{"id":184515,"date":"2024-12-19T12:10:18","date_gmt":"2024-12-19T09:10:18","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=184515"},"modified":"2024-12-19T18:36:27","modified_gmt":"2024-12-19T15:36:27","slug":"axmed-madoobe-oo-qarka-u-saaran-inuu-is-casilo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-qarka-u-saaran-inuu-is-casilo\/","title":{"rendered":"Axmed Madoobe oo qarka u saaran inuu is casilo"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-162480\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Axmed-Madoobe-1080x720-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"720\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Axmed-Madoobe-1080x720-1.jpeg 1080w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Axmed-Madoobe-1080x720-1-300x200.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Axmed-Madoobe-1080x720-1-1024x683.jpeg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Axmed-Madoobe-1080x720-1-768x512.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Axmed-Madoobe-1080x720-1-696x464.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Axmed-Madoobe-1080x720-1-1068x712.jpeg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Axmed-Madoobe-1080x720-1-630x420.jpeg 630w\" sizes=\"(max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Dhibaatooyin ay sababtay cunaqabateynta ay dowladdu saartay Jubbaland ayaa ka taagan magaalada Kismaayo, waxaana suurtagal ah in caqabadahaas ayaa sababaan inuu is casilo hoggaamiyaha Jubbaland Axmed Madoobe, sida ay saadaalinayaan xubno ka faallooda siyaasadda gobolka.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Afar caqabadood oo culus ayey sababtay cunaqabateynta ay dowladda Soomaaliya saartay maamulka Jubbaland, kuwaas oo laga dareemay magaalada Kismaayo, wixii ka dambeeyey markii uu qarxay khilaafka maamulkaas kala dhexeeya dowladda federaalka.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Dhibaatooyinka ka taagan Jubbaland oo salka ku haaya dhaqaale la\u2019aan ka dhalatay cunaqabateynta dowladda federaalka ayaa saameeyey maamulka Jubbaland, shacabka ku nool magaalada Kismaayo iyo guud ahaan reer Jubbaland, hoggaamiyaha maamulkaas ayaa maalin kasta raadiya dhaqaale uu shaqada ku kala furdaamiyo.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Afar dhinac oo dowladda federaalka ay cunaqabateyn ka saartay maamulka Jubbaland ayey dhibaatooyinkaan ka imaanayaan, waxaana la xaqiijiyey in si rasmi ah ay arrintaan u saameysay hoggaamiyaha maamulkaas, ilaha dhaqaale ee Axmed Madoobe laga daariyey ayaa kala ah:<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">1-Dhaqaalihii ka imaa jiray dowladda Federaalka, waa caqabadda 1-aad ee uu wajahay Axmed Madoobe, waxaa laga jartay lacag malaayiin doollar ah oo dowladda federaalka ay ku kabto sanad kasta miisaaniyadda dowlad goboleedyada.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">2-Dhibaatada labaad waa qaadkii laga keeni jiray Kenya ee ka degi jiray Kismaayo, dowladda federaalka ayaa joojisay diyaaradihii qaadka ee tegi jiray maalin kasta Jubbaland, tallaabadaan ayaa si weyn u saameysay shacabka Kismaayo iyo magaalooyinka kale, sidoo kale Jubbaland ayaa kumanaan dollar oo dul-saar ah ka heli jirtay qaadka.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">3-Shaqadii Dekedda Kismaayo ayaa xirmi rabta, waxaa saameeyey sicir bararka baahsan ee ku dhuftay Kismaayo iyo guud ahaan Jubbaland ee ka dhashay cunaqabateynta dowladda federaalka, halkaas Axmed Madoobe wuxuu ku waayey dhaqaale badan oo uga soo xaroo jiray.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">4-Waxaa go\u2019ay dhaqaalihii Jubbaland kasoo geli jiray duullimaadyada tooska ah ee ka deji jiray magaalada Kismaayo, arrintaan ayaa uga sii dartay sicir-bararka daran ee ka jira Jubbaland, waxaana go\u2019ay dhaqaale badan oo Axmed Madoobe ka soo geli jiray duulimaadka tooska ah.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Afartaan dhinac ee dhaqaaluhu kasoo geli jiray Jubbaland ayey dowladda federaalku la beegsatay cunaqabateyn adag, waxaana la sheegay in Axmed Madoobe uu maalin kasta raadiyo dhaqaale deyn ah oo shaqada socota uu ku kala wado, siyaasiyiinta qaar waxay saadaalinayaan in cunaqabateyntaan ay sababto in Axmed Madoobe is casilo.<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dhibaatooyin ay sababtay cunaqabateynta ay dowladdu saartay Jubbaland ayaa ka taagan magaalada Kismaayo, waxaana suurtagal ah in caqabadahaas ayaa sababaan inuu is casilo hoggaamiyaha Jubbaland Axmed Madoobe, sida ay saadaalinayaan xubno ka faallooda siyaasadda gobolka. Afar caqabadood oo culus ayey sababtay cunaqabateynta ay dowladda Soomaaliya saartay maamulka Jubbaland, kuwaas oo laga dareemay magaalada Kismaayo, wixii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":183534,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-184515","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Axmed Madoobe oo qarka u saaran inuu is casilo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-qarka-u-saaran-inuu-is-casilo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Axmed Madoobe oo qarka u saaran inuu is casilo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dhibaatooyin ay sababtay cunaqabateynta ay dowladdu saartay Jubbaland ayaa ka taagan magaalada Kismaayo, waxaana suurtagal ah in caqabadahaas ayaa sababaan inuu is casilo hoggaamiyaha Jubbaland Axmed Madoobe, sida ay saadaalinayaan xubno ka faallooda siyaasadda gobolka. Afar caqabadood oo culus ayey sababtay cunaqabateynta ay dowladda Soomaaliya saartay maamulka Jubbaland, kuwaas oo laga dareemay magaalada Kismaayo, wixii [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-qarka-u-saaran-inuu-is-casilo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-12-19T09:10:18+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2024-12-19T15:36:27+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/465588264_1118085326340023_3926336701421210217_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2048\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1462\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-qarka-u-saaran-inuu-is-casilo\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-qarka-u-saaran-inuu-is-casilo\/\",\"name\":\"Axmed Madoobe oo qarka u saaran inuu is casilo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-qarka-u-saaran-inuu-is-casilo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-qarka-u-saaran-inuu-is-casilo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/465588264_1118085326340023_3926336701421210217_n.jpg\",\"datePublished\":\"2024-12-19T09:10:18+00:00\",\"dateModified\":\"2024-12-19T15:36:27+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-qarka-u-saaran-inuu-is-casilo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-qarka-u-saaran-inuu-is-casilo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-qarka-u-saaran-inuu-is-casilo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/465588264_1118085326340023_3926336701421210217_n.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/465588264_1118085326340023_3926336701421210217_n.jpg\",\"width\":2048,\"height\":1462,\"caption\":\"AXMED MADOOBE\"},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-qarka-u-saaran-inuu-is-casilo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Axmed Madoobe oo qarka u saaran inuu is casilo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Axmed Madoobe oo qarka u saaran inuu is casilo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-qarka-u-saaran-inuu-is-casilo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Axmed Madoobe oo qarka u saaran inuu is casilo - Wardoon","og_description":"Dhibaatooyin ay sababtay cunaqabateynta ay dowladdu saartay Jubbaland ayaa ka taagan magaalada Kismaayo, waxaana suurtagal ah in caqabadahaas ayaa sababaan inuu is casilo hoggaamiyaha Jubbaland Axmed Madoobe, sida ay saadaalinayaan xubno ka faallooda siyaasadda gobolka. Afar caqabadood oo culus ayey sababtay cunaqabateynta ay dowladda Soomaaliya saartay maamulka Jubbaland, kuwaas oo laga dareemay magaalada Kismaayo, wixii [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-qarka-u-saaran-inuu-is-casilo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-12-19T09:10:18+00:00","article_modified_time":"2024-12-19T15:36:27+00:00","og_image":[{"width":2048,"height":1462,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/465588264_1118085326340023_3926336701421210217_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-qarka-u-saaran-inuu-is-casilo\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-qarka-u-saaran-inuu-is-casilo\/","name":"Axmed Madoobe oo qarka u saaran inuu is casilo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-qarka-u-saaran-inuu-is-casilo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-qarka-u-saaran-inuu-is-casilo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/465588264_1118085326340023_3926336701421210217_n.jpg","datePublished":"2024-12-19T09:10:18+00:00","dateModified":"2024-12-19T15:36:27+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-qarka-u-saaran-inuu-is-casilo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-qarka-u-saaran-inuu-is-casilo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-qarka-u-saaran-inuu-is-casilo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/465588264_1118085326340023_3926336701421210217_n.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/465588264_1118085326340023_3926336701421210217_n.jpg","width":2048,"height":1462,"caption":"AXMED MADOOBE"},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-qarka-u-saaran-inuu-is-casilo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Axmed Madoobe oo qarka u saaran inuu is casilo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/184515"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=184515"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/184515\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":184516,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/184515\/revisions\/184516"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/183534"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=184515"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=184515"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=184515"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}