{"id":184594,"date":"2024-12-22T12:23:11","date_gmt":"2024-12-22T09:23:11","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=184594"},"modified":"2024-12-22T12:23:11","modified_gmt":"2024-12-22T09:23:11","slug":"soomaaliya-oo-la-wareegtay-hogaanka-golaha-wasiirada-difaaca-amniga-bariga-afrika","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-la-wareegtay-hogaanka-golaha-wasiirada-difaaca-amniga-bariga-afrika\/","title":{"rendered":"Soomaaliya oo la wareegtay hogaanka Golaha Wasiirada Difaaca Amniga Bariga Afrika"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-184595\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/20241221638703934764991897.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"398\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/20241221638703934764991897.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/20241221638703934764991897-300x181.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #000000;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\">Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa si rasmi ah ula wareegtay hoggaanka Golaha Wasiirada Difaaca iyo Amniga ee Bariga Afrika (EASF) oo ay kala wareegtay Dowladda Rwanda.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #000000;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\">Tallaabadan ayay dowladdu sheegtay inay ka dhigan tahay marxalad taariikhi ah, iyadoo ay tahay markii ugu horeysay ee Soomaaliya ay qabato golahaas, tan iyo markii la aasaasay ururkan 20 sano ka hor.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #000000;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\">Xafladda xil-wareejinta ayaa dhacday intii lagu guda jiray shir sannadeedka 33-aad ee siyaasadda dejinta ee madaxda EASF, oo lagu qabtay magaalada Kigali ee dalka Rwanda. Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa xilka hoggaaminta kala wareegay dhiggiisa dalka Rwanda Juvenal Marizamunda.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-184596\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/20241221638703934914841141.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"453\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/20241221638703934914841141.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/20241221638703934914841141-300x206.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/20241221638703934914841141-218x150.jpg 218w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/20241221638703934914841141-612x420.jpg 612w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/20241221638703934914841141-100x70.jpg 100w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #000000;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\">EASF waa urur goboleed u xilsaaran horumarinta nabadda iyo amniga Bariga Afrika. Waa mid ka mid ah shanta ciidan goboleed ee Ciidanka Amniga iyo Difaaca Afrika (ASF), oo ka kooban militari, boolis iyo qaybo rayid ah.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #000000;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\">Wasiir Cabduqaadir Maxamed Nuur oo khudbad ka jeediyay madasha ayaa sheegay in uu aad ugu mahadcelinayo guddoomiyaha xilka wareejinaya, waxa uuna xaqiijiyay in Soomaaliya ay ka go\u2019an tahay in ay wadashaqeyn la yeelato dhammaan dowladaha xubnaha ka ah EASF.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #000000;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\">Waxa uu sidoo kale u fidiyay Soomaaliya casuumaad ay ku martigelineyso fadhiga soo socda ee golaha.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa si rasmi ah ula wareegtay hoggaanka Golaha Wasiirada Difaaca iyo Amniga ee Bariga Afrika (EASF) oo ay kala wareegtay Dowladda Rwanda. Tallaabadan ayay dowladdu sheegtay inay ka dhigan tahay marxalad taariikhi ah, iyadoo ay tahay markii ugu horeysay ee Soomaaliya ay qabato golahaas, tan iyo markii la aasaasay ururkan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":184595,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-184594","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Soomaaliya oo la wareegtay hogaanka Golaha Wasiirada Difaaca Amniga Bariga Afrika - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-la-wareegtay-hogaanka-golaha-wasiirada-difaaca-amniga-bariga-afrika\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Soomaaliya oo la wareegtay hogaanka Golaha Wasiirada Difaaca Amniga Bariga Afrika - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa si rasmi ah ula wareegtay hoggaanka Golaha Wasiirada Difaaca iyo Amniga ee Bariga Afrika (EASF) oo ay kala wareegtay Dowladda Rwanda. Tallaabadan ayay dowladdu sheegtay inay ka dhigan tahay marxalad taariikhi ah, iyadoo ay tahay markii ugu horeysay ee Soomaaliya ay qabato golahaas, tan iyo markii la aasaasay ururkan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-la-wareegtay-hogaanka-golaha-wasiirada-difaaca-amniga-bariga-afrika\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-12-22T09:23:11+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/20241221638703934764991897.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"398\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-la-wareegtay-hogaanka-golaha-wasiirada-difaaca-amniga-bariga-afrika\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-la-wareegtay-hogaanka-golaha-wasiirada-difaaca-amniga-bariga-afrika\/\",\"name\":\"Soomaaliya oo la wareegtay hogaanka Golaha Wasiirada Difaaca Amniga Bariga Afrika - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-la-wareegtay-hogaanka-golaha-wasiirada-difaaca-amniga-bariga-afrika\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-la-wareegtay-hogaanka-golaha-wasiirada-difaaca-amniga-bariga-afrika\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/20241221638703934764991897.jpg\",\"datePublished\":\"2024-12-22T09:23:11+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-la-wareegtay-hogaanka-golaha-wasiirada-difaaca-amniga-bariga-afrika\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-la-wareegtay-hogaanka-golaha-wasiirada-difaaca-amniga-bariga-afrika\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-la-wareegtay-hogaanka-golaha-wasiirada-difaaca-amniga-bariga-afrika\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/20241221638703934764991897.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/20241221638703934764991897.jpg\",\"width\":660,\"height\":398},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-la-wareegtay-hogaanka-golaha-wasiirada-difaaca-amniga-bariga-afrika\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Soomaaliya oo la wareegtay hogaanka Golaha Wasiirada Difaaca Amniga Bariga Afrika\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Soomaaliya oo la wareegtay hogaanka Golaha Wasiirada Difaaca Amniga Bariga Afrika - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-la-wareegtay-hogaanka-golaha-wasiirada-difaaca-amniga-bariga-afrika\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Soomaaliya oo la wareegtay hogaanka Golaha Wasiirada Difaaca Amniga Bariga Afrika - Wardoon","og_description":"Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa si rasmi ah ula wareegtay hoggaanka Golaha Wasiirada Difaaca iyo Amniga ee Bariga Afrika (EASF) oo ay kala wareegtay Dowladda Rwanda. Tallaabadan ayay dowladdu sheegtay inay ka dhigan tahay marxalad taariikhi ah, iyadoo ay tahay markii ugu horeysay ee Soomaaliya ay qabato golahaas, tan iyo markii la aasaasay ururkan [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-la-wareegtay-hogaanka-golaha-wasiirada-difaaca-amniga-bariga-afrika\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-12-22T09:23:11+00:00","og_image":[{"width":660,"height":398,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/20241221638703934764991897.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-la-wareegtay-hogaanka-golaha-wasiirada-difaaca-amniga-bariga-afrika\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-la-wareegtay-hogaanka-golaha-wasiirada-difaaca-amniga-bariga-afrika\/","name":"Soomaaliya oo la wareegtay hogaanka Golaha Wasiirada Difaaca Amniga Bariga Afrika - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-la-wareegtay-hogaanka-golaha-wasiirada-difaaca-amniga-bariga-afrika\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-la-wareegtay-hogaanka-golaha-wasiirada-difaaca-amniga-bariga-afrika\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/20241221638703934764991897.jpg","datePublished":"2024-12-22T09:23:11+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-la-wareegtay-hogaanka-golaha-wasiirada-difaaca-amniga-bariga-afrika\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-la-wareegtay-hogaanka-golaha-wasiirada-difaaca-amniga-bariga-afrika\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-la-wareegtay-hogaanka-golaha-wasiirada-difaaca-amniga-bariga-afrika\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/20241221638703934764991897.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/20241221638703934764991897.jpg","width":660,"height":398},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-la-wareegtay-hogaanka-golaha-wasiirada-difaaca-amniga-bariga-afrika\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Soomaaliya oo la wareegtay hogaanka Golaha Wasiirada Difaaca Amniga Bariga Afrika"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/184594"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=184594"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/184594\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":184597,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/184594\/revisions\/184597"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/184595"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=184594"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=184594"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=184594"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}