{"id":184094,"date":"2024-11-30T12:34:28","date_gmt":"2024-11-30T09:34:28","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=184094"},"modified":"2024-11-30T12:34:28","modified_gmt":"2024-11-30T09:34:28","slug":"wfp-oo-hakisay-hawlgaladeedii-deegaanada-ssc-khaatumo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wfp-oo-hakisay-hawlgaladeedii-deegaanada-ssc-khaatumo\/","title":{"rendered":"WFP oo hakisay hawlgaladeedii deegaanada SSC-Khaatumo"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"color: #000000;\"> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-184096\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/wfp.png\" alt=\"\" width=\"638\" height=\"304\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/wfp.png 420w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/wfp-300x143.png 300w\" sizes=\"(max-width: 638px) 100vw, 638px\" \/><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #000000;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Hay\u2019adda Cunnada Adduunka ee WFP ayaa maanta qaaday tallaabo culus oo ka dhan ah maamulka KMG ah ee SSC-khaatumo, kadib fadeexo ka dhacday maamulkaasi, sida ay warisay hay\u2019adda oo soo saartay warbixin xasaasi ah.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #000000;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">WFP ayaa shaaca ka qaaday in gebi ahaanba ay hakisay howlgalkii gargaarka ee ay ka wadday deegaannada SSC-Khaatumo, kadib markii la dhacay 95 Metric Tons oo raashin ah, falkaas oo si gaar ah ua dhacay magaalada Buuhoodle.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #000000;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Bayaan kasoo baxay hay\u2019adda ayaa waxaa lagu sheegay in go\u2019aankeeda hakinta gargaarka ay la wadaagtay maamullada deegaanka oo ay ku jirto dowlad goboleedka Puntland.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #000000;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Sida lagu sheegay warbixinta kasoo baxday WFP waxa ay hay\u2019addu quudin jirtay illaa 51,530 ruux oo ku nool degmooyinka Buuhoodle, Laascaanood iyo Taleex oo ka wada tirsan SSC-Khaatumo.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #000000;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Dhinaca kale saraakiil u hadashay SSC ayaa dhankooda sheegay inay jirto dhacdadaas lagu boobay raashinka, laakiin waxa ay ku doodeen in gargaarkaasi deegaanka la geeyay iyaga oo aan la socon, kadibna ay sidaasi ku dhacday inuu raashinka u gacan galo dad kale.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #000000;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Go\u2019aanka hay\u2019adda WFP ayaa saameyn doono qoysas badan oo Soomaaliyeed oo ku dhaqan deegaannadaas oo markii hore caawinaad ka helayay hay\u2019addan oo hoostagta QM.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #0a0a0a;\"><span style=\"font-family: Georgia, Times, Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #000000;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\">Si kastaba, deegaannada SSC ayaa waxaa xiligan ka jirTa daruuf adag oo ay ugu horreyso dhibaatooyinkii ka dhashay dagaalladii ka dhacay maamulkaasi iyo kuwa kale oo ay sababeeyn dagaal beeleedyo weli xiisaddooda ay ka taagan tahay gobolada maamulkaasi.<\/span><\/span><\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-184095\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/468411237_997236455767003_7120055275500397396_n.webp\" alt=\"\" width=\"526\" height=\"676\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/468411237_997236455767003_7120055275500397396_n.webp 526w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/468411237_997236455767003_7120055275500397396_n-233x300.webp 233w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/468411237_997236455767003_7120055275500397396_n-327x420.webp 327w\" sizes=\"(max-width: 526px) 100vw, 526px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hay\u2019adda Cunnada Adduunka ee WFP ayaa maanta qaaday tallaabo culus oo ka dhan ah maamulka KMG ah ee SSC-khaatumo, kadib fadeexo ka dhacday maamulkaasi, sida ay warisay hay\u2019adda oo soo saartay warbixin xasaasi ah. WFP ayaa shaaca ka qaaday in gebi ahaanba ay hakisay howlgalkii gargaarka ee ay ka wadday deegaannada SSC-Khaatumo, kadib markii la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":184096,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-184094","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>WFP oo hakisay hawlgaladeedii deegaanada SSC-Khaatumo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wfp-oo-hakisay-hawlgaladeedii-deegaanada-ssc-khaatumo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"WFP oo hakisay hawlgaladeedii deegaanada SSC-Khaatumo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Hay\u2019adda Cunnada Adduunka ee WFP ayaa maanta qaaday tallaabo culus oo ka dhan ah maamulka KMG ah ee SSC-khaatumo, kadib fadeexo ka dhacday maamulkaasi, sida ay warisay hay\u2019adda oo soo saartay warbixin xasaasi ah. WFP ayaa shaaca ka qaaday in gebi ahaanba ay hakisay howlgalkii gargaarka ee ay ka wadday deegaannada SSC-Khaatumo, kadib markii la [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wfp-oo-hakisay-hawlgaladeedii-deegaanada-ssc-khaatumo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-11-30T09:34:28+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/wfp.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"420\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"200\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wfp-oo-hakisay-hawlgaladeedii-deegaanada-ssc-khaatumo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wfp-oo-hakisay-hawlgaladeedii-deegaanada-ssc-khaatumo\/\",\"name\":\"WFP oo hakisay hawlgaladeedii deegaanada SSC-Khaatumo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wfp-oo-hakisay-hawlgaladeedii-deegaanada-ssc-khaatumo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wfp-oo-hakisay-hawlgaladeedii-deegaanada-ssc-khaatumo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/wfp.png\",\"datePublished\":\"2024-11-30T09:34:28+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wfp-oo-hakisay-hawlgaladeedii-deegaanada-ssc-khaatumo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wfp-oo-hakisay-hawlgaladeedii-deegaanada-ssc-khaatumo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wfp-oo-hakisay-hawlgaladeedii-deegaanada-ssc-khaatumo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/wfp.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/wfp.png\",\"width\":420,\"height\":200},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wfp-oo-hakisay-hawlgaladeedii-deegaanada-ssc-khaatumo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"WFP oo hakisay hawlgaladeedii deegaanada SSC-Khaatumo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"WFP oo hakisay hawlgaladeedii deegaanada SSC-Khaatumo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wfp-oo-hakisay-hawlgaladeedii-deegaanada-ssc-khaatumo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"WFP oo hakisay hawlgaladeedii deegaanada SSC-Khaatumo - Wardoon","og_description":"Hay\u2019adda Cunnada Adduunka ee WFP ayaa maanta qaaday tallaabo culus oo ka dhan ah maamulka KMG ah ee SSC-khaatumo, kadib fadeexo ka dhacday maamulkaasi, sida ay warisay hay\u2019adda oo soo saartay warbixin xasaasi ah. WFP ayaa shaaca ka qaaday in gebi ahaanba ay hakisay howlgalkii gargaarka ee ay ka wadday deegaannada SSC-Khaatumo, kadib markii la [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wfp-oo-hakisay-hawlgaladeedii-deegaanada-ssc-khaatumo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-11-30T09:34:28+00:00","og_image":[{"width":420,"height":200,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/wfp.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wfp-oo-hakisay-hawlgaladeedii-deegaanada-ssc-khaatumo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wfp-oo-hakisay-hawlgaladeedii-deegaanada-ssc-khaatumo\/","name":"WFP oo hakisay hawlgaladeedii deegaanada SSC-Khaatumo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wfp-oo-hakisay-hawlgaladeedii-deegaanada-ssc-khaatumo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wfp-oo-hakisay-hawlgaladeedii-deegaanada-ssc-khaatumo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/wfp.png","datePublished":"2024-11-30T09:34:28+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wfp-oo-hakisay-hawlgaladeedii-deegaanada-ssc-khaatumo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/wfp-oo-hakisay-hawlgaladeedii-deegaanada-ssc-khaatumo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wfp-oo-hakisay-hawlgaladeedii-deegaanada-ssc-khaatumo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/wfp.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/wfp.png","width":420,"height":200},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wfp-oo-hakisay-hawlgaladeedii-deegaanada-ssc-khaatumo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"WFP oo hakisay hawlgaladeedii deegaanada SSC-Khaatumo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/184094"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=184094"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/184094\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":184097,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/184094\/revisions\/184097"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/184096"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=184094"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=184094"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=184094"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}