{"id":184601,"date":"2024-12-22T15:36:23","date_gmt":"2024-12-22T12:36:23","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=184601"},"modified":"2024-12-22T20:20:26","modified_gmt":"2024-12-22T17:20:26","slug":"daawo-kuxigeenka-axmed-madoobe-oo-dagaalkii-raaskaambooni-kahadlay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kuxigeenka-axmed-madoobe-oo-dagaalkii-raaskaambooni-kahadlay\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Kuxigeenka Axmed Madoobe oo dagaalkii Raaskaambooni kahadlay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-184602\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Screenshot-2024-12-21-at-18.14.38.png\" alt=\"\" width=\"1196\" height=\"752\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Screenshot-2024-12-21-at-18.14.38.png 1196w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Screenshot-2024-12-21-at-18.14.38-300x189.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Screenshot-2024-12-21-at-18.14.38-1024x644.png 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Screenshot-2024-12-21-at-18.14.38-768x483.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Screenshot-2024-12-21-at-18.14.38-696x438.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Screenshot-2024-12-21-at-18.14.38-1068x672.png 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Screenshot-2024-12-21-at-18.14.38-668x420.png 668w\" sizes=\"(max-width: 1196px) 100vw, 1196px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweyne Kuxigeenka 1aad ee Dowlad Goboleedka Jubaland Maxamuud Sayid Aadan oo gaaray Degmada Doolow ee Gobolka Gedo ayaa sheegay in Dowladda Federaalka ay wali faragalin ay ku hayso degaanada Jubaland, waxaa uu carabka ku dhuftay in booqashadii ay Wasiirka Amniga iyo xubno kamid ah Baarlamaanka ay ku tageen magaalada Garbahaareey.<\/p>\n<p>Maxamuud Sayid Aadam ayaa sheegay in Ciidamada Dowladda Federaalka looga baahan yahay inaysan qaadanin amar qaldan oo ay ku taagnaadaan sharciga ciidan ee lasoo baray, waxa uu tilmaamay in ragii ay Jubaland ay soo saartay in ay federeelka xaqa ay ku leeyihiin uga keenaan in ay hadda noqdeen kuwa caasiyay oo duulaan ku ah jiritaanka Dowlad Goboleedka Jubaland.<\/p>\n<p>Waxa uu shaaca ka qaaday in marnaba aysan ogolaan doonin in xad gudub lagu soo sameeyo degaanada nabdoon ee Jubaland, waxaana uu ugu baaqay Dowladda federaalka inay ka waantoowdo qalqal gelinta xasiloonida Jubaland.<\/p>\n<p>Madaxweyne Kuxigeenka 1aad ee Jubaland ayaa dhanka kale waxa uu faah faahin ka bixiyay qorshihiisa safar ee dalka Itoobiya waxaana uu ku micneeyay iskaashi dhinaca amaanka ee kala dhaxeeya Dowlad Goboleedka Jubaland, waxaana uu ku eedeeyay Dowladda Federaalka inay soo dedejisay ka bixitaankii Ciidamada ATMIS ee Sector 3 oo sida lagu balansanaa ay ahayd inay bisha December ay baxaan.<\/p>\n<p>Maalmihii lasoo dhaafay waxa ay Dowladda federaalka ay mar kale ciidamo ku daabuleysay degaanada Gobolka Gedo gaar ahaan Garbahaarey, waxaana jira walaaca Maamulka Jubaland uu arintaasi ka muujiyay.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"Kuxigeenka Axmed Madoobe oo dagaalkii Raaskaambooni kahadlay\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/8IiydeScNew\" width=\"853\" height=\"480\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweyne Kuxigeenka 1aad ee Dowlad Goboleedka Jubaland Maxamuud Sayid Aadan oo gaaray Degmada Doolow ee Gobolka Gedo ayaa sheegay in Dowladda Federaalka ay wali faragalin ay ku hayso degaanada Jubaland, waxaa uu carabka ku dhuftay in booqashadii ay Wasiirka Amniga iyo xubno kamid ah Baarlamaanka ay ku tageen magaalada Garbahaareey. Maxamuud Sayid Aadam ayaa sheegay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":184602,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-184601","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Kuxigeenka Axmed Madoobe oo dagaalkii Raaskaambooni kahadlay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kuxigeenka-axmed-madoobe-oo-dagaalkii-raaskaambooni-kahadlay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Kuxigeenka Axmed Madoobe oo dagaalkii Raaskaambooni kahadlay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweyne Kuxigeenka 1aad ee Dowlad Goboleedka Jubaland Maxamuud Sayid Aadan oo gaaray Degmada Doolow ee Gobolka Gedo ayaa sheegay in Dowladda Federaalka ay wali faragalin ay ku hayso degaanada Jubaland, waxaa uu carabka ku dhuftay in booqashadii ay Wasiirka Amniga iyo xubno kamid ah Baarlamaanka ay ku tageen magaalada Garbahaareey. Maxamuud Sayid Aadam ayaa sheegay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kuxigeenka-axmed-madoobe-oo-dagaalkii-raaskaambooni-kahadlay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-12-22T12:36:23+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2024-12-22T17:20:26+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Screenshot-2024-12-21-at-18.14.38.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1196\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"752\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kuxigeenka-axmed-madoobe-oo-dagaalkii-raaskaambooni-kahadlay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kuxigeenka-axmed-madoobe-oo-dagaalkii-raaskaambooni-kahadlay\/\",\"name\":\"DAAWO:-Kuxigeenka Axmed Madoobe oo dagaalkii Raaskaambooni kahadlay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kuxigeenka-axmed-madoobe-oo-dagaalkii-raaskaambooni-kahadlay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kuxigeenka-axmed-madoobe-oo-dagaalkii-raaskaambooni-kahadlay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Screenshot-2024-12-21-at-18.14.38.png\",\"datePublished\":\"2024-12-22T12:36:23+00:00\",\"dateModified\":\"2024-12-22T17:20:26+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kuxigeenka-axmed-madoobe-oo-dagaalkii-raaskaambooni-kahadlay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kuxigeenka-axmed-madoobe-oo-dagaalkii-raaskaambooni-kahadlay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kuxigeenka-axmed-madoobe-oo-dagaalkii-raaskaambooni-kahadlay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Screenshot-2024-12-21-at-18.14.38.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Screenshot-2024-12-21-at-18.14.38.png\",\"width\":1196,\"height\":752},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kuxigeenka-axmed-madoobe-oo-dagaalkii-raaskaambooni-kahadlay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Kuxigeenka Axmed Madoobe oo dagaalkii Raaskaambooni kahadlay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Kuxigeenka Axmed Madoobe oo dagaalkii Raaskaambooni kahadlay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kuxigeenka-axmed-madoobe-oo-dagaalkii-raaskaambooni-kahadlay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Kuxigeenka Axmed Madoobe oo dagaalkii Raaskaambooni kahadlay - Wardoon","og_description":"Madaxweyne Kuxigeenka 1aad ee Dowlad Goboleedka Jubaland Maxamuud Sayid Aadan oo gaaray Degmada Doolow ee Gobolka Gedo ayaa sheegay in Dowladda Federaalka ay wali faragalin ay ku hayso degaanada Jubaland, waxaa uu carabka ku dhuftay in booqashadii ay Wasiirka Amniga iyo xubno kamid ah Baarlamaanka ay ku tageen magaalada Garbahaareey. Maxamuud Sayid Aadam ayaa sheegay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kuxigeenka-axmed-madoobe-oo-dagaalkii-raaskaambooni-kahadlay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-12-22T12:36:23+00:00","article_modified_time":"2024-12-22T17:20:26+00:00","og_image":[{"width":1196,"height":752,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Screenshot-2024-12-21-at-18.14.38.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kuxigeenka-axmed-madoobe-oo-dagaalkii-raaskaambooni-kahadlay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kuxigeenka-axmed-madoobe-oo-dagaalkii-raaskaambooni-kahadlay\/","name":"DAAWO:-Kuxigeenka Axmed Madoobe oo dagaalkii Raaskaambooni kahadlay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kuxigeenka-axmed-madoobe-oo-dagaalkii-raaskaambooni-kahadlay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kuxigeenka-axmed-madoobe-oo-dagaalkii-raaskaambooni-kahadlay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Screenshot-2024-12-21-at-18.14.38.png","datePublished":"2024-12-22T12:36:23+00:00","dateModified":"2024-12-22T17:20:26+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kuxigeenka-axmed-madoobe-oo-dagaalkii-raaskaambooni-kahadlay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kuxigeenka-axmed-madoobe-oo-dagaalkii-raaskaambooni-kahadlay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kuxigeenka-axmed-madoobe-oo-dagaalkii-raaskaambooni-kahadlay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Screenshot-2024-12-21-at-18.14.38.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Screenshot-2024-12-21-at-18.14.38.png","width":1196,"height":752},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kuxigeenka-axmed-madoobe-oo-dagaalkii-raaskaambooni-kahadlay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Kuxigeenka Axmed Madoobe oo dagaalkii Raaskaambooni kahadlay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/184601"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=184601"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/184601\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":184603,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/184601\/revisions\/184603"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/184602"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=184601"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=184601"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=184601"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}