{"id":184333,"date":"2024-12-11T11:57:37","date_gmt":"2024-12-11T08:57:37","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=184333"},"modified":"2024-12-11T11:57:37","modified_gmt":"2024-12-11T08:57:37","slug":"dagaal-u-dhaxeeya-ciidamada-dowladda-federaalka-iyo-kuwa-jubbaland-oo-ka-qarxay-raas-kambooni","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-u-dhaxeeya-ciidamada-dowladda-federaalka-iyo-kuwa-jubbaland-oo-ka-qarxay-raas-kambooni\/","title":{"rendered":"Dagaal u dhaxeeya ciidamada dowladda Federaalka iyo kuwa Jubbaland oo ka qarxay Raas kambooni"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-184334\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/20241211638694795321292121.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"370\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/20241211638694795321292121.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/20241211638694795321292121-300x168.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p><span style=\"color: #000000;\"> <span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Wararka ka imaanaya gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in saaka uu qarxay dagaal toos ah oo u dhexeeyo ciidamada dowladda iyo daraawiishta Jubbaland, kaas oo haatan ka socda aagga deegaanka Raaskambooni ee gobolkaasi.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #000000;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Dagaalka ayaa waxaa lasoo warinayaa inay qaadeen ciidamada Jubbaland oo beegsaday deegaan lagu magacaabo Manaraani oo qiyaastii illaa 30 KM u jira Raaskambooni, halkaas oo ay fariisimo ku leeyihiin ciidamada lagu daabulay gobolka Jubbada Hoose.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #000000;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Ilo wareedyo dadka deegaanka ah ayaa innoo sheegay in dagaal xoogleh uu socdo, iyada oo ay is fara saareen labada ciidan oo indhowaanahan isku hub uruursanayay.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #000000;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Wararka ayaa intaasi kusii daraya in dagaalka uu dhaliyay khasaare isugu jiro dhimasho, dhaawac iyo gaadiid la gubay, sida ay sheegayaan xogihii u dambeeyay ee laga helayo dagaalka.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #000000;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Xaaladda ayaa weli kacsan, waxaana dhinacyadu ay helayaan gurmadyo dheeraad ah oo kusii qul-qulaya furinta hore, waxayna taasj sii xoojin kartaa dagaalka qarxay.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #000000;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Ma jiro illaa iyo hadda wax hadal ah oo kasoo baxay saraakiisha labada dhinac oo ku aadan dagaalka ka socda aagga Raaskambooni ee gobolka Jubbasa Hoose.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #000000;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Dagaalkan wuxuu kusoo aadayaa, iyada horay madaxweyne Axmed Madoobe uu muddo 15 maalmood ah u qabtay ciidamada ay dowladdu gaysay Raaskambooni, haddii ay bixi waayaana uu sheegay in mas\u2019uuliyadda ay qaadi doonaan madaxda dowladda federaalka.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in saaka uu qarxay dagaal toos ah oo u dhexeeyo ciidamada dowladda iyo daraawiishta Jubbaland, kaas oo haatan ka socda aagga deegaanka Raaskambooni ee gobolkaasi. Dagaalka ayaa waxaa lasoo warinayaa inay qaadeen ciidamada Jubbaland oo beegsaday deegaan lagu magacaabo Manaraani oo qiyaastii illaa 30 KM u jira [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":184334,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-184333","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dagaal u dhaxeeya ciidamada dowladda Federaalka iyo kuwa Jubbaland oo ka qarxay Raas kambooni - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-u-dhaxeeya-ciidamada-dowladda-federaalka-iyo-kuwa-jubbaland-oo-ka-qarxay-raas-kambooni\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dagaal u dhaxeeya ciidamada dowladda Federaalka iyo kuwa Jubbaland oo ka qarxay Raas kambooni - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararka ka imaanaya gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in saaka uu qarxay dagaal toos ah oo u dhexeeyo ciidamada dowladda iyo daraawiishta Jubbaland, kaas oo haatan ka socda aagga deegaanka Raaskambooni ee gobolkaasi. Dagaalka ayaa waxaa lasoo warinayaa inay qaadeen ciidamada Jubbaland oo beegsaday deegaan lagu magacaabo Manaraani oo qiyaastii illaa 30 KM u jira [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-u-dhaxeeya-ciidamada-dowladda-federaalka-iyo-kuwa-jubbaland-oo-ka-qarxay-raas-kambooni\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-12-11T08:57:37+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/20241211638694795321292121.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"370\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-u-dhaxeeya-ciidamada-dowladda-federaalka-iyo-kuwa-jubbaland-oo-ka-qarxay-raas-kambooni\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-u-dhaxeeya-ciidamada-dowladda-federaalka-iyo-kuwa-jubbaland-oo-ka-qarxay-raas-kambooni\/\",\"name\":\"Dagaal u dhaxeeya ciidamada dowladda Federaalka iyo kuwa Jubbaland oo ka qarxay Raas kambooni - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-u-dhaxeeya-ciidamada-dowladda-federaalka-iyo-kuwa-jubbaland-oo-ka-qarxay-raas-kambooni\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-u-dhaxeeya-ciidamada-dowladda-federaalka-iyo-kuwa-jubbaland-oo-ka-qarxay-raas-kambooni\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/20241211638694795321292121.jpg\",\"datePublished\":\"2024-12-11T08:57:37+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-u-dhaxeeya-ciidamada-dowladda-federaalka-iyo-kuwa-jubbaland-oo-ka-qarxay-raas-kambooni\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-u-dhaxeeya-ciidamada-dowladda-federaalka-iyo-kuwa-jubbaland-oo-ka-qarxay-raas-kambooni\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-u-dhaxeeya-ciidamada-dowladda-federaalka-iyo-kuwa-jubbaland-oo-ka-qarxay-raas-kambooni\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/20241211638694795321292121.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/20241211638694795321292121.jpg\",\"width\":660,\"height\":370},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-u-dhaxeeya-ciidamada-dowladda-federaalka-iyo-kuwa-jubbaland-oo-ka-qarxay-raas-kambooni\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dagaal u dhaxeeya ciidamada dowladda Federaalka iyo kuwa Jubbaland oo ka qarxay Raas kambooni\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dagaal u dhaxeeya ciidamada dowladda Federaalka iyo kuwa Jubbaland oo ka qarxay Raas kambooni - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-u-dhaxeeya-ciidamada-dowladda-federaalka-iyo-kuwa-jubbaland-oo-ka-qarxay-raas-kambooni\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dagaal u dhaxeeya ciidamada dowladda Federaalka iyo kuwa Jubbaland oo ka qarxay Raas kambooni - Wardoon","og_description":"Wararka ka imaanaya gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in saaka uu qarxay dagaal toos ah oo u dhexeeyo ciidamada dowladda iyo daraawiishta Jubbaland, kaas oo haatan ka socda aagga deegaanka Raaskambooni ee gobolkaasi. Dagaalka ayaa waxaa lasoo warinayaa inay qaadeen ciidamada Jubbaland oo beegsaday deegaan lagu magacaabo Manaraani oo qiyaastii illaa 30 KM u jira [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-u-dhaxeeya-ciidamada-dowladda-federaalka-iyo-kuwa-jubbaland-oo-ka-qarxay-raas-kambooni\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-12-11T08:57:37+00:00","og_image":[{"width":660,"height":370,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/20241211638694795321292121.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-u-dhaxeeya-ciidamada-dowladda-federaalka-iyo-kuwa-jubbaland-oo-ka-qarxay-raas-kambooni\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-u-dhaxeeya-ciidamada-dowladda-federaalka-iyo-kuwa-jubbaland-oo-ka-qarxay-raas-kambooni\/","name":"Dagaal u dhaxeeya ciidamada dowladda Federaalka iyo kuwa Jubbaland oo ka qarxay Raas kambooni - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-u-dhaxeeya-ciidamada-dowladda-federaalka-iyo-kuwa-jubbaland-oo-ka-qarxay-raas-kambooni\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-u-dhaxeeya-ciidamada-dowladda-federaalka-iyo-kuwa-jubbaland-oo-ka-qarxay-raas-kambooni\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/20241211638694795321292121.jpg","datePublished":"2024-12-11T08:57:37+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-u-dhaxeeya-ciidamada-dowladda-federaalka-iyo-kuwa-jubbaland-oo-ka-qarxay-raas-kambooni\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-u-dhaxeeya-ciidamada-dowladda-federaalka-iyo-kuwa-jubbaland-oo-ka-qarxay-raas-kambooni\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-u-dhaxeeya-ciidamada-dowladda-federaalka-iyo-kuwa-jubbaland-oo-ka-qarxay-raas-kambooni\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/20241211638694795321292121.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/20241211638694795321292121.jpg","width":660,"height":370},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-u-dhaxeeya-ciidamada-dowladda-federaalka-iyo-kuwa-jubbaland-oo-ka-qarxay-raas-kambooni\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dagaal u dhaxeeya ciidamada dowladda Federaalka iyo kuwa Jubbaland oo ka qarxay Raas kambooni"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/184333"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=184333"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/184333\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":184335,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/184333\/revisions\/184335"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/184334"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=184333"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=184333"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=184333"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}