{"id":184469,"date":"2024-12-18T12:05:30","date_gmt":"2024-12-18T09:05:30","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=184469"},"modified":"2024-12-18T12:05:30","modified_gmt":"2024-12-18T09:05:30","slug":"israil-oo-sheegtay-in-axmed-julani-yahay-yeey-xiran-dharka-idaha","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/israil-oo-sheegtay-in-axmed-julani-yahay-yeey-xiran-dharka-idaha\/","title":{"rendered":"Israil oo sheegtay in Axmed (Julani) yahay \u2018yeey xiran dharka idaha\u2019"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-184470\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/BJJ38yFmJg_0_0_1024_576_0_large.webp\" alt=\"\" width=\"537\" height=\"302\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/BJJ38yFmJg_0_0_1024_576_0_large.webp 490w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/BJJ38yFmJg_0_0_1024_576_0_large-300x169.webp 300w\" sizes=\"(max-width: 537px) 100vw, 537px\" \/><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Dalka Suuriya waxaa dhawaan ka dhacay isbadal weyn oon horey loo saadaalin, waxaana talada dalkaasi si fudud kula wareegay xoogagga mucaaradka sunniyiinta, kuwaa oo ka adkaaday ciidankii ka amar qaadanayay Madaxweyne Bashaar Al-assad.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Isbadalka ka dhacay dalka Suuriya ayaa siyaabo kala duwan looga hadlay, waxa ayna hoggaanka mucaaradka ee hadda la wareegay talada Suuriya sheegeen in aysan rabin in dagaallo kale galaan ama duullaan ku qadaan dalalka dariska la ah.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha dibadda maamulka Israa\u2019iil ,haweeneyda lagu magacaabo Sharon Haskel ayaa ku tilmaantay hoggaamiyaha talada Suuriya la wareegay, Axmed Al-Sharac (Julani) in uu yahay \u2018yeey xiran dharka idaha\u2019..<\/span><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-184471\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/F230628OBH04-640x400-1.webp\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"400\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/F230628OBH04-640x400-1.webp 640w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/F230628OBH04-640x400-1-300x188.webp 300w\" sizes=\"(max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Waxa ayna intaasi ku dartay Wasiirka in hoggaamiye Julani uu is -dabaalinayo uuna qaniini doono Israa\u2019iil, marka la gaaro waqtigiisa, iyada oo tilmaantay in ninkan yahay mid caqli badan oo xaalada hadda jirta raba in uu is-dabaalis uga gudbo.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Hadalkan kasoo yeeray Wasiirkan katirsan maamulka Israa\u2019iil ayaa kusoo aadaya xilli hogaamiyaha cusub ee dalka Suuriya Axmed Al-Sharac (Julani) shaaciyay inan Israa\u2019iil laga weerarri doonin dhulka Suuriya, sidoo kale nabbad kula joogi doonaan dariskooda.<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dalka Suuriya waxaa dhawaan ka dhacay isbadal weyn oon horey loo saadaalin, waxaana talada dalkaasi si fudud kula wareegay xoogagga mucaaradka sunniyiinta, kuwaa oo ka adkaaday ciidankii ka amar qaadanayay Madaxweyne Bashaar Al-assad. Isbadalka ka dhacay dalka Suuriya ayaa siyaabo kala duwan looga hadlay, waxa ayna hoggaanka mucaaradka ee hadda la wareegay talada Suuriya sheegeen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":184470,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-184469","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Israil oo sheegtay in Axmed (Julani) yahay \u2018yeey xiran dharka idaha\u2019 - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/israil-oo-sheegtay-in-axmed-julani-yahay-yeey-xiran-dharka-idaha\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Israil oo sheegtay in Axmed (Julani) yahay \u2018yeey xiran dharka idaha\u2019 - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dalka Suuriya waxaa dhawaan ka dhacay isbadal weyn oon horey loo saadaalin, waxaana talada dalkaasi si fudud kula wareegay xoogagga mucaaradka sunniyiinta, kuwaa oo ka adkaaday ciidankii ka amar qaadanayay Madaxweyne Bashaar Al-assad. Isbadalka ka dhacay dalka Suuriya ayaa siyaabo kala duwan looga hadlay, waxa ayna hoggaanka mucaaradka ee hadda la wareegay talada Suuriya sheegeen [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/israil-oo-sheegtay-in-axmed-julani-yahay-yeey-xiran-dharka-idaha\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-12-18T09:05:30+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/BJJ38yFmJg_0_0_1024_576_0_large.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"490\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"276\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/israil-oo-sheegtay-in-axmed-julani-yahay-yeey-xiran-dharka-idaha\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/israil-oo-sheegtay-in-axmed-julani-yahay-yeey-xiran-dharka-idaha\/\",\"name\":\"Israil oo sheegtay in Axmed (Julani) yahay \u2018yeey xiran dharka idaha\u2019 - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/israil-oo-sheegtay-in-axmed-julani-yahay-yeey-xiran-dharka-idaha\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/israil-oo-sheegtay-in-axmed-julani-yahay-yeey-xiran-dharka-idaha\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/BJJ38yFmJg_0_0_1024_576_0_large.webp\",\"datePublished\":\"2024-12-18T09:05:30+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/israil-oo-sheegtay-in-axmed-julani-yahay-yeey-xiran-dharka-idaha\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/israil-oo-sheegtay-in-axmed-julani-yahay-yeey-xiran-dharka-idaha\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/israil-oo-sheegtay-in-axmed-julani-yahay-yeey-xiran-dharka-idaha\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/BJJ38yFmJg_0_0_1024_576_0_large.webp\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/BJJ38yFmJg_0_0_1024_576_0_large.webp\",\"width\":490,\"height\":276},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/israil-oo-sheegtay-in-axmed-julani-yahay-yeey-xiran-dharka-idaha\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Israil oo sheegtay in Axmed (Julani) yahay \u2018yeey xiran dharka idaha\u2019\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Israil oo sheegtay in Axmed (Julani) yahay \u2018yeey xiran dharka idaha\u2019 - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/israil-oo-sheegtay-in-axmed-julani-yahay-yeey-xiran-dharka-idaha\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Israil oo sheegtay in Axmed (Julani) yahay \u2018yeey xiran dharka idaha\u2019 - Wardoon","og_description":"Dalka Suuriya waxaa dhawaan ka dhacay isbadal weyn oon horey loo saadaalin, waxaana talada dalkaasi si fudud kula wareegay xoogagga mucaaradka sunniyiinta, kuwaa oo ka adkaaday ciidankii ka amar qaadanayay Madaxweyne Bashaar Al-assad. Isbadalka ka dhacay dalka Suuriya ayaa siyaabo kala duwan looga hadlay, waxa ayna hoggaanka mucaaradka ee hadda la wareegay talada Suuriya sheegeen [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/israil-oo-sheegtay-in-axmed-julani-yahay-yeey-xiran-dharka-idaha\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-12-18T09:05:30+00:00","og_image":[{"width":490,"height":276,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/BJJ38yFmJg_0_0_1024_576_0_large.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/israil-oo-sheegtay-in-axmed-julani-yahay-yeey-xiran-dharka-idaha\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/israil-oo-sheegtay-in-axmed-julani-yahay-yeey-xiran-dharka-idaha\/","name":"Israil oo sheegtay in Axmed (Julani) yahay \u2018yeey xiran dharka idaha\u2019 - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/israil-oo-sheegtay-in-axmed-julani-yahay-yeey-xiran-dharka-idaha\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/israil-oo-sheegtay-in-axmed-julani-yahay-yeey-xiran-dharka-idaha\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/BJJ38yFmJg_0_0_1024_576_0_large.webp","datePublished":"2024-12-18T09:05:30+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/israil-oo-sheegtay-in-axmed-julani-yahay-yeey-xiran-dharka-idaha\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/israil-oo-sheegtay-in-axmed-julani-yahay-yeey-xiran-dharka-idaha\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/israil-oo-sheegtay-in-axmed-julani-yahay-yeey-xiran-dharka-idaha\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/BJJ38yFmJg_0_0_1024_576_0_large.webp","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/BJJ38yFmJg_0_0_1024_576_0_large.webp","width":490,"height":276},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/israil-oo-sheegtay-in-axmed-julani-yahay-yeey-xiran-dharka-idaha\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Israil oo sheegtay in Axmed (Julani) yahay \u2018yeey xiran dharka idaha\u2019"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/184469"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=184469"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/184469\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":184472,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/184469\/revisions\/184472"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/184470"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=184469"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=184469"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=184469"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}