{"id":184420,"date":"2024-12-14T12:41:57","date_gmt":"2024-12-14T09:41:57","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=184420"},"modified":"2024-12-14T12:41:57","modified_gmt":"2024-12-14T09:41:57","slug":"daawo-puntland-oo-ku-baaqday-in-soomaaliya-dib-loogu-celiyo-cuna-qabatayntii-hubka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-ku-baaqday-in-soomaaliya-dib-loogu-celiyo-cuna-qabatayntii-hubka\/","title":{"rendered":"DAAWO:- Puntland oo ku baaqday in Soomaaliya dib loogu celiyo cuna-qabatayntii hubka"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-184421\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/jjjuxxaa.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"440\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/jjjuxxaa.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/jjjuxxaa-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/jjjuxxaa-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Wasiirka Arrimaha gudaha Puntland, Cabdi Faarax Juxaa oo wareysi bixiyay ayaa sheegay in halis amni oo xooggan ka timid cuna-qabatayntii hubka ee laga qaaday dowladda Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Wasiir Juxaa ayaa sheegay in dagaallo siyaasadaysan oo dano shakhsiyaad ku dhisan loo adeegsaday hubkii dowladda Xasan Sheekh ku heshay magaca Soomaaliya, taasi oo muujisay mas\u2019uuliyad-darrada dowladda Federaalka, oo uu ku tilmaamay mid aan lagu aamini karin hubkaasi.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa tusaale u soo qaatay in dowladda Xasan Sheekh dagaalkii Raaskambooni u adeegsatay diyaaradaha drone-ka ee lagu bixiyay magaca Soomaaliya, si looga taageero dagaalka ka dhanka ah Argagixisada, taasina muujimayso heerka mas\u2019uuliyad-darro ee dowladda talada haysa.<\/p>\n<p>Wasiir Juxaa ayaa sidoo kale ku baaqay in cuna-qabatayntii hubka dib loogu celiyo Soomaaliya, si aysan Soomaalidu isugu layn hubka gacantooda galaya, maadaama aysan jirin dowlad Soomaaliyeed oo hub lagu aamini karo, islamarkaana maamulka Xasan Sheekh qeyb ka noqday dagaallada sokeeye.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa muhiim ah in cuna-qabatayntii hubka ee la joojiyay dib loo soo celiyo, Soomaalidu mas\u2019uuliyaddaasi ma qaadi karto, hubka la siiyana iyaga isu adeegsan doonaa. Hadda drone ba isu isticmaaleen, wax ka weyna waa isu isticmaali doonaan\u201d ayuu yiri Juxaa.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa sidoo kale xusay in Soomaalidu aysan weli dhexdooda heshiin, oo weli ku jiraan marxaladdii dagaallada, islamarkaana aysan helin dowlad dhexe oo mas\u2019uuliyadda hubkaasi qaadi karta, sidaasi darteedna loo baahan yahay in cuna-qabataynta hubka lagu celiyo.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=280&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FDaljirMultimedia%2Fvideos%2F1216288946131026%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"280\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Arrimaha gudaha Puntland, Cabdi Faarax Juxaa oo wareysi bixiyay ayaa sheegay in halis amni oo xooggan ka timid cuna-qabatayntii hubka ee laga qaaday dowladda Federaalka Soomaaliya. Wasiir Juxaa ayaa sheegay in dagaallo siyaasadaysan oo dano shakhsiyaad ku dhisan loo adeegsaday hubkii dowladda Xasan Sheekh ku heshay magaca Soomaaliya, taasi oo muujisay mas\u2019uuliyad-darrada dowladda Federaalka, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":144384,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-184420","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:- Puntland oo ku baaqday in Soomaaliya dib loogu celiyo cuna-qabatayntii hubka - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"description\" content=\"Wasiirka Arrimaha gudaha Puntland, Cabdi Faarax Juxaa oo wareysi bixiyay ayaa sheegay in halis amni oo xooggan ka timid cuna-qabatayntii hubka ee laga qaaday dowladda Federaalka Soomaaliya.\" \/>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-ku-baaqday-in-soomaaliya-dib-loogu-celiyo-cuna-qabatayntii-hubka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:- Puntland oo ku baaqday in Soomaaliya dib loogu celiyo cuna-qabatayntii hubka - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirka Arrimaha gudaha Puntland, Cabdi Faarax Juxaa oo wareysi bixiyay ayaa sheegay in halis amni oo xooggan ka timid cuna-qabatayntii hubka ee laga qaaday dowladda Federaalka Soomaaliya.\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-ku-baaqday-in-soomaaliya-dib-loogu-celiyo-cuna-qabatayntii-hubka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-12-14T09:41:57+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Siciid-Deni1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"464\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-ku-baaqday-in-soomaaliya-dib-loogu-celiyo-cuna-qabatayntii-hubka\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-ku-baaqday-in-soomaaliya-dib-loogu-celiyo-cuna-qabatayntii-hubka\/\",\"name\":\"DAAWO:- Puntland oo ku baaqday in Soomaaliya dib loogu celiyo cuna-qabatayntii hubka - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-ku-baaqday-in-soomaaliya-dib-loogu-celiyo-cuna-qabatayntii-hubka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-ku-baaqday-in-soomaaliya-dib-loogu-celiyo-cuna-qabatayntii-hubka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Siciid-Deni1.jpg\",\"datePublished\":\"2024-12-14T09:41:57+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"description\":\"Wasiirka Arrimaha gudaha Puntland, Cabdi Faarax Juxaa oo wareysi bixiyay ayaa sheegay in halis amni oo xooggan ka timid cuna-qabatayntii hubka ee laga qaaday dowladda Federaalka Soomaaliya.\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-ku-baaqday-in-soomaaliya-dib-loogu-celiyo-cuna-qabatayntii-hubka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-ku-baaqday-in-soomaaliya-dib-loogu-celiyo-cuna-qabatayntii-hubka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-ku-baaqday-in-soomaaliya-dib-loogu-celiyo-cuna-qabatayntii-hubka\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Siciid-Deni1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Siciid-Deni1.jpg\",\"width\":696,\"height\":464},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-ku-baaqday-in-soomaaliya-dib-loogu-celiyo-cuna-qabatayntii-hubka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:- Puntland oo ku baaqday in Soomaaliya dib loogu celiyo cuna-qabatayntii hubka\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:- Puntland oo ku baaqday in Soomaaliya dib loogu celiyo cuna-qabatayntii hubka - Wardoon","description":"Wasiirka Arrimaha gudaha Puntland, Cabdi Faarax Juxaa oo wareysi bixiyay ayaa sheegay in halis amni oo xooggan ka timid cuna-qabatayntii hubka ee laga qaaday dowladda Federaalka Soomaaliya.","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-ku-baaqday-in-soomaaliya-dib-loogu-celiyo-cuna-qabatayntii-hubka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:- Puntland oo ku baaqday in Soomaaliya dib loogu celiyo cuna-qabatayntii hubka - Wardoon","og_description":"Wasiirka Arrimaha gudaha Puntland, Cabdi Faarax Juxaa oo wareysi bixiyay ayaa sheegay in halis amni oo xooggan ka timid cuna-qabatayntii hubka ee laga qaaday dowladda Federaalka Soomaaliya.","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-ku-baaqday-in-soomaaliya-dib-loogu-celiyo-cuna-qabatayntii-hubka\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-12-14T09:41:57+00:00","og_image":[{"width":696,"height":464,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Siciid-Deni1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-ku-baaqday-in-soomaaliya-dib-loogu-celiyo-cuna-qabatayntii-hubka\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-ku-baaqday-in-soomaaliya-dib-loogu-celiyo-cuna-qabatayntii-hubka\/","name":"DAAWO:- Puntland oo ku baaqday in Soomaaliya dib loogu celiyo cuna-qabatayntii hubka - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-ku-baaqday-in-soomaaliya-dib-loogu-celiyo-cuna-qabatayntii-hubka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-ku-baaqday-in-soomaaliya-dib-loogu-celiyo-cuna-qabatayntii-hubka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Siciid-Deni1.jpg","datePublished":"2024-12-14T09:41:57+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"description":"Wasiirka Arrimaha gudaha Puntland, Cabdi Faarax Juxaa oo wareysi bixiyay ayaa sheegay in halis amni oo xooggan ka timid cuna-qabatayntii hubka ee laga qaaday dowladda Federaalka Soomaaliya.","breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-ku-baaqday-in-soomaaliya-dib-loogu-celiyo-cuna-qabatayntii-hubka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-ku-baaqday-in-soomaaliya-dib-loogu-celiyo-cuna-qabatayntii-hubka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-ku-baaqday-in-soomaaliya-dib-loogu-celiyo-cuna-qabatayntii-hubka\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Siciid-Deni1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Siciid-Deni1.jpg","width":696,"height":464},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-ku-baaqday-in-soomaaliya-dib-loogu-celiyo-cuna-qabatayntii-hubka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:- Puntland oo ku baaqday in Soomaaliya dib loogu celiyo cuna-qabatayntii hubka"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/184420"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=184420"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/184420\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":184422,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/184420\/revisions\/184422"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/144384"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=184420"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=184420"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=184420"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}