{"id":184512,"date":"2024-12-19T12:04:50","date_gmt":"2024-12-19T09:04:50","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=184512"},"modified":"2024-12-19T12:04:50","modified_gmt":"2024-12-19T09:04:50","slug":"ciidanka-itoobiya-oo-loo-ogolaanayo-howlgalka-cusub-ee-nabad-ilaalinta","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-itoobiya-oo-loo-ogolaanayo-howlgalka-cusub-ee-nabad-ilaalinta\/","title":{"rendered":"Ciidanka Itoobiya oo loo ogolaanayo howlgalka cusub ee nabad ilaalinta"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-size: large;\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-184513\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/20241219638701656382156912.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"344\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/20241219638701656382156912.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/20241219638701656382156912-300x156.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa haatan ka fakireysa inay ka laabato go\u2019aan ay horay uga gaartay Itoobiya, gaar ahaan sii joogitaanka ciidamadeeda ku sugan gudaha Soomaaliya, kadib heshiiskii dhowaan ka dhacay Ankara.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Warar soo baxaya ayaa sheegaya in ciidamada Itoobiya ay sii joogi doonaan gudaha dalka, sidoo kalena ay kamid noqon doonaan howlgalka cusub ee bilaabanaya 2025, sida ay innoo xaqiijiyeen ilo wareedyo xilkas ah.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Dhowaan Xuseen Macallin Maxamuud oo ah la-taliyaha amniga qaranka ee madaxweyne Xasan Sheekh ayaa sheegay in Soomaaliya ay dib u qiimeyn doonto go\u2019aankeedii hore ee ay ka qaadatay ciidamada Itoobiya, maadaama buu yiri heshiis laga gaaray xiisadda.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Sidoo kale madaxweynaha Soomaaliya ayaa isna maalmo kahor ku ammaanay ciidamada Itoobiya in ay naf-hurnimo u sameeyeen xasilloonida Soomaaliya.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Qorshaha kale ee ku hoos duugan ka laabashada go\u2019aanka dowladda ayaa ah mid soo dadajinayo in Itoobiya ay burbureyso heshiiskii badda ee ay la gashay Somaliland, sida ay rumeysan quburada sida dhow ula socda xiisadda labada dal oo heerar kala duwan soo martay.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Dhinaca kale isbeddalka ku yimid go\u2019aanka dowladda ayaa dad badan u arkaan lama filaan, maadaama tan iyo horraatii sanadkan ay madaxda qaranka ku celcelinayeen inay ciidanka Itoobiya ka bixi doonaan guud ahaan Soomaaliya, isla markaana aanay ka mid noqon doonin howlgalka cusub, sabab markaas ku aadaneyd heshiiska sharci darrada ee badda.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Si kastaba, lama oga sida ay joogitaanka ciidamada Itoobiya ee gudaha Soomaaliya u saameyn doonto iskaashiga milateri ee u dhexeeya dowladaha Soomaaliya iyo Masar oo xoogeystay wixii ka dambeeyay, markii ay kala tageen Muqdisho iyo Addis Ababa.<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa haatan ka fakireysa inay ka laabato go\u2019aan ay horay uga gaartay Itoobiya, gaar ahaan sii joogitaanka ciidamadeeda ku sugan gudaha Soomaaliya, kadib heshiiskii dhowaan ka dhacay Ankara. Warar soo baxaya ayaa sheegaya in ciidamada Itoobiya ay sii joogi doonaan gudaha dalka, sidoo kalena ay kamid noqon doonaan howlgalka cusub [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":184513,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-184512","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ciidanka Itoobiya oo loo ogolaanayo howlgalka cusub ee nabad ilaalinta - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-itoobiya-oo-loo-ogolaanayo-howlgalka-cusub-ee-nabad-ilaalinta\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ciidanka Itoobiya oo loo ogolaanayo howlgalka cusub ee nabad ilaalinta - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa haatan ka fakireysa inay ka laabato go\u2019aan ay horay uga gaartay Itoobiya, gaar ahaan sii joogitaanka ciidamadeeda ku sugan gudaha Soomaaliya, kadib heshiiskii dhowaan ka dhacay Ankara. Warar soo baxaya ayaa sheegaya in ciidamada Itoobiya ay sii joogi doonaan gudaha dalka, sidoo kalena ay kamid noqon doonaan howlgalka cusub [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-itoobiya-oo-loo-ogolaanayo-howlgalka-cusub-ee-nabad-ilaalinta\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-12-19T09:04:50+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/20241219638701656382156912.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"344\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-itoobiya-oo-loo-ogolaanayo-howlgalka-cusub-ee-nabad-ilaalinta\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-itoobiya-oo-loo-ogolaanayo-howlgalka-cusub-ee-nabad-ilaalinta\/\",\"name\":\"Ciidanka Itoobiya oo loo ogolaanayo howlgalka cusub ee nabad ilaalinta - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-itoobiya-oo-loo-ogolaanayo-howlgalka-cusub-ee-nabad-ilaalinta\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-itoobiya-oo-loo-ogolaanayo-howlgalka-cusub-ee-nabad-ilaalinta\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/20241219638701656382156912.jpg\",\"datePublished\":\"2024-12-19T09:04:50+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-itoobiya-oo-loo-ogolaanayo-howlgalka-cusub-ee-nabad-ilaalinta\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-itoobiya-oo-loo-ogolaanayo-howlgalka-cusub-ee-nabad-ilaalinta\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-itoobiya-oo-loo-ogolaanayo-howlgalka-cusub-ee-nabad-ilaalinta\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/20241219638701656382156912.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/20241219638701656382156912.jpg\",\"width\":660,\"height\":344},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-itoobiya-oo-loo-ogolaanayo-howlgalka-cusub-ee-nabad-ilaalinta\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ciidanka Itoobiya oo loo ogolaanayo howlgalka cusub ee nabad ilaalinta\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ciidanka Itoobiya oo loo ogolaanayo howlgalka cusub ee nabad ilaalinta - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-itoobiya-oo-loo-ogolaanayo-howlgalka-cusub-ee-nabad-ilaalinta\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ciidanka Itoobiya oo loo ogolaanayo howlgalka cusub ee nabad ilaalinta - Wardoon","og_description":"Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa haatan ka fakireysa inay ka laabato go\u2019aan ay horay uga gaartay Itoobiya, gaar ahaan sii joogitaanka ciidamadeeda ku sugan gudaha Soomaaliya, kadib heshiiskii dhowaan ka dhacay Ankara. Warar soo baxaya ayaa sheegaya in ciidamada Itoobiya ay sii joogi doonaan gudaha dalka, sidoo kalena ay kamid noqon doonaan howlgalka cusub [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-itoobiya-oo-loo-ogolaanayo-howlgalka-cusub-ee-nabad-ilaalinta\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-12-19T09:04:50+00:00","og_image":[{"width":660,"height":344,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/20241219638701656382156912.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-itoobiya-oo-loo-ogolaanayo-howlgalka-cusub-ee-nabad-ilaalinta\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-itoobiya-oo-loo-ogolaanayo-howlgalka-cusub-ee-nabad-ilaalinta\/","name":"Ciidanka Itoobiya oo loo ogolaanayo howlgalka cusub ee nabad ilaalinta - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-itoobiya-oo-loo-ogolaanayo-howlgalka-cusub-ee-nabad-ilaalinta\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-itoobiya-oo-loo-ogolaanayo-howlgalka-cusub-ee-nabad-ilaalinta\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/20241219638701656382156912.jpg","datePublished":"2024-12-19T09:04:50+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-itoobiya-oo-loo-ogolaanayo-howlgalka-cusub-ee-nabad-ilaalinta\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-itoobiya-oo-loo-ogolaanayo-howlgalka-cusub-ee-nabad-ilaalinta\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-itoobiya-oo-loo-ogolaanayo-howlgalka-cusub-ee-nabad-ilaalinta\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/20241219638701656382156912.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/20241219638701656382156912.jpg","width":660,"height":344},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-itoobiya-oo-loo-ogolaanayo-howlgalka-cusub-ee-nabad-ilaalinta\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ciidanka Itoobiya oo loo ogolaanayo howlgalka cusub ee nabad ilaalinta"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/184512"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=184512"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/184512\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":184514,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/184512\/revisions\/184514"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/184513"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=184512"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=184512"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=184512"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}