhaadhe ee gobolka Jubbada Hoose, Maxamed Ibraahim Fanax ayaa noqday mas\u2019uulkii labaad ee ka baxa garabka Axmed Madoobe, wuxuuna si toos ah ula saftay dowladda federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Fanax oo shir jaraa\u2019id qabtay ayaa ka warbixiyay xaaladda degmadaas iyo deegaannada u dhow oo ay dowladda Soomaaliya gaysay ciidamo fara badan, wuxuuna sheegay in iyagu ay dalbadeen ciidamadaasi, si ay u sugaan amniga, ugana hortegaan weerarada Shabaab.<\/p>\n<p>Ujeedka waxa uu tilmaamay inuu yahay in buuxaan booska ay banneeyn ciidamada howlgalka ATMIS oo faarujiyay saldhigyadii ay ku lahaayeen halkaasi.<\/p>\n<p>\u201cAniga ayaa ka codsaday DFS in meelihii ay ka baxeen ATMIS in ay buuxiyaan ciidamada Xoogga dalka, wayna nooga jawaabeen,\u201d ayuu yiri guddoomiye Fanax.<\/p>\n<p>Sidoo kale wuxuu sii raaciyay \u201cRuntii waan ka xumahay ciidan markii hore loo waayay meelihii loogu talagalay in uu buuxiyo, hadane markii la helay wax buuxiyo in lasoo duulo\u201d.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha oo hadalkiisa sii wata ayaa xusay in Badhaadhe ay kamid tahay degmooyinka kale ee dalka ee ay joogaan ciidamada dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p>\u201cCiidamada federaalka waxa ay joogaan gobolka Gedo, gobolka Jubbada Hoose, sida Kismaayo, Afmadow iyo Dhoobley, Badhaadhane waxay kamid tahay Soomaaliya\u201d ayuu mar kale yiri.<\/p>\n<p>Guddoomiye Fanax waxaa ka horreeyay oo guddoomiyaha gobolka Gedo, Cabdullaahi Shimbir oo isna toos ugu soo wareegay dhinaca dowladda, wuxuuna shalay isaga oo wata ciidamo ka tirsan kuwa dowladda uu ka dagay degmada Garbahaarey ee xarunta gobolkaasi.<\/p>\n<p>Si kastaba, Jubbaland oo arrintan ka xumaatay ayaa xilalkii ka qaaday labada mas\u2019uul, si ay uga jawaato tallaabada dowladda oo kal fur furis ku hayo maamulka Axmed Madoobe.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fsntvnews%2Fvideos%2F1967343677094097%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha degmada Badhaadhe ee gobolka Jubbada Hoose, Maxamed Ibraahim Fanax ayaa noqday mas\u2019uulkii labaad ee ka baxa garabka Axmed Madoobe, wuxuuna si toos ah ula saftay dowladda federaalka Soomaaliya. Fanax oo shir jaraa\u2019id qabtay ayaa ka warbixiyay xaaladda degmadaas iyo deegaannada u dhow oo ay dowladda Soomaaliya gaysay ciidamo fara badan, wuxuuna sheegay in iyagu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":184020,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-184019","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:- Gudoomiyihii Degmada Badhaadhe oo dowlada isku dhiibay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiyihii-degmada-badhaadhe-oo-dowlada-isku-dhiibay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:- Gudoomiyihii Degmada Badhaadhe oo dowlada isku dhiibay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha degmada Badhaadhe ee gobolka Jubbada Hoose, Maxamed Ibraahim Fanax ayaa noqday mas\u2019uulkii labaad ee ka baxa garabka Axmed Madoobe, wuxuuna si toos ah ula saftay dowladda federaalka Soomaaliya. Fanax oo shir jaraa\u2019id qabtay ayaa ka warbixiyay xaaladda degmadaas iyo deegaannada u dhow oo ay dowladda Soomaaliya gaysay ciidamo fara badan, wuxuuna sheegay in iyagu [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiyihii-degmada-badhaadhe-oo-dowlada-isku-dhiibay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-11-27T09:31:35+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Screenshot-2024-11-27-at-09.28.51.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1382\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"844\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiyihii-degmada-badhaadhe-oo-dowlada-isku-dhiibay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiyihii-degmada-badhaadhe-oo-dowlada-isku-dhiibay\/\",\"name\":\"DAAWO:- Gudoomiyihii Degmada Badhaadhe oo dowlada isku dhiibay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiyihii-degmada-badhaadhe-oo-dowlada-isku-dhiibay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiyihii-degmada-badhaadhe-oo-dowlada-isku-dhiibay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Screenshot-2024-11-27-at-09.28.51.png\",\"datePublished\":\"2024-11-27T09:31:35+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiyihii-degmada-badhaadhe-oo-dowlada-isku-dhiibay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiyihii-degmada-badhaadhe-oo-dowlada-isku-dhiibay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiyihii-degmada-badhaadhe-oo-dowlada-isku-dhiibay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Screenshot-2024-11-27-at-09.28.51.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Screenshot-2024-11-27-at-09.28.51.png\",\"width\":1382,\"height\":844},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiyihii-degmada-badhaadhe-oo-dowlada-isku-dhiibay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:- Gudoomiyihii Degmada Badhaadhe oo dowlada isku dhiibay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:- Gudoomiyihii Degmada Badhaadhe oo dowlada isku dhiibay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiyihii-degmada-badhaadhe-oo-dowlada-isku-dhiibay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:- Gudoomiyihii Degmada Badhaadhe oo dowlada isku dhiibay - Wardoon","og_description":"Guddoomiyaha degmada Badhaadhe ee gobolka Jubbada Hoose, Maxamed Ibraahim Fanax ayaa noqday mas\u2019uulkii labaad ee ka baxa garabka Axmed Madoobe, wuxuuna si toos ah ula saftay dowladda federaalka Soomaaliya. Fanax oo shir jaraa\u2019id qabtay ayaa ka warbixiyay xaaladda degmadaas iyo deegaannada u dhow oo ay dowladda Soomaaliya gaysay ciidamo fara badan, wuxuuna sheegay in iyagu [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiyihii-degmada-badhaadhe-oo-dowlada-isku-dhiibay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-11-27T09:31:35+00:00","og_image":[{"width":1382,"height":844,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Screenshot-2024-11-27-at-09.28.51.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiyihii-degmada-badhaadhe-oo-dowlada-isku-dhiibay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiyihii-degmada-badhaadhe-oo-dowlada-isku-dhiibay\/","name":"DAAWO:- Gudoomiyihii Degmada Badhaadhe oo dowlada isku dhiibay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiyihii-degmada-badhaadhe-oo-dowlada-isku-dhiibay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiyihii-degmada-badhaadhe-oo-dowlada-isku-dhiibay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Screenshot-2024-11-27-at-09.28.51.png","datePublished":"2024-11-27T09:31:35+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiyihii-degmada-badhaadhe-oo-dowlada-isku-dhiibay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiyihii-degmada-badhaadhe-oo-dowlada-isku-dhiibay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiyihii-degmada-badhaadhe-oo-dowlada-isku-dhiibay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Screenshot-2024-11-27-at-09.28.51.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Screenshot-2024-11-27-at-09.28.51.png","width":1382,"height":844},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiyihii-degmada-badhaadhe-oo-dowlada-isku-dhiibay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:- Gudoomiyihii Degmada Badhaadhe oo dowlada isku dhiibay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/184019"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=184019"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/184019\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":184021,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/184019\/revisions\/184021"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/184020"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=184019"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=184019"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=184019"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}