{"id":184414,"date":"2024-12-14T12:34:36","date_gmt":"2024-12-14T09:34:36","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=184414"},"modified":"2024-12-14T12:34:36","modified_gmt":"2024-12-14T09:34:36","slug":"qorshaha-ciidamada-aussom-qeyb-kuma-jirin-wada-hadalladii-ankara","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qorshaha-ciidamada-aussom-qeyb-kuma-jirin-wada-hadalladii-ankara\/","title":{"rendered":"Qorshaha ciidamada AUSSOM qeyb kuma jirin wada-hadalladii Ankara"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-184415\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/20241214638697332184861125.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"366\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/20241214638697332184861125.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/20241214638697332184861125-300x166.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p><span style=\"color: #000000;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Wasiirka arrimaha dibadda dowladda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi ayaa sheegay qorshaha ciidamada AUSSOM in uusan qeyb ka ahayn wada-hadalladii magaalada Ankara ee ay heshiiska ku gaareen Soomaaliya iyo Itoobiya.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #000000;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Wasiir Fiqi ayaa sheegay dowladda federaalka Soomaaliya in ay sii ahaan doonto awoodda ugu dambeysa ee xulista dalalka ciidamada ugu deeqaya howlgalka cusub ee AUSSOM.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #000000;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Wasiir Fiqi ayaa sidoo kale hoosta ka xariiqay in Baaqa Ankara uu dib u xaqiijiyay madax banaanida Soomaaliya, midnimada, iyo wadajirka dhuleed, mabaadi\u2019da muhiimka ah isagoo sheegay in dalku uu sii wadayo horumarka iskaashiga gobolka.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #000000;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Si kastaba ha ahaatee, Itoobiya ayaa doonaysa inay ciidamadeeda qeyb kasii ahaadaan howlgallada nabad ilaalineed ee Soomaaliya, kuna biiraan howlgalka cusub ee lagu wado inuu bilowdo sannadka cusub si uu u beddelo ATMIS.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #000000;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh ayaa magaalada Ankara ka sheegay in ciidamada Itoobiya ay naf hurid u sameeyeen xasiloonida Soomaaliya. Horey madaxweynuhu wuxuu ugu eedeeyay ciidamada Itoobiya inay xadgudub ka dhan ah qaranimada Soomaaliya ka wadaan gudaha dalka.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka arrimaha dibadda dowladda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi ayaa sheegay qorshaha ciidamada AUSSOM in uusan qeyb ka ahayn wada-hadalladii magaalada Ankara ee ay heshiiska ku gaareen Soomaaliya iyo Itoobiya. Wasiir Fiqi ayaa sheegay dowladda federaalka Soomaaliya in ay sii ahaan doonto awoodda ugu dambeysa ee xulista dalalka ciidamada ugu deeqaya howlgalka cusub ee AUSSOM. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":184415,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-184414","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Qorshaha ciidamada AUSSOM qeyb kuma jirin wada-hadalladii Ankara - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"description\" content=\"Wasiirka arrimaha dibadda dowladda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi ayaa sheegay qorshaha ciidamada AUSSOM in uusan qeyb ka ahayn wada-hadalladii magaalada Ankara ee ay heshiiska ku gaareen Soomaaliya iyo Itoobiya.\" \/>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qorshaha-ciidamada-aussom-qeyb-kuma-jirin-wada-hadalladii-ankara\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Qorshaha ciidamada AUSSOM qeyb kuma jirin wada-hadalladii Ankara - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirka arrimaha dibadda dowladda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi ayaa sheegay qorshaha ciidamada AUSSOM in uusan qeyb ka ahayn wada-hadalladii magaalada Ankara ee ay heshiiska ku gaareen Soomaaliya iyo Itoobiya.\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qorshaha-ciidamada-aussom-qeyb-kuma-jirin-wada-hadalladii-ankara\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-12-14T09:34:36+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/20241214638697332184861125.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"366\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qorshaha-ciidamada-aussom-qeyb-kuma-jirin-wada-hadalladii-ankara\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qorshaha-ciidamada-aussom-qeyb-kuma-jirin-wada-hadalladii-ankara\/\",\"name\":\"Qorshaha ciidamada AUSSOM qeyb kuma jirin wada-hadalladii Ankara - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qorshaha-ciidamada-aussom-qeyb-kuma-jirin-wada-hadalladii-ankara\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qorshaha-ciidamada-aussom-qeyb-kuma-jirin-wada-hadalladii-ankara\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/20241214638697332184861125.jpg\",\"datePublished\":\"2024-12-14T09:34:36+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"description\":\"Wasiirka arrimaha dibadda dowladda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi ayaa sheegay qorshaha ciidamada AUSSOM in uusan qeyb ka ahayn wada-hadalladii magaalada Ankara ee ay heshiiska ku gaareen Soomaaliya iyo Itoobiya.\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qorshaha-ciidamada-aussom-qeyb-kuma-jirin-wada-hadalladii-ankara\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qorshaha-ciidamada-aussom-qeyb-kuma-jirin-wada-hadalladii-ankara\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qorshaha-ciidamada-aussom-qeyb-kuma-jirin-wada-hadalladii-ankara\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/20241214638697332184861125.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/20241214638697332184861125.jpg\",\"width\":660,\"height\":366},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qorshaha-ciidamada-aussom-qeyb-kuma-jirin-wada-hadalladii-ankara\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Qorshaha ciidamada AUSSOM qeyb kuma jirin wada-hadalladii Ankara\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Qorshaha ciidamada AUSSOM qeyb kuma jirin wada-hadalladii Ankara - Wardoon","description":"Wasiirka arrimaha dibadda dowladda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi ayaa sheegay qorshaha ciidamada AUSSOM in uusan qeyb ka ahayn wada-hadalladii magaalada Ankara ee ay heshiiska ku gaareen Soomaaliya iyo Itoobiya.","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qorshaha-ciidamada-aussom-qeyb-kuma-jirin-wada-hadalladii-ankara\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Qorshaha ciidamada AUSSOM qeyb kuma jirin wada-hadalladii Ankara - Wardoon","og_description":"Wasiirka arrimaha dibadda dowladda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi ayaa sheegay qorshaha ciidamada AUSSOM in uusan qeyb ka ahayn wada-hadalladii magaalada Ankara ee ay heshiiska ku gaareen Soomaaliya iyo Itoobiya.","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qorshaha-ciidamada-aussom-qeyb-kuma-jirin-wada-hadalladii-ankara\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-12-14T09:34:36+00:00","og_image":[{"width":660,"height":366,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/20241214638697332184861125.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qorshaha-ciidamada-aussom-qeyb-kuma-jirin-wada-hadalladii-ankara\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qorshaha-ciidamada-aussom-qeyb-kuma-jirin-wada-hadalladii-ankara\/","name":"Qorshaha ciidamada AUSSOM qeyb kuma jirin wada-hadalladii Ankara - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qorshaha-ciidamada-aussom-qeyb-kuma-jirin-wada-hadalladii-ankara\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qorshaha-ciidamada-aussom-qeyb-kuma-jirin-wada-hadalladii-ankara\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/20241214638697332184861125.jpg","datePublished":"2024-12-14T09:34:36+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"description":"Wasiirka arrimaha dibadda dowladda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi ayaa sheegay qorshaha ciidamada AUSSOM in uusan qeyb ka ahayn wada-hadalladii magaalada Ankara ee ay heshiiska ku gaareen Soomaaliya iyo Itoobiya.","breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qorshaha-ciidamada-aussom-qeyb-kuma-jirin-wada-hadalladii-ankara\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/qorshaha-ciidamada-aussom-qeyb-kuma-jirin-wada-hadalladii-ankara\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qorshaha-ciidamada-aussom-qeyb-kuma-jirin-wada-hadalladii-ankara\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/20241214638697332184861125.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/20241214638697332184861125.jpg","width":660,"height":366},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qorshaha-ciidamada-aussom-qeyb-kuma-jirin-wada-hadalladii-ankara\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Qorshaha ciidamada AUSSOM qeyb kuma jirin wada-hadalladii Ankara"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/184414"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=184414"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/184414\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":184416,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/184414\/revisions\/184416"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/184415"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=184414"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=184414"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=184414"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}