{"id":184202,"date":"2024-12-06T12:00:02","date_gmt":"2024-12-06T09:00:02","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=184202"},"modified":"2024-12-06T16:16:42","modified_gmt":"2024-12-06T13:16:42","slug":"daawo-itoobiya-oo-ciidamo-kale-maanta-soo-gelisay-somaliya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-itoobiya-oo-ciidamo-kale-maanta-soo-gelisay-somaliya\/","title":{"rendered":"DAAWO:- Itoobiya oo ciidamo kale maanta soo gelisay Somaliya"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-184203\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Itoobiya.webp\" alt=\"\" width=\"1600\" height=\"1059\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Itoobiya.webp 1600w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Itoobiya-300x199.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Itoobiya-1024x678.webp 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Itoobiya-768x508.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Itoobiya-1536x1017.webp 1536w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Itoobiya-696x461.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Itoobiya-1068x707.webp 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Itoobiya-635x420.webp 635w\" sizes=\"(max-width: 1600px) 100vw, 1600px\" \/><\/p>\n<p><span style=\"color: #000000;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Dowladda Itoobiya ayaa ciidamo hor leh maanta soo gelisay gudaha Soomaaliya, tobanaan gaadiidka dagaalka ah oo kumanaan askari oo Itoobiyaan ah ay wataan ayaa maanta Soomaaliya ka soo galay dhanka degmada Doolow ee gobolka Gedo.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #000000;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Ciidankaan cusub ayaa maanta Soomaaliya soo galay, xili maalmo ka hor uu dhulka Soomaali Galbeed ka dhacay kulan xasaasi ah oo saraakiil Itoobiyaan ah ay la yeesheen xubno ka socday maamulka Axmed Madoobe ee Jubbaland.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #000000;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Ciidamada Itoobiya ayaa laga cabsi qabaa inay ku milmaan xiisadda ka taagan gudaha Soomaaliya, gaar ahaan loolanka siyaasadeed ee dowladda federaalka kala dhexeeya Axmed Madoobe, waxaana suurtagal ah inay la saftaan oo dowlada ka difaacaan Axmed Madoobe.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #000000;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Ma jiro axdi ay dhowreyso Itoobiya, maadaama dowladda Soomaaliya ay ka saartay howlgalka cusub ee bisha soo socota ka bilaabanaya Soomaaliya, kaasi oo bedeli doona ATMIS, waxaana Itoobiya laga doonayaa in maalmo gudahood ay ciidamada ugala baxdo gudaha Soomaaliya.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #000000;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dhaqan-gelisay go\u2019aankii ay ka qaadatay Itoobiya, waxaana ciidamada Itoobiya si rasmi ah looga saaray howlgalka cusub AUSSOM oo bilaabanaya horaanta sanadka soo socda ee 2025-ka.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #000000;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Dowladda Soomaaliya ayaa si cad u sheegay in sababo la xiriira xiisadda u dhexeysa labada dal ee ka dhalatay heshiiskii badda ee Abiy Axmed uu la galay Muuse Biixi looga reebay howlgalka cusub ciidamada Itoobiya, waxaana guul dareystay galaangal kasta oo Itoobiya ay sameysay, si howlgalkaas aysan uga harin.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #000000;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Tallaabadii ay shalay qaaday dowladda federaalka ayaa muujineyso inay dhaqan-gelisay go\u2019aankeeda, kadib markii Itoobiya laga reebay shir Arbacadii lagu soo xiray magaalada Muqdisho oo u dhexeeyay Soomaaliya iyo dalalka ay ciidamadu ka joogaan Soomaaliya ee ka qeyb qaadanaya howlgalka cusub.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #000000;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Ciidanka ay Itoobiya maanta soo gelisay Soomaaliya waxay abuurayaan walaac cusub, horay ciidamo badan ayaa uga joogay Soomaaliya, kuwaas oo qaar ay ka tirsanaayeen ATMIS, qaarna ay sharci la\u2019aan ku joogeen dalkeena.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=476&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FAbdirizakHajiAtosh%2Fvideos%2F498050829266077%2F&amp;show_text=false&amp;width=476&amp;t=0\" width=\"476\" height=\"476\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Itoobiya ayaa ciidamo hor leh maanta soo gelisay gudaha Soomaaliya, tobanaan gaadiidka dagaalka ah oo kumanaan askari oo Itoobiyaan ah ay wataan ayaa maanta Soomaaliya ka soo galay dhanka degmada Doolow ee gobolka Gedo. Ciidankaan cusub ayaa maanta Soomaaliya soo galay, xili maalmo ka hor uu dhulka Soomaali Galbeed ka dhacay kulan xasaasi ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":184203,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-184202","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:- Itoobiya oo ciidamo kale maanta soo gelisay Somaliya - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-itoobiya-oo-ciidamo-kale-maanta-soo-gelisay-somaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:- Itoobiya oo ciidamo kale maanta soo gelisay Somaliya - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowladda Itoobiya ayaa ciidamo hor leh maanta soo gelisay gudaha Soomaaliya, tobanaan gaadiidka dagaalka ah oo kumanaan askari oo Itoobiyaan ah ay wataan ayaa maanta Soomaaliya ka soo galay dhanka degmada Doolow ee gobolka Gedo. Ciidankaan cusub ayaa maanta Soomaaliya soo galay, xili maalmo ka hor uu dhulka Soomaali Galbeed ka dhacay kulan xasaasi ah [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-itoobiya-oo-ciidamo-kale-maanta-soo-gelisay-somaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-12-06T09:00:02+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2024-12-06T13:16:42+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Itoobiya.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1600\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1059\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-itoobiya-oo-ciidamo-kale-maanta-soo-gelisay-somaliya\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-itoobiya-oo-ciidamo-kale-maanta-soo-gelisay-somaliya\/\",\"name\":\"DAAWO:- Itoobiya oo ciidamo kale maanta soo gelisay Somaliya - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-itoobiya-oo-ciidamo-kale-maanta-soo-gelisay-somaliya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-itoobiya-oo-ciidamo-kale-maanta-soo-gelisay-somaliya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Itoobiya.webp\",\"datePublished\":\"2024-12-06T09:00:02+00:00\",\"dateModified\":\"2024-12-06T13:16:42+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-itoobiya-oo-ciidamo-kale-maanta-soo-gelisay-somaliya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-itoobiya-oo-ciidamo-kale-maanta-soo-gelisay-somaliya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-itoobiya-oo-ciidamo-kale-maanta-soo-gelisay-somaliya\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Itoobiya.webp\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Itoobiya.webp\",\"width\":1600,\"height\":1059},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-itoobiya-oo-ciidamo-kale-maanta-soo-gelisay-somaliya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:- Itoobiya oo ciidamo kale maanta soo gelisay Somaliya\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:- Itoobiya oo ciidamo kale maanta soo gelisay Somaliya - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-itoobiya-oo-ciidamo-kale-maanta-soo-gelisay-somaliya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:- Itoobiya oo ciidamo kale maanta soo gelisay Somaliya - Wardoon","og_description":"Dowladda Itoobiya ayaa ciidamo hor leh maanta soo gelisay gudaha Soomaaliya, tobanaan gaadiidka dagaalka ah oo kumanaan askari oo Itoobiyaan ah ay wataan ayaa maanta Soomaaliya ka soo galay dhanka degmada Doolow ee gobolka Gedo. Ciidankaan cusub ayaa maanta Soomaaliya soo galay, xili maalmo ka hor uu dhulka Soomaali Galbeed ka dhacay kulan xasaasi ah [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-itoobiya-oo-ciidamo-kale-maanta-soo-gelisay-somaliya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-12-06T09:00:02+00:00","article_modified_time":"2024-12-06T13:16:42+00:00","og_image":[{"width":1600,"height":1059,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Itoobiya.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-itoobiya-oo-ciidamo-kale-maanta-soo-gelisay-somaliya\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-itoobiya-oo-ciidamo-kale-maanta-soo-gelisay-somaliya\/","name":"DAAWO:- Itoobiya oo ciidamo kale maanta soo gelisay Somaliya - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-itoobiya-oo-ciidamo-kale-maanta-soo-gelisay-somaliya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-itoobiya-oo-ciidamo-kale-maanta-soo-gelisay-somaliya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Itoobiya.webp","datePublished":"2024-12-06T09:00:02+00:00","dateModified":"2024-12-06T13:16:42+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-itoobiya-oo-ciidamo-kale-maanta-soo-gelisay-somaliya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-itoobiya-oo-ciidamo-kale-maanta-soo-gelisay-somaliya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-itoobiya-oo-ciidamo-kale-maanta-soo-gelisay-somaliya\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Itoobiya.webp","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Itoobiya.webp","width":1600,"height":1059},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-itoobiya-oo-ciidamo-kale-maanta-soo-gelisay-somaliya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:- Itoobiya oo ciidamo kale maanta soo gelisay Somaliya"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/184202"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=184202"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/184202\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":184204,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/184202\/revisions\/184204"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/184203"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=184202"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=184202"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=184202"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}