{"id":184457,"date":"2024-12-17T12:14:32","date_gmt":"2024-12-17T09:14:32","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=184457"},"modified":"2024-12-17T12:14:32","modified_gmt":"2024-12-17T09:14:32","slug":"bashar-al-assad-oo-kasheekeeyay-qaabkii-uu-kubaxsaday","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/bashar-al-assad-oo-kasheekeeyay-qaabkii-uu-kubaxsaday\/","title":{"rendered":"Bashar Al-Assad oo kasheekeeyay qaabkii uu kubaxsaday"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-size: large;\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-184458\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Screenshot-2024-12-17-at-09.13.07.png\" alt=\"\" width=\"1318\" height=\"768\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Screenshot-2024-12-17-at-09.13.07.png 1318w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Screenshot-2024-12-17-at-09.13.07-300x175.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Screenshot-2024-12-17-at-09.13.07-1024x597.png 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Screenshot-2024-12-17-at-09.13.07-768x448.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Screenshot-2024-12-17-at-09.13.07-696x406.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Screenshot-2024-12-17-at-09.13.07-1068x622.png 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Screenshot-2024-12-17-at-09.13.07-721x420.png 721w\" sizes=\"(max-width: 1318px) 100vw, 1318px\" \/><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Barta ay madaxtooyada Suuriya ku leedahay Telegram-ka ayaa la soo dhigay qoraal loo aaneynayo inuu ka yimid Bashaar Al-Asad, oo haatan ku sugan Ruushka.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Sida lagu sheegay bayaanka la sheegay inuu ka yimid madaxweynahii Suuriya ee la afgambiyey, Assad ayaa sheegay in ka bixitaankiisa Suuriya aanu ahayn mid qorshaysanaa, isagoo xusay inuu dalkaas ku sugnaa ilaa saacadihii hore ee Axadda, December 8, 2024.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Bayaanka ayaa lagu sheegay in Assad uu markii hore u baxay Latakia isagoo kaashanaya Ruushka oo ay xulufo yihiin, isagoo xusay in subaxnimadii Axadda markii uu gaaray saldhigga ciidamada cirka ee Hmeimim ay caddaatay in ciidankiisa ay gebi ahaanba isaga baxeen dhammaan jiidaha hore ee dagaalka, iyo in ciidamadii ugu dambeeyay la jabiyay.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Bayaanka ayaa xusay in Assad uusan marnaba ka fikirin waqti kasta inta lagu guda jiray xaaladdaasi is-casilaad ama magangelyo-doon, laakiin qorshihiisu ahaa in uu sii wado dagaalka ka dhanka ah wuxuu ugu yeeray \u201cweerarada argagixisada.\u201d<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Qoraalka ayaa lagu bidhaammiyay in tan iyo maalintii ugu horraysay ee dagaalka, Al-Asad waxa uu diiday in uu ka tanaasulo badbaadinta dalkiisa isaga oo ku beddelanaya dano gaar ah ama dadkiisa oo uu ku beddesho dalabyo u imanayay.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Warku waxa uu intaa ku daray in sanadihii la soo dhaafay uu Al-Asad ku sugnaa dalka Suuriya isaga iyo qoyskiisa oo ay garab taagan yihiin shacabka, iyagoo wajahaya argagixisada duqeymo iyo hanjabaado isdaba joog ah oo ahaa inay gudaha u soo galayaan caasimadda dalkaasi 14-kii sano ee dagaaladu socdeen.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Bayaanka ayaa sidoo kale lagu sheegay in Assad uusan jagada u doonan dano shaqsiyadeed darteed.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Ugu dambeyntiina bayaanka loo nisbeeyey Assad, waxa uu sheegay in marka dawladdu ay gacanta u gasho argagixisada, jago kastaa ay noqoto mid aan qiimo lahayn, sida uu hadalka u dhigay.<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Barta ay madaxtooyada Suuriya ku leedahay Telegram-ka ayaa la soo dhigay qoraal loo aaneynayo inuu ka yimid Bashaar Al-Asad, oo haatan ku sugan Ruushka. Sida lagu sheegay bayaanka la sheegay inuu ka yimid madaxweynahii Suuriya ee la afgambiyey, Assad ayaa sheegay in ka bixitaankiisa Suuriya aanu ahayn mid qorshaysanaa, isagoo xusay inuu dalkaas ku sugnaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":184458,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-184457","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Bashar Al-Assad oo kasheekeeyay qaabkii uu kubaxsaday - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/bashar-al-assad-oo-kasheekeeyay-qaabkii-uu-kubaxsaday\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Bashar Al-Assad oo kasheekeeyay qaabkii uu kubaxsaday - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Barta ay madaxtooyada Suuriya ku leedahay Telegram-ka ayaa la soo dhigay qoraal loo aaneynayo inuu ka yimid Bashaar Al-Asad, oo haatan ku sugan Ruushka. Sida lagu sheegay bayaanka la sheegay inuu ka yimid madaxweynahii Suuriya ee la afgambiyey, Assad ayaa sheegay in ka bixitaankiisa Suuriya aanu ahayn mid qorshaysanaa, isagoo xusay inuu dalkaas ku sugnaa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/bashar-al-assad-oo-kasheekeeyay-qaabkii-uu-kubaxsaday\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-12-17T09:14:32+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Screenshot-2024-12-17-at-09.13.07.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1318\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"768\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/bashar-al-assad-oo-kasheekeeyay-qaabkii-uu-kubaxsaday\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/bashar-al-assad-oo-kasheekeeyay-qaabkii-uu-kubaxsaday\/\",\"name\":\"Bashar Al-Assad oo kasheekeeyay qaabkii uu kubaxsaday - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/bashar-al-assad-oo-kasheekeeyay-qaabkii-uu-kubaxsaday\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/bashar-al-assad-oo-kasheekeeyay-qaabkii-uu-kubaxsaday\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Screenshot-2024-12-17-at-09.13.07.png\",\"datePublished\":\"2024-12-17T09:14:32+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/bashar-al-assad-oo-kasheekeeyay-qaabkii-uu-kubaxsaday\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/bashar-al-assad-oo-kasheekeeyay-qaabkii-uu-kubaxsaday\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/bashar-al-assad-oo-kasheekeeyay-qaabkii-uu-kubaxsaday\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Screenshot-2024-12-17-at-09.13.07.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Screenshot-2024-12-17-at-09.13.07.png\",\"width\":1318,\"height\":768},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/bashar-al-assad-oo-kasheekeeyay-qaabkii-uu-kubaxsaday\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Bashar Al-Assad oo kasheekeeyay qaabkii uu kubaxsaday\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Bashar Al-Assad oo kasheekeeyay qaabkii uu kubaxsaday - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/bashar-al-assad-oo-kasheekeeyay-qaabkii-uu-kubaxsaday\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Bashar Al-Assad oo kasheekeeyay qaabkii uu kubaxsaday - Wardoon","og_description":"Barta ay madaxtooyada Suuriya ku leedahay Telegram-ka ayaa la soo dhigay qoraal loo aaneynayo inuu ka yimid Bashaar Al-Asad, oo haatan ku sugan Ruushka. Sida lagu sheegay bayaanka la sheegay inuu ka yimid madaxweynahii Suuriya ee la afgambiyey, Assad ayaa sheegay in ka bixitaankiisa Suuriya aanu ahayn mid qorshaysanaa, isagoo xusay inuu dalkaas ku sugnaa [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/bashar-al-assad-oo-kasheekeeyay-qaabkii-uu-kubaxsaday\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-12-17T09:14:32+00:00","og_image":[{"width":1318,"height":768,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Screenshot-2024-12-17-at-09.13.07.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/bashar-al-assad-oo-kasheekeeyay-qaabkii-uu-kubaxsaday\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/bashar-al-assad-oo-kasheekeeyay-qaabkii-uu-kubaxsaday\/","name":"Bashar Al-Assad oo kasheekeeyay qaabkii uu kubaxsaday - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/bashar-al-assad-oo-kasheekeeyay-qaabkii-uu-kubaxsaday\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/bashar-al-assad-oo-kasheekeeyay-qaabkii-uu-kubaxsaday\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Screenshot-2024-12-17-at-09.13.07.png","datePublished":"2024-12-17T09:14:32+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/bashar-al-assad-oo-kasheekeeyay-qaabkii-uu-kubaxsaday\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/bashar-al-assad-oo-kasheekeeyay-qaabkii-uu-kubaxsaday\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/bashar-al-assad-oo-kasheekeeyay-qaabkii-uu-kubaxsaday\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Screenshot-2024-12-17-at-09.13.07.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Screenshot-2024-12-17-at-09.13.07.png","width":1318,"height":768},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/bashar-al-assad-oo-kasheekeeyay-qaabkii-uu-kubaxsaday\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Bashar Al-Assad oo kasheekeeyay qaabkii uu kubaxsaday"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/184457"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=184457"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/184457\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":184459,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/184457\/revisions\/184459"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/184458"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=184457"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=184457"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=184457"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}