{"id":184343,"date":"2024-12-11T18:20:13","date_gmt":"2024-12-11T15:20:13","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=184343"},"modified":"2024-12-12T10:43:16","modified_gmt":"2024-12-12T07:43:16","slug":"dowladda-oo-ka-hadashay-dagaalkii-saakay-ka-dhacay-raas-kambooni","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-oo-ka-hadashay-dagaalkii-saakay-ka-dhacay-raas-kambooni\/","title":{"rendered":"Dowladda oo ka hadashay dagaalkii saakay ka dhacay Raas kambooni"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-184344\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/20241211638694894236226863.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"406\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/20241211638694894236226863.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/20241211638694894236226863-300x185.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/20241211638694894236226863-356x220.jpg 356w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p><span style=\"color: #000000;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Warsaxafadeed kasoo baxay Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda fedaraalka Soomaaliya ayaa lagu faahfaahiyay dagaal saakay ka dhacay aagga Raas kambooni ee gobolka Jubbada Hoose.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #000000;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Qoraalka kasoo baxay Wasaaradda Gaashaandhigga ayaa lagu sheegay in saakay ciidan uu soo abaabulay Axmed Madoobe iney weerar kusoo qaadeen fariimo ciidanka dowladda ku lahayeen nawaaxiga deegaanka Raas kambooni.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #000000;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">&#8220;Subaxnimadii hore ee saakay ayaa koox ka tirsan Ciidanka Jubaland oo uu si qaldan u isticmaalay Axmed Madoobe waxaa ay soo weerareen fariisin Ciidanka Xoogga Dalka iyo Daraawiishta Jubbaland ay ku leeyihiin Gobalka Jubada Hoose\u201d ayaa lagu yiri qoraalka kasoo baxay Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #000000;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Warsaxafadeedka ayaa sidoo kale Wasaaraddu ku sheegtay in ciidanka soo qaaday weerarka saakay iney soo dhexmareen deegaano ay ku sugan yihiin kooxda Al-shabaab, kadib xiriir uu la sameeyay Axmed madoobe.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #000000;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">&#8220;Wasaaradda Gaashaandhigga ayaa si gaar ah ula socota qorshe uu Axmed Madoobe xiriir kula sameeyay Khawaarijta, taasoo keentay in Khawaarijtu u ogolaato in kooxaha uu soo abaabulay ee duullaanka ku ah Ciidamada Qaranka ay soo dhexmaraan Maleeshiyaadka Khawaarijta ah\u201d ayaa lagu yiri Warsaxafadeedka kasoo baxay Wasaaradda Gaashaandhigga.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #000000;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Ugu dambeyntii Wasaaradda Gaashaandhigga ayaa sidoo kale tilmaamtay ciidanka dowladda loo geeyay Raas kambooni iney la wareegaan deegaanada ay dhawaan baneeyeen ciidanka ATMIS, gaar ahaan kuwa dalka Kenya.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><strong><span style=\"color: #000000;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Hoos ka akhriso Warsaxafadeedka Wasaraada Gaashaandhiga oo dhameystiran:-<\/span><\/span><\/span><\/strong><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-184345\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/20241211638694893208881688.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"929\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/20241211638694893208881688.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/20241211638694893208881688-213x300.jpg 213w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/20241211638694893208881688-298x420.jpg 298w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warsaxafadeed kasoo baxay Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda fedaraalka Soomaaliya ayaa lagu faahfaahiyay dagaal saakay ka dhacay aagga Raas kambooni ee gobolka Jubbada Hoose. Qoraalka kasoo baxay Wasaaradda Gaashaandhigga ayaa lagu sheegay in saakay ciidan uu soo abaabulay Axmed Madoobe iney weerar kusoo qaadeen fariimo ciidanka dowladda ku lahayeen nawaaxiga deegaanka Raas kambooni. &#8220;Subaxnimadii hore ee saakay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":184344,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-184343","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dowladda oo ka hadashay dagaalkii saakay ka dhacay Raas kambooni - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-oo-ka-hadashay-dagaalkii-saakay-ka-dhacay-raas-kambooni\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dowladda oo ka hadashay dagaalkii saakay ka dhacay Raas kambooni - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Warsaxafadeed kasoo baxay Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda fedaraalka Soomaaliya ayaa lagu faahfaahiyay dagaal saakay ka dhacay aagga Raas kambooni ee gobolka Jubbada Hoose. Qoraalka kasoo baxay Wasaaradda Gaashaandhigga ayaa lagu sheegay in saakay ciidan uu soo abaabulay Axmed Madoobe iney weerar kusoo qaadeen fariimo ciidanka dowladda ku lahayeen nawaaxiga deegaanka Raas kambooni. &#8220;Subaxnimadii hore ee saakay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-oo-ka-hadashay-dagaalkii-saakay-ka-dhacay-raas-kambooni\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-12-11T15:20:13+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2024-12-12T07:43:16+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/20241211638694894236226863.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"406\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-oo-ka-hadashay-dagaalkii-saakay-ka-dhacay-raas-kambooni\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-oo-ka-hadashay-dagaalkii-saakay-ka-dhacay-raas-kambooni\/\",\"name\":\"Dowladda oo ka hadashay dagaalkii saakay ka dhacay Raas kambooni - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-oo-ka-hadashay-dagaalkii-saakay-ka-dhacay-raas-kambooni\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-oo-ka-hadashay-dagaalkii-saakay-ka-dhacay-raas-kambooni\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/20241211638694894236226863.jpg\",\"datePublished\":\"2024-12-11T15:20:13+00:00\",\"dateModified\":\"2024-12-12T07:43:16+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-oo-ka-hadashay-dagaalkii-saakay-ka-dhacay-raas-kambooni\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-oo-ka-hadashay-dagaalkii-saakay-ka-dhacay-raas-kambooni\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-oo-ka-hadashay-dagaalkii-saakay-ka-dhacay-raas-kambooni\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/20241211638694894236226863.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/20241211638694894236226863.jpg\",\"width\":660,\"height\":406},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-oo-ka-hadashay-dagaalkii-saakay-ka-dhacay-raas-kambooni\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dowladda oo ka hadashay dagaalkii saakay ka dhacay Raas kambooni\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dowladda oo ka hadashay dagaalkii saakay ka dhacay Raas kambooni - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-oo-ka-hadashay-dagaalkii-saakay-ka-dhacay-raas-kambooni\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dowladda oo ka hadashay dagaalkii saakay ka dhacay Raas kambooni - Wardoon","og_description":"Warsaxafadeed kasoo baxay Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda fedaraalka Soomaaliya ayaa lagu faahfaahiyay dagaal saakay ka dhacay aagga Raas kambooni ee gobolka Jubbada Hoose. Qoraalka kasoo baxay Wasaaradda Gaashaandhigga ayaa lagu sheegay in saakay ciidan uu soo abaabulay Axmed Madoobe iney weerar kusoo qaadeen fariimo ciidanka dowladda ku lahayeen nawaaxiga deegaanka Raas kambooni. &#8220;Subaxnimadii hore ee saakay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-oo-ka-hadashay-dagaalkii-saakay-ka-dhacay-raas-kambooni\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-12-11T15:20:13+00:00","article_modified_time":"2024-12-12T07:43:16+00:00","og_image":[{"width":660,"height":406,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/20241211638694894236226863.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-oo-ka-hadashay-dagaalkii-saakay-ka-dhacay-raas-kambooni\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-oo-ka-hadashay-dagaalkii-saakay-ka-dhacay-raas-kambooni\/","name":"Dowladda oo ka hadashay dagaalkii saakay ka dhacay Raas kambooni - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-oo-ka-hadashay-dagaalkii-saakay-ka-dhacay-raas-kambooni\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-oo-ka-hadashay-dagaalkii-saakay-ka-dhacay-raas-kambooni\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/20241211638694894236226863.jpg","datePublished":"2024-12-11T15:20:13+00:00","dateModified":"2024-12-12T07:43:16+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-oo-ka-hadashay-dagaalkii-saakay-ka-dhacay-raas-kambooni\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-oo-ka-hadashay-dagaalkii-saakay-ka-dhacay-raas-kambooni\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-oo-ka-hadashay-dagaalkii-saakay-ka-dhacay-raas-kambooni\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/20241211638694894236226863.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/20241211638694894236226863.jpg","width":660,"height":406},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-oo-ka-hadashay-dagaalkii-saakay-ka-dhacay-raas-kambooni\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dowladda oo ka hadashay dagaalkii saakay ka dhacay Raas kambooni"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/184343"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=184343"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/184343\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":184346,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/184343\/revisions\/184346"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/184344"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=184343"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=184343"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=184343"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}