{"id":184315,"date":"2024-12-10T12:13:14","date_gmt":"2024-12-10T09:13:14","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=184315"},"modified":"2024-12-10T12:13:14","modified_gmt":"2024-12-10T09:13:14","slug":"taliyahii-kumaandooska-danab-ee-jubbaland-oo-xilka-laga-qaaday","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyahii-kumaandooska-danab-ee-jubbaland-oo-xilka-laga-qaaday\/","title":{"rendered":"Taliyahii Kumaandooska Danab ee  Jubbaland oo xilka laga qaaday"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-184316\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/469924376_4243950539223484_8368985149405032716_n.jpg\" alt=\"\" width=\"622\" height=\"1139\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/469924376_4243950539223484_8368985149405032716_n.jpg 622w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/469924376_4243950539223484_8368985149405032716_n-164x300.jpg 164w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/469924376_4243950539223484_8368985149405032716_n-559x1024.jpg 559w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/469924376_4243950539223484_8368985149405032716_n-229x420.jpg 229w\" sizes=\"(max-width: 622px) 100vw, 622px\" \/><\/p>\n<p><span style=\"color: #000000;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Taliska ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa xilka qaadis ku sameeyay taliyahii Ururka 162-aad ee ciidanka Kumaandooska Danab ee ka howlgala deegaanada Jubbaland Carab Dheeg Axmed.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #000000;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Taliyaha cusub ee Ururka 162-aad ee ciidanka Kumaandooska Danab ayaa loo magacaabay Caarif Hire Salaad, waxaana xusid mudan in xilka qaadista lagu sameeyay taliyahii hore ay timid kadib markii uu maalin ka hor uu jeediyay hadal uu ku dhaliilayo madaxda dowladda iyo taliska xoogga dalka.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-184317\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/20241210638693967441211852.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"371\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/20241210638693967441211852.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/20241210638693967441211852-300x169.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p><span style=\"color: #000000;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Carab Dheeg Axmed ayaa ku dhaliiyay dowlada Fedaraalka dalacsiintii ay dhawaan u sameysay askartii Jubbaland ka goosatay ee isu dhiibtay ciidanka dowladda ee ku sugan Raaskambooni, isagoo sheegay in dalacsiintaasi ay xaq u lahayeen ciidanka Danab ee ku sugan deegaanada Jubbaland.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #000000;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">&#8220;Maanta oo ay taarikhdu tahay 10\/12\/2024 waxaa la iga qaaday xilkii an uhayay dalka diinta iyo dadka soomaaliyeed kaaso markii horaba dowladu ii idmatay oo an soo hayay mudo 4sano iyo 6 bilood ah. waxaana ugu shaqeeyay dadkayga dalkayga iyo diintaydayda in ala intaan awooday ee ay gaarsiisnayd aqoontayda iyo kartidayda&#8221; ayuu ku yiri qoraal uu bartiisa Facebook uu soo dhigay Taliyahii hore Carab Dheeg Axmed.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #000000;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Wuxuu sidoo kale uu sheegay taliyahii hore ee xilka qaadista lagu sameeyay inuu soo dhaweynayo talaabada xilka looga qaaday, isagoona tilmaamay in xilka qaadistiisa aysan quseyn hadalkii uu jeediyay maalin ka hor.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #000000;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">&#8220;Waaxana uhambalyaynayaa walalkay sxbky caarif hire salaad oo la igu badalay waxaana isleeyahay waa ninkii ugu mudnaa ee loo dhiibi lahaa alena ha ufududeeyo shaqada adag ee hortaala.waxaana u wareejinaya si sharafle oo ay xushmad iyo qadarin ku dheehan tahay&#8221; ayuu yiri Carab Dheeg Axmed.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #000000;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Ugu dambeyntii Carab Dheeg Axmed ayaa xusay inuu dib kala soo wadaagi doono umada soomaaliyeed sababta keentay xilka qaadistiisa oo ku soo aaday xili khilaaf adag uu u dhaxeeyo dowladda fedaraalka iyo maamulka Jubbaland.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliska ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa xilka qaadis ku sameeyay taliyahii Ururka 162-aad ee ciidanka Kumaandooska Danab ee ka howlgala deegaanada Jubbaland Carab Dheeg Axmed. Taliyaha cusub ee Ururka 162-aad ee ciidanka Kumaandooska Danab ayaa loo magacaabay Caarif Hire Salaad, waxaana xusid mudan in xilka qaadista lagu sameeyay taliyahii hore ay timid kadib markii uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":184318,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-184315","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Taliyahii Kumaandooska Danab ee Jubbaland oo xilka laga qaaday - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyahii-kumaandooska-danab-ee-jubbaland-oo-xilka-laga-qaaday\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Taliyahii Kumaandooska Danab ee Jubbaland oo xilka laga qaaday - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Taliska ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa xilka qaadis ku sameeyay taliyahii Ururka 162-aad ee ciidanka Kumaandooska Danab ee ka howlgala deegaanada Jubbaland Carab Dheeg Axmed. Taliyaha cusub ee Ururka 162-aad ee ciidanka Kumaandooska Danab ayaa loo magacaabay Caarif Hire Salaad, waxaana xusid mudan in xilka qaadista lagu sameeyay taliyahii hore ay timid kadib markii uu [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyahii-kumaandooska-danab-ee-jubbaland-oo-xilka-laga-qaaday\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-12-10T09:13:14+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/469924376_4243950539223484_8368985149405032716_n-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"622\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"700\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyahii-kumaandooska-danab-ee-jubbaland-oo-xilka-laga-qaaday\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyahii-kumaandooska-danab-ee-jubbaland-oo-xilka-laga-qaaday\/\",\"name\":\"Taliyahii Kumaandooska Danab ee Jubbaland oo xilka laga qaaday - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyahii-kumaandooska-danab-ee-jubbaland-oo-xilka-laga-qaaday\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyahii-kumaandooska-danab-ee-jubbaland-oo-xilka-laga-qaaday\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/469924376_4243950539223484_8368985149405032716_n-1.jpg\",\"datePublished\":\"2024-12-10T09:13:14+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyahii-kumaandooska-danab-ee-jubbaland-oo-xilka-laga-qaaday\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyahii-kumaandooska-danab-ee-jubbaland-oo-xilka-laga-qaaday\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyahii-kumaandooska-danab-ee-jubbaland-oo-xilka-laga-qaaday\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/469924376_4243950539223484_8368985149405032716_n-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/469924376_4243950539223484_8368985149405032716_n-1.jpg\",\"width\":622,\"height\":700},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyahii-kumaandooska-danab-ee-jubbaland-oo-xilka-laga-qaaday\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Taliyahii Kumaandooska Danab ee Jubbaland oo xilka laga qaaday\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Taliyahii Kumaandooska Danab ee Jubbaland oo xilka laga qaaday - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyahii-kumaandooska-danab-ee-jubbaland-oo-xilka-laga-qaaday\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Taliyahii Kumaandooska Danab ee Jubbaland oo xilka laga qaaday - Wardoon","og_description":"Taliska ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa xilka qaadis ku sameeyay taliyahii Ururka 162-aad ee ciidanka Kumaandooska Danab ee ka howlgala deegaanada Jubbaland Carab Dheeg Axmed. Taliyaha cusub ee Ururka 162-aad ee ciidanka Kumaandooska Danab ayaa loo magacaabay Caarif Hire Salaad, waxaana xusid mudan in xilka qaadista lagu sameeyay taliyahii hore ay timid kadib markii uu [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyahii-kumaandooska-danab-ee-jubbaland-oo-xilka-laga-qaaday\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-12-10T09:13:14+00:00","og_image":[{"width":622,"height":700,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/469924376_4243950539223484_8368985149405032716_n-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyahii-kumaandooska-danab-ee-jubbaland-oo-xilka-laga-qaaday\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyahii-kumaandooska-danab-ee-jubbaland-oo-xilka-laga-qaaday\/","name":"Taliyahii Kumaandooska Danab ee Jubbaland oo xilka laga qaaday - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyahii-kumaandooska-danab-ee-jubbaland-oo-xilka-laga-qaaday\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyahii-kumaandooska-danab-ee-jubbaland-oo-xilka-laga-qaaday\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/469924376_4243950539223484_8368985149405032716_n-1.jpg","datePublished":"2024-12-10T09:13:14+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyahii-kumaandooska-danab-ee-jubbaland-oo-xilka-laga-qaaday\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyahii-kumaandooska-danab-ee-jubbaland-oo-xilka-laga-qaaday\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyahii-kumaandooska-danab-ee-jubbaland-oo-xilka-laga-qaaday\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/469924376_4243950539223484_8368985149405032716_n-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/469924376_4243950539223484_8368985149405032716_n-1.jpg","width":622,"height":700},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyahii-kumaandooska-danab-ee-jubbaland-oo-xilka-laga-qaaday\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Taliyahii Kumaandooska Danab ee Jubbaland oo xilka laga qaaday"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/184315"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=184315"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/184315\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":184320,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/184315\/revisions\/184320"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/184318"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=184315"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=184315"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=184315"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}