{"id":184447,"date":"2024-12-16T11:47:53","date_gmt":"2024-12-16T08:47:53","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=184447"},"modified":"2024-12-16T11:47:53","modified_gmt":"2024-12-16T08:47:53","slug":"erdogan-oo-imaanaya-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/erdogan-oo-imaanaya-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Erdogan oo imaanaya Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-184448\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/20241216638699056540330138.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"387\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/20241216638699056540330138.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/20241216638699056540330138-300x176.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa soo booqan doona dalalka Itoobiya iyo Soomaaliya horraanta sanadka soo socda ka dib markii uu dhex dhexaadiyay heshiis lagu soo afjaray xiisaddii qaraarneyd ee labada dal u dhaxeeysay sida uu ku yiri qoraal kooban uu soo dhigay bartiisa X.<\/span><\/p>\n<p>\u201c<span style=\"font-size: large;\">Waxaan booqan doonaa Itoobiya iyo Soomaaliya labada bilood ee ugu horreeya ee sanadka cusub, 2025\u201d ayuu ku qoray dhambaal uu kaga hadlay heshiiskii Ra\u2019iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed iyo Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ku dhexmaray Ankara 11-kii December.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Labadan Dowladood ayaa ku heshiiyey in ay soo afjaraan khilaafkii u dhexeeyay muddo sannad ku dhow ka dib wadahadalo saacado qaatay oo uu dhexdhexaadinayey Erdogan oo ku tilmaamay heshiiska labada dal mid taariikhi ah.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Khilaafka labadaan dal waxa uu bilaabmay bishii January markii Itoobiya oo aan bad lahayn ay heshiis la gashay Somaliland si ay u hesho dhul xeebeed iyo saldhig ciidan.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Taa baddalkeeda, Somaliland waxay sheegtay in Itoobiya ay siinayso aqoonsi rasmi ah, inkastoo aysan weli Addis Ababa xaqiijin.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Dowladda Turkiga ayaa dhex dhexaadinta labadaan Dowladood waxa ay soo bilowday bishii Luulyo, waxaa dhacay labo wareeg oo hore oo wadahadal ah, ka hor intaan lagu guuleysan usbuucii hore wada hadalada la isku hor fadhiisiyay Madaxweynaha Soomaaliya iyo Ra&#8217;iisul Wasaaraha Itoobiya, taasoo ammaan ka heshay Midowga Afrika, Washington iyo Brussels.<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa soo booqan doona dalalka Itoobiya iyo Soomaaliya horraanta sanadka soo socda ka dib markii uu dhex dhexaadiyay heshiis lagu soo afjaray xiisaddii qaraarneyd ee labada dal u dhaxeeysay sida uu ku yiri qoraal kooban uu soo dhigay bartiisa X. \u201cWaxaan booqan doonaa Itoobiya iyo Soomaaliya labada bilood ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":184448,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-184447","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Erdogan oo imaanaya Soomaaliya - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/erdogan-oo-imaanaya-soomaaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Erdogan oo imaanaya Soomaaliya - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa soo booqan doona dalalka Itoobiya iyo Soomaaliya horraanta sanadka soo socda ka dib markii uu dhex dhexaadiyay heshiis lagu soo afjaray xiisaddii qaraarneyd ee labada dal u dhaxeeysay sida uu ku yiri qoraal kooban uu soo dhigay bartiisa X. \u201cWaxaan booqan doonaa Itoobiya iyo Soomaaliya labada bilood ee [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/erdogan-oo-imaanaya-soomaaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-12-16T08:47:53+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/20241216638699056540330138.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"387\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/erdogan-oo-imaanaya-soomaaliya\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/erdogan-oo-imaanaya-soomaaliya\/\",\"name\":\"Erdogan oo imaanaya Soomaaliya - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/erdogan-oo-imaanaya-soomaaliya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/erdogan-oo-imaanaya-soomaaliya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/20241216638699056540330138.jpg\",\"datePublished\":\"2024-12-16T08:47:53+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/erdogan-oo-imaanaya-soomaaliya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/erdogan-oo-imaanaya-soomaaliya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/erdogan-oo-imaanaya-soomaaliya\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/20241216638699056540330138.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/20241216638699056540330138.jpg\",\"width\":660,\"height\":387},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/erdogan-oo-imaanaya-soomaaliya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Erdogan oo imaanaya Soomaaliya\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Erdogan oo imaanaya Soomaaliya - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/erdogan-oo-imaanaya-soomaaliya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Erdogan oo imaanaya Soomaaliya - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa soo booqan doona dalalka Itoobiya iyo Soomaaliya horraanta sanadka soo socda ka dib markii uu dhex dhexaadiyay heshiis lagu soo afjaray xiisaddii qaraarneyd ee labada dal u dhaxeeysay sida uu ku yiri qoraal kooban uu soo dhigay bartiisa X. \u201cWaxaan booqan doonaa Itoobiya iyo Soomaaliya labada bilood ee [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/erdogan-oo-imaanaya-soomaaliya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-12-16T08:47:53+00:00","og_image":[{"width":660,"height":387,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/20241216638699056540330138.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/erdogan-oo-imaanaya-soomaaliya\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/erdogan-oo-imaanaya-soomaaliya\/","name":"Erdogan oo imaanaya Soomaaliya - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/erdogan-oo-imaanaya-soomaaliya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/erdogan-oo-imaanaya-soomaaliya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/20241216638699056540330138.jpg","datePublished":"2024-12-16T08:47:53+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/erdogan-oo-imaanaya-soomaaliya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/erdogan-oo-imaanaya-soomaaliya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/erdogan-oo-imaanaya-soomaaliya\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/20241216638699056540330138.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/20241216638699056540330138.jpg","width":660,"height":387},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/erdogan-oo-imaanaya-soomaaliya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Erdogan oo imaanaya Soomaaliya"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/184447"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=184447"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/184447\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":184449,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/184447\/revisions\/184449"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/184448"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=184447"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=184447"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=184447"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}