{"id":184043,"date":"2024-11-28T00:14:38","date_gmt":"2024-11-27T21:14:38","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=184043"},"modified":"2024-11-28T00:14:38","modified_gmt":"2024-11-27T21:14:38","slug":"axmed-madoobe-oo-soo-saaray-waaran-lagusoo-xirayo-madaxweynaha-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-soo-saaray-waaran-lagusoo-xirayo-madaxweynaha-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Axmed Madoobe oo soo saaray waaran lagusoo xirayo madaxweynaha Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-184044\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/20241127638683170874342413-1.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"345\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/20241127638683170874342413-1.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/20241127638683170874342413-1-300x157.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p><span style=\"color: #000000;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Maxkamadda darajada koowaad ee maamulka Jubbaland ee degmada Kismaayo ayaa soo saartay amar lagu soo xirayo Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #000000;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Maxkamaddu waxay ku eedeysay madaxweyne Xasan Sheekh inuu galay dambiyo waaweyn oo ka dhan ah midnimada iyo nidaamka dastuuriga ah ee Soomaaliya.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #000000;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Tallaabadan ayaa u muuqata inay tahay jawaab ka timid maamulka Jubbaland, kaddib markii maanta maxkamadda gobolka Banaadir ay soo saartay amar lagu soo xirayo madaxweynaha Jubbaland, Axmed Madoobe, oo lagu eedeeyay qiyaano qaran iyo falal lid ku ah qaranimada iyo wadajirka dadka Soomaaliyeed.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #000000;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Maxkamadda Kismaayo ayaa ku eedeysay Xasan Sheekh Maxamuud inuu ka dambeeyay falal culus oo lagu kicinayo dadka, abaabulidda jabhado hubeysan, iyo waxyeellaynaya midnimada iyo amniga qaranka Soomaaliya. Waxa sidoo kale lagu eedeeyay inuu ku lug leeyahay khiyaano qaran.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #000000;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Guddoomiyaha Maxkamadda Kismaayo, Dr. Muuse Cismaan Geeddi, ayaa amar ku bixiyay in ciidamada Booliska Jubbaland ay si degdeg ah u soo qabtaan madaxweynaha Soomaaliya, kadibna la horgeeyo maxkamadda darajada koowaad ee Kismaayo, si loogu qaado dacwad sharci ah.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #000000;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Maamulka Jubbaland iyo dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa isku haya arrimo siyaasadeed. Tallaabooyinkan maxkamaduhu soo saareen ayaa laga yaabaa inay sii xumeeyaan xiisadda siyaasadeed ee labada dhinac.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-184045\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/20241127638683169539898759.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"854\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/20241127638683169539898759.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/20241127638683169539898759-232x300.jpg 232w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/20241127638683169539898759-325x420.jpg 325w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxkamadda darajada koowaad ee maamulka Jubbaland ee degmada Kismaayo ayaa soo saartay amar lagu soo xirayo Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud. Maxkamaddu waxay ku eedeysay madaxweyne Xasan Sheekh inuu galay dambiyo waaweyn oo ka dhan ah midnimada iyo nidaamka dastuuriga ah ee Soomaaliya. Tallaabadan ayaa u muuqata inay tahay jawaab ka timid maamulka Jubbaland, kaddib [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":183534,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-184043","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Axmed Madoobe oo soo saaray waaran lagusoo xirayo madaxweynaha Soomaaliya - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-soo-saaray-waaran-lagusoo-xirayo-madaxweynaha-soomaaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Axmed Madoobe oo soo saaray waaran lagusoo xirayo madaxweynaha Soomaaliya - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maxkamadda darajada koowaad ee maamulka Jubbaland ee degmada Kismaayo ayaa soo saartay amar lagu soo xirayo Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud. Maxkamaddu waxay ku eedeysay madaxweyne Xasan Sheekh inuu galay dambiyo waaweyn oo ka dhan ah midnimada iyo nidaamka dastuuriga ah ee Soomaaliya. Tallaabadan ayaa u muuqata inay tahay jawaab ka timid maamulka Jubbaland, kaddib [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-soo-saaray-waaran-lagusoo-xirayo-madaxweynaha-soomaaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-11-27T21:14:38+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/465588264_1118085326340023_3926336701421210217_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2048\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1462\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-soo-saaray-waaran-lagusoo-xirayo-madaxweynaha-soomaaliya\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-soo-saaray-waaran-lagusoo-xirayo-madaxweynaha-soomaaliya\/\",\"name\":\"Axmed Madoobe oo soo saaray waaran lagusoo xirayo madaxweynaha Soomaaliya - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-soo-saaray-waaran-lagusoo-xirayo-madaxweynaha-soomaaliya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-soo-saaray-waaran-lagusoo-xirayo-madaxweynaha-soomaaliya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/465588264_1118085326340023_3926336701421210217_n.jpg\",\"datePublished\":\"2024-11-27T21:14:38+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-soo-saaray-waaran-lagusoo-xirayo-madaxweynaha-soomaaliya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-soo-saaray-waaran-lagusoo-xirayo-madaxweynaha-soomaaliya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-soo-saaray-waaran-lagusoo-xirayo-madaxweynaha-soomaaliya\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/465588264_1118085326340023_3926336701421210217_n.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/465588264_1118085326340023_3926336701421210217_n.jpg\",\"width\":2048,\"height\":1462,\"caption\":\"AXMED MADOOBE\"},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-soo-saaray-waaran-lagusoo-xirayo-madaxweynaha-soomaaliya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Axmed Madoobe oo soo saaray waaran lagusoo xirayo madaxweynaha Soomaaliya\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Axmed Madoobe oo soo saaray waaran lagusoo xirayo madaxweynaha Soomaaliya - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-soo-saaray-waaran-lagusoo-xirayo-madaxweynaha-soomaaliya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Axmed Madoobe oo soo saaray waaran lagusoo xirayo madaxweynaha Soomaaliya - Wardoon","og_description":"Maxkamadda darajada koowaad ee maamulka Jubbaland ee degmada Kismaayo ayaa soo saartay amar lagu soo xirayo Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud. Maxkamaddu waxay ku eedeysay madaxweyne Xasan Sheekh inuu galay dambiyo waaweyn oo ka dhan ah midnimada iyo nidaamka dastuuriga ah ee Soomaaliya. Tallaabadan ayaa u muuqata inay tahay jawaab ka timid maamulka Jubbaland, kaddib [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-soo-saaray-waaran-lagusoo-xirayo-madaxweynaha-soomaaliya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-11-27T21:14:38+00:00","og_image":[{"width":2048,"height":1462,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/465588264_1118085326340023_3926336701421210217_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-soo-saaray-waaran-lagusoo-xirayo-madaxweynaha-soomaaliya\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-soo-saaray-waaran-lagusoo-xirayo-madaxweynaha-soomaaliya\/","name":"Axmed Madoobe oo soo saaray waaran lagusoo xirayo madaxweynaha Soomaaliya - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-soo-saaray-waaran-lagusoo-xirayo-madaxweynaha-soomaaliya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-soo-saaray-waaran-lagusoo-xirayo-madaxweynaha-soomaaliya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/465588264_1118085326340023_3926336701421210217_n.jpg","datePublished":"2024-11-27T21:14:38+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-soo-saaray-waaran-lagusoo-xirayo-madaxweynaha-soomaaliya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-soo-saaray-waaran-lagusoo-xirayo-madaxweynaha-soomaaliya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-soo-saaray-waaran-lagusoo-xirayo-madaxweynaha-soomaaliya\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/465588264_1118085326340023_3926336701421210217_n.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/465588264_1118085326340023_3926336701421210217_n.jpg","width":2048,"height":1462,"caption":"AXMED MADOOBE"},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-soo-saaray-waaran-lagusoo-xirayo-madaxweynaha-soomaaliya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Axmed Madoobe oo soo saaray waaran lagusoo xirayo madaxweynaha Soomaaliya"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/184043"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=184043"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/184043\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":184046,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/184043\/revisions\/184046"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/183534"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=184043"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=184043"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=184043"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}