{"id":184639,"date":"2024-12-23T22:17:05","date_gmt":"2024-12-23T19:17:05","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=184639"},"modified":"2024-12-23T22:17:05","modified_gmt":"2024-12-23T19:17:05","slug":"soomaaliya-oo-sheegtay-heshiisyadii-ay-la-gashay-masar-inuu-sidiisii-yahay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-sheegtay-heshiisyadii-ay-la-gashay-masar-inuu-sidiisii-yahay\/","title":{"rendered":"Soomaaliya oo sheegtay heshiisyadii ay la gashay Masar inuu sidiisii yahay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-184640\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/20241223638705422030113708.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"311\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/20241223638705422030113708.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/20241223638705422030113708-300x141.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #000000;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\">Shir jaraa&#8217;id oo ay si wadajir ugu qabteen magaalada Qaahira ee dalka Masar, Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Macalim Fiqi iyo Dhigiisa dalka Masar Dr. Badr Abdul Ati ayaa diirada waxa ay ku saareen iskaashiga iyo xiriirka u dhaxeeya labada Dowladood sidii loo xoojin lahaa.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #000000;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\">Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar Dr. Badr Abdul Ati ayaa sheegay inay ka go&#8217;an tahay Dowladda Masar inay ka qeyb qaadato Howlgalka cusub ee Nabad Ilaalinta ee ka bilaabanaya sanadka 2025 Soomaaliya si loo badelo Howlka ATMIS oo waqtiga ka dhamaanayo 31ka Bishaan December.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #000000;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\">Wasiir Dr. Badr Abdul Ati waxa uu yiri &#8221; Dowladda Masar waxaa go&#8217;an inay mar waliba garab taagnaato Dowladda iyo Shacabka Soomaaliya, Waxaan xaqiijineynaa mabda&#8217;a adag ee Masar ee ah in ay ixtiraamaan madax-banaanida Soomaaliya iyo midnimada iyo wadajirka dhulkeeda&#8221;, Wasiirka waxa uu cadeeyay inay xoojin doonaan Booqashooyinka Labada Wasaaradood ee Soomaaliya iyo Masar, sidoo kalana ay yeelan doonaan Shirka Arrimaha horumarinta Dhaqaalaha ee sanadka 2025ka ka dhici doona dalkaasi Masar.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #000000;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\">Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar ayaa shaaca ka qaaday inuu Axmed Macalim Fiqi Wasiirka Arrimaha Dibadda uu kala hadlay dhinacyada Siyaasada, amaanka, Militeriga iyo sidoo kale wadciga mandiqada Bariga Africa.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #000000;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\">Dhinaca Kale Wasiir Axmed Fiqi ayaa uga mahadceliyay Dowladda Masar garab istaageedi Dowladda Soomaaliya, waxaana uu shaaca ka qaaday in Dowladda Soomaaliya ka go&#8217;antahay inay meel mariso dhamaan heshiisyadii u dhaxeeyay labada Dowladood.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-184641\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Axmed-Macalin-Fiqi-iyo-Mudane-Badar-Cabdilati-aaa.webp\" alt=\"\" width=\"1280\" height=\"853\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Axmed-Macalin-Fiqi-iyo-Mudane-Badar-Cabdilati-aaa.webp 1280w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Axmed-Macalin-Fiqi-iyo-Mudane-Badar-Cabdilati-aaa-300x200.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Axmed-Macalin-Fiqi-iyo-Mudane-Badar-Cabdilati-aaa-1024x682.webp 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Axmed-Macalin-Fiqi-iyo-Mudane-Badar-Cabdilati-aaa-768x512.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Axmed-Macalin-Fiqi-iyo-Mudane-Badar-Cabdilati-aaa-696x464.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Axmed-Macalin-Fiqi-iyo-Mudane-Badar-Cabdilati-aaa-1068x712.webp 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Axmed-Macalin-Fiqi-iyo-Mudane-Badar-Cabdilati-aaa-630x420.webp 630w\" sizes=\"(max-width: 1280px) 100vw, 1280px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-184642\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Axmed-Macalin-Fiqi-iyo-Mudane-Badar-Cabdilati-Somalia-and-Masar.webp\" alt=\"\" width=\"1280\" height=\"853\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Axmed-Macalin-Fiqi-iyo-Mudane-Badar-Cabdilati-Somalia-and-Masar.webp 1280w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Axmed-Macalin-Fiqi-iyo-Mudane-Badar-Cabdilati-Somalia-and-Masar-300x200.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Axmed-Macalin-Fiqi-iyo-Mudane-Badar-Cabdilati-Somalia-and-Masar-1024x682.webp 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Axmed-Macalin-Fiqi-iyo-Mudane-Badar-Cabdilati-Somalia-and-Masar-768x512.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Axmed-Macalin-Fiqi-iyo-Mudane-Badar-Cabdilati-Somalia-and-Masar-696x464.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Axmed-Macalin-Fiqi-iyo-Mudane-Badar-Cabdilati-Somalia-and-Masar-1068x712.webp 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Axmed-Macalin-Fiqi-iyo-Mudane-Badar-Cabdilati-Somalia-and-Masar-630x420.webp 630w\" sizes=\"(max-width: 1280px) 100vw, 1280px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-184643\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Axmed-Macalin-Fiqi-iyo-Mudane-Badar-Cabdilati-sss.webp\" alt=\"\" width=\"1280\" height=\"853\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Axmed-Macalin-Fiqi-iyo-Mudane-Badar-Cabdilati-sss.webp 1280w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Axmed-Macalin-Fiqi-iyo-Mudane-Badar-Cabdilati-sss-300x200.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Axmed-Macalin-Fiqi-iyo-Mudane-Badar-Cabdilati-sss-1024x682.webp 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Axmed-Macalin-Fiqi-iyo-Mudane-Badar-Cabdilati-sss-768x512.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Axmed-Macalin-Fiqi-iyo-Mudane-Badar-Cabdilati-sss-696x464.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Axmed-Macalin-Fiqi-iyo-Mudane-Badar-Cabdilati-sss-1068x712.webp 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Axmed-Macalin-Fiqi-iyo-Mudane-Badar-Cabdilati-sss-630x420.webp 630w\" sizes=\"(max-width: 1280px) 100vw, 1280px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-184644\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Axmed-Macalin-Fiqi-iyo-Mudane-Badar-Cabdilati-ww.webp\" alt=\"\" width=\"1280\" height=\"853\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Axmed-Macalin-Fiqi-iyo-Mudane-Badar-Cabdilati-ww.webp 1280w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Axmed-Macalin-Fiqi-iyo-Mudane-Badar-Cabdilati-ww-300x200.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Axmed-Macalin-Fiqi-iyo-Mudane-Badar-Cabdilati-ww-1024x682.webp 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Axmed-Macalin-Fiqi-iyo-Mudane-Badar-Cabdilati-ww-768x512.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Axmed-Macalin-Fiqi-iyo-Mudane-Badar-Cabdilati-ww-696x464.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Axmed-Macalin-Fiqi-iyo-Mudane-Badar-Cabdilati-ww-1068x712.webp 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Axmed-Macalin-Fiqi-iyo-Mudane-Badar-Cabdilati-ww-630x420.webp 630w\" sizes=\"(max-width: 1280px) 100vw, 1280px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-184645\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Badar-Cabdilati.webp\" alt=\"\" width=\"1280\" height=\"853\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Badar-Cabdilati.webp 1280w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Badar-Cabdilati-300x200.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Badar-Cabdilati-1024x682.webp 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Badar-Cabdilati-768x512.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Badar-Cabdilati-696x464.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Badar-Cabdilati-1068x712.webp 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Badar-Cabdilati-630x420.webp 630w\" sizes=\"(max-width: 1280px) 100vw, 1280px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shir jaraa&#8217;id oo ay si wadajir ugu qabteen magaalada Qaahira ee dalka Masar, Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Macalim Fiqi iyo Dhigiisa dalka Masar Dr. Badr Abdul Ati ayaa diirada waxa ay ku saareen iskaashiga iyo xiriirka u dhaxeeya labada Dowladood sidii loo xoojin lahaa. Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar Dr. Badr Abdul Ati ayaa sheegay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":184643,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-184639","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Soomaaliya oo sheegtay heshiisyadii ay la gashay Masar inuu sidiisii yahay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-sheegtay-heshiisyadii-ay-la-gashay-masar-inuu-sidiisii-yahay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Soomaaliya oo sheegtay heshiisyadii ay la gashay Masar inuu sidiisii yahay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Shir jaraa&#8217;id oo ay si wadajir ugu qabteen magaalada Qaahira ee dalka Masar, Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Macalim Fiqi iyo Dhigiisa dalka Masar Dr. Badr Abdul Ati ayaa diirada waxa ay ku saareen iskaashiga iyo xiriirka u dhaxeeya labada Dowladood sidii loo xoojin lahaa. Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar Dr. Badr Abdul Ati ayaa sheegay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-sheegtay-heshiisyadii-ay-la-gashay-masar-inuu-sidiisii-yahay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-12-23T19:17:05+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Axmed-Macalin-Fiqi-iyo-Mudane-Badar-Cabdilati-sss.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1280\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"853\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-sheegtay-heshiisyadii-ay-la-gashay-masar-inuu-sidiisii-yahay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-sheegtay-heshiisyadii-ay-la-gashay-masar-inuu-sidiisii-yahay\/\",\"name\":\"Soomaaliya oo sheegtay heshiisyadii ay la gashay Masar inuu sidiisii yahay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-sheegtay-heshiisyadii-ay-la-gashay-masar-inuu-sidiisii-yahay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-sheegtay-heshiisyadii-ay-la-gashay-masar-inuu-sidiisii-yahay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Axmed-Macalin-Fiqi-iyo-Mudane-Badar-Cabdilati-sss.webp\",\"datePublished\":\"2024-12-23T19:17:05+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-sheegtay-heshiisyadii-ay-la-gashay-masar-inuu-sidiisii-yahay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-sheegtay-heshiisyadii-ay-la-gashay-masar-inuu-sidiisii-yahay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-sheegtay-heshiisyadii-ay-la-gashay-masar-inuu-sidiisii-yahay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Axmed-Macalin-Fiqi-iyo-Mudane-Badar-Cabdilati-sss.webp\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Axmed-Macalin-Fiqi-iyo-Mudane-Badar-Cabdilati-sss.webp\",\"width\":1280,\"height\":853},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-sheegtay-heshiisyadii-ay-la-gashay-masar-inuu-sidiisii-yahay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Soomaaliya oo sheegtay heshiisyadii ay la gashay Masar inuu sidiisii yahay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Soomaaliya oo sheegtay heshiisyadii ay la gashay Masar inuu sidiisii yahay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-sheegtay-heshiisyadii-ay-la-gashay-masar-inuu-sidiisii-yahay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Soomaaliya oo sheegtay heshiisyadii ay la gashay Masar inuu sidiisii yahay - Wardoon","og_description":"Shir jaraa&#8217;id oo ay si wadajir ugu qabteen magaalada Qaahira ee dalka Masar, Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Macalim Fiqi iyo Dhigiisa dalka Masar Dr. Badr Abdul Ati ayaa diirada waxa ay ku saareen iskaashiga iyo xiriirka u dhaxeeya labada Dowladood sidii loo xoojin lahaa. Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar Dr. Badr Abdul Ati ayaa sheegay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-sheegtay-heshiisyadii-ay-la-gashay-masar-inuu-sidiisii-yahay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-12-23T19:17:05+00:00","og_image":[{"width":1280,"height":853,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Axmed-Macalin-Fiqi-iyo-Mudane-Badar-Cabdilati-sss.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-sheegtay-heshiisyadii-ay-la-gashay-masar-inuu-sidiisii-yahay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-sheegtay-heshiisyadii-ay-la-gashay-masar-inuu-sidiisii-yahay\/","name":"Soomaaliya oo sheegtay heshiisyadii ay la gashay Masar inuu sidiisii yahay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-sheegtay-heshiisyadii-ay-la-gashay-masar-inuu-sidiisii-yahay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-sheegtay-heshiisyadii-ay-la-gashay-masar-inuu-sidiisii-yahay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Axmed-Macalin-Fiqi-iyo-Mudane-Badar-Cabdilati-sss.webp","datePublished":"2024-12-23T19:17:05+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-sheegtay-heshiisyadii-ay-la-gashay-masar-inuu-sidiisii-yahay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-sheegtay-heshiisyadii-ay-la-gashay-masar-inuu-sidiisii-yahay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-sheegtay-heshiisyadii-ay-la-gashay-masar-inuu-sidiisii-yahay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Axmed-Macalin-Fiqi-iyo-Mudane-Badar-Cabdilati-sss.webp","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Axmed-Macalin-Fiqi-iyo-Mudane-Badar-Cabdilati-sss.webp","width":1280,"height":853},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-sheegtay-heshiisyadii-ay-la-gashay-masar-inuu-sidiisii-yahay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Soomaaliya oo sheegtay heshiisyadii ay la gashay Masar inuu sidiisii yahay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/184639"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=184639"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/184639\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":184646,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/184639\/revisions\/184646"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/184643"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=184639"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=184639"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=184639"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}