{"id":184647,"date":"2024-12-23T22:20:31","date_gmt":"2024-12-23T19:20:31","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=184647"},"modified":"2024-12-23T22:20:31","modified_gmt":"2024-12-23T19:20:31","slug":"akhriso-df-oo-itoobiya-ku-eedeysay-dagaalkii-doolow","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-df-oo-itoobiya-ku-eedeysay-dagaalkii-doolow\/","title":{"rendered":"Akhriso:-DF oo Itoobiya ku eedeysay dagaalkii Doolow"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #000000;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\">Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay war-saxaafadeed ay uga hadashay dagaalkii maanta ka dhacay degmada Doolow ee gobolka Gedo, waxayna ku eedeysay ciidamada Itoobiya.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #000000;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\">Dowladda Soomalaiya aya falka Xadgudubka ah ku tilmaantay wixii ay maanta Ciidamada Itoobiya ka geysteen magaalada Doolow Soomaaliya.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #000000;\">\u201c<span style=\"font-size: large;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\">Dawladda Federaalka Soomaaliya waxa ay si adag u cambaaraynaysaa falka xadgudubka ah ee maanta ay Ciidamada Itoobiya ka geysteen magaalada Doolow ee Soomaaliya,\u201d ayaa lagu yiri bayaan ka soo baxay dowladda.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #000000;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\">Qoraalkaan oo ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa lagu yiri, \u201cSaaka abaare 10:00AM ayaa Ciidamada Dowladda Itoobiya weerar lama filaan ah kusoo qaadeen fariisimo ay Ciidanka Qaranka Soomaaliya ku leeyihiin degmada Doolow ee gobolka Gedo.\u201d<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #000000;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\">Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in weerarkaas uu ahaa mid si qorsheysan loo fuliyay, isla markaana Ciidamada Itoobiya ay ku beegsadeen saddex saldhig oo ay leeyihiin Ciidanka Xoogga Dalka, Ciidanka Nabad Nugidda Qaranka ee NISA, iyo Booliska.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #000000;\">\u201c<span style=\"font-size: large;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\">Nasiib-darro, intii uu weerarku socday, Ciidamada Itoobiya ayaa dil iyo dhaawac u geystay xubno ka tirsan ciidamada Soomaaliya ee ku sugnaa xarumahaasi,\u201d aya lagu yiri warka dowladda.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #000000;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\">Sidoo kale dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay waxyeello soo gaartay dad shacab ah oo ku sugnaa magaalada Doolow ee falkaasi uu maanta ka dhacay.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #000000;\">\u201c<span style=\"font-size: large;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\">Falkan waxaa lagu soo beegay xilli Dawladda Soomaaliya ay ku jirto dadaallo nabadeed oo lagu xoojinayo heshiiskii Ankara, iyadoo isla maanta wafdi sare u dirtay magaalada Addis Ababa.\u201d Ayaa lagu yiri warsaxaafadeedka.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #000000;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\">DF Soomaaliya ayaa Nasiib-darro ku tilmaantay ficiladan ka yimid dhanka Itoobiya oo ah kuwo si cad ugu xadgudbaya heshiiskii Ankara, Axdiga Midowga Afrika, qawaaniinta Qaramada Midoobay iyo dhaqanka deris-wanaagga.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #000000;\">\u201c<span style=\"font-size: large;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\">Dawladda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaaraynaysaa ficilladan daandaansiga ah iyo kuwo la midka ah, kuwaas oo halis gelinaya nabad ku wada noolaanshaha, Sidoo kale, Dawladdu waxay ka digaysaa in aysan ka aamusi doonin tallaabooyinkan cad ee ku xadgududbka madax-bannaanida Soomaaliya,\u201d ayaa lagu soo gabagabeeyey qoraalka Wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-184648\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/470567415_996496955852084_2351223447686915658_n.jpg\" alt=\"\" width=\"1583\" height=\"2048\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/470567415_996496955852084_2351223447686915658_n.jpg 1583w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/470567415_996496955852084_2351223447686915658_n-232x300.jpg 232w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/470567415_996496955852084_2351223447686915658_n-792x1024.jpg 792w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/470567415_996496955852084_2351223447686915658_n-768x994.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/470567415_996496955852084_2351223447686915658_n-1187x1536.jpg 1187w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/470567415_996496955852084_2351223447686915658_n-696x900.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/470567415_996496955852084_2351223447686915658_n-1068x1382.jpg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/470567415_996496955852084_2351223447686915658_n-325x420.jpg 325w\" sizes=\"(max-width: 1583px) 100vw, 1583px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-184649\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/471200267_996496969185416_4611127623985837249_n.jpg\" alt=\"\" width=\"1583\" height=\"2048\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/471200267_996496969185416_4611127623985837249_n.jpg 1583w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/471200267_996496969185416_4611127623985837249_n-232x300.jpg 232w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/471200267_996496969185416_4611127623985837249_n-792x1024.jpg 792w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/471200267_996496969185416_4611127623985837249_n-768x994.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/471200267_996496969185416_4611127623985837249_n-1187x1536.jpg 1187w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/471200267_996496969185416_4611127623985837249_n-696x900.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/471200267_996496969185416_4611127623985837249_n-1068x1382.jpg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/471200267_996496969185416_4611127623985837249_n-325x420.jpg 325w\" sizes=\"(max-width: 1583px) 100vw, 1583px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay war-saxaafadeed ay uga hadashay dagaalkii maanta ka dhacay degmada Doolow ee gobolka Gedo, waxayna ku eedeysay ciidamada Itoobiya. Dowladda Soomalaiya aya falka Xadgudubka ah ku tilmaantay wixii ay maanta Ciidamada Itoobiya ka geysteen magaalada Doolow Soomaaliya. \u201cDawladda Federaalka Soomaaliya waxa ay si adag u cambaaraynaysaa falka xadgudubka ah ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":156734,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-184647","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Akhriso:-DF oo Itoobiya ku eedeysay dagaalkii Doolow - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-df-oo-itoobiya-ku-eedeysay-dagaalkii-doolow\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Akhriso:-DF oo Itoobiya ku eedeysay dagaalkii Doolow - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay war-saxaafadeed ay uga hadashay dagaalkii maanta ka dhacay degmada Doolow ee gobolka Gedo, waxayna ku eedeysay ciidamada Itoobiya. Dowladda Soomalaiya aya falka Xadgudubka ah ku tilmaantay wixii ay maanta Ciidamada Itoobiya ka geysteen magaalada Doolow Soomaaliya. \u201cDawladda Federaalka Soomaaliya waxa ay si adag u cambaaraynaysaa falka xadgudubka ah ee [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-df-oo-itoobiya-ku-eedeysay-dagaalkii-doolow\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-12-23T19:20:31+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/BREAKING-NEWS-1.gif\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"800\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"445\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/gif\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-df-oo-itoobiya-ku-eedeysay-dagaalkii-doolow\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-df-oo-itoobiya-ku-eedeysay-dagaalkii-doolow\/\",\"name\":\"Akhriso:-DF oo Itoobiya ku eedeysay dagaalkii Doolow - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-df-oo-itoobiya-ku-eedeysay-dagaalkii-doolow\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-df-oo-itoobiya-ku-eedeysay-dagaalkii-doolow\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/BREAKING-NEWS-1.gif\",\"datePublished\":\"2024-12-23T19:20:31+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-df-oo-itoobiya-ku-eedeysay-dagaalkii-doolow\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-df-oo-itoobiya-ku-eedeysay-dagaalkii-doolow\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-df-oo-itoobiya-ku-eedeysay-dagaalkii-doolow\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/BREAKING-NEWS-1.gif\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/BREAKING-NEWS-1.gif\",\"width\":800,\"height\":445},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-df-oo-itoobiya-ku-eedeysay-dagaalkii-doolow\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Akhriso:-DF oo Itoobiya ku eedeysay dagaalkii Doolow\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Akhriso:-DF oo Itoobiya ku eedeysay dagaalkii Doolow - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-df-oo-itoobiya-ku-eedeysay-dagaalkii-doolow\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Akhriso:-DF oo Itoobiya ku eedeysay dagaalkii Doolow - Wardoon","og_description":"Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay war-saxaafadeed ay uga hadashay dagaalkii maanta ka dhacay degmada Doolow ee gobolka Gedo, waxayna ku eedeysay ciidamada Itoobiya. Dowladda Soomalaiya aya falka Xadgudubka ah ku tilmaantay wixii ay maanta Ciidamada Itoobiya ka geysteen magaalada Doolow Soomaaliya. \u201cDawladda Federaalka Soomaaliya waxa ay si adag u cambaaraynaysaa falka xadgudubka ah ee [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-df-oo-itoobiya-ku-eedeysay-dagaalkii-doolow\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-12-23T19:20:31+00:00","og_image":[{"width":800,"height":445,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/BREAKING-NEWS-1.gif","type":"image\/gif"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-df-oo-itoobiya-ku-eedeysay-dagaalkii-doolow\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-df-oo-itoobiya-ku-eedeysay-dagaalkii-doolow\/","name":"Akhriso:-DF oo Itoobiya ku eedeysay dagaalkii Doolow - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-df-oo-itoobiya-ku-eedeysay-dagaalkii-doolow\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-df-oo-itoobiya-ku-eedeysay-dagaalkii-doolow\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/BREAKING-NEWS-1.gif","datePublished":"2024-12-23T19:20:31+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-df-oo-itoobiya-ku-eedeysay-dagaalkii-doolow\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-df-oo-itoobiya-ku-eedeysay-dagaalkii-doolow\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-df-oo-itoobiya-ku-eedeysay-dagaalkii-doolow\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/BREAKING-NEWS-1.gif","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/BREAKING-NEWS-1.gif","width":800,"height":445},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-df-oo-itoobiya-ku-eedeysay-dagaalkii-doolow\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Akhriso:-DF oo Itoobiya ku eedeysay dagaalkii Doolow"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/184647"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=184647"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/184647\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":184650,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/184647\/revisions\/184650"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/156734"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=184647"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=184647"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=184647"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}